cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Faafinta kheyrka

قال النبي صلى الله عليه وسلم بلغو عني ولو ءاية Wuxuu yidhi nabi muxamed ﷺ:- iga gaadhsiya ayaadna hanoqotee Kusoo biir chanelkena kale @Siiradii_Nabiga_scw @Faafinta_khayrka Wixii su'al ama talo bixin ah👇 @moha_zahid

Mostrar más
Finlandia866El idioma no está especificadoReligión y espiritualidad12 993
Publicaciones publicitarias
7 203
Suscriptores
+124 horas
+147 días
+12430 días

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Baroortu orgiga ka weyn --------------------------- الحكم على الشيء فرع عن تصوره Waa qaaciido usuuli ah oo dhahaysa: Wax inaad ka hadasho waxaa ka horraysa inaad horta bal waxaas wax ka ogtahay ugu yaraan aad xog saxa ka hayso. Tusaale ahaan shiico ayaad rabtaa inaad ka hadasho waxbana kama ogid waxay yihiin, waxay galaan iyo waxay gudaanba, waad is daalinaysaa uun horta bal adi wax soo ogow markaas ayaad ka hadli kartaa ama ka faaloon kartaa ! Nimankan cumaadaha waaweyn ee Raafido, goortay Muslim wax u qabteen ayaan garan laahay, bal intaa taariikhda dib ugu laabati soo ogow, hagar daamooyinka, dhibka iyo hantaaqooyinkey caalamul islaam bidden : Isla Iran gobolada suniga waxay ka geystaan waad fajici, waddankii dhannaa ee Ciraaq ooy taariikhda kasaareen, Suria iyo waxay ka geysteen, lubnaan xisbulaata dhibabka ay marsiiyeen, Yaman oo ugu danbeysa sooyaalkeeda bal soo dheego. Waxaa hubaala haddii saxaafadda iyo kutiri kuteenteedu kuu noqdaan masdar iyo meel aad xogaha rasmiga ka qaadato inaad dalanbaabi noqon ood is waayi adiga dhami, waxbana aadan ilaashanayn; muqadasaad iyo taariikh toona. Netanyahu ma faraxasanyahay !? Ma qabo ani waayo walaalkii iyo garabkiisii u waynaa ee bariga dhexe ayuu waayay, afka baarkiisaa haa laakiin gudaha maya: " Ilko abeeso hoos ka xidhiidhsan " Ma madaxda kale ee caalamul Islaan ayaan taageersanahay !? Maya bal'e qaar badan oo kan dhintay igala liita ayaa jira laakiin marraba nin sunni ku abtirsada iyo shiico iima sina. Gabogabo: bal si ogaalkaaga garasho u kobco Buugan yar akhri wax badan ayaa qaab fikirkaaga iska badali waa hubaal: https://t.me/Faafinta_khayrka/3005 bogagiisu waa 150 waxaana iskale Qoraaga iyo taariikhyahanka cabqariga ah ee ree Masar Dr Raqib As-sarjaani.....
Mostrar todo...
Faafinta kheyrka

❀أسم الكتاب ◄ الشيعة نضال أم ضلال 📑 ❀المؤلف ◄ راغب السرجاني ❀عدد الصفحات ◄ 153 صفحة ❀الـحـجـم ◄ 4,53 MB @altareikh

👍 1
❀أسم الكتاب◄ الشيعة نضال أم ضلال 📑 ❀المؤلف◄ راغب السرجاني ❀عدد الصفحات◄ 153 صفحة ❀الـحـجـم◄ 4,53 MB @altareikh
Mostrar todo...
👍 1 1
💞➰kulmis one Community ++      ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ ✨cilmi nafsi🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k+ 📘ibrahin geedi📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🪴xikmad badan 🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ ➰Faafinta khayrka 🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 💹 Xigmadle❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 maskax kaab 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 💞➰ Kulmis publisher center💞➰ 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
Mostrar todo...
QURAANKA IYO SAYNISKA

Ma ogtahay in kanaalkan yahay kanaalka kaliya ee ka hadla xidhiidhka wayn ee ka dhexeeya sayniska iyo quraanka. Kuso biir kanaalkan. MAWDUUCYADA OO muuqaal ah waxaad kasoo daawan kartaa halkan.

