uk
Feedback
Hagarlaawe HMM☀️

Hagarlaawe HMM☀️

Відкрити в Telegram

Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. Hagarlaawe Crypto: https://t.me/Hagarlaawecrypto WhatsApp: https://wa.me/message/U24RGE7U7NUJG1 Chat💬: @HagarlaaweSupport2

Показати більше

📈 Аналітичний огляд Telegram-каналу Hagarlaawe HMM☀️

Канал Hagarlaawe HMM☀️ (@hagarlaaweacademy) у мовному сегменті Сомалійська є активним учасником. На даний момент спільнота об'єднує 16 060 підписників, посідаючи 7 772 місце в категорії Економіка та фінанси та 513 місце у регіоні Сомалі.

📊 Показники аудиторії та динаміка

З моменту свого створення невідомо, проект продемонстрував стрімке зростання, зібравши аудиторію у 16 060 підписників.

За останніми даними від 25 липня, 2026, канал демонструє стабільну активність. Хоча за останні 30 днів спостерігається зміна кількості учасників на -181, а за останні 24 години на -4, загальне охоплення залишається високим.

  • Статус верифікації: Не верифікований
  • Рівень залученості (ER): Середній показник залученості аудиторії становить 11.98%. Протягом перших 24 годин після публікації контент зазвичай збирає 6.48% реакцій від загальної кількості підписників.
  • Охоплення публікацій: В середньому кожен допис отримує 1 925 переглядів. Протягом першої доби публікація в середньому набирає 1 041 переглядів.
  • Реакції та взаємодія: Аудиторія активно підтримує контент: середня кількість реакцій на один пост – 28.

📝 Опис та контентна політика

Автор описує ресурс як майданчик для висловлення суб'єктивної думки:
Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. Hagarlaawe Crypto: https://t.me/Hagarlaawecrypto WhatsApp: https://wa.me/message/U24RGE7U7NUJG1 Chat💬: @HagarlaaweSupport2

Завдяки високій частоті оновлень (останні дані отримано 26 липня, 2026), канал підтримує актуальність та високий рівень охоплення публікацій. Аналітика показує, що аудиторія активно взаємодіє з контентом, що робить його важливою точкою впливу в категорії Економіка та фінанси.

16 060
Підписники
-424 години
-367 днів
-18130 день
Архів дописів
Usbuucan khaas ahaan caawa GOLD maxaad ka filaysaa?
Anonymous voting

photo content

Wax walba waa macquul. Waad samayn kartaa waxa aad ku riyooto. You can do it. Haddii Traderkani 270$ ku sameeyay $1600 2kna w
Wax walba waa macquul. Waad samayn kartaa waxa aad ku riyooto. You can do it. Haddii Traderkani 270$ ku sameeyay $1600 2kna wuxuu ku samayn karaa 16k iyo ka badan. Sida ii muuqata two months iyo losska uu aad u maamaulayay waxa aan ka arkaa mustaqbal sarreeya oo wanaagsan. Guulayso. Keep doing it. Never give up.

Qiimaha shidaalka ayaa halkii foosto gaadhay $100 galabta, kadib markii Trump uu ku hanjabay inuu qaadayo WEERAR XOOGGAN.
Qiimaha shidaalka ayaa halkii foosto gaadhay $100 galabta, kadib markii Trump uu ku hanjabay inuu qaadayo WEERAR XOOGGAN.

Gold galabta is CRZY. Order ka aad qaadato marka aad furto 1 daqiiqo kadib ayuu suuqa galayaa meel xunna kaa galinayaa. Haddaad trade faido is dhahdo ka xidho wuu la raagayaa waxaaba laga yaaba in aad Loss ku dhamaysato. STAY AWAY FROM GOLDDDDD🥶

BIG OFFER: Robotka Hagarlaawe Pro waxa uu ahaa Gurenteed Plan only, hadda waxa aan ku soo kordhinay Plan ah NO GURENTEE. Macn
BIG OFFER: Robotka Hagarlaawe Pro waxa uu ahaa Gurenteed Plan only, hadda waxa aan ku soo kordhinay Plan ah NO GURENTEE. Macnuhu waa haddii botku qatar ama qasaare keeno muddada aad gadatay kadib annagaa qasaaraha bixinayna (Gurenteed). Planka cusub waa in aad adigu masuuliyaddeda lahaanayso wax walba. Planska uun ayaa kala duwan ee waa isku Robot, wax walba oo release cusub aha ama Updatena wad helaysaa 100%. FG: Botku wuxuu ku fiican yahay maalgashi, tusaale inaas lacag PROP FIRM ka samayso ama si kale u samayso kadibna aad galiso oo u dayso. Muddo kadib lacagtaadu way koraysaa. More informatio: https://hagarlaawe.net/hagarlaawe-pro Chat: @HagarlaaweSupport2 Whatspp: https://wa.me/252907723894

Repost from HMM News
🇺🇸 Madaxweynaha Trump ayaa si cad ugu hanjabay in Maraykanku duqeyn doono buundooyinka iyo warshadaha korontada ee Iiraan haddii ay weerar ku qaadaan maraakiibta maraysa marin-biyoodka Hormuz — xiisad cusub oo gobolka ka aloosan.

