HINDISE
رفتن به کانال در Telegram
ALLE S.W.T Wuxuu yidhi (فاقصص القصص لعلهم يتفكرون). Umad aan garanayn taariikhdeeda ma Ma wanaajiso qaabaynta mustaqbalkeeda. Qofka Taariikhda Akhriya ma galo qalbigiisa quusasho waligii! Aduunkana wuxuu u arkayaa in ay tahay maalmo kaliya.
نمایش بیشتر2 809
مشترکین
-324 ساعت
-157 روز
-4630 روز
آرشیو پست ها
2 808
Soomaalidii, culimo iyo caamoba, way jahawareereen. Xitaa hadalkii Nebiga (NNKH) iyo xadiisyadiisii ayay si khaldan u fahmeen. 🤔
Sababtoo ah xayawaanka loo yaqaan ورل oo sun leh ayay u maleeyeen inuu Nebigu (NNKH) fasaxay in hilibkiisa la cuno.🤣Nasiib darro, wey marinhabaabeen.
xayawaanka Nebigu (NNKH) fasaxay cunistiisa waa الضب, waayo bahalkaasi sun ma laha, geedaha oo keliya ayuu daaqaa, hilibkiisana waxaa lagu yaqaannaa inuu daawo iyo nafaqo yahay. Fiiro gaar ah: Midka hilibkiisa la cuni karo waxaa loo yaqaan #Dabasaqaf, #Dabaxanaf, waxaana magaciisa Carabiga ah la yiraahdaa #الضب.
Midka hilibkiisu xaaraanta yahayna waxaa loo yaqaan #Masocagaleey, #Maso, #Riyonuug, #Abeesocagaleey, #Gaannuug, #Abeesojilfaxley iyo #Afar_iyo_adinley, waxaana magaciisa Carabiga ah la yiraahdaa #ورل.
Labadoodu iskuma eka, maxaa yeelay mid wuxuu u eg yahay yaxaas, waana bahal sun leh; kan kalena waa bahal qurux badan oo muuqaal wanaagsan leh. Hadalkayga ma fahamteen❓
2 808
Markastood qisada ka falcelisaan waa markastoon ogaado inaan dagalkan telegram ku haysto dad i dhagaysta oo ila socda waana markasta oo aan ishawlo oon qisaska & taariikhda caaqibadaleh idinka dharjiyo insha allah markaa ka falceliya insha allah love ❤️ like 👍 & qormo faa'iido wadata si aan u ogaado inaan haysto dad igu taageeraya khayrka
2 808
Kawaram habeen kasta qiso hadaan soo duubo kolba mawduuc ka hadlaysa idinkuna aad ku seexataan