https://www.facebook.com/profile.php?id=100086491036194

👍 3
Habbaar Ibnu Al-Aswad Waxa uu ahaa mid aad ugu kakan Suubanaha N.N.K.H, waxana ay labanlaabatay cadaawadiisu markii laba walaaladii ah lagu dilay Badar!! Waxa uu odhan jiray: haddii Qureysh oo dhan ay islaamto anigu marnaba ma islaamayo!! Meel qureyshi ay dhagar ugu maleegayso Suubanaha N.N.K.H oo uu ka maqnaa ma aanay jirin, illaa Suubanuhu N.N.K.H uu ka qaxay Makkah muddo kadibna inantii Suubanaha N.N.K.H ee Saynab ay kasoo baxday iyana Makkah iyada oo jidka kusoo jirta ayaana Habbaar Ibnu Aswad iyo col uu watay jidka u galeen, dhib laxaad leh ayaanay u geysteen waxana uu waran kaga dhuftay dhabarkeeda iyada oo uur leh cunugii caloosha ku jirayna uu kasoo tuuray!! Arrintaas ayaa Suubanaha N.N.K.H gaadhay waanu ka cadhooday, dhiiggiisana waa la banneeyay waxa uu amar ku bixiyey in aan la bixin ninka Habbaar ah in la gacanta marka lagu dhigo la gubo oo xaabo loo shido!! Inyar kadib waa uu soo laabtay Suubanuhu N.N.K.H waxana uu yidhi: Subxaannallaah! Ma haboona in dabka cidi wax ku cadaabto aan Allaah ahayni, ee haddii aad gacan ku dhigtaa dila. Furashadii Makkah ayuu Habbaar u yimi Suubanaha N.N.K.H isaga oo ka cudurdaaranaya wixii uu sameeyay waxana uu yidhi: Waxa aan ka dadka kuugu neceb waxana aan bilowgiiba goostay inaan u cararo dhinacyada baadiyaha hadana waxa aan xasuustay cafigaaga iyo dulqaadkaaga waxana aan rumeeyay in aad Rasuulkii Alle tahay, Allena islaamnimada ayuu igu hanuuniyey ee I cafi. Kadib Rasuulku N.N.K.H waa uu xishooday waanu cafiyey waxana uu yidhi: Waan ku cafiyey, Islaamkuna wixii ka horreeyay waa uu burburiyaa. Qisadani waa mid ina tusinaysa dulqaadkii Suubanaha N.N.K.H iyo in aanu marnaba u aargoosanayn naftiisa , farriinta uu sidana ka hor marinayay wixii gef ah ee isaga oo geystay. Waxa mar walba cafiga iyo dulqaadku waa dhaqan aynu anbiyada Alle ka baranayno, halka xiqdiga iyo aargoosiga aan cafiga lahayni yahay dhaqan aan fiicnayn oo wax badan aan soo kordhinayn. https://t.me/Zaylac_Academy
Mostrar todo...
أكاديمية زيلع للبحوث والإستشارات

