4 073
订阅者
-524 小时
-387 天
-12230 天
帖子存档
4 073
Repost from الجزيرة مباشر
المتحدث باسم الإعلام الحكومي في #غزة:
- جيش الاحتلال ارتكب 1779 مجزرة منذ بداية العدوان
- 21110 شهداء منهم 8800 طفل و6300 من النساء
- 40 شهيدًا من الدفاع المدني و103 من الصحفيين و7 آلاف مفقود منذ بداية العدوان على غزة
#الجزيرة_مباشر #غزة_لحظة_بلحظة
4 073
Aqoonta Diinta Ama Shareecada Islaamiga Waxey Qofka U Kordhisaa Awood Caqli Iyo Garaad Oo Cid Babac Dhigi Karta Aynan Jirin Wuxuuna Xaga Alle Ka Helayaa Iftiin Daganaan Aan Laga Helin Aqoonta Maadiga Ama Islaamiga Aan Aheyn, Qofka Aqoonta Diinta Leh Marka Uu Ku Darsado Awood Jireed Qofkaas Wuxuu Noqon Karaa Hogaamiye Lagu Amini Karo Masiirka Umada Xaga Wanaagsan-na U Jiheyn Kara.
{ قَالَ إِنَّ ٱللَّهَ ٱصۡطَفَىٰهُ عَلَيۡكُمۡ وَزَادَهُۥ بَسۡطَةٗ فِي ٱلۡعِلۡمِ وَٱلۡجِسۡمِۖ }
[سُورَةُ البَقَرَةِ: ٢٤٧]
4 073
Sanadkaan Muslim Uma Aha Sanad Wuxuu Sanad Tahay Gaalo Aminsan Inuu Dhashay Wiilkii Ilaah.
Fahanka Suuradaan Wax Badan Ayuu Naga Maqan Yahay Hadaan Gaalka Qurunkaas Aaminsan Aan Hambalyo Oogu Direyno.
{ قُلۡ هُوَ ٱللَّهُ أَحَدٌ (١) ٱللَّهُ ٱلصَّمَدُ (٢) لَمۡ یَلِدۡ وَلَمۡ یُولَدۡ (٣) وَلَمۡ یَكُن لَّهُۥ كُفُوًا أَحَدُۢ (٤) }
[سُورَةُ الإِخۡلَاصِ: ١-٤]
4 073
Adiga Oo Aminsan In Rabbi Mid Yahay Uuna Dhalin Wax Dhalayna Aynan Jirin Suura-gal Ma Tahay Kan Aminsan Inuu Rabbi Wiil Dhalay In Aad Oogu Hambalyeyso [ Dhalashada Wiilka Ilaah ] Miyeynan Dhaawaceynin Towxiidkii Aad Sheegatay In Aad Qirsan Tahay ?
4 073
Bushqadan waxa ku jira qayb ka mida chanalada kooxda kulmis oo ah kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida .
Part one
https://t.me/addlist/xZMYyIF7h28wZWE0
4 073
Kuwa islaamka u nasab sheegto ayaa muslimiinta ooga dhib badan kuwa gaalada asalka ah.
Fiiriya wadamada muslimiinta waxa dagaalka ka oogo waa kuwa muslim isku sheego hadana afkaar ajnabi ah wado iyaga oo markaas ku andacoonaayo in ay wanaag iyo wax qabad u wadaan bulshada.
4 073
«Nabiga Scw Waxaa lagu Magacaabay Faynuus Ifayso; Maxaa Yeelay Nabiga Nuurkiisa Aduunka Wuxuu U Yahay Sida Qoraxda Oo Kale Wuu Ka Dhameystirnaan Badan Yahay Wuu Ka Weyn Yahay Wuuna Nafci Badan Yahay».
الحَافِظ ابنُ رجَب -رَحِمَهُ الله-
⭐️ اللهُمّ صَلّ وسلّم وبَارِك على نَبيّبنا مُحَمّد.
4 073
Ma jiro dhiig muslim meel lagu daadiyo ilaa #imaaraat waxaad arkeysaa inuu gacan ku leeyahay daadinta dhiiga muslimka ama uu ku farxsan yahay dhibkaas.
Marbaan is iri: #imaaraatka waa yahuudi khamiiska gabaad ka dhigta.
4 073
Ibnu Taymiya Wuxuu Ka Yiri Kuwa U Dabaal-daga Ciidaha Karismiska:
Koox Culimada Ka Mid Ah Waxay Ku Tageen Gaalnimada Qofka Arimahaan Sameynaayo, Waxa Ku Jiro Awgeed Oo Waynaynta Shacaa'irta Gaalnimada ah.
Koox Iyaga Ka Mid Ahna Waxey Dheheen: Qofka Neef Gawraca Maalinta Ciidooda Wuxuu La Mid Yahay Sida Qof Gawracay Doonfaar.
