ru
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Открыть в Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SNA RADIO

Канал SNA RADIO (@codkacqs) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 18 492 подписчиков, занимая 12 179 место в категории Новости и СМИ и 470 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 18 492 подписчиков.

Согласно последним данным от 01 июля, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -488, а за последние 24 часа — -29, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 10.61%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает N/A% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 1 963 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 0 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 25.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 02 июля, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Новости и СМИ.

18 492
Подписчики
-2924 часа
-1097 дней
-48830 день
Архив постов
SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Degaanka ayaa howlgal qorsheeysan waxeey kasameeyeen Cali-Qaboobe oo qiyaastii 50 km dhanka koonfureed kaga beegan degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug. Taliyaha Ciidanka Xds Jeneraal Odawa Yusuf Rage ayaa Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida u sheegay in ciidanka Xds ay ka warheleen qorshaha khawaarijta islamarkaasna howlgalka qorsheeysan looga dilay 40 dhagarqabe iyadoona laga gubay gaari BG ah oo ay kasoo buuxiyeen waxyaabaha qarxa. Taliyaha ayaa sidookale sheegay in khawaarijta nolosha looga qabtay maleeshiyaad nool iyo gaari Faah faahin dheeraad ah kala soco snaradio

SNA RADIO
18 492
Howlgal gaar ah oo Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deegaanka ka sameeyeen deegaanada Ceel Qansax & Ceel Huyun ayaa lagu qaarajiyay Horjoogayaal ka tirsan Kooxda Khawaariijta ah Cartan ileey oo ahaa Gacan-yaraha Kobakudukade ayaa lagu dilay howlgalka sidoo kale Ciidanku waxaa ay burburiyeen Saldhigyadii Kooxda Daahir Calasoow oo dhibaato xoogan ka geeystay Gobada Galgaduud iyo Sh/dhexe ayaa sidoo kale lagu dhaawacay Dagaalka oo lagu jebiyay Khawaariijta

SNA RADIO
18 492
photo content
+3

SNA RADIO
18 492
Ku dhawaad 10 maleeshiyaad katirsan khawaarijta Al-shabaab ayay Ciidanka Xds li dileen inta u dhexeeysa Janaale iyo buffoon bacaad

SNA RADIO
18 492
photo content
+2

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Ciidanka xoogga dalka ayaa saaka toogtay 14 Dhagarqabe oo ka tirsan khawaarijta, kuwaas oo isku dayay inay soo weeraraan fariisimaha ciidanka ee deegaanka Makuude oo qiyaasti 7 KM dhanka koonfurta ka xiga Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay.

SNA RADIO
18 492
photo content
+1

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xds ee Danab oo kaashanaya ciidanka Nabadsugida jubaland ayaa howlgal qorsheeysan kasameeyay degaano ay kamid yihiin Biibi, Maalka-dhaqajo, Beer-xaani, Qudus, oo katirsan gobolka Jubada hoose. Ciidanka ayaa howlgalka kudilay 5 dhagarqabayaal katirsan maleeshiyaadka khawaarijta Al-shabaab iyadoona nolosha lagu qabtay dhagarqabekale iyo 5 Ak47sida uu warbaahinta Ciidmadda Qalabka Sida uu sheegay Taliyaha Ururka 5-aad Guutada 16-aad Kumaandooska Xds ee Danab Carab Dheeg Axmed. Ciidanka Xds ayaa gobolada dalka kawada howlgalo lagu ciribtirayo kooxda khawaarijta Al-shabaab.

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
photo content

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Kumandoska Danab XDS ayaa howlgal ka sameeyey Dhulka Duurka Ama Hawdka oo Hoos taga Deegaanka Ceel Cali Axmed ee Gobolka Shabeelaha dhexe,kuwaas oo ay ku dhuumaaleysanyeen maleeshiyaad katirsan khawaarijta alshabaab,Waxana ay gabi ahaanba isaga careereen Gobahaasi.

SNA RADIO
18 492
photo content
+8

SNA RADIO
18 492
Inkabadan 30 Khawaarij ah oo Maleeshiyaad iyo Horjoogayaal iskugu jira ayaa looga dilay dagaal saaka ka dhacay tuulada Daaru-naciim Sidoo kale waxaa looga furtay hubka nuucyadiisa kala duwan waxaana ilaa hada yaala maydkooda oo ay ka carareen

SNA RADIO
18 492
photo content
+5