Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
4 040
Підписники
-624 години
-337 днів
-12530 день
Архів дописів
4 040
Walaalaha muslimiinta waxaa la ogaysiinayaa in aynan moogaanin chanalkan oo loogu tala galay in lagu soo gudbiyo casharada duruusta sh.nuur macalin c/raxman.
Linkiga chanalka 👇
https://t.me/shiiqnuur
Tusmada duuruusta uu aqriyay oo dhan oo qoraal ah👇
https://t.me/shiiqnuur/7
4 040
#Jinka_ama-shaydaanka_dad_ma_dhibaa_??
قال أبو جعفر: فقال جل ثناؤه: الذين يُرْبون الربا الذي وصفنا صفته في الدنيا="لا يقومون" في الآخرة من قبورهم ="إلا كما يقوم الذي يتخبَّطه الشيطانُ من المس"، يعني بذلك: يتخبَّله الشيطان في الدنيا، وهو الذي يخنقه فيصرعه ="من المس"، يعني: من الجنون.
وبمثل ما قلنا في ذلك قال أهل التأويل.
(تفسير الطبري)
Illaa sida uu u istaago kii shaydaanka uu lagdaayay waali xageeda maahane.
(Tafsiirka al-dabariy)
(تفسير الجلالين)
﴿﴿إلّا﴾ قِيامًا ﴿كَما يَقُوم الَّذِي يَتَخَبَّطهُ﴾ يَصْرَعهُ ﴿الشَّيْطان مِن المَسّ﴾ الجُنُون مُتَعَلِّق بيَقُومُونَ
-سورة البقرة, آية ٢٧٥
Illaa sida uu u istaago kii shaydaanka uu lagdaayay waali xageeda maahane.
(Tafsiirka jalaalayn)
Rasuulka Allaah markii uu ii shaqaalaysiistay daaif (waali ama ama godoomime ) iiga dhiga daaif waxaa igu bilowday salaadayda in ay wax igusoo banbaxaan illaa aan garan waayo waxa aan tugtay si aad u dhamaystirato guji linkigan 👇 https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=112119253
4 040
Sanadkii hore 2020 kii bishii April 28 da masuul ka mid ah xukuumada hindida ayaa ku been abuurtay muslimiinta asagoo u dan lahaa dadka in uu ku diro
Wuxuu yiri: "muslimiinta khudaarta ay gadaan waxay ku tufaan xaakada waxayna ka buuxiyaan dhareerkooda arinka oo saas ah faafida koroonaha kama hor tagi karno muslimiinta yaan waxba laga iibsanin."
Hadalkaan doqonkaaas wuxuu aaga dan lahaa dadka in uu ku diro muslimiinta
Muslimiinta hindiya waa la garaacay waa la dilay
Lkn ha malayn in Allaah moogyahay waxa ay daalimiinta sameeynayaan
Ka dib dhigista labo mehrajaan oo lagu kala magcaabo hooli iyo koombo miila
Waxaa meel la kala geeyo la la'yahay meedadka hindida u geeriyootay cudurka koroona virus
Waxaa dhamaaday qoryihii lagu gubaayay meedadkooda
Isbitaalada waxaa buux dhaafiyay bukaanada u boko cudurka koroona virus
Waxaa lasoo sheegaayaa xitaa wadooyinka in meedadkooda waranyihiin.
Musiibada hinduuska ku dhacday maanta waxay maraysaa in caalamku yiraahdo hindiya haloo gurmada.
Allaah asaga ayaa dagaal ogaysiiyay cida la colaytanto awliyadiisa.
Lawadaag warkaan asxaabtaada kale
4 040
Imaamu #shaafici ilaahey ha u naxariistee wuxuu yiri:
"Hadii taladaada ay ku wareerto laba walxood hadana garan wayso kan saxan iyo kan qaldan hawadaada rabitaankaaga khilaaf maxaa yeelay hawada waxay nafta u hogaamisaa wax lagu caayo oo lagu ceebeeyo."
