Dawasho Filmsπ₯
π¬ Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan β€οΈ
ΠΠΎΠ»ΡΡΠ΅π ΠΠ½Π°Π»ΠΈΡΠΈΡΠ΅ΡΠΊΠΈΠΉ ΠΎΠ±Π·ΠΎΡ Telegram-ΠΊΠ°Π½Π°Π»Π° Dawasho Filmsπ₯
ΠΠ°Π½Π°Π» Dawasho Filmsπ₯ (@haajaro14) ΡΠ²Π»ΡΠ΅ΡΡΡ Π°ΠΊΡΠΈΠ²Π½ΡΠΌ ΡΡΠ°ΡΡΠ½ΠΈΠΊΠΎΠΌ. Π‘Π΅ΠΉΡΠ°Ρ ΡΠΎΠΎΠ±ΡΠ΅ΡΡΠ²ΠΎ ΠΎΠ±ΡΠ΅Π΄ΠΈΠ½ΡΠ΅Ρ 33 882 ΠΏΠΎΠ΄ΠΏΠΈΡΡΠΈΠΊΠΎΠ², Π·Π°Π½ΠΈΠΌΠ°Ρ 8 684 ΠΌΠ΅ΡΡΠΎ Π² ΠΊΠ°ΡΠ΅Π³ΠΎΡΠΈΠΈ Π€ΠΈΠ»ΡΠΌΡ ΠΈ 127 ΠΌΠ΅ΡΡΠΎ Π² ΡΠ΅Π³ΠΈΠΎΠ½Π΅ Π€ΠΈΠ½Π»ΡΠ½Π΄ΠΈΡ.
π ΠΠΎΠΊΠ°Π·Π°ΡΠ΅Π»ΠΈ Π°ΡΠ΄ΠΈΡΠΎΡΠΈΠΈ ΠΈ Π΄ΠΈΠ½Π°ΠΌΠΈΠΊΠ°
Π‘ ΠΌΠΎΠΌΠ΅Π½ΡΠ° ΡΠΎΠ·Π΄Π°Π½ΠΈΡ Π½Π΅Π²ΡΠ΄ΠΎΠΌΠΎ ΠΏΡΠΎΠ΅ΠΊΡ Π΄Π΅ΠΌΠΎΠ½ΡΡΡΠΈΡΡΠ΅Ρ ΡΡΡΠ΅ΠΌΠΈΡΠ΅Π»ΡΠ½ΡΠΉ ΡΠΎΡΡ, ΡΠΎΠ±ΡΠ°Π² Π°ΡΠ΄ΠΈΡΠΎΡΠΈΡ ΠΈΠ· 33 882 ΠΏΠΎΠ΄ΠΏΠΈΡΡΠΈΠΊΠΎΠ².
Π‘ΠΎΠ³Π»Π°ΡΠ½ΠΎ ΠΏΠΎΡΠ»Π΅Π΄Π½ΠΈΠΌ Π΄Π°Π½Π½ΡΠΌ ΠΎΡ 06 ΠΈΡΠ½Ρ, 2026, ΠΊΠ°Π½Π°Π» ΠΏΠΎΠΊΠ°Π·ΡΠ²Π°Π΅Ρ ΡΡΠ°Π±ΠΈΠ»ΡΠ½ΡΡ Π°ΠΊΡΠΈΠ²Π½ΠΎΡΡΡ. ΠΠ° ΠΏΠΎΡΠ»Π΅Π΄Π½ΠΈΠ΅ 30 Π΄Π½Π΅ΠΉ ΠΈΠ·ΠΌΠ΅Π½Π΅Π½ΠΈΠ΅ ΡΠΈΡΠ»Π° ΡΡΠ°ΡΡΠ½ΠΈΠΊΠΎΠ² ΡΠΎΡΡΠ°Π²ΠΈΠ»ΠΎ -2 741, Π° Π·Π° ΠΏΠΎΡΠ»Π΅Π΄Π½ΠΈΠ΅ 24 ΡΠ°ΡΠ° β -185, ΠΏΡΠΈ ΡΡΠΎΠΌ ΠΎΠ±ΡΠΈΠΉ ΠΎΡ Π²Π°Ρ ΠΎΡΡΠ°ΡΡΡΡ Π²ΡΡΠΎΠΊΠΈΠΌ.
