ru
Feedback
Hagarlaawe HMM☀️

Hagarlaawe HMM☀️

Открыть в Telegram

📈 Аналитический обзор Telegram-канала Hagarlaawe HMM☀️

Канал Hagarlaawe HMM☀️ (@hagarlaaweacademy) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 16 052 подписчиков, занимая 7 759 место в категории Экономика и финансы и 514 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 16 052 подписчиков.

Согласно последним данным от 27 июля, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -171, а за последние 24 часа — -6, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 12.28%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 6.49% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 1 972 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 1 042 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 30.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. Hagarlaawe Crypto: https://t.me/Hagarlaawecrypto WhatsApp: https://wa.me/message/U24RGE7U7NUJG1 Chat💬: @HagarlaaweSupport2

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 28 июля, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Экономика и финансы.

16 052
Подписчики
-624 часа
-297 дней
-17130 день
Архив постов
Repost from HMM News
🇺🇸 Madaxweynaha Trump oo sheegay in Iran ay rabto wadahadal, wadahadallo fiicanna ay socdaan — wuxuu xusay in heshiis la gaari karo, sidoo kalena wuxuu ka hadlay xiriirka Ruushka iyo Iran, iyo difaaca Maraykanka.

Hawkish for GOLD. WOW

Tradekan waxa aan qaatay 6:37, Buydan marka laga yimaaddo Daily iyo HTF oo Bull ah waxaa soo baxay warka sawirka ka muuqda ee
+1
Tradekan waxa aan qaatay 6:37, Buydan marka laga yimaaddo Daily iyo HTF oo Bull ah waxaa soo baxay warka sawirka ka muuqda ee Trump uu sheegayo in Iiraan lawada hadlayo. Waa war Bullish ah Gold. Laakiin Lower TF ayaa Bearish ahaa. Kolka percision ahaan waxa IDEA du ahayd M1 entry with NEWS Catalyst. Waa sababta kol wlba NEWS la aantii ay adag tahay inaan trade qaato xilligan Trump iyo dagaalka Iiraan. Wait and wait and wait kadib siday tahay u qabo tradeka.

Repost from HMM News
HMM NEWS UPDATE: ADDED CURRENCY STRENGTH METER LIVE

Repost from HMM News
HMM NEWS UPDATE: ADDED CURRENCY STRENGTH METER LIVE

Usbuucan khaas ahaan caawa GOLD maxaad ka filaysaa?
Anonymous voting

photo content

Wax walba waa macquul. Waad samayn kartaa waxa aad ku riyooto. You can do it. Haddii Traderkani 270$ ku sameeyay $1600 2kna w
Wax walba waa macquul. Waad samayn kartaa waxa aad ku riyooto. You can do it. Haddii Traderkani 270$ ku sameeyay $1600 2kna wuxuu ku samayn karaa 16k iyo ka badan. Sida ii muuqata two months iyo losska uu aad u maamaulayay waxa aan ka arkaa mustaqbal sarreeya oo wanaagsan. Guulayso. Keep doing it. Never give up.

Qiimaha shidaalka ayaa halkii foosto gaadhay $100 galabta, kadib markii Trump uu ku hanjabay inuu qaadayo WEERAR XOOGGAN.
Qiimaha shidaalka ayaa halkii foosto gaadhay $100 galabta, kadib markii Trump uu ku hanjabay inuu qaadayo WEERAR XOOGGAN.

Gold galabta is CRZY. Order ka aad qaadato marka aad furto 1 daqiiqo kadib ayuu suuqa galayaa meel xunna kaa galinayaa. Haddaad trade faido is dhahdo ka xidho wuu la raagayaa waxaaba laga yaaba in aad Loss ku dhamaysato. STAY AWAY FROM GOLDDDDD🥶

BIG OFFER: Robotka Hagarlaawe Pro waxa uu ahaa Gurenteed Plan only, hadda waxa aan ku soo kordhinay Plan ah NO GURENTEE. Macn
BIG OFFER: Robotka Hagarlaawe Pro waxa uu ahaa Gurenteed Plan only, hadda waxa aan ku soo kordhinay Plan ah NO GURENTEE. Macnuhu waa haddii botku qatar ama qasaare keeno muddada aad gadatay kadib annagaa qasaaraha bixinayna (Gurenteed). Planka cusub waa in aad adigu masuuliyaddeda lahaanayso wax walba. Planska uun ayaa kala duwan ee waa isku Robot, wax walba oo release cusub aha ama Updatena wad helaysaa 100%. FG: Botku wuxuu ku fiican yahay maalgashi, tusaale inaas lacag PROP FIRM ka samayso ama si kale u samayso kadibna aad galiso oo u dayso. Muddo kadib lacagtaadu way koraysaa. More informatio: https://hagarlaawe.net/hagarlaawe-pro Chat: @HagarlaaweSupport2 Whatspp: https://wa.me/252907723894

Repost from HMM News
🇺🇸 Madaxweynaha Trump ayaa si cad ugu hanjabay in Maraykanku duqeyn doono buundooyinka iyo warshadaha korontada ee Iiraan haddii ay weerar ku qaadaan maraakiibta maraysa marin-biyoodka Hormuz — xiisad cusub oo gobolka ka aloosan.

Never ever remove your STOP LOSS. Waxyaalaha u adag in la sameeyaa waa in Traderku uu qasaarihiisa aqbalo, islamarkaana uu ma
Never ever remove your STOP LOSS. Waxyaalaha u adag in la sameeyaa waa in Traderku uu qasaarihiisa aqbalo, islamarkaana uu maamulo riskga. Hal mid dib u eeg: haddii losskaaga iyo winkaagu is le'eg yihiin, meelna uma socotid.

Trump ayaa hanjabay saa Gold isla markiiba hoos u dhicii ayuu sii watay dhaqaaq Newska Axios na wuu tirtiray. Aad isaga jira GOLD xiliyadan Volitile ka ah.

Gold 300 PIP bull ayuu booday kadib markii xabbad joojin la sheegay.

Repost from HMM News
🚨 DEGDEG — XIISADDA IRAN IYO MARAYKANKA ⚔️ ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ 🇺🇸 Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in wadahadallo xabad joojin ah lala yeelan karo Iiraan, sida uu qoray warbixin uu helay Axios.

CAAWA SPAIN OO BADISA IYO GOLD OO BIG GAP DOWN ku furma haday is raaacaan soow Toddobaad wanaagsan noqon mahayso. Kkk

DEGDEG: 🇬🇧 Andy Burnham ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labour-ka, waxaana la filayaa inuu noqdo Ra’iisul Wasaarah
DEGDEG: 🇬🇧 Andy Burnham ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labour-ka, waxaana la filayaa inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Boqortooyada Midowday (UK). isniinta soo socoto 20/7/2026

Gold is crzy this year. Hal mid ayaan gold ka fahmay sannadihii badnaa. Kaliya Losska gold ha u dulqaadan.ee manage garee, ma
Gold is crzy this year. Hal mid ayaan gold ka fahmay sannadihii badnaa. Kaliya Losska gold ha u dulqaadan.ee manage garee, marka uu jihaysan yahayna haka baqan ee hayso tradekaaga. Dont try this adiga oon aad u Practice garayn.