ru
Feedback
HINDISE

HINDISE

Открыть в Telegram

ALLE S.W.T Wuxuu yidhi (فاقصص القصص لعلهم يتفكرون). Umad aan garanayn taariikhdeeda ma Ma wanaajiso qaabaynta mustaqbalkeeda. Qofka Taariikhda Akhriya ma galo qalbigiisa quusasho waligii! Aduunkana wuxuu u arkayaa in ay tahay maalmo kaliya.

Больше
2 808
Подписчики
-324 часа
-187 дней
-4630 день
Архив постов
HINDISE
2 806
Daarta laylaan ka baadhaa Daarahaan marayee Darbigaan kolba dhunkashiyo laabta galiyaaye Qalbigeygu daartiyo musan dagin boga
Daarta laylaan ka baadhaa Daarahaan marayee Darbigaan kolba dhunkashiyo laabta galiyaaye Qalbigeygu daartiyo musan dagin bogaygee Ase cida daarta dagan baa dagtay laabtaydii

HINDISE
2 806
"Hadda way dhammaadeen Dagaalladii Saliibiyiinta ee macatablayda." Iyagu ma aysan illoobin, annaguna nasiib darro waan illoownay! Xigasho: Buugga Xusuusaha Suldaan Cabdulxamiid II ee uu qoray Murad Doman.

HINDISE
2 806
Iyagu ma aysan illoobin, annaguna nasiib darro waan illoownay! Markii ciidamadii Giriigga ee Masiixiyiinta ahaa intii lagu ji
Iyagu ma aysan illoobin, annaguna nasiib darro waan illoownay! Markii ciidamadii Giriigga ee Masiixiyiinta ahaa intii lagu jiray Dagaalkii Koowaad ee Adduunka galeen magaalada Bursa ee Turkiga Caasimadna u ahayd dawladii Faca weyneyd ee Cuthmaaniyiinta; Taliyihii ciidanka Giriigga ayaa galay qabriga Suldaan Cusmaan Gaazi, aasaasihii Dawladdii Cusmaaniyiinta, dabadeedna laag ayuu ku dhuftay qabriga isagoo ku qaylinaya: "Kac, kaagan cimaamada waynoow ! Kac, Cusmaankii weynaayoow! Kac si aad u aragto xaaladda ay ku sugan yihiin tafiirtaadu. Waxaan burburinnay dawladdii aad aasaastay, waxaan u imid inaan ku dilo!" Markii ciidamadii Faransiiska ay galeen Shaam intii lagu jiray Dagaalkii Koowaad ee Adduunka, Janaraal Gouraud wuxuu si toos ah u aaday qabriga Salaaxudiin Al-Ayuubi, laad ayuuna ku dhuftay isagoo yiri: "Salaaxudiinow, waanu soo laabannay ." Sidoo kale, markii ciidamadii Ingiriisku galeen Qudus, Janaraal Allenby wuxuu yiri:

HINDISE
2 806
Голосовое сообщение08:48

HINDISE
2 806
Qisadii 7aad Caawa diyaar ma u tihiin ?

HINDISE
2 806
Caawa diyaar ma u tihiin qisadii 7aad ?

HINDISE
2 806
Qisadii 6aad : Aabe ha ii ilmeyn Maxaa yeelay Qolkan 4kun oo jeer ayaan....?

HINDISE
2 806
Caawa Qisadii 6aad diyaar ma u tihiin mise ismuujiya

HINDISE
2 806
Soomaalidii, culimo iyo caamoba, way jahawareereen. Xitaa hadalkii Nebiga (NNKH) iyo xadiisyadiisii ayay si khaldan u fahmeen
Soomaalidii, culimo iyo caamoba, way jahawareereen. Xitaa hadalkii Nebiga (NNKH) iyo xadiisyadiisii ayay si khaldan u fahmeen. 🤔 Sababtoo ah xayawaanka loo yaqaan ورل oo sun leh ayay u maleeyeen inuu Nebigu (NNKH) fasaxay in hilibkiisa la cuno.🤣Nasiib darro, wey marinhabaabeen. xayawaanka Nebigu (NNKH) fasaxay cunistiisa waa الضب, waayo bahalkaasi sun ma laha, geedaha oo keliya ayuu daaqaa, hilibkiisana waxaa lagu yaqaannaa inuu daawo iyo nafaqo yahay. Fiiro gaar ah: Midka hilibkiisa la cuni karo waxaa loo yaqaan #Dabasaqaf, #Dabaxanaf, waxaana magaciisa Carabiga ah la yiraahdaa #الضب. Midka hilibkiisu xaaraanta yahayna waxaa loo yaqaan #Masocagaleey, #Maso, #Riyonuug, #Abeesocagaleey, #Gaannuug, #Abeesojilfaxley iyo #Afar_iyo_adinley, waxaana magaciisa Carabiga ah la yiraahdaa #ورل. Labadoodu iskuma eka, maxaa yeelay mid wuxuu u eg yahay yaxaas, waana bahal sun leh; kan kalena waa bahal qurux badan oo muuqaal wanaagsan leh. Hadalkayga ma fahamteen❓

HINDISE
2 806
Qisadii 5aad : Shantaas Farood Ii Fasir , Maxaad Ula Jeedaa?!

HINDISE
2 806
Qisada 5aad Caawa Yaa U Diyaara Ismuujiya 🎊

HINDISE
2 806
Qisadii 4aad : Caruuska Caawaan nafta ka qaadayaa...?

HINDISE
2 806
Caawa diyaar ma tihiin qisadii afraad ?

HINDISE
2 806
Голосовое сообщение03:55

HINDISE
2 806
Qisadii 3aad caawa yaa diyaarina farta taag ☝️

HINDISE
2 806
Голосовое сообщение03:55

HINDISE
2 806
Caawa qiso kale diyaar ma i tihiin mise tii 1aadba maydaan dhagaysan 🤔

HINDISE
2 806
Markastood qisada ka falcelisaan waa markastoon ogaado inaan dagalkan telegram ku haysto dad i dhagaysta oo ila socda waana markasta oo aan ishawlo oon qisaska & taariikhda caaqibadaleh idinka dharjiyo insha allah markaa ka falceliya insha allah love ❤️ like 👍 & qormo faa'iido wadata si aan u ogaado inaan haysto dad igu taageeraya khayrka