Salah Muse Hassan
Відкрити в Telegram
4 073
Підписники
-524 години
-387 днів
-12230 день
Архів дописів
4 073
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
4 073
2008 Paris waxaa lagu qabtay kulan aad u weyn oo ay kasoo qayb galeen 67 dal ( kuwa deeqda bixiyo ) ayagoo leh waxaan xoojinaynaa dimuqraadiyada Afghaanistaan kaalay ila sawiro xajmiga lacagta la siiyay xukuumadii xamiid karazay
Maraykanka : 10 Bilyan oo dollar 2008 -2009
Faransiiska : 107 Milyan yuuro
Bangiga aduunka 1.1 Bilyan oo doolar iyo ballan qaadyo waa weyn .
lacagta ay xukuumadaas shirkaas kala soo baxday waxay gaartay 15 Bilyan oo dollar waliba si deg deg ah loogu wareejiyay .
Lacagtaas xagay aaday !!
Haddii waxa aduunka awood joogto ku garab istaakto laakiin aad ogtahay in aadan sharci ahayn kuna tiirsantahay ciidan shisheeye oo xataa qolkaada jiifka ilaalinaayo waqti ay jiraan wasiiro musuq maasuqa diin u tahay ayagoo og in arrinku yahay mashruuc maalmo soconaayo kaliye awoodaas shisheeye wax ay kugu tarayso malahan waxaana kaa adkaan ninkaas dacas xiran ee buurta toora booraa qabowga iyo gaajada ku dilaysay waana midda dhacday 12 sano shirkaan waa 2021 markuu galbeedku isaga cararay xukuumadii uu dhisay kadibna ay bur burrtay
umad iyo dowlad laguma dhiso ciidan shisheeye
Hadii aadan cashar ka qaadanin dhacdooyinkii afghaanistaan maxaad cashir ka qaadan ?
Ogaansho
4 073
Deg Deg❗️
Sida xogta aan kuhelayno* *Xiriiro xoogan oo deg deg ah ayaa wasaarada arimaha dibada mareykanka ay lasameysay qaar kamid ah wadamada carabta gaar ahaan Masar iyo Qatar si ay ugu cadaadiyaan* iska caabinta falastiiniyiinta si ay u qaataan xabad joojin deg deg ah iyagoo ku marmarsiyoonaya in ay gargaar geeyaan Gaza!! * *Runtu waxay tahay in xabbad joojintan ay Israa'iil ka codsatay Maraykanka isla markii ay awooddo in ay ciidamadeeda iyo gaadiidkeeda kala baxdo xayndaabka ay maanta ku dhaceen waddooyinka Qaza, halkaas oo ay khasaare naf iyo maalba leh kala kulmeen. . Saraakiil iyo askar dhowr jeer oo si dhab ah loo weeraray oo ay iska caabintu maanta u dhigtay!!* *Waana Jihaad guul ama shahiid ah!!
د.عبد الحميد عباس دشتي
Turjumida waa Google
4 073
Qoor-qoor: "dekada hobyo waxey fursad u tahay itoobiya oo aan dekad leheen.
Dekad Soomaali Ku Taalo Oo Muslimiin Leeyihiin Maxaa Ooga Jiro Itoobiya Oo Macatabley Ah (Karishtaan) Itoobiya oo U Hanjabeysa Dekadaheena Itoobiya Dhul Badan Naga Heysato Itoobiya Oo Awoowayaasheena Leysay Itoobiya Oo Rabto Dalkeena Dhan Ina Ay Ka Dhigato Gobol Goboladeeda Ka Mid Ah. Mise Itoobiyaa Raali Galin Bixisay Magdhawna Naga Siisay Inta Ay Naga Dishay.
Mise Siyaasiyiinteenaa Baryatamaayo
4 073
Repost from منار الأمة
يا مسلمين من عرب وعجم: شاركوا في هذا الهاشتاق وحرضوا عليه، فهذا جهد المقل!
نحن لا نملك سلاحا نقاتل به، ولكننا نملك سلاح الحرب الإعلامية بضرب أموالهم التي يعبدونها عبادة الرب.
كثروا سواد أهل الحق بالمشاركة
ولا يكن الكفار أكثر نفيرًا منكم..
فإن الدعوات الغربية قد تعالت لهذا.
#أمة_واحدة
#طوفان_الأقصى
#الإضراب_الشامل
#StrikeForGaza
4 073
Xadaarada kufsiga iyo dilka
Qiso ciraaq gil gishay 2006
Gabadhaan yar waxaa lagu magacaabaa Cabiir al janaabi 14 jir ayay ahayd 2006 , waxay daganaayeen deegaanka almaxmuudiyada koonfurta baghdaad
Hal mar ayay ka warheleen askar ameerikaan ah oo guriga xoog ku soo galaayo 4 askari oo uu kamid yahay askarigaan lagu magacaabo Steven Dale Green ayaa guriga soo galay
kadibna cabiir ayay qol gooni ah geeyeen kadibna way kufsadeen intaas kuma ayna ekaanin xabad ayay madaxa uga dhufteen kadibna maydkeeda ayay gubeen waxay u sii gudbibeen aabaheed hooyadeed iyo gabar kale oo 6 jir ah laakiin sidoo kale dhamaantood way tookteen dab ayayna qabad siiyeen maydkoodii
Kadib dhacdadaan maraykanka si uu dadka u yara dajiyo wuxuu sheegay in askartaas xabsi daa'in lagu xukumay dhacdadaan waa qayb yar oo kamid ah falalkii bahalnimada ciidamada galbeedka ee ciraaq .