4 040
Kalimad cusub
Ciwaanka kalimada waa
#dambi dhaafka bisha #ramadaan
Sh.ismaaciil axmad macalin cumar
4 040
Munaafiqiinta qowl kama xirmo.
shalay ma fiicneen in waqtiga waqti lagu darsado ma fiicneen in mudo korsiino la samaysto lkn maanta way fiican tahay waa la mudo kordhisa karaa.
Munaafiqiin warkooda horaan buu cadaa waxaa xoolkooda nooga waramay Allaah iyo Xabiibkeena muxamad ﷺ war malaheen.
Lkn waxaan la yaabaa diin laawe yaashaan ku dowlad ka dhigtay.
Soomliyeey hoog iyo baaba' wuxuu idinku dhacay markii aaad diin laawayaal madax ka dhigateen baarlamaan ka dhigateen maxkamad iyo garsoor ka dhigateen ciidan ka dhigateen.
Soomaaliyeey diinkeena islaamka ma u laabanaa ? toos ma ogu dhaqannaa ?
Daneestayaasha ma iska kor qaadnaa ? Taageeridooda ma joojinaa ?
Xalka umada muslimka guud ahaan gaar ahaan dadkeena somaalida wuxuu ku jiraa kitaabka rabi oo aan isku dhaqno.
4 040
Muhiimadda Cabbitaanka Raqayga (Xamarta) Ee Xilliga Ramadaanka
Bogga Internetka ee Fitness oo ka faallooda arrimaha caafimaadka ayaa qoray qaar ka mid ah faa’idooyinka ay raqaygu u leeyahay caafimaadka. Boggan laga leeyahay dalka Maraykanka oo qormadiisan waxa uu sheegay in raqayga ay ku jiraan Fiitamiinno aasaasi ah oo aad u tiro badan, sida Fitamiinka C, sidoo kalana ay ku jiraan maaddooyin si dabiici ah jirka u xuub siiba dibna u cusboonaysiiya, sidoo kale waxaa ku jira macdanno kala duwan oo ay ka mid yihiin Magnesium iyo Potassium. Qaar ka mid ah faa’iidooyinka ugu muhiimsan ee warbixintu sheegtay in laga helo raqayga (xamarta) waxaa ka mid ah:
1. Ka hortagga gabowga: Asiidhada, Fitamiinno iyo maaddooyin kala duwan oo raqaygu hodan ku yahay waxa ay la dagaallamaan gabowga iyo calaamadihiisa,
2. Ka hortagga xumadda: raqaygu waxa uu si dabiici ah u dejiyaa heerkulka, si uu uga hortagto in ay ka dhalato xummad.
3. Caabuqa dhuunta: Raqaygu waxa uu daweeyaa caabuqa mararka qaarkood ku dhaca hunguriga, gaar ahaan marka timirta lagu dhex milo biyo ama dareere kale oo kasta, waxa uu nadiifiyaa isla markaana uu dhayaa goobta uu caabuqu ku dhashay.
4. Xilliga soonka iyo raqayga: Khubarada caafimaadku waxa ay sheegeen in cabbitaan raqayga ah oo la cabbo xilliyada cuntada dhexdoodu uu dhiigga ka nadiifiyo sunta oo inta badan kaga timaaddo meelo kala duwan. Cabitaanka Raqayga si dhakhso ah ayuu oonka u ibiyaa.
5. Kansarka: khubarada caafimaadku waxa ay aaminsan yihiin in raqayga uu ka hortagto oo joojiyo Kansarka, isla markaana kordhiyo tayada hab-dhiska difaaca jirka sababtuna waa maadooyinka “antioxidants” ee raqaygu uu hodanka ku yahay.
6. Yalaalugada ama lalabada: raqaygu wuxuu u roonyahay haweenka wallaca ah maadaama uu yareeyo lalabada.
7. Cafimaadka dheefshiidka: raqaygu wuxuu si degdeg ah u jilciyaa caloosha, wuxuuna yareeyaa aashitada iyo hawada badan ee caloosha. Raqaygu rabitaanka cuntada ayuu qofka u furaa, wuxuuna yareeyaa daacada iyo dibirada.
