Hagarlaawe HMM☀️
前往频道在 Telegram
Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka. Hagarlaawe Crypto: https://t.me/Hagarlaawecrypto WhatsApp: https://wa.me/message/U24RGE7U7NUJG1 Chat💬: @HagarlaaweSupport2
显示更多📈 Telegram 频道 Hagarlaawe HMM☀️ 的分析概览
频道 Hagarlaawe HMM☀️ (@hagarlaaweacademy) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 16 060 名订阅者,在 经济与金融 类别中位列第 7 772,并在 索马里 地区排名第 513 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 16 060 名订阅者。
根据 25 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -181,过去 24 小时变化为 -4,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 11.98%。内容发布后 24 小时内通常能获得 6.48% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 925 次浏览,首日通常累积 1 041 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 28。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Hoyga Millioneerrada Mustaqbalka.
Hagarlaawe Crypto:
https://t.me/Hagarlaawecrypto
WhatsApp:
https://wa.me/message/U24RGE7U7NUJG1
Chat💬: @HagarlaaweSupport2”
凭借高频更新(最新数据采集于 26 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 经济与金融 类别中的关键影响点。
16 060
订阅者
-424 小时
-367 天
-18130 天
帖子存档
16 060
Wax walba waa macquul. Waad samayn kartaa waxa aad ku riyooto.
You can do it.
Haddii Traderkani 270$ ku sameeyay $1600
2kna wuxuu ku samayn karaa 16k iyo ka badan.
Sida ii muuqata two months iyo losska uu aad u maamaulayay waxa aan ka arkaa mustaqbal sarreeya oo wanaagsan.
Guulayso. Keep doing it. Never give up.
16 060
Qiimaha shidaalka ayaa halkii foosto gaadhay $100 galabta, kadib markii Trump uu ku hanjabay inuu qaadayo WEERAR XOOGGAN.
16 060
Gold galabta is CRZY.
Order ka aad qaadato marka aad furto 1 daqiiqo kadib ayuu suuqa galayaa meel xunna kaa galinayaa.
Haddaad trade faido is dhahdo ka xidho wuu la raagayaa waxaaba laga yaaba in aad Loss ku dhamaysato.
STAY AWAY FROM GOLDDDDD🥶
16 060
BIG OFFER:
Robotka Hagarlaawe Pro waxa uu ahaa Gurenteed Plan only, hadda waxa aan ku soo kordhinay Plan ah NO GURENTEE.
Macnuhu waa haddii botku qatar ama qasaare keeno muddada aad gadatay kadib annagaa qasaaraha bixinayna (Gurenteed).
Planka cusub waa in aad adigu masuuliyaddeda lahaanayso wax walba.
Planska uun ayaa kala duwan ee waa isku Robot, wax walba oo release cusub aha ama Updatena wad helaysaa 100%.
FG:
Botku wuxuu ku fiican yahay maalgashi, tusaale inaas lacag PROP FIRM ka samayso ama si kale u samayso kadibna aad galiso oo u dayso. Muddo kadib lacagtaadu way koraysaa.
More informatio: https://hagarlaawe.net/hagarlaawe-pro
Chat: @HagarlaaweSupport2
Whatspp: https://wa.me/252907723894
16 060
Repost from HMM News
🇺🇸 Madaxweynaha Trump ayaa si cad ugu hanjabay in Maraykanku duqeyn doono buundooyinka iyo warshadaha korontada ee Iiraan haddii ay weerar ku qaadaan maraakiibta maraysa marin-biyoodka Hormuz — xiisad cusub oo gobolka ka aloosan.
16 060
Never ever remove your STOP LOSS.
Waxyaalaha u adag in la sameeyaa waa in Traderku uu qasaarihiisa aqbalo, islamarkaana uu maamulo riskga.
Hal mid dib u eeg: haddii losskaaga iyo winkaagu is le'eg yihiin, meelna uma socotid.
16 060
Trump ayaa hanjabay saa Gold isla markiiba hoos u dhicii ayuu sii watay dhaqaaq Newska Axios na wuu tirtiray.
Aad isaga jira GOLD xiliyadan Volitile ka ah.
16 060
Repost from HMM News
🚨 DEGDEG — XIISADDA IRAN IYO MARAYKANKA ⚔️
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🇺🇸 Sarkaal Maraykan ah ayaa sheegay in wadahadallo xabad joojin ah lala yeelan karo Iiraan, sida uu qoray warbixin uu helay Axios.
16 060
CAAWA SPAIN OO BADISA IYO GOLD OO BIG GAP DOWN ku furma haday is raaacaan soow Toddobaad wanaagsan noqon mahayso. Kkk
16 060
DEGDEG: 🇬🇧 Andy Burnham ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha Xisbiga Labour-ka, waxaana la filayaa inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Boqortooyada Midowday (UK).
isniinta soo socoto 20/7/2026
16 060
Gold is crzy this year.
Hal mid ayaan gold ka fahmay sannadihii badnaa.
Kaliya Losska gold ha u dulqaadan.ee manage garee, marka uu jihaysan yahayna haka baqan ee hayso tradekaaga.
Dont try this adiga oon aad u Practice garayn.
16 060
Always we are the most advanced academy in Somalia. 🇸🇴🎓 Si aadu ogaato sababta PRICE-ku u dhaqaqay la soco HMM News, waa Free 🆓, wanaa accurate ✅, waana Advamced 🚀.
https://t.me/Hagarlaawemarkets 📲
16 060
+3
Si masuuliyadi lu jiryo haddaad u trade garayso bil walba laba goor ayaad payout ka samayn kartaa Propfirmska.
Traderkan waa tradeska u badan een sannadkan lacago u sarrifnay.
Illaa 4 akoon oo min 50k ah ayuu mid walba 5% ka raadiyaa.
Hadduu mid ama laba ka waayo. Labadakale ayuu ka helaa.
Tradingka dadka u badan aan arkay oo guulaysta waa dadka daggan ee culus ee masuuliyaddu ka muuqato.
FG:
Traderka o codsaday ayan u qarinnay magacyadiisa, madaama qofka aan cid la wadaagayno isaga amar ka waydiisanno iyo fasax.
16 060
Repost from HMM News
📊 🇺🇸 Guddoomiyaha Fed Warsh ayaa sheegay in xogta sicirbararka ee dhowaan la helay aysan si buuxda u muujinayn heerka dhabta ah ee sicirbararka.
16 060
Ka faaidayso qiima dhimista FundingPips, haddii aad hore akoon ugu lahayd iyo haddii kaleba qiima dhimistaan waa ka faaidaysan kartaa adiga oo isticmaalaya code-kan: "WIN1" ama "FP20".
Akoonnada 100k ah code- kan isticmaal: "FP10".
Sidoo kale iska diwaangali linkigan:
https://app.fundingpips.com/register?referral_code=WIN1
