cookie

Ми використовуємо файли cookie для покращення вашого досвіду перегляду. Натиснувши «Прийняти все», ви погоджуєтеся на використання файлів cookie.

avatar

Faafinta kheyrka

قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee Kusoo biir chanelkena kale @Siiradii_Nabiga_scw @Faafinta_khayrka Wixii su'al ama talo bixin ah👇 @moha_zahid

Більше
Рекламні дописи
7 239
Підписники
Немає даних24 години
+107 днів
+9830 днів

Триває завантаження даних...

Приріст підписників

Триває завантаження даних...

Фото недоступнеДивитись в Telegram
💊 FURSAD MUHIIM AH . Ma rabta  inaad barato daawoyinka(pharmacology). Kuliyada wayn ee alfurqan online academy waxay kuu diyarisay fasalo cusub oo ah barashada daawooyinka . 💊Baro dawooyinka oo naftaada ku dawee. 💊Baro dawooyinka oo qoyskaaga ku daawee. Si aad isku diwaan galiso la xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Показати все...
1
Repost from Faafinta kheyrka
Фото недоступнеДивитись в Telegram
أذكار الصباح 🌄 🌅
Показати все...
👈🏽 (( بَابٌ : فِي الْكَفَافِ وَالْقَنَاعَةِ )) ▪️عَنْ عَبْدِ اللَّهِ بْنِ عَمْرِو بْنِ الْعَاصِ رَضِيَ اللَّهُ عَنْهُمَا، أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ قَالَ : (( قَدْ أَفْلَحَ مَنْ أَسْلَمَ، وَرُزِقَ كَفَافًا ، وَقَنَّعَهُ اللَّهُ بِمَا آتَاهُ )) 📚 صحيح مسلم - رقم : (1054) كَفَافًا : الكفاف هو ما كان قدر الحاجة ويغني عن السؤال . ▪️قال ابن حجر رحمه الله : ومعنى الحديث : أن من اتصف بتلك الصفات حصل على مطلوبه، وظفر بمرغوبه في الدنيا والآخرة . 📚 فتح الباري لابن حجر : (275/11) ▪️وقال المناوي رحمه الله : رُزق كفافًا، وقنَّعه الله بالكفاف، فلم يطلب الزيادة . 📚 فيض القدير : (508/4) ▪️وقال المباركفوري رحمه الله : كفافًا : أي ما يكف من الحاجات، ويدفع الضرورات ، وقنَّعه الله : أي جعله قانعًا بما آتاه . 📚 تحفة الأحوذي : (508/4) ▪️وقال القرطبي رحمه الله : أنَّ من فعل تلك الأمور واتصف بها فقد حصل على مطلوبه، وظفر بمرغوبه في الدنيا والآخرة . 📚 المفهم لما أشكل من تلخيص مسلم : (99/3) https://t.me/sahehlbokhari
Показати все...
👍 1
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Ilaahay sw Ha'unaxariisto #Mufti Yaks oo ahaa wiil da'ayar oo daaci ree Nigeria ah; xalay ayuu geeriyooday, wuxuu ahaa nin dhalina oo codkara, dadkana xaqa u caddeeya marwalba xagga Rabbina ugu yeedha, in badana ayaan baraga bulshada ku arki jiray isaga oo dadka wacdinaya, runtii aad ayaan uga naxay geeridiisa.. Youtube ka raadi ama bogiisa ay dadka 300kun ka badan ku xidhanyihiin dib u raac😭 Sheekha caanka ah ee Ree Zimbawi #Mufti Menk oo usoo tacsiiyey unbaan hadda arkay, runtii waa geeri xanuun kulul, Ilaahay ehelkiisii samir taam ah haka siiyo isna haka mid dhigo kuwa carshiga Ilaahay hadhsada maalinta qiyaame. كان شابا نشأ في عباذة الله نحسبه كذالك ولا نزكيه على االله Very sad news indeed 😢 May Allah grant Him entery into Jannah without reckon.
Показати все...
4😢 4
Repost from N/a
Oraahda Jimcaha " Qur,aanka Wardi ka yeelo " Akhrinta Qur,aanka wardi ka yeelo maalin kasta ehelka iyo awlaadana wehel ooga dhig oo ku dul akhri wardigaada qayb kamid ah. Sababta oo ah Qur,aanku waa caafimaad waana gaashaan sidoo kale waa wehel aadan helaynin isagoo kale. Guryaha lagu akhriyo Qur,aan waxay dhulka dushiisa ooga dul ifeen sida ay xidiguhu ooga ifaan samada, waxaana gurigaas hadheeyo farxad, barwaaqo, badhaadhe iyo kheyr dhamaantii, muusibana ma soo heer marto, shay kastana ALLE wuxuu ooga dhigaa sahal. Dumarku waxay samayn karaan in maalin kasta suuratul Baqarah ka shidaan gurigooda, iyagoo sameecad isticmaalayo ama mobelka, haday ayagu akhrin karaan oo gabadhu Qur,aanka taqaanana ka sii fiican, suuratul Baqarah guriga lagu akhriyo shaydaan iyo xigaal kiisu kama soo ag dhawaadan waana gaashaan adag. Qur,aanka Kariimka waa gu,ga qalbiga ku beero daganaansho iyo kalsooni nafeed iyo dareen farxadeed. ✍ Cabdisamad Sheekh Xassan
Показати все...
👍 2
KULMIS
Linkigan hoose  waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada Quraanka kariimka ah .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo xilli kasta leh . 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/dbhSCk7OWyIxZGY8
Показати все...
KULMIS 1AAD

A/rahman Mohamed invites you to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 100 chats.

1
عشرةُ أشياء ضائعةٌ لا يُنتفع بها: علمٌ لا يُعمَل به، وعملٌ لا إخلاصَ فيه ولا اقتداء، ومالٌ لا يُنْفَقُ منه فلا يَستمتِعُ به جامعُه في الدُّنيا ولا يُقدِّمُه أمامَه إلى الآخرة، وقلبٌ فارغٌ من محبة الله والشوق إليه والأنس به، وبدنٌ معطَّلٌ من طاعته وخدمته، ومحبةٌ لا تتقيَّدُ برِضىَ المحبوب وامتثال أوامره، ووقتٌ معطَلٌ عن استدراك فارطٍ أو اغتنام برٍّ وقُربةٍ، وفكرٌ يجولُ فيما لا ينفعُ، وخدمةُ من لا تُقرِّبُك خدمتُه إلى الله ولا تعودُ عليك بصلاح دُنياك، وخوفُك ورجاؤُك لمن ناصيته بيد الله وهو أسيرٌ في قبضته ولا يَملِك لنفسه ضرًّا ولا نفعًا ولا موتًا ولا حياةً ولا نشورًا. وأعظمُ هذه الإضاعات إضاعتان هُما أصلُ كلِّ إضاعةٍ: إضاعةُ القلب وإضاعةُ الوقت؛ فإضاعة القلب من إيثار الدُّنيا على الآخرة، وإضاعةُ الوقت من طول الأمل. فاجتمع الفسادُ كلُّه في اتباع الهوى وطول الأمل، والصلاحُ كلُّه في اتِّباع الهدى والاستعداد للِّقاء. والله المستعانُ. ابن القيم | الفوائد
Показати все...
👍 1
Maangadkani waa in aad doodda kaasoo horjeedda isku deydo in aad ku buriso liidida qofka doodda leh, oo tusaale ahaan doodda ah 3-2=1 waa dood qumman iyada oo aynaan eegin cidda doodda leh in ay innagu tahay cadaw ama inaga soo horjeeddo. Maangadkani waa mid aad ugu faafsan doodaha bulshada dhexdeeda ku faafsan , qisooyinka anbiyada marka aad akhridana waa waxyaalaha ugu badan ee nebiyada lagala hor yimi !! Tusaalaha koowaad: Xildhibaan Weheliye: " Waxa odoros maaliyadeed ina soo hordhigay wasiir (X) taas oo uu rabo in loo ansixiyo" Xildhibaan Warmooge: "Waxa aad wada ogsoon tihiin in Wasiir (X) yahay tuug musuqmaasuq badan, waxa u uku naasnuujiyaa odorosyadiisa qabiilka uu kasoo jeedo, side ugu ogolaan karnaa in loo ansixiyo odoros miisaaniyadeed" Ufiirso doodda Warmooge ee ah shakhsi weerarka, waxa suuro gal ah in uu xaqiiqo ahaan ku sifaysan yahay wasiir (X) waxa uu Warmooge ku tilmaamay laakiin taasi sax ka dhigi mayso dooddiisa!! Tusaalaha labaad: Warfaa: Ibnu Taymiye waxa uu ahaa caalim weyn oo aad u maskax badan inbada waxa dhacda in lagu been abuurto!! Warmooge: Waar wahaabi xunbaa tahay oo aan waxba garanayne, waqtigaagii wuu dhamaaday, timirtii sucuudigaad diintaadii dhaafsatay!! Tusaalaha saddexaad: Nebi Nuux Calayhi Salaam: Ilaahay kaligii caabuda waan idiin digayaaye. Tolkiisii: Beni aadan nala mid ah baa tahaye, dadkii dadka ugu liitayna wat ku raaceen , waxna mana dheeride , beenta nagala tag!!! ‎﴿فَقَالَ ٱلۡمَلَأُ ٱلَّذِینَ كَفَرُوا۟ مِن قَوۡمِهِۦ مَا نَرَىٰكَ إِلَّا بَشَرࣰا مِّثۡلَنَا وَمَا نَرَىٰكَ ٱتَّبَعَكَ إِلَّا ٱلَّذِینَ هُمۡ أَرَاذِلُنَا بَادِیَ ٱلرَّأۡیِ وَمَا نَرَىٰ لَكُمۡ عَلَیۡنَا مِن فَضۡلِۭ بَلۡ نَظُنُّكُمۡ كَـٰذِبِینَ﴾ Warmooge waxa uu markasta iska laalaadinayaa shakhsiga doodda dhiibtay isaga oo waxka sheegaya shakhsiyadiisa indhahana ka laabanaya waxa qofka kasoo horjeeda ay dooddiisu tahay. Laylis: Faahfaahi maangadkan iyo sida uu ugu dhacay Mohammed Deeyoo
Показати все...
Фото недоступнеДивитись в Telegram
Argumentum ad hominem / Maangadka Shakhsi weerarka / مغالطة الشخصنة
Показати все...