8. Magnesium: raqayga waxaa ka buuxo macdanta magnesium oo jirka aad uu muhim ugu ah, siiba lafaha iyo murqaha ayay xoojisaa ama ay ka qayb qaadataa dhismahooda. Hadii ay macdanta magnesium jirka ku yaraato, waxay keentaa lafo xanuun iyo murqa xanuun. Macdaan waxay u roontay dadka jir dhiska sameeya iyo kuwa sports ka ciyaaro.
Xigasho :daryeel magazine
4 040
𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧 𝟏, 𝟏𝟒𝟒𝟐𝐇 - 𝐀𝐩𝐫𝐢𝐥 𝟏𝟑, 𝟐𝟎𝟐𝟏
𝐀𝐬𝐜 𝐖𝐫 𝐖𝐛𝐫
Ramadaan Mubaarak.
Bahda Daarul Xadiith Waxay Ogaysiinaysaa Dhammaan Ardayda Danaynaysa Barashada Diinta, 𝐃𝐚𝐰𝐫𝐨 𝐂𝐚𝐪𝐢𝐢𝐝𝐚𝐡 𝐀𝐡 𝐎𝐨 𝐋𝐚 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐚𝐛𝐢 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐨.
𝐖𝐚𝐪𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐫𝐚𝐝𝐚: Bisha Ramadaan
𝐊𝐮𝐭𝐮𝐛𝐭𝐚:
𝟏. 𝐐𝐚𝐰𝐚𝐚𝐜𝐢𝐝 𝐀𝐥- 𝐀𝐫𝐛𝐚𝐜𝐚𝐡
𝟐. 𝐔𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐀𝐥- 𝐓𝐡𝐚𝐥𝐚𝐚𝐭𝐡𝐚𝐡.
𝟑. 𝐔𝐬𝐮𝐮𝐥 𝐀𝐥- 𝐒𝐢𝐭𝐭𝐚𝐡
𝟒. 𝐊𝐡𝐮𝐝 𝐂𝐚𝐪𝐢𝐢𝐝𝐚𝐡.
𝐒𝐨𝐨 𝐉𝐞𝐞𝐝𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚: Sh. Xassaan Abuu Salmaan
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐫𝐚𝐝𝐚: Telegram-ka Daarul Xadiith.
https://t.me/Daarul_Xadiith.
4 040
🌙 𝙍𝘼𝙈𝘼𝘿𝘼𝘼𝙉 𝙈𝙐𝘽𝘼𝘼𝙍𝘼𝙆 🌙
𝐒𝐡𝐞𝐞𝐤𝐡𝐚 𝐗𝐚𝐬𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐛𝐮𝐮 𝐒𝐚𝐥𝐦𝐚𝐚𝐧 & 𝐌𝐚𝐤𝐭𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐜𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐄𝐞 𝐃𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐭𝐡 𝐖𝐚𝐱𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐡𝐧𝐢𝐲𝐚𝐝 𝐊𝐮 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐁𝐢𝐥𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐢𝐬𝐡𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐤𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧 𝐄𝐞 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍 𝐔𝐝𝐢𝐫𝐚𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐊𝐚𝐬𝐭𝐨𝐨 𝐀𝐲 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐚𝐚𝐧, 𝐊𝐡𝐚𝐚𝐬𝐭𝐚𝐧 𝐔𝐦𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐄𝐞 𝐌𝐮𝐬𝐥𝐢𝐦𝐤𝐚 𝐀𝐡 𝐄𝐞 𝐊𝐚𝐥𝐚 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐢𝐡𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐈𝐲𝐨 𝐃𝐢𝐛𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚.
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐋𝐞𝐞𝐧𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐂𝐚𝐳𝐚 𝐖𝐚𝐣𝐚𝐥 𝐇𝐚 𝐍𝐚𝐠𝐮 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐬𝐢𝐢𝐲𝐨 𝐈𝐧𝐚𝐚𝐧 𝐑𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐍𝐚𝐛𝐚𝐝 𝐐𝐚𝐛 𝐈𝐲𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 𝐊𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐧𝐨.. 𝐊𝐮𝐰𝐢𝐢 𝐔𝐮 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐒𝐰𝐭 𝐔𝐠𝐮 𝐃𝐞𝐦𝐛𝐢 𝐃𝐡𝐚𝐚𝐟𝐚𝐧𝐚 𝐇𝐚𝐧𝐚𝐠𝐮 𝐃𝐚𝐫𝐨.
