Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
4 037
Підписники
-624 години
-337 днів
-12530 день
Архів дописів
4 040
Dardaaran muslimiinta loo dardaarmaayo in ay docada badiyaan bisha ramadaan gudaheeda
Dadka kale #gaarsiiya si ay ooga faaidaystaan.
4 040
MUXAADARO AXKAAMTA SOONKA SH.XASAAN XÙSAYN
Walaal qaali ka faaidayso aad bay kuu anfici doontaa inshaa'Allaah.
Sheekha waxa uu kaga hadlaayaa muxaadarada gudaheeda qaybahaan soo socdo
1-fadliga faaidada soonka
Iyo dardaaran qiimo badan
2-Noocyada soonka
3-Xukunka soonka
4-darajada uu soonka kaga jiro diinta
5-Xukunka qofka soonka ka tago asagoo kari karo
6-Cida soonka uu ku waajibo
7-Arkaanta tiirarka uu ku taagan yahay soonka
8-Waxyaabaha soonka jabiyo
9-waxyaabaha soonka aan jabinin oo ay dadka qaar u haystaan inuu soonka jabiyo
10-dadka rukhasada leh ee ramadaanka iska afuri karo
11-Aadaabta soonka
12-Su'aalooyin la waydiinaayo sheekha adna waad faaidi doontaa hadii Allaah idmo.
Waa qodobo aad iyo aad u faaido badan.
Dadka kale #gaarsiiya si ay ooga faaidaystaan.
4 040
Suufiyada xaalkooda waa sidaan waxaa diin lagaaga dhigaayaa wax aan diin ahayn
4 040
Imaamu shaafici alle ha u naxariistee wuxuu yiri :
Hadii aad kitaabkayga ku aragtaan wax ka hor imaanaayo sunada nabiga, qaata sunaha nabiga kana taga waxa aan dhahay.
Imaamka waxa uu diidaayaa taqliidka iska raacida aan loo meel dayin.
Ilaa intee ayaad ka fogaataa indha la'aanta wax leeska raaco ?.
4 040
قال الشافعي رحمه الله:
إذا وجدتم في كتابي خلاف سنة رسول الله صلى الله عليه وسلم فقولوا بسنة رسول الله ودعوا ما قلت.
4 040
Wax badan baa la idinku yiri saraakiisha shaaribada waaween leh oo aad tiraahdiin way tukadaan ama islaam weeye muslimiin ma ahan waana ilma yahuudeed kuligood
Sh.Maxamad buqolsoon abuu ramla
4 040
أكثروا الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم والدعاء برفع الوباء عن المسلمين وإهلاك أصناف الكافرين - من بعد العصر إلى غروب الشمس-
شيخ حسان حسين
4 040
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Birito waa maalin isniin ah waa maalinta Allaah loo bandhigaayo acmaasha adoomaha saas darteed walaalka muslimka ahoow hadaad muslim kale col tihiin la heshii walaalkaa inta aan camalkaada Allaah loo gaynin idinka oo col ah ka dibna Allaah uu dhahaa labadaan camal kooda u celiya ilaa ay ka heshiiyaan.
Sidoo kale maalinta isniinta waa maalintii nabiga ﷺ la dhalay wuu soomi jiray nabiga wuxuuna dhihi jiray waa maalinta lay dhalay waa maalin Allaah loo bandhigo acmaasha adoomaha waxaan jeclahay in acmaashayda loo bandhigo Allaah anoo sooman.
4 040
Badiya saliga nabiga ﷺ habeenka jimcaha
أكثرو من الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في ليلة الجمعة
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