- Π‘ΡΠ°ΡΡΡ Π²Π΅ΡΠΈΡΠΈΠΊΠ°ΡΠΈΠΈ: ΠΠ΅ Π²Π΅ΡΠΈΡΠΈΡΠΈΡΠΎΠ²Π°Π½
- Π£ΡΠΎΠ²Π΅Π½Ρ Π²ΠΎΠ²Π»Π΅ΡΡΠ½Π½ΠΎΡΡΠΈ (ER): Π‘ΡΠ΅Π΄Π½ΠΈΠΉ ΠΏΠΎΠΊΠ°Π·Π°ΡΠ΅Π»Ρ Π²ΠΎΠ²Π»Π΅ΡΡΠ½Π½ΠΎΡΡΠΈ Π°ΡΠ΄ΠΈΡΠΎΡΠΈΠΈ ΡΠΎΡΡΠ°Π²Π»ΡΠ΅Ρ 3.55%. Π ΠΏΠ΅ΡΠ²ΡΠ΅ 24 ΡΠ°ΡΠ° ΠΏΠΎΡΠ»Π΅ ΠΏΡΠ±Π»ΠΈΠΊΠ°ΡΠΈΠΈ ΠΊΠΎΠ½ΡΠ΅Π½Ρ ΠΎΠ±ΡΡΠ½ΠΎ Π½Π°Π±ΠΈΡΠ°Π΅Ρ 2.53% ΡΠ΅Π°ΠΊΡΠΈΠΉ ΠΎΡ ΠΎΠ±ΡΠ΅Π³ΠΎ ΡΠΈΡΠ»Π° ΠΏΠΎΠ΄ΠΏΠΈΡΡΠΈΠΊΠΎΠ².
- ΠΡ Π²Π°Ρ ΠΏΡΠ±Π»ΠΈΠΊΠ°ΡΠΈΠΉ: Π ΡΡΠ΅Π΄Π½Π΅ΠΌ ΠΊΠ°ΠΆΠ΄ΡΠΉ ΠΏΠΎΡΡ ΠΏΠΎΠ»ΡΡΠ°Π΅Ρ 1 204 ΠΏΡΠΎΡΠΌΠΎΡΡΠΎΠ². Π ΡΠ΅ΡΠ΅Π½ΠΈΠ΅ ΠΏΠ΅ΡΠ²ΡΡ ΡΡΡΠΎΠΊ ΠΏΡΠ±Π»ΠΈΠΊΠ°ΡΠΈΡ Π½Π°Π±ΠΈΡΠ°Π΅Ρ 858 ΠΏΡΠΎΡΠΌΠΎΡΡΠΎΠ².
- Π Π΅Π°ΠΊΡΠΈΠΈ ΠΈ Π²Π·Π°ΠΈΠΌΠΎΠ΄Π΅ΠΉΡΡΠ²ΠΈΡ: ΠΡΠ΄ΠΈΡΠΎΡΠΈΡ Π°ΠΊΡΠΈΠ²Π½ΠΎ ΠΏΠΎΠ΄Π΄Π΅ΡΠΆΠΈΠ²Π°Π΅Ρ ΠΊΠΎΠ½ΡΠ΅Π½Ρ: ΡΡΠ΅Π΄Π½Π΅Π΅ ΠΊΠΎΠ»ΠΈΡΠ΅ΡΡΠ²ΠΎ ΡΠ΅Π°ΠΊΡΠΈΠΉ Π½Π° ΠΎΠ΄ΠΈΠ½ ΠΏΠΎΡΡ β 9.
- Π’Π΅ΠΌΠ°ΡΠΈΡΠ΅ΡΠΊΠΈΠ΅ ΠΈΠ½ΡΠ΅ΡΠ΅ΡΡ: ΠΠΎΠ½ΡΠ΅Π½Ρ ΡΠΎΡΡΠ΅Π΄ΠΎΡΠΎΡΠ΅Π½ Π½Π° ΠΊΠ»ΡΡΠ΅Π²ΡΡ ΡΠ΅ΠΌΠ°Ρ , ΡΠ°ΠΊΠΈΡ ΠΊΠ°ΠΊ soo, saara, cusub, flim, loveta.