قناة لنشر المقالات والبحوث العلمية. للتوصيات والإقتراحات @shbukhaari

👍 1
‏قال ابن حجر العسقلاني - رحمه الله -: الذِّكْر على سبعة أنحاء: فذكر العينينِ بالبكاء، وذكر الأذنينِ بالإصغاء، وذكر اللسان بالثناء، وذكر اليدينِ بالعطاء، وذكر البدن بالوفاء، وذكر القلب بالخوف والرجاء، وذكر الروح بالتسليم والرضاء. فتح الباري (209/11)
Mostrar todo...
. فصلٌ في توجُّهِ أهلِ السنّةِ إلى ربِّ العالمينَ أنْ ينصُرَ دينَه وكتابَه ورسولَه وعبادَه المؤمنينَ هَذَا وَنصْرُ الدِّينِ فَرْضٌ لَازِمٌ ... لَا لِلْكِفَايَة بَلْ عَلَى الأَعْيَانِ بِيَدٍ وإمَّا بِاللِّسَانِ فَإنْ عَجَزْ ... تَ فَبِالتَّوَجُّهِ والدُّعَا بِجَنَانِ مَا بَعْدَ ذَا وَاللهِ للإيمَانِ حبَّـ ... ـةُ خَرْدَلٍ يَا نَاصِرَ الإيمَانِ بِحَيَاةِ وَجْهِكَ خَيْرِ مَسؤُولٍ بِهِ ... وَبِنُورِ وَجْهِكَ يَا عَظِيمَ الشَّانِ وبِحَقِّ نِعْمَتِكَ الَّتِي أَوْلَيْتَهَا ... مِنْ غَيْرِ مَا عِوَضٍ وَلَا أثْمَانِ وَبِحَقِّ رَحْمَتِكَ الَّتِي وَسِعَتْ جَميـ ... ـعَ الخَلْقِ مُحْسِنَهُمْ كَذَاكَ الجَانِي وبِحَقِّ أَسْمَاءٍ لَكَ الْحُسْنَى مَعَا ... نِيهَا نُعُوتُ الْمَدْحِ لِلرَّحْمنِ وَبِحَقِّ حَمْدِكَ وَهْوَ حَمْدٌ وَاسِعُ الْـ ... أَكْوَانِ بَلْ أَضْعَافُ ذِي الأكْوَانِ وبأنَّكَ اللهُ الإلهُ الحَقُّ مَعْـ ... ـبُودُ الوَرَى مُتَقَدِّسٌ عَنْ ثَانِ بَلْ كُلُّ مَعْبُودٍ سِوَاكَ فَبَاطِلٌ ... مِنْ دُونِ عَرْشِكَ لِلثَّرَى التَّحتَانِي وَبِكَ المَعَاذُ وَلا مَلَاذَ سِواكَ أَنْـ ... ـتَ غِيَاثُ كُلِّ مُلَدَّدٍ لَهْفَانِ مَنْ ذَاكَ لِلمُضْطَرِّ يَسْمَعُهُ سِوَا ... كَ يُجِيبُ دَعْوَتَهُ مَعَ العِصْيَانِ إنا تَوَجَّهْنَا إِلَيْكَ لِحَاجَةٍ ... تُرْضِيكَ طَالِبُهَا أَحَقُّ مُعَانِ فاجْعَلْ قَضَاهَا بَعْضَ أَنْعُمِكَ الَّتِي ... سَبَغَتْ عَلَيْنَا مِنْكَ كُلَّ زَمَانِ انْصُرْ كِتَابَكَ والرَّسُولَ وَدِينَكَ الْـ ... ـعَالِي الَّذِي أَنْزَلْتَ بالبُرْهَانِ وَاخْتَرْتَهُ دِيْنًا لِنَفْسِكَ واصْطَفَيْـ ... ـتَ مُقِيمَهُ مِنْ سائر الإنْسَانِ وَرَضِيْتَهُ دِينًا لِمَنْ تَرْضَاهُ مِنْ ... هَذَا الوَرَى هُوَ قَيِّمُ الأدْيَانِ وَأَقِرَّ عَيْنَ رَسُولِكَ المبْعُوثِ بالدِّ ... ينِ الحَنِيفِ بِنَصْرهِ المُتَداني وانْصُرْهُ بالنَّصْرِ العَزِيزِ كمِثْلِ مَا ... قَدْ كُنْتَ تَنْصُرُهُ بكُلِّ زَمَانِ يَا رَبِّ وانصُرْ خَيْرَ حِزْبَيْنَا عَلَى ... حِزْبِ الضَّلَالِ وَعَسْكَرِ الشَّيْطَانِ يَا رَبِّ وَاجْعَلْ شَرَّ حِزْبَيْنَا فِدىً ... لِخِيَارِهِمْ ولِعَسْكَرِ القُرْآنِ يَا رَبِّ وَاجْعَلْ حِزْبَكَ المنْصُورَ أَهْـ ... ـلَ تَرَاحُمٍ وَتَواصُل وَتَدَانِ يَا رَبِّ وَاحْمِهِمُ مِنَ الْبدَعِ الَّتي ... قَدْ أُحْدِثَتْ فِي الدِّيْنِ كُلَّ زَمَانِ يَا رَبِّ جَنِّبْهُمْ طَرائِقَهَا الَّتِي ... تُفْضِي بِسَالِكِهَا إِلَى النِّيرَانِ يَا رَبِّ وَاهْدِهِمُ بِنُورِ الوَحْي كَيْ ... يَصِلُوا إِلَيْكَ فيَظْفَرُوا بِجِنَانِ يَا رَبِّ كُنْ لَهُمُ وَلِيًّا نَاصِرًا ... وَاحْفَظْهُمُ مِنْ فِتْنَةِ الفَتَّانِ وَانْصُرْهُمُ يَا رَبِّ بِالحَقِّ الَّذِي ... أَنْزَلْتَهُ يَا مُنْزِلَ الفرقانِ يَا رَبِّ إِنَّهُمُ هُمُ الغُرَبَاءُ قَدْ ... أوَوا إِلَيْكَ وَأَنْتَ ذُو الإحْسَانِ يَا رَبِّ قَدْ عَادَوْا لأَجْلِكَ كُلَّ هَـ ... ـذَا الخَلْقِ إِلَّا صَادِقَ الإيْمَانِ قَدْ فَارَقُوهُمْ فِيكَ أحْوَجَ مَا هُمُ ... دُنْيَا إِلَيْهِمْ فِي رِضَا الرَّحْمنِ وَرَضُوْا وَلَايَتَكَ الَّتِي مَنْ نَالَهَا ... نالَ الأمَانَ وَنَالَ كُلَّ أَمَانِي وَرَضُوا بِوَحْيِكَ مِنْ سِوَاهُ وَمَا ارْتَضَوْا ... بِسِوَاهُ مِنْ آرَاءِ ذِي الأذهانِ يَا رَبِّ ثَبِّتْهُمْ عَلَى الإيمَانِ وَاجْـ ... ـعَلْهُمْ هُدَاةَ التَّائِهِ الحَيْرَانِ وَانْصُرْ عَلَى حِزْبِ النُّفَاةِ عَسَاكِرَ الْـ ... إِثْبَاتِ أَهْلَ الحَقِّ والعِرْفَانِ وَأقِمْ لأَهْلِ السُّنَّةِ النَّبَويَّةِ الْـ ... أنْصَارَ وَانْصُرْهُمْ بِكُلِّ مكانِ وَاجْعَلْهُمُ لِلمتَّقِينَ أئِمَّةً ... وَارْزُقْهُمُ صَبْرًا مَعَ الإيقَانِ تهْدِي بأَمْرِكَ لَا بِمَا قَدْ أحْدَثُوا ... وَدَعَوْا إِلَيْهِ النَّاسَ بالعُدْوَانِ وَأَعِزَّهُمْ بالحَقِّ وَانْصُرْهُمْ بِهِ ... نَصْرًا عَزِيزًا أَنْتَ ذُو السُّلْطَانِ وَاغْفِرْ ذُنُوبَهُمُ وَأَصْلِحْ شَأْنَهُمْ ... فَلَأَنْتَ أَهْلُ الْعَفْوِ وَالْغُفْرَانِ وَلكَ المحَامِدُ كُلُّهَا حَمْدًا كَمَا ... يُرْضِيكَ لَا يَفْنَى عَلَى الأزْمَانِ مِلْءَ السَّموَاتِ العُلَى والأرْضِ والْـ ... ـمَوْجُودِ بَعْدُ وَمُنْتَهَى الإمْكَانِ مِمّا تشَاءُ وَرَاءَ ذَلِكَ كُلِّهِ ... حَمْدًا بِغَيْرِ نِهَايَةٍ بِزَمَانِ وَعَلَى رَسُولِكَ أفْضلُ الصَّلَوَاتِ والتَّـ ... ـسْلِيمِ مِنْكَ وأكمَلُ الرِّضْوَانِ وَعَلَى صَحَابَتِهِ جَمِيعًا والأُلَى ... تَبِعُوهُمُ مِنْ بَعْدُ بِالإحْسَانِ ابن القيم
Mostrar todo...
🔴🔴
KULMIS
🔴🔴 Linkigan hoose  waxa ku jira 99 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo  kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugy daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah 👇👇👇👇👇 Ma rabta barashada computerka .Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Fursad qaali ah na way jirtaa. 👇👇👇👇👇👇 La xidhiidh ciwaankan hoose. @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/_kji2unnViZlNTQ8
Mostrar todo...
KULMIS 1AAD

