ru
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Открыть в Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SNA RADIO

Канал SNA RADIO (@codkacqs) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 18 492 подписчиков, занимая 12 179 место в категории Новости и СМИ и 470 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 18 492 подписчиков.

Согласно последним данным от 01 июля, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -488, а за последние 24 часа — -29, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 10.61%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает N/A% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 1 963 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 0 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 25.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 02 июля, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Новости и СМИ.

18 492
Подписчики
-2924 часа
-1097 дней
-48830 день
Архив постов
SNA RADIO
18 492
Ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab ayaa howlgal kawada inta u dhexeeysa degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka galguduud Howlgalka ayaa lagu dilay 18 dhagarqabe oo katirsan khawaarijta

SNA RADIO
18 492
photo content
+7

SNA RADIO
18 492
photo content
+6

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Danab XDSiyo ku Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahaayeen duleedka Weelmaaro halkaas oo ay ku dileen ilaa 17 kamid ah khawaarijta. Khawaarijta lagu laayey howlgalkan gaarka ah ayaa dhawaan kasoo qalinjabiyey dugsi isqarxinta lagu baro oo khawaarijtu kulaheyd deegaanka Caanoole ee duleedka Degmada Bu'aale ee gobolka jubbada dhexe. Ciidamada ayaa sawirada idiin muuqda qaarkood ka helay teleefoonadii ay wateen khawaarijtii lagu laayey goobta halka kuwa kalena yihiin maydadkoodii markii cagta lamariyey kadib. Khawaarijta halkan lagu laayey caawa ayaa u badneyd ajaanib isugu jira Kenyan iyo Oromo.

SNA RADIO
18 492
Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Hareeri-maroodi oo ka mid ah deeganada hoos y
+6
Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Hareeri-maroodi oo ka mid ah deeganada hoos yimaada degmadda Morokori ee gobolka Hiiraan waxa ay ku dileen Horjooge ka tirsan argagixisada, waxana ay ka furteen qorigii uu watay. Ciidanka dib u xoreeynta ayaa ku raad jooga xubno ka tirsan khawaarijta oo si dhuumaaleysi ku yimaada Deegaano hoos yimaada Moqokari.

SNA RADIO
18 492
Ciidanka sida gaarka ah utababaran ee kumaandooska Xds Danab ayaa howlgal qorsheeysan ay kasameeyeen nawaaxiga degaankan Janaay Cabdale ee g.Jubada hoose kudilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad khawaarijta katirsan iyagoona kasoo furtay hub. Snaradio

SNA RADIO
18 492
photo content
+7

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Sida Gaarka ah u Tabababaran ee Kumandooska XDS ee Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan ka fuliyey Dhulka Hawdka ah Dhinaca Waqooyina Uga begaan ee degaanka Kaamjaroon ee Gobolka Jubbada hoose. Hawlgalkan ayey Ciidanku waxay Ku Dileen Horjooge & Maleeshiyaadkii uu watay ku waas oo islahaa Gabaad ka dhigta Dhulka Duurka ah. Horjoogahan ay ciidanku howlgalka ku dileen ayaa magaciisa lagu sheegay cabaas waxaana uu Argagixisada u Haa mid ka mida Horjoogayaasha Xukuma waxa ay ugu yeeraan Jabhada Isagoona Lala Dilay Shan Dhagar qabe Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka sida U Xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16'aad ee kumaandooska Danab Taliye Carab Dheeg Axmed.

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
photo content
+6

SNA RADIO
18 492
Horjooge Mahad Caga duub oo ahaa Madaxii Zakawaadka Maleyshiyada Al-shabaab oo Baxsad ka ahaa Gacanta Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa isagoo cararayo wadnaha Istaagay Horjogahaan ayaa Nabadiidka u qaabilsanaa Baada Dadka Shacabka ee Degaanada Meexaan, Towfiiq, Cali Afrax ,BudBud iyo Ceel Raydab Horjoogahaani kahor inta aanu wadnaha istaagin ayay ciidanka gacanta kudhigeen balse markii halkaasi ay xabad kabilaabatay ayuu isku dayay inuu baxsado haseyeeshe markii uu 3 km cararayay ayuu wadnaha istaagay isagoo aysan ku dhican rasaas Ciidanka xds ayaa meedkiisa kasoo qaaday goobtii uu dhintay.

SNA RADIO
18 492
Daawo: muuqaalka dagaalkii Dahar-faqay kooxda Khawaariijta ah oo dhaawacyada iyo meeydadkooda guranaayo

SNA RADIO
18 492

SNA RADIO
18 492
photo content
+5

SNA RADIO
18 492
Ciidanka kumaandooska Gor Gor ee XDS ayaa howlgal lagu xaqiijinayo Amniga kq Sameeyay Degmada xarardheere ee gobolka mudug.

SNA RADIO
18 492
photo content
+9