SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 492 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 179,并在 索马里 地区排名第 470 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 492 名订阅者。
根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -488,过去 24 小时变化为 -29,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 963 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 492
订阅者
-2924 小时
-1097 天
-48830 天
帖子存档
18 492
Ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab ayaa howlgal kawada inta u dhexeeysa degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka galguduud
Howlgalka ayaa lagu dilay 18 dhagarqabe oo katirsan khawaarijta
18 492
Ciidanka Danab XDSiyo ku Jubbaland ayaa caawa burburiyey saldhig ay Khawaarijtu ku lahaayeen duleedka Weelmaaro halkaas oo ay ku dileen ilaa 17 kamid ah khawaarijta.
Khawaarijta lagu laayey howlgalkan gaarka ah ayaa dhawaan kasoo qalinjabiyey dugsi isqarxinta lagu baro oo khawaarijtu kulaheyd deegaanka Caanoole ee duleedka Degmada Bu'aale ee gobolka jubbada dhexe.
Ciidamada ayaa sawirada idiin muuqda qaarkood ka helay teleefoonadii ay wateen khawaarijtii lagu laayey goobta halka kuwa kalena yihiin maydadkoodii markii cagta lamariyey kadib.
Khawaarijta halkan lagu laayey caawa ayaa u badneyd ajaanib isugu jira Kenyan iyo Oromo.
18 492
Ciidanka dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta howlgal ay ka sameeyeen deegaanka Hareeri-maroodi oo ka mid ah deeganada hoos yimaada degmadda Morokori ee gobolka Hiiraan waxa ay ku dileen Horjooge ka tirsan argagixisada, waxana ay ka furteen qorigii uu watay.
Ciidanka dib u xoreeynta ayaa ku raad jooga xubno ka tirsan khawaarijta oo si dhuumaaleysi ku yimaada Deegaano hoos yimaada Moqokari.
18 492
Ciidanka sida gaarka ah utababaran ee kumaandooska Xds Danab ayaa howlgal qorsheeysan ay kasameeyeen nawaaxiga degaankan Janaay Cabdale ee g.Jubada hoose kudilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad khawaarijta katirsan iyagoona kasoo furtay hub. Snaradio
18 492
Ciidanka Sida Gaarka ah u Tabababaran ee Kumandooska XDS ee Danab ayaa Hawlgal Qorshaysan ka fuliyey Dhulka Hawdka ah Dhinaca Waqooyina Uga begaan ee degaanka Kaamjaroon ee Gobolka Jubbada hoose.
Hawlgalkan ayey Ciidanku waxay Ku Dileen Horjooge & Maleeshiyaadkii uu watay ku waas oo islahaa Gabaad ka dhigta Dhulka Duurka ah.
Horjoogahan ay ciidanku howlgalka ku dileen ayaa magaciisa lagu sheegay cabaas waxaana uu Argagixisada u Haa mid ka mida Horjoogayaasha Xukuma waxa ay ugu yeeraan Jabhada Isagoona Lala Dilay Shan Dhagar qabe Sida uu Warbaahinta Ciidamada Qalabka sida U Xaqiijiyey Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16'aad ee kumaandooska Danab Taliye Carab Dheeg Axmed.
18 492
Horjooge Mahad Caga duub oo ahaa Madaxii Zakawaadka Maleyshiyada Al-shabaab oo Baxsad ka ahaa Gacanta Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa isagoo cararayo wadnaha Istaagay
Horjogahaan ayaa Nabadiidka u qaabilsanaa Baada Dadka Shacabka ee Degaanada Meexaan, Towfiiq, Cali Afrax ,BudBud iyo Ceel Raydab
Horjoogahaani kahor inta aanu wadnaha istaagin ayay ciidanka gacanta kudhigeen balse markii halkaasi ay xabad kabilaabatay ayuu isku dayay inuu baxsado haseyeeshe markii uu 3 km cararayay ayuu wadnaha istaagay isagoo aysan ku dhican rasaas
Ciidanka xds ayaa meedkiisa kasoo qaaday goobtii uu dhintay.
18 492
Daawo: muuqaalka dagaalkii Dahar-faqay kooxda Khawaariijta ah oo dhaawacyada iyo meeydadkooda guranaayo
18 492
Ciidanka kumaandooska Gor Gor ee XDS ayaa howlgal lagu xaqiijinayo Amniga kq Sameeyay Degmada xarardheere ee gobolka mudug.
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
