ru
Feedback
DHIIRIYE CHENNEL

DHIIRIYE CHENNEL

Открыть в Telegram

WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. ♥️💯 Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer nagala soo xariir👉👉@SalaadSoomaali

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала DHIIRIYE CHENNEL

Канал DHIIRIYE CHENNEL (@dhiiriye) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 10 017 подписчиков, занимая 2 537 место в категории Мотивация и цитаты и 725 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 10 017 подписчиков.

Согласно последним данным от 25 июля, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило 250, а за последние 24 часа — 9, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 6.28%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 1.55% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 629 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 155 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 5.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. ♥️💯 Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer nagala soo xariir👉👉@SalaadSoomaali

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 26 июля, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Мотивация и цитаты.

10 017
Подписчики
+924 часа
+317 дней
+25030 день
Архив постов
Maxaa Kaa Hor Taagan Guusha? Guushu ma aha nasiib keliya; waa natiijada go'aan adag, dadaal joogto ah, iyo dulqaad. Dad badan waxay rabaan inay guulaystaan, laakiin waxaa jira caqabado ay iyagu isugu noqdaan jid-gooyo. 1. Cabsi Cabsi laga qabo guuldarro ama waxa dadka kale kaa dhihi doonaan waxay kaa hor istaagtaa inaad tallaabada ugu horreysa qaaddo. 2. Dib-u-dhigasho (Procrastination) Markaad had iyo jeer tiraahdo "berri ayaan bilaabayaa," fursado badan ayaa ku dhaafa adigoon waxba qaban. 3. Yool La'aan Haddii aadan garanayn meesha aad u socoto, way adkaanaysaa inaad gaarto guul. Qofka leh yool cad ayaa si sahlan u qorsheeya tallaabooyinkiisa. 4. Caajis iyo Dadaal La'aan Guul kasta waxay u baahan tahay shaqo adag. Ma jiro qof meel sare gaaray isagoo fadhiya oo sugaya mucjiso. 5. Kalsooni La'aan Haddii aadan naftaada rumaysnayn, way adkaanaysaa in dadka kale ku rumaystaan. Ku billow inaad aaminto awooddaada. 6. Saaxiibo Aan Fiicnayn Dad taban ama aan himilo lahayn waxay kaa leexin karaan waddada guusha. La saaxiib dadka ku dhiirrigeliya oo ku taageera. 7. Barasho Joogto Ah La'aan Dunidu maalin kasta way is beddeshaa. Qofka joojiya waxbarashada wuxuu ka harayaa fursado badan. Gunaanad Guusha kuma xirna meesha aad ka timid; waxay ku xirantahay go'aanka aad maanta qaadato. Ka adkaaw cabsida, jooji dib-u-dhigashada, dejiso yoolal cad, dadaal joogto ah samee, kana faa'iidayso fursad kasta oo wax lagu barto. Xusuusnow: Waxa ugu weyn ee kaa hor istaagi kara guusha waa adiga laftaada. Marka aad naftaada beddesho, noloshaaduna way is beddeshaa.

Nolosha lagu qanacsan yahay ayaa ka wanaagsan nolosha guusha laga gaaray; waayo guusheenna waxaa qiimeeya dadka kale, halka q
Nolosha lagu qanacsan yahay ayaa ka wanaagsan nolosha guusha laga gaaray; waayo guusheenna waxaa qiimeeya dadka kale, halka qanacsanaanteenna ay qiimeeyaan nafteenna, maskaxdeenna iyo qalbigeenna.

Qiimaha Akhlaaqda Wanaagsan Akhlaaqda wanaagsani . Waxay qofka u horseeddaa jacaylka Alle iyo kan dadka, waxayna bulshada ku
Qiimaha Akhlaaqda Wanaagsan Akhlaaqda wanaagsani . Waxay qofka u horseeddaa jacaylka Alle iyo kan dadka, waxayna bulshada ku abuurtaa kalgacal, ixtiraam iyo is-aaminaad. Qofka akhlaaqdiisu wanaagsan tahay waxaa lagu gartaa run-sheegid, daacadnimo, dulqaad, naxariis iyo is-hoosaysiin. Alle SWT wuxuu ku ammaanay Nebigiisa ﷺ isagoo yiri: ﴿وَإِنَّكَ لَعَلَىٰ خُلُقٍ عَظِيمٍ﴾ "Adiguna waxaad dhab ahaan ku sugan tahay akhlaaq aad u weyn." (Suuratul Qalam: 4) Nebigu ﷺ wuxuu yiri: «إِنَّ مِنْ أَحَبِّكُمْ إِلَيَّ وَأَقْرَبِكُمْ مِنِّي مَجْلِسًا يَوْمَ الْقِيَامَةِ أَحَاسِنُكُمْ أَخْلَاقًا» "Kuwa aan idiinka jeclahay, uguna dhowaan doona maalinta Qiyaamaha waa kuwa ugu akhlaaqda wanaagsan." (Tirmidi) Sidaas darteed, qof kasta oo Muslim ahi waa inuu ku dadaalaa hagaajinta akhlaaqdiisa, maadaama akhlaaqda wanaagsani ay tahay sabab lagu helo raallinimada Alle, jacaylka dadka, iyo guusha adduun iyo aakhripa waynu dhamaanteen hagaajino akhlaaqiyaheen ❤️😊

Khaladku waa hal bog oo nolosha ka mid ah, Laakiin xiriirku waa buug dhammaystiran. Haddaba, ha lumin buug dhan bog keliya aw
Khaladku waa hal bog oo nolosha ka mid ah, Laakiin xiriirku waa buug dhammaystiran. Haddaba, ha lumin buug dhan bog keliya awgiis.