π ΠΠΏΠΈΡΠ°Π½ΠΈΠ΅ ΠΈ ΠΊΠΎΠ½ΡΠ΅Π½ΡΠ½Π°Ρ ΠΏΠΎΠ»ΠΈΡΠΈΠΊΠ°
ΠΠ²ΡΠΎΡ ΠΎΠΏΠΈΡΡΠ²Π°Π΅Ρ ΡΠ΅ΡΡΡΡ ΠΊΠ°ΠΊ ΠΏΠ»ΠΎΡΠ°Π΄ΠΊΡ Π΄Π»Ρ Π²ΡΡΠ°ΠΆΠ΅Π½ΠΈΡ ΡΡΠ±ΡΠ΅ΠΊΡΠΈΠ²Π½ΠΎΠ³ΠΎ ΠΌΠ½Π΅Π½ΠΈΡ:
βπ¬ Ku Soo Dhawoow Channel-ka Filimada Dawasho Films waxad ka heli dontan Muqalada ugu quruxd badan uguna Fadida badan β€οΈβ
ΠΠ»Π°Π³ΠΎΠ΄Π°ΡΡ Π²ΡΡΠΎΠΊΠΎΠΉ ΡΠ°ΡΡΠΎΡΠ΅ ΠΎΠ±Π½ΠΎΠ²Π»Π΅Π½ΠΈΠΉ (ΠΏΠΎΡΠ»Π΅Π΄Π½ΠΈΠ΅ Π΄Π°Π½Π½ΡΠ΅ ΠΏΠΎΠ»ΡΡΠ΅Π½Ρ 08 ΠΈΡΠ½Ρ, 2026) ΠΊΠ°Π½Π°Π» ΠΏΠΎΠ΄Π΄Π΅ΡΠΆΠΈΠ²Π°Π΅Ρ Π°ΠΊΡΡΠ°Π»ΡΠ½ΠΎΡΡΡ ΠΈ Π²ΡΡΠΎΠΊΠΈΠΉ ΡΡΠΎΠ²Π΅Π½Ρ ΠΎΡ Π²Π°ΡΠ° ΠΏΡΠ±Π»ΠΈΠΊΠ°ΡΠΈΠΉ. ΠΠ½Π°Π»ΠΈΡΠΈΠΊΠ° ΠΏΠΎΠΊΠ°Π·ΡΠ²Π°Π΅Ρ, ΡΡΠΎ Π°ΡΠ΄ΠΈΡΠΎΡΠΈΡ Π°ΠΊΡΠΈΠ²Π½ΠΎ Π²Π·Π°ΠΈΠΌΠΎΠ΄Π΅ΠΉΡΡΠ²ΡΠ΅Ρ Ρ ΠΊΠΎΠ½ΡΠ΅Π½ΡΠΎΠΌ, ΡΡΠΎ Π΄Π΅Π»Π°Π΅Ρ Π΅Π³ΠΎ Π²Π°ΠΆΠ½ΠΎΠΉ ΡΠΎΡΠΊΠΎΠΉ Π²Π»ΠΈΡΠ½ΠΈΡ Π² ΠΊΠ°ΡΠ΅Π³ΠΎΡΠΈΠΈ Π€ΠΈΠ»ΡΠΌΡ.
ΠΠ°Π³ΡΡΠ·ΠΊΠ° Π΄Π°Π½Π½ΡΡ ...
| ΠΠ°ΡΠ° | ΠΡΠΈΠ²Π»Π΅ΡΠ΅Π½ΠΈΠ΅ ΠΏΠΎΠ΄ΠΏΠΈΡΡΠΈΠΊΠΎΠ² | Π£ΠΏΠΎΠΌΠΈΠ½Π°Π½ΠΈΡ | ΠΠ°Π½Π°Π»Ρ | |
| 08 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 | |||
| 07 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 | |||
| 06 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 | |||
| 05 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 | |||
| 04 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 | |||
| 03 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 | |||
| 02 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 | |||
| 01 ΠΈΡΠ½Ρ | 0 |
| 2 | Hogaamiya Maamulka la Baxay Puntland ayaa Garoowe Dib ugu Soo Laabtay Kadib Safar Qaatay Labo Todobaad oo uu Dalka Dibaddiisa ugu Maqnaa.
Siciid Cabdullaahi Deni Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe, kadib safarro qarsoodi oo uu ku tagay dalalka Itoobiya iyo Imaaraadka Carabta.
Deni ma shaacinin bixitaankiisa iyo soo laabashadiisaba , iyadoo la tilmaamay, in qaab dhuumaalaysi uu ku tagay dalalkaas.
