uk
Feedback
🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎

Відкрити в Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷‍♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏              

Показати більше
4 569
Підписники
-524 години
-287 днів
-15930 день
Архів дописів
Video bis naga dhaha wan daremoya 😂😂💔

Duhur wngsn ano san ah😂😂😂😂😂😂💔

ɪɴᴀᴛᴀ ɪʏᴏ ɪɴᴀ ᴋᴀʙᴀᴅᴀɴ ᴡᴀᴀᴅᴀ ᴜ ǫᴀʟᴛᴀ ᴡᴀʟᴋᴀʏ

Riyo kastoo waxa ay ka bilaamataa talaabo yar!! Hadda billow riyadad alle la talo saaro wax aad rabto inaan ka xaqiijiso nolo
+1
Riyo kastoo waxa ay ka bilaamataa talaabo yar!! Hadda billow riyadad alle la talo saaro wax aad rabto inaan ka xaqiijiso noloshaada. Subax wngsn❤️‍🔥🥹

Xikmad waqtiga ku sabsan ✅️✍️💯 Waqtigu waa sida Biyaha Wabiga oo kale, Marnaba macquul ma'ahan inaad hal mar taabatid biyo i
Xikmad waqtiga ku sabsan ✅️✍️💯 Waqtigu waa sida Biyaha Wabiga oo kale, Marnaba macquul ma'ahan inaad hal mar taabatid biyo isku mid ah, waayo biyaha wabigu waa kuwa socdo markasta, Haben wngsn ❤️‍🔥😘

Ku riyaado intaad ka rumaynayso Noloshaada adiga ayaa xor u ah ee dhiso nolol. Ku riyood waxkasta aad jeceshay Marna ha ka ni
Ku riyaado intaad ka rumaynayso Noloshaada adiga ayaa xor u ah ee dhiso nolol. Ku riyood waxkasta aad jeceshay Marna ha ka niyad jabin qofka aad sida xad dhaafka ah u jeceshay Noloshada adiga Aya iska leh walal.👍 Galab wngsn ❤️‍🔥

Dadka marakay fecbook io socialka ku mashquulsanaayeen aniga safar io waxbarsha ku mashquulay hadda bahda socialka uso jeesta
Dadka marakay fecbook io socialka ku mashquulsanaayeen aniga safar io waxbarsha ku mashquulay hadda bahda socialka uso jeestay meesha ha liga soo raaco mid kle whats app group noo samayanaa linka inta soo raacin iska soo raac whats appka haduu 200 qof gaaro ayaan asigana inta soo raacaday kor ugu xusayanaa soo dhowaada oo soo raaca fecbookeena io whats appka Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/Djes5Eb04rh9HWHGOKrSi4

Talaabooyinka qaar waa waajib inaad kaligaa Qadataa ayadoon cidina ku ogayn 😐 Duhur wngsn 🔥 qarabo
Talaabooyinka qaar waa waajib inaad kaligaa Qadataa ayadoon cidina ku ogayn 😐 Duhur wngsn 🔥 qarabo

Dajiso hadafyo🧳 waayeyn hana joogsan!🚴‍♂️ Ilaa aad halkaa gareysid __waligaa ma guulaysan maysid hadii aadan waligaa bilaaw
Dajiso hadafyo🧳 waayeyn hana joogsan!🚴‍♂️ Ilaa aad halkaa gareysid __waligaa ma guulaysan maysid hadii aadan waligaa bilaawin in aad hadaf nolasha ka yeelato Subx wngsan💯💔

NEW FILIM YUU KU DHAFI CAWA AYUU SARAN YAHAY JOIN DHAHO HADA 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/Maahdfilims https://t.me/Maahdfi
NEW FILIM YUU KU DHAFI CAWA AYUU SARAN YAHAY JOIN DHAHO HADA 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/Maahdfilims https://t.me/Maahdfilims https://t.me/Maahdfilims

Dhamaan wax ay ku so ururayaan salada ee iyada ilaali.💙 Cawa iyo naftayda HABEN WNGSN 🔥 @MAHAD_LP
Dhamaan wax ay ku so ururayaan salada ee iyada ilaali.💙 Cawa iyo naftayda HABEN WNGSN 🔥 @MAHAD_LP

"Marka aanad ogayn duruufaha dadka kale, ka aamus.”zadam✍︎ Galab WNGSN ❤️‍🔥 @MAHAD_LP
"Marka aanad ogayn duruufaha dadka kale, ka aamus.”zadam✍︎ Galab WNGSN ❤️‍🔥 @MAHAD_LP