es
Feedback
πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

πŸŒΉπ—§π—˜π—”π— ___π—˜π—‘π—§π—˜π—₯π—§π—”π—œπ—‘π— π—˜π—‘π—§πŸŒΉπŸ‡¦πŸ‡ͺ☜︎︎︎

Ir al canal en Telegram

Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.πŸ’―βœŠ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub πŸ“ Gacmo Furan Ku Soo Dhawow πŸ€·β€β™‚οΈ Nagu Soo Biir Oo nala qosalπŸ™ Β Β Β Β Β  Β Β Β Β Β Β Β 

Mostrar mΓ‘s
4 569
Suscriptores
-524 horas
-287 dΓ­as
-15930 dΓ­as
Archivo de publicaciones
ΙͺΙ΄α΄€α΄›α΄€ Ιͺʏᴏ ΙͺΙ΄α΄€ α΄‹α΄€Κ™α΄€α΄…α΄€Ι΄ α΄‘α΄€α΄€α΄…α΄€ ᴜ Η«α΄€ΚŸα΄›α΄€ α΄‘α΄€ΚŸα΄‹α΄€Κ

Riyo kastoo waxa ay ka bilaamataa talaabo yar!! Hadda billow riyadad alle la talo saaro wax aad rabto inaan ka xaqiijiso nolo
+1
Riyo kastoo waxa ay ka bilaamataa talaabo yar!! Hadda billow riyadad alle la talo saaro wax aad rabto inaan ka xaqiijiso noloshaada. Subax wngsn❀️‍πŸ”₯πŸ₯Ή

Xikmad waqtiga ku sabsan βœ…οΈβœοΈπŸ’― Waqtigu waa sida Biyaha Wabiga oo kale, Marnaba macquul ma'ahan inaad hal mar taabatid biyo i
Xikmad waqtiga ku sabsan βœ…οΈβœοΈπŸ’― Waqtigu waa sida Biyaha Wabiga oo kale, Marnaba macquul ma'ahan inaad hal mar taabatid biyo isku mid ah, waayo biyaha wabigu waa kuwa socdo markasta, Haben wngsn ❀️‍πŸ”₯😘

Ku riyaado intaad ka rumaynayso Noloshaada adiga ayaa xor u ah ee dhiso nolol. Ku riyood waxkasta aad jeceshay Marna ha ka ni
Ku riyaado intaad ka rumaynayso Noloshaada adiga ayaa xor u ah ee dhiso nolol. Ku riyood waxkasta aad jeceshay Marna ha ka niyad jabin qofka aad sida xad dhaafka ah u jeceshay Noloshada adiga Aya iska leh walal.πŸ‘ Galab wngsn ❀️‍πŸ”₯

Dadka marakay fecbook io socialka ku mashquulsanaayeen aniga safar io waxbarsha ku mashquulay hadda bahda socialka uso jeesta
Dadka marakay fecbook io socialka ku mashquulsanaayeen aniga safar io waxbarsha ku mashquulay hadda bahda socialka uso jeestay meesha ha liga soo raaco mid kle whats app group noo samayanaa linka inta soo raacin iska soo raac whats appka haduu 200 qof gaaro ayaan asigana inta soo raacaday kor ugu xusayanaa soo dhowaada oo soo raaca fecbookeena io whats appka Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/Djes5Eb04rh9HWHGOKrSi4

Talaabooyinka qaar waa waajib inaad kaligaa Qadataa ayadoon cidina ku ogayn 😐 Duhur wngsn πŸ”₯ qarabo
Talaabooyinka qaar waa waajib inaad kaligaa Qadataa ayadoon cidina ku ogayn 😐 Duhur wngsn πŸ”₯ qarabo

Dajiso hadafyo🧳 waayeyn hana joogsan!πŸš΄β€β™‚οΈ Ilaa aad halkaa gareysid __waligaa ma guulaysan maysid hadii aadan waligaa bilaaw
Dajiso hadafyo🧳 waayeyn hana joogsan!πŸš΄β€β™‚οΈ Ilaa aad halkaa gareysid __waligaa ma guulaysan maysid hadii aadan waligaa bilaawin in aad hadaf nolasha ka yeelato Subx wngsanπŸ’―πŸ’”

"Marka aanad ogayn duruufaha dadka kale, ka aamus.”zadam✍︎ Galab WNGSN ❀️‍πŸ”₯ @MAHAD_LP
"Marka aanad ogayn duruufaha dadka kale, ka aamus.”zadam✍︎ Galab WNGSN ❀️‍πŸ”₯ @MAHAD_LP