Hogaamiyaha maamulka la baxay Puntland ayaa dalka ka dhoofay 26-kii bishii Mey ee ina dhaaftay waxa uuna dalka ka maqnaa muddo ku dhow labo todobaad oo la sheegay, inuu inta badan ku sugnaa Imaaraatka Carabta oo kamid ah dalalka xiriirka dhow la leh maamulkiisa.
Saciid Deni wax faahfaahin ah kama bixin safarka qarsoodiga ah ee uu kaga yimid dalka isku tagga Imaaraadka Carabta.
Dhawr jeer oo hore ayuu Siciid Deni sidaan oo kale safarro qarsoodi ah ugu tagay dalalka Itoobiya iyo Imaaraatka Carabta oo si weyn fargelin ugu haya arrimaha Soomaaliya. | 107 |
| 3 | Hogaamiyaha maamulka la baxay Somaliland ayaa la Sheegay, inuu Booqanayo Magaalada Qudus ee ay Yahuudda Xoogga ku Haysato.
Sida uu ku waramaya wargeyska Yahuudda ee Yedioth Ahronoth Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) hogaamiyaha maamulka la baxay Soomaliland ayaa lagu wadaa inuu toddobaadka soo socda booqasho rasmi ah ku tago dhulka ay Yahuudda xogga ku haysato ee Falastiin, gaar ahaan magaalada Qudus oo uu aqoonsaday caasimadda Yahuudda.
Wargeyska Yahuudda ayaa sheegay, in Cirro uu ka qeybgalayo xaflad si rasmi ah loogu daahfurayo Safaaradda uu maamulka Hargeysa ka furtay magaalada barakaysan ee Al-Qudus ee ku hoos jirta gumaysiga Sahaayinada.
Sida uu qoray wargeyska Yahuudda ee Yedioth Ahronoth Cabdiraxmaan Cirro ayaa kulamo la qaadan doono madaxda Kayaanka Sahayinada, sida raβisul wasaaraha Yahuudda iyo madaxweynahooda.
Ma jira wax war rasmi ah oo kasoo baxay maamullada Yahuudda iyo Somaliland oo ku aadan socdaalka la filayo inuu Cirro ku tago magaalada Qudus. | 49 |
| 4 | Madaxweynaha Eratariya ayaa ka Dagay Dalka Masar, Xilli ay Soo Laba Kaclaysay Xiisadda Gobalka Tigrayga ee Waqooyiga Itoobiya.
Isaias Afwerki Madaxweynaha Dowladda Eratariya ayaa shalay galinkii danbe gaaray magaalada Al-Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu ku joogi doono booqasho dhawr maalin qaadan doonto, sida laga soo xigtay masuuliyiinta xukuumadda Asmara.
Wasiirka Warfaafinta ee dowladda Eratariya ninka lagu magacaabo Yemane Gebremeske ayaa sheegay, in Isaias Afwerki uu kulamo muhiim ah oo lagu gorfaynayo arimo xasaasi ah uu la qaadan doono dhigiisa Masar Cabdulfataax As-Siisi.