• 𝐖𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐘𝗶𝗿𝗶 • 𝖩𝖺𝗇𝖺𝗇 𝗂𝗒𝗈 𝖧𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖽𝗈𝗈𝗇𝗍𝗈 • 𝖩𝖺𝗀𝗈 𝗌𝖺𝗋𝖾 𝗂𝗇𝖺𝖺𝖽 𝗀𝖺𝖺𝗋𝗍𝗈 • 𝖶𝖺𝖺 𝖫𝗈𝗈
• 𝐖𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐘𝗶𝗿𝗶 • 𝖩𝖺𝗇𝖺𝗇 𝗂𝗒𝗈 𝖧𝖺𝖽𝖽𝖺 𝖽𝗈𝗈𝗇𝗍𝗈 • 𝖩𝖺𝗀𝗈 𝗌𝖺𝗋𝖾 𝗂𝗇𝖺𝖺𝖽 𝗀𝖺𝖺𝗋𝗍𝗈 • 𝖶𝖺𝖺 𝖫𝗈𝗈 𝗃𝖺𝗋𝗆𝖺𝖺𝖽𝖺𝖺𝗒𝖾 • 𝖩𝗂𝖫_𝗃𝗂𝖫𝖾𝖾𝖼 𝗄𝗎 𝗁𝖾𝖫𝗂-𝗆𝖺𝗒𝗌𝗂𝖽 • 𝖧𝖺𝗆𝗂 𝗃𝗈𝗈𝗀𝖺 𝖫𝖺𝖺𝖻𝗍𝖺𝖽𝖺 • 𝖬𝖺𝗋𝗄𝖺 𝖺𝖺𝖽 𝗎 𝗃𝗂𝗂𝗋-𝗃𝗂𝗂𝗋𝗍𝗈 • 𝖩𝗎𝗀𝗀𝗈 𝗆𝗂𝗂𝗋𝖺𝗇 𝗈𝗈 𝗒𝖺𝖺𝖫𝖺 • 𝖩𝖾𝖾𝗋𝗇𝖺 𝖫𝖺𝗀𝖺 𝗆𝖺 𝗐𝖺𝖺𝗒𝗈 • 𝖨𝗌𝗄𝖺 𝗃𝗂𝗂𝖿𝗄𝖺 𝗋𝗎𝗎𝗑𝖽𝖺𝖽𝖺 • 𝖩𝖺𝗋 𝗑𝗎𝗇 𝖻𝗎𝗎 𝗄𝖺 𝗍𝗎𝗎𝗋𝖺𝗒𝖾 • 𝖨𝗇𝗍𝖺 𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺 𝗃𝖺𝗋𝖺 𝖽𝗂𝗂𝖽𝗈 • 𝖭𝖺𝖿𝗍𝖺 𝗃𝖾𝖾𝖽𝖺𝖫 𝗎𝗀𝖺 𝗊𝖺𝖺𝖽𝗈 • 𝖣𝖺𝖽𝗄𝖺 𝗄𝗎𝗀𝗎 𝗃𝗂𝗄𝖺𝖺𝗋𝖺𝗒𝖺 • 𝖣𝖺𝗇𝗍𝖺 𝖺𝖺𝖽 𝗎 𝗌𝗈 𝗃𝖾𝖾𝖽𝗈 • 𝖧𝖺𝗇𝗄𝖺 𝗒𝖺𝖺𝗇𝖺𝗒 𝗄𝖺 𝗃𝖺𝖻𝗂𝗇 • 𝖧𝖺 𝗎 𝗃𝖺𝖫𝖾𝖾𝖼𝗂𝗇 𝖽𝗁𝗂𝗇𝖺𝖼𝗈𝗈𝖽𝖺 • 𝖧𝖺𝗒-𝗄𝖺𝖼 𝖫𝖺 𝗃𝖺𝖺𝗋𝗄𝗂𝗂𝗌𝗎 • 𝖩𝗎𝖽𝗁𝖺 𝗐𝗎 𝖽𝗁𝖺𝗆𝖺𝖽𝖺𝗒𝖾 • 𝖣𝗈𝗈𝗇𝗂𝗌𝗍𝖺 𝗃𝖺𝖼𝖺𝗒𝖫 𝗒𝖾𝖾𝖫𝗈 • 𝖩𝗈𝗈𝗀𝗍𝖺𝗒 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝖽𝗈𝗈𝗇𝗍𝗈..                       🍂          ➪ 𝐒𝗵𝗮𝗮𝗳𝗶𝗰𝗶 𝐘𝘂𝘂𝘀𝘂𝗳 𝐌𝗮𝘅𝗮𝗺𝘂𝗱 ༄ 𝐀𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝐀𝗿𝗶𝗻_𝐒𝗮𝗠𝗲༆                                             🍂                                      ♡ ㅤ    ❍ㅤ      ⎙       ⌲                       ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ                  ❍━━━━━━━ლ━━━━━━━❍  

1. Dhallinyaradu waa laf-dhabarta bulshada iyo rajada mustaqbalka. 2. Dhallinyarada aqoonta leh ayaa dhisa bulsho horumarsan.
1. Dhallinyaradu waa laf-dhabarta bulshada iyo rajada mustaqbalka. 2. Dhallinyarada aqoonta leh ayaa dhisa bulsho horumarsan. 3. Waqtiga aad maanta ka faa'iidaysato ayaa go'aamiya mustaqbalkaaga berrito. 4. Dadaal, anshax, iyo dulqaad waa furayaasha guusha dhallinyarada. 5. Dhallinyarada waa inay ka