𝐖𝐚𝐝𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐀𝐲 𝐊𝐮 𝐉𝐢𝐫𝐭𝐨, 𝐃𝐡𝐢𝐛𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐲𝐬𝐭𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐊𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐝𝐨 𝐊𝐢𝐭𝐚𝐚𝐛𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐌𝐞𝐞𝐥 𝐊𝐚𝐠𝐮 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐦𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡 𝐊𝐚 𝐃𝐡𝐢𝐠𝐨 𝐀𝐦𝐢𝐢𝐧.
#𝐌𝐚𝐤𝐭𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐜𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐚𝐫𝐮𝐥 𝐗𝐚𝐝𝐢𝐢𝐭𝐡
4 040
قد حلّ الضيف الكريم، شهر أنزل فيه القرآن، ونصّ الله باسمه المعروف في الكتاب العزيز وحيداً.
عبادة أممية لا خاصّة محمدية ﴿يا أيها الذين ءامنوا كتب عليكم الصيام كما كتب على الذين من قبلكم﴾
على ما قالت الخنساء:
[ولولا كثرة الباكين حولي * على إخوانهم لقتلت نفسي.
وما يبكون مثل أخي ولكن * أعزّي النفس منه بالتأسي].
يحثّ على التقوى ﴿لعلكم تتقون﴾ «فعليه بالصوم فإنه له وجاء»؛ لأنه إمساك عن الشهوات، واكتساب للمكرمات.
يُكسب مكارم الأخلاق؛ إذ قلّة الأكل من محاسن الأخلاق ولم يحمد أحد على كثرة الأكل، لكن على قلة الأكل محمود.
يقلّل من ممارسة المباحات، وكثرتها من جملة الآفات.
لم يجمع الله بين مشقة الجوع ومشقة السفر رحمةً، ولا بين المرض ومشقة الصيام. وما صام أحد لله إلا زيد في رزقه بقدر ما قسم له.
لم يُشترط اقتران نيّـته بابتدائه كسائر العبادات تيسرا فجاز بنية متقدمة عليه؛ لأنه وقت نوم وغفلة، بل جاز الأكل والرفث بعد نية الصوم ﴿يريد الله بكم اليسر ولا يريد بكم العسر﴾.
ثم أُعقب بصدقة الفطر جبرا للنقصان وسترا للعورات؛ «طهرة للصائم من اللغو والرفث، وطعمة للمساكين» فكانت صدقة الفطر مثل سجود السهو للصلاة لكن السجود من جنس الصلاة، والطعام ليس من جنس الصيام لكن لما كان إمساكا عن الطعام جُعل الجبر بالتصدق بالطعام الذي صام عنه المؤمنون.
استعدّوا للاستفادة من هذه العبادة الجليلة في الظرف الاستثنائي، ولا تكونوا من المغبونين فيه.
ومن رزقه الله صحة وفراغا فليبادر إلى أداء الشكر، فقد يكون المرء صحيحا ولا يكون متفرغا للعبادة لانشغاله بأسباب المعاش، وقد يكون متفرغا ولا يكون صحيحا بل مريضا عاجزا؛ فمن اجتمع له الفراغ والصحة ولم يزاحم في هذا الشهر عباد الله الصالحين فلا يلومنّ إلا نفسه.
اللهم وفّقنا فيه لما تحبه وترضى.
وارفع عنا وعن المسلمين البلاء.
وأهلك طواغيت العجم والعرب وأنصارهم.
وأذهبهم مع ذهاب الوباء وانسلاخ الأيام المعدودات.
إنك على كل شيء قدير وبالإجابة جدير.
وصلى الله على محمد وآله وسلم.
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