You’ve been invited to add the folder “KULMIS 1AAD”, which includes 99 chats.

Sheeg saxaabiyadiibay kusoo dagtay aayadan ? قَدْ سَمِعَ اللَّهُ قَوْلَ الَّتِي تُجَادِلُكَ فِي زَوْجِهَا وَتَشْتَكِي إِلَى اللَّهِ وَاللَّهُ يَسْمَعُ تَحَاوُرَكُمَا ۚ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌAnonymous voting
  • Khawla bintu Thaclabah rc
  • Ca'isha bintu Abibakar rc
  • Sawda bintu zacmah rc
  • Khadijah bintu khuwaylid rc
0 votes
Repost from Faafinta kheyrka
Su'aasha maanta: Sheeg saxaabiyadii ay kusoo dagtay aayadan قَدْ سَمِعَ اللَّهُ قَوْلَ الَّتِي تُجَادِلُكَ فِي زَوْجِهَا وَتَشْتَكِي إِلَى اللَّهِ وَاللَّهُ يَسْمَعُ تَحَاوُرَكُمَا ۚ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌAnonymous voting
  • Khawla bintu xakim rc
  • Ca'isha bintu Abibakar rc
  • Sawda bintu zacmah rc
  • Khadiija bintu khuwaylid rc
0 votes
Su'aasha maanta: Sheeg saxaabiyadii ay kusoo dagtay aayadan قَدْ سَمِعَ اللَّهُ قَوْلَ الَّتِي تُجَادِلُكَ فِي زَوْجِهَا وَتَشْتَكِي إِلَى اللَّهِ وَاللَّهُ يَسْمَعُ تَحَاوُرَكُمَا ۚ إِنَّ اللَّهَ سَمِيعٌ بَصِيرٌAnonymous voting
  • Khawla bintu xakim rc
  • Ca'isha bintu Abibakar rc
  • Sawda bintu zacmah rc
  • Khadiija bintu khuwaylid rc
0 votes