Never ever remove your STOP LOSS. Waxyaalaha u adag in la sameeyaa waa in Traderku uu qasaarihiisa aqbalo, islamarkaana uu ma
Never ever remove your STOP LOSS. Waxyaalaha u adag in la sameeyaa waa in Traderku uu qasaarihiisa aqbalo, islamarkaana uu maamulo riskga. Hal mid dib u eeg: haddii losskaaga iyo winkaagu is le'eg yihiin, meelna uma socotid.

Trump ayaa hanjabay saa Gold isla markiiba hoos u dhicii ayuu sii watay dhaqaaq Newska Axios na wuu tirtiray. Aad isaga jira GOLD xiliyadan Volitile ka ah.

Gold 300 PIP bull ayuu booday kadib markii xabbad joojin la sheegay.

Repost from HMM News
🚨 DEGDEG — XIISADDA IRAN IYO MARAYKANKA ⚔️ ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 🇺🇸 Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in wadahadallo xabad joojin ah lala yeelan karo Iiraan, sida uu qoray warbixin uu helay Axios.

CAAWA SPAIN OO BADISA IYO GOLD OO BIG GAP DOWN ku furma haday is raaacaan soow Toddobaad wanaagsan noqon mahayso. Kkk

DEGDEG: 🇬🇧 Andy Burnham ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labour-ka, waxaana la filayaa inuu noqdo Ra’iisul Wasaarah
DEGDEG: 🇬🇧 Andy Burnham ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labour-ka, waxaana la filayaa inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Boqortooyada Midowday (UK). isniinta soo socoto 20/7/2026

Gold is crzy this year. Hal mid ayaan gold ka fahmay sannadihii badnaa. Kaliya Losska gold ha u dulqaadan.ee manage garee, ma
Gold is crzy this year. Hal mid ayaan gold ka fahmay sannadihii badnaa. Kaliya Losska gold ha u dulqaadan.ee manage garee, marka uu jihaysan yahayna haka baqan ee hayso tradekaaga. Dont try this adiga oon aad u Practice garayn.

Always we are the most advanced academy in Somalia. 🇸🇴🎓 Si aadu ogaato sababta PRICE-ku u dhaqaqay la soco HMM News, waa F
Always we are the most advanced academy in Somalia. 🇸🇴🎓 Si aadu ogaato sababta PRICE-ku u dhaqaqay la soco HMM News, waa Free 🆓, wanaa accurate ✅, waana Advamced 🚀. https://t.me/Hagarlaawemarkets 📲

Took Profits. Data + your technicals = a trade with 0 DD
Took Profits. Data + your technicals = a trade with 0 DD

Si masuuliyadi lu jiryo haddaad u trade garayso bil walba laba goor ayaad payout ka samayn kartaa Propfirmska. Traderkan waa
+3
Si masuuliyadi lu jiryo haddaad u trade garayso bil walba laba goor ayaad payout ka samayn kartaa Propfirmska. Traderkan waa tradeska u badan een sannadkan lacago u sarrifnay. Illaa 4 akoon oo min 50k ah ayuu mid walba 5% ka raadiyaa. Hadduu mid ama laba ka waayo. Labadakale ayuu ka helaa. Tradingka dadka u badan aan arkay oo guulaysta waa dadka daggan ee culus ee masuuliyaddu ka muuqato. FG: Traderka o codsaday ayan u qarinnay magacyadiisa, madaama qofka aan cid la wadaagayno isaga amar ka waydiisanno iyo fasax.

Repost from HMM News
📊 🇺🇸 Guddoomiyaha Fed Warsh ayaa sheegay in xogta sicirbararka ee dhowaan la helay aysan si buuxda u muujinayn heerka dhab
📊 🇺🇸 Guddoomiyaha Fed Warsh ayaa sheegay in xogta sicirbararka ee dhowaan la helay aysan si buuxda u muujinayn heerka dhabta ah ee sicirbararka.

Ka faaidayso qiima dhimista FundingPips, haddii aad hore akoon ugu lahayd iyo haddii kaleba qiima dhimistaan waa ka faaidaysa
Ka faaidayso qiima dhimista FundingPips, haddii aad hore akoon ugu lahayd iyo haddii kaleba qiima dhimistaan waa ka faaidaysan kartaa adiga oo isticmaalaya code-kan: "WIN1" ama "FP20". Akoonnada 100k ah code- kan isticmaal: "FP10". Sidoo kale iska diwaangali linkigan: https://app.fundingpips.com/register?referral_code=WIN1