[ الفتاوى الكبرى 2/488 ]
4 073
Kubada Cagta Waa Maandooriye. Kubada Cagta Waxay Umada Muslimka Ku Fashay Wax Aynan Ku Falin Maandooriyaha.
الشيخ عبد الله الخليفي
In Ay Maan-doorsan Yihiin Waxaan Ku Dareemay Galbihii Marka Ciyaarta Ka Yimaadaan Miir Maleh Suuqa Iyo Masjidka Isku Si' Ayey Oogu Buuqaan Oogu Caaytamaan Oogu Ordaan Weysada Masjidka Wey Ka Xereen Balad Iyo Baadiyaba.
4 073
Yahuudu Waxay Gaza Galeen Iyaga Oo Sida Fircoon Is Fooqaarinaayo
إن هؤلاء لشرذمة قليلون ( ) وإنهم لنا لغائظون ( )
Waxay Lahaayeen: Gaza Ayaan Qabsaneynaa, Wada-hadal Ma Rabno Lahaystayaasheena Awood Ayaan Ku Soo Furaneynaa.
Hada Waxay Ka Mareysaa Wada-hadal Iyo Hishiis Ayaan Diyaar U Nahay.
سبحان هازم الجبابرة
4 073
"Wall-laahi Hadii Aad Allah U Jeclaan Laheydeen Sida Aan Layla U Jeclahay Ima Aragteen".
Majnuunu laylaa.
4 073
Baabaa Faatiikaan: U Dabaal Daga Ciida Miilaadiga "Waa Jaahili" Injiilna Kuma Jirto.
Ciid Gaaleedka Gaaladiiba Jaahili Ay Ku Tilmaamayaan Ayey Ayey Kuwa Muslimiin Sheegto Dabaal-dageeda U Kala Tartamayaan. Gaalka Macatablaha Ah Ayaa Idin La Yaabo Marka Aad Dabaal-dagtaan Ciid Wacal Ah.
Diinkiina Ku Ekaada Oo Iska Daaya Dhaqamada Gaalada.
4 073
Baabaa Faatiikaan: U Dabaal Daga Ciida Miilaadiga "Waa Jaahili" Injiilna Kuma Jirto.
Ciid Gaaleedka Gaaladiiba Jaahili Ay Ku Tilmaamayaan Ayey Ayey Kuwa Muslimiin Sheegto Dabaal-dageeda U Kala Tartamayaan. Gaalka Macatablaha Ah Ayaa Idin La Yaabo Marka Aad Dabaal-dagtaan Ciid Wacal Ah.
Diinkiina Ku Ekaada
4 073
Repost from معهد الراوي للعلوم الشرعية
يقدم معهد الراوي للعلوم الشرعية
دورة جديدة في القراءة والتعليق على كتاب: (الإعلام بالتنديد المبين في طلب الدعاء من الأموات والغائبين) تأليف/ عبداللطيف الراوي الحسيني.
وذلك كل يوم خميس بدءًا من تاريخ ٧ جمادى الآخرة ١٤٤٥ المصادف ٢١ - ١٢ - ٢٠٣٢
الساعة الرابعة عصرا بتوقيت مكة المكرمة. الساعة التاسعة مساء بتوقيت جكارتا إن شاء الله.
في بث مباشر على قناة معهد الراوي:
t.me/mahadalrawi
يحصل المستمع إلى الدروس من البث المباشر على إجازة خاصة في الكتاب.
ثبتنا الله وإياكم على الإسلام والسنة.
4 073
Hadalka Waa Awooda Ay Ka Baqaan Madaxda Awooda Is Biday, Saas Darteed Ayey U Xiraan, U Dilaan, U Bahdilaan, Dadka Iyaga Iyo Afkaartooda Ka Hadlo.
4 073
Xuriyada-Hadalka
Xurayatul-qowlka Kaliya Waa In Reer-galbeedka Afkaartooda Gurracan Ku Hadlaan Muqaddasaatka Muslimiinta Sida Ay Doonaan Wax Ooga Sheegaan Ka Dibna Loo Arko Aqoon-yahano Geesiyaal Ah Afkaartoodana Cabiray.
Amaa Naga Muslimiinta Ah Hadaan Diinkeena Ka Hadalno Waxa Diinkeena Nagula Farayna Aan Sheegno Inagoon Qoray Qaadanin Qofna Dilin Ayaa Nagula Dhahaa Waxaa Argagixiso Aduunka Ayaad Halis Ku Yihiin.
4 073
Arday Muslim Ameerikaan ah 15 sano jir waxaa laga cayriyay iskuulka sababta ?
Hooyadi ayaa baraha bulshada ku faafisay hadal caadi ah oo ay ku baaqayso joojinta gumaadka ka socdo qaza .
Dimuqraadiyad 😉
Ogaansho
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