Xigasho Ogaansho
Soomalida Ma Waxey Rabaan Xayawaankaas liito in Aamino Alley Lehee Ma Aamino Mana Soo Dhaweysto Kheyrna Kama Fisho.
4 073
Ilaahey In Uu Mu'miniinta U Gargaaro Waxa Ay Ku Xiran Tahay In Ay Iyagu Diinta U Gargaaraan.
Ma Dhaci Kartaa In Anaga Oo Diinka Baranin Ku Camal Falin Shubahaatka Difaacin Xaqqa Iyo Ahlu Xaqqa Aan Garab Siinin In Naloo Gargaaro ??? Jawaabtu Waa Maya Inaga Oo Buuxin Shardiga.
( إن تنصروا الله ينصركم )
4 073
Jarmalka Sidee U Cambaarey Kartiin Xasuuqa Yahuuda Wado. Waxaan Idinka Jarnay Maal-galinta Sanad Laha Ah Ee Aan Idin Siin Jirnay.
Waxaa Fahmi Kartaa In Hey'adaha Galbeedka Ee Ka Shaqeeyo Wadamada Muslimiinta In Loo Soo Dirin In Ay Wanaag Ka Shaqeeyaan Ee Loo Soo Diray Fulin Qorshe Ay Leeyihiin Reer-galbeed Ka Shaqeynta Fasaad Oo Dhan.
Gaalka Inuu is Garabsado Culeys Iguma Heyso Waayo Waan Ogahay Oo Alle Inuu Sheegay Lkn Waxaa Culeys Igu Haayo Oo Aan Is Weydiiyaa Dalka Yaa Keenay Maxeysa Ka Haayaan Aan Aheyn Fasaad.
4 073
Wasiirka arrimaha dibadda Sacuudiga ayaa u sheegay kanaalka Mareykanka ee PBS:
Waxaan aragnaa xasuuq aan hore loo arag oo ka dhacay #Gaza kaas oo aan qiil loo hayn iyadoo la is-difaacayo.
- Sii wadida hawlgalka millatari ma aha mid u adeegaya danaha dhinacna, oo ay ku jirto Israel
#Aljazeera
Waziir Gaaleedka Sucuudiga Hadalkiisaan Marna Muslimka Gaza Ooguma Daneynin Gaalnimadiisa Wali Wuxuu Ka Fakarayaa Danaha Yahuuda, Waa Isaga Dhahaayo Dagaalka In Uu Sii Socdo Israa’iil Dan Ooguma Jirto.
Diyaaradaha Yahuuda Ay Ku Duqeyneyso Muslimka Gaza Shidaalkooda Waxaa Laga Qaadaa Sucuudiga, Xasuuqa Isagaa Aabo U ah.
4 073
Golaha Amaanka !!
Maraykanka ayaa adeegsaday Veto yacnii wuxuu diiday in xabad joojin looga dhawaaqo qaza.
Mareekanka wuu ku raaxeysanayaa dilka iyo baabi'inta caruurta iyo burburka Gaza Naxariislaawe Nuucaas ah Sidee Leyga Dhaadhicin Karaa Dal Ayuu Argagixiso Kaaga Badbaadinayaa Ama Sidee Leyga Dhaadhicin Karaa In Uu Saaxib Nala Yahay.
Mareekan Waxa Taageerada Lagu Sheego Ma Aha Taageero Ee Waa Dila Dadka Reer Qaza Oo Kala Ah.
4 073
اللّٰهم أنجِ المُستضعفين من المؤمنين.
اللّٰهم أشدُد وطأتك علىٰ الكافرين.
اللّٰهم اجعلها عليهم سنين كَسِنِي يوسف.
4 073
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
4 073
Repost from ̨رحۡــلــۃ - Rixlah
MARAYKAN ayaa lagu sameeyey magaciisa waxaa la dhahaa MK80 waa isla gantaalka kudhacaya guriga.
https://www.gd-ots.com/mk-80-series-bomb-hardware/
https://t.me/rixlah
4 073
In aan gumeysi ku jirnay muran ma laha tusaalaha oogu dhaw waa cuna-qabateenta hubka oo 31 sano ka dib laga qaaday dalka.
Cuna-qabateentaas waxaa dalka ku soo rogay UN ka hadaanan gumeysi ku jirin UN dalka muxuu U yahay oon aheyn isaga in uu maamulo taladiisana ay ka fusho dalka, wax uusan ogoeynna laga sameyn karin.
Wali waxaan dhihi karaa waa ciqaab mareekan iyo ilmahiisa ay dalka ku ciqaabaayeen waa taag-dareen si cadowga na haweysto aan oogu nugulnaano.
Ilaa hada waxaa na heysto cadowgii shalay oo lkn maanta saaxib ah.
4 073
Maanta kaliya oo ay duqeymaha bilowday Sahyuuniyadda waxey dileen 178 Falastiiniyiin ah waxeyna dhaawaceynsaa.
Intaas waa hal maalin kaliya maalmaha soo socdo micneheedu waa in dhiig badan qulquli doono.
Allow u gargaar muslimkaas la cuna qabateeyay.
Вже доступно! Дослідження Telegram за 2025 — головні інсайти року 
