🌹𝗧𝗘𝗔𝗠___𝗘𝗡𝗧𝗘𝗥𝗧𝗔𝗜𝗡𝗠𝗘𝗡𝗧🌹🇦🇪☜︎︎︎
Открыть в Telegram
Chanel kan waxan ku so gudbin doonah barnaamijyo ku xiiso galiyo iyo sawiradah dhalin yaradah t.e sida sawirka jimcah iyo wixi kalo lamid ah.💯✊ Dag Dag Ku Hel barnamij Cusub 📝 Gacmo Furan Ku Soo Dhawow 🤷♂️ Nagu Soo Biir Oo nala qosal🙏
Больше4 569
Подписчики
-524 часа
-287 дней
-15930 день
Архив постов
Riyo kastoo waxa ay ka bilaamataa talaabo yar!!
Hadda billow riyadad alle la talo saaro wax aad rabto inaan ka xaqiijiso noloshaada.
Subax wngsn❤️🔥🥹
Xikmad waqtiga ku sabsan ✅️✍️💯
Waqtigu waa sida Biyaha Wabiga oo kale, Marnaba macquul ma'ahan inaad hal mar taabatid biyo isku mid ah, waayo biyaha wabigu waa kuwa socdo markasta,
Haben wngsn ❤️🔥😘
Ku riyaado intaad ka rumaynayso
Noloshaada adiga ayaa xor u ah ee dhiso nolol.
Ku riyood waxkasta aad jeceshay
Marna ha ka niyad jabin qofka aad sida xad dhaafka ah u jeceshay
Noloshada adiga Aya iska leh walal.👍
Galab wngsn ❤️🔥
Dadka marakay fecbook io socialka ku mashquulsanaayeen aniga safar io waxbarsha ku mashquulay hadda bahda socialka uso jeestay meesha ha liga soo raaco mid kle whats app group noo samayanaa linka inta soo raacin iska soo raac whats appka haduu 200 qof gaaro ayaan asigana inta soo raacaday kor ugu xusayanaa soo dhowaada oo soo raaca fecbookeena io whats appka
Follow this link to join my WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/Djes5Eb04rh9HWHGOKrSi4
Talaabooyinka qaar waa waajib inaad kaligaa Qadataa ayadoon cidina ku ogayn 😐
Duhur wngsn 🔥 qarabo
Dajiso hadafyo🧳 waayeyn hana joogsan!🚴♂️
Ilaa aad halkaa gareysid
__waligaa ma guulaysan maysid hadii aadan waligaa bilaawin in aad hadaf nolasha ka yeelato
Subx wngsan💯💔
NEW FILIM YUU KU DHAFI CAWA AYUU SARAN YAHAY JOIN DHAHO HADA
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
https://t.me/Maahdfilims
https://t.me/Maahdfilims
https://t.me/Maahdfilims
Dhamaan wax ay ku so ururayaan salada ee iyada ilaali.💙
Cawa iyo naftayda
HABEN WNGSN 🔥
@MAHAD_LP
"Marka aanad ogayn duruufaha dadka kale, ka aamus.”zadam✍︎
Galab WNGSN ❤️🔥
@MAHAD_LP
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
