Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
3 821
Підписники
-324 години
-237 днів
-7230 день
Архів дописів
3 821
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0
3 821
Repost from كنز الفوائد
👉Curin Qabyaalad, iyo Hurin fitno iyo dagaal, cawro qawnaan, iyo isdhexgal rag iyo dumar beey Noqotay Isdhexgalkii bulsho ee Lagu sheegay Kubadda Cagta. ..!
3 821
Repost from معهد الراوي للعلوم الشرعية
لا يُخصُّ شهرُ رجب بأي عبادة، ولم يثبت فيه حديث صحيح واحد، وغاية ما فيه أنه من الأشهر الحرم التي قال الله تعالى فيها: (فلا تظلموا فيهن أنفسكم) أي: في هذه الأشهر المحرمة؛ لأنه آكد وأبلغ في الإثم من غيرها، كما أن المعاصي في البلد الحرام تضاعف.
3 821
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
❤️
Soo noqod khayr qaba walaalaheyga qiimaha
🌸
3 821
Kii dalkeyga dhacaayay ayaan kala hadlayaa safiirkiisa xadgudubka dowladiisa ku kaceyso. Dowlada Soomaaliya maxaa ka qaldan mise ma taqaano kan soo xad-gudbay sida loo edbiyo.
3 821
" Waxaan beesha caalamka gaar ahaan uruka islaamka jaamacada carabta igad midwoga afrika ka codsanaynaa in ay na garab istaagaan xad gudubka itoobiya "
Farxaan jimcaale
Farxaan jimcaale waxa aduunka ka dhacaayo war Uma haayo miyaa ?
Intaas uu hada cawday maxay ka qabteen Gaza dhibka haayo mise wuxuu is leeyahay reer Gaza idinkaa ooga dhaw beesha caalamka
3 821
#Faa'idooyin
• Ilaah Iyo Sifaadkiisa Oo Jaahil Laga Noqdo Waxay Dhaxashiisaa Ictiqaad Xumo Iyo Acmaasha Oo Hallowdo.
• Ajasha Adoomaha Waa Mid Sameysan Oo Xadidan, Cadawga Oo Fooda La Galiyo Iyo Geesinimada Ma Soo Dadajiso Ajasha, Fulaynimo Iyo Nolasha Oo Lagu Dadaalo Dib Uma Dhigto Ajasha.
• Sunada Ilaahey Ee Socotada Ah Waxaa Ka Mid Ah Ibtalaynta (imtixaamida) Adoomihiisa, Si Uu Kan Xun Aaga Sooco Kan Wanaagsan.
• Darajooyinka Oogu Waawayn Ooguna Sharaf Badan Ilaahey Agtiisa Waxaa Ka Mid Ah Daraja Kuwa Ku Shahiiday Wada Alle.
3 821
Wargayska sahyuuniyada ee “Time of Israel” ayaa daabacay maqaal uu cinwaan uga dhigay: "Salaf jadiidku ma saaxiibada Israa'iila ?"
Maqaalka waxa u si gaar ah u doortay sawirka nin lagu magacaabo “Shamsi” waxayna gumaystaha Yahuuda maqaalka ku dheheen ayago Shamsi ka hadlayo : "Aqoonyahanka caanka ah ee Madkhaliga ah wuxuu taageersan yahay in Israa'iil xiriir lala yeesho hadii madaxda ay oggol yihiin”.
Walaal weli shaki miyaa ka qabtaa in Salaf jadiidka yihiin jawasiis malcuuniin ah?!?!
Xirsi ✍🏾
3 821
Ha iigu hanbalyayn sannad aan kaygii ahayn ma ihi baadari iyo mucatabley toona.
Waxaan ahay muslim uusan hiinraacu qaamuuskiisa kujirin.
●|| 18/𝟲/𝟭𝟰𝟰5𝗛
●̶|̶|̶ 3̶1̶/̶1̶2̶/̶2̶0̶2̶3
3 821
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one.
🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕
Ma rabta barashada computerka .
La xidhiidh ciwaankan hoose.
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
https://t.me/addlist/IpRM1F78RFRhZTk0
3 821
Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر ''
Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw:
"Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib "
ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ".
📕(كتاب تاريخ دمشق)
Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay."
📕(Kitaabka taariikhda dimashq)
3 821
اللهم عليك بمن فعل هذا بإخواننا في غزة اللهم انصر لهم وأعنهم وامكر لهم ولا تمكر عليهم
3 821
Repost from الجزيرة مباشر
المتحدث باسم الإعلام الحكومي في #غزة:
- جيش الاحتلال ارتكب 1779 مجزرة منذ بداية العدوان
- 21110 شهداء منهم 8800 طفل و6300 من النساء
- 40 شهيدًا من الدفاع المدني و103 من الصحفيين و7 آلاف مفقود منذ بداية العدوان على غزة
#الجزيرة_مباشر #غزة_لحظة_بلحظة
3 821
Aqoonta Diinta Ama Shareecada Islaamiga Waxey Qofka U Kordhisaa Awood Caqli Iyo Garaad Oo Cid Babac Dhigi Karta Aynan Jirin Wuxuuna Xaga Alle Ka Helayaa Iftiin Daganaan Aan Laga Helin Aqoonta Maadiga Ama Islaamiga Aan Aheyn, Qofka Aqoonta Diinta Leh Marka Uu Ku Darsado Awood Jireed Qofkaas Wuxuu Noqon Karaa Hogaamiye Lagu Amini Karo Masiirka Umada Xaga Wanaagsan-na U Jiheyn Kara.
{ قَالَ إِنَّ ٱللَّهَ ٱصۡطَفَىٰهُ عَلَيۡكُمۡ وَزَادَهُۥ بَسۡطَةٗ فِي ٱلۡعِلۡمِ وَٱلۡجِسۡمِۖ }
[سُورَةُ البَقَرَةِ: ٢٤٧]
3 821
Sanadkaan Muslim Uma Aha Sanad Wuxuu Sanad Tahay Gaalo Aminsan Inuu Dhashay Wiilkii Ilaah.
Fahanka Suuradaan Wax Badan Ayuu Naga Maqan Yahay Hadaan Gaalka Qurunkaas Aaminsan Aan Hambalyo Oogu Direyno.
{ قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ (١) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ (٢) لَمۡ یَلِدۡ وَلَمۡ یُولَدۡ (٣) وَلَمۡ یَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ (٤) }
[سُورَةُ الإِخۡلَاصِ: ١-٤]
3 821
Adiga Oo Aminsan In Rabbi Mid Yahay Uuna Dhalin Wax Dhalayna Aynan Jirin Suura-gal Ma Tahay Kan Aminsan Inuu Rabbi Wiil Dhalay In Aad Oogu Hambalyeyso [ Dhalashada Wiilka Ilaah ] Miyeynan Dhaawaceynin Towxiidkii Aad Sheegatay In Aad Qirsan Tahay ?
3 821
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
3 821
Kuwa islaamka u nasab sheegto ayaa muslimiinta ooga dhib badan kuwa gaalada asalka ah.
Fiiriya wadamada muslimiinta waxa dagaalka ka oogo waa kuwa muslim isku sheego hadana afkaar ajnabi ah wado iyaga oo markaas ku andacoonaayo in ay wanaag iyo wax qabad u wadaan bulshada.