Safarka uu madaxweynaha Eratariya ku tagay Masar ayaa lagu wadaa inuu qaato muddo llaa iyo saddax bari ah, sida uu ka shanqariyay Wasiirka Warfaafinta ee xukuumadda Asmara. | 49 |
| 5 | Xildhibaan ayaa sheegay in dowlado shisheeye ay gadaal ka riixayaan muddo kororsiga Xasan Sheekh. | 161 |
| 6 | Muslimiinta Ku Nool Gobolka Tigreega ee Dalka Itoobiya ayaa Tacadiyo Kala Kulmaya Kooxaha Kiristanka ah ee Ku Nool Gobalkaas. | 161 |
| 7 | Ciidamada Itoobiya ayaa Dad Rayid ah ku Dilay Dhulka Soomaali Galbeed ee Gumaysigooda ku Jira. | 156 |
| 8 | Xasan Sheekh ayaa la Taliye Sare ka Dhigtay, Mid Kamid ah Siyaasiyiinta ku Faana in uu Soomaaliya kusoo Dhaweeyay Xabashida Itoobiya. | 103 |
| 9 | Xildhibaan ayaa sheegay in dowlado shisheeye ay gadaal ka riixayaan muddo kororsiga Xasan Sheekh. | 1 |
| 10 | Maanta waa maalin Isniin ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 22-12-1447 oo waafaqsan 08-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir. | 100 |
| 11 | Taxane- Halyeeyadii Badar- 235.mp3 | 389 |
| 12 | Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[235]
Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan | 441 |
| 13 | Mukhtaar Rooboow ayaa lagu eedeeyay inuu lunsaday lacag kabadan 1 Milyan oo doolar, xili xujaaydii Soomaaliyeed ee sanadkan xajineysay la galiyay xaalad aad u murugo badan. | 411 |
| 14 | Halkee islamarayaan Dawlada Fadaraalka iyo Mucaaradkeeda oo dhawaan dagaal kuwada galay magaalada caasimada ah ee Muqdisho. | 350 |
| 15 | Culimada iiyo Odayaasha Wajeer oo qeylo dhaan xooggan ka muujiyay Kaniisado ku yaalla magaalada oo la geeyo caruurta Soomaaliyeed. | 271 |
| 16 | Shariif Sheekh Axmad oo beeniyay hubkii ay dhawaan Soobandhigtay Dawlada Fadaraalka ee ay sheegtay iney ka qabsatay Mucaaradka, | 268 |
| 17 | Xubinta Wararka Caalamka oo ku baxda Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada ee idaacadda Islaamiga ah ee Al-Furqaan, waxaa lagu soo gudbiyaa wararkii ugu dambeeyay ee daafaha Caalamka. | 204 |
| 18 | Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Isniin ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 2212-1447 oo waafaqsan 06-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi. | 182 |
| 19 | Muslimiinta Ku Nool Gobolka Tigreega ee Dalka Itoobiya ayaa Tacadiyo Kala Kulmaya Kooxaha Kiristanka ah ee Ku Nool Gobalkaas.
Β
Warbixinno laga helayo gobolka Tigrayga ayaa muujinaya, in Muslimiinta ku nool gobolkaasi ay la kulmayaan gaboodfalo ay kula kacayaan dadka Kiristanka ah ee kasoo jeeda qawmiyada Tigreega ama qabaaβilka kale ee dalka Itoobiya, waxaana laga hor istaagay inay si buuxda ugu gutaan acmaashooda cibaadaadka.
Β
Dhibaatooyinka ugu badan ayaa la xiriira xayiraado lagu soo rogay dhismaha masaajidda, adeegsiga cod-baahiyeyaasha salaadda, arrimaha qubuuraha Muslimiinta iyo maamnuucida xirashada xijaabka ee qaar ka mid ah dugsiyada.
Β
Arimahan ayaa horseeday dibadbaxyo iyo kulamo ay Muslimiintu ku dalbanayeen xuquuqdooda, waxayna codsi u dirsadeen muslimiinta ku nool daafaha caalamka. Maamulka Tigreega ee ka amarqaata Dawladda Itoobiya ayaa awaamir adag kusoo rogay dadka muslimiinta ah, taas oo xoojisay dhibaatoyinkii ay kala kulmayeen bushada Kiristanka ah ee ku nool gobalkaas. | 236 |
| 20 | Xasan Sheekh ayaa la Taliye Sare ka Dhigtay, Mid Kamid ah Siyaasiyiinta ku Faana in uu Soomaaliya kusoo Dhaweeyay Xabashida Itoobiya.
Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxmuud ayaa la taliye sare u magacawday Salaad Cali Jeelle oo leh taariikh madow oo Xabashi kalkaal ah.
Salaad Cali Jeelle ayaa mudoyinkii danbe Dowladda Fedaraalka ugu magacawnaa safiirka u qaabilsan Jabuuti, xilkaas oo loo magacaabay xiligii Farmaajo.
Arnta layaabka leh ayaa ah, in Salaad Cali Jeelle uu horay Xasan Sheekhku tilmaamay, nin aan tale qaadanaynin, maantana uu la taliye u noqday. | 190 |
Π£ΠΆΠ΅ Π΄ΠΎΡΡΡΠΏΠ½ΠΎ! ΠΡΡΠ»Π΅Π΄ΠΎΠ²Π°Π½ΠΈΠ΅ Telegram 2025 β ΠΊΠ»ΡΡΠ΅Π²ΡΠ΅ ΠΈΠ½ΡΠ°ΠΉΡΡ Π³ΠΎΠ΄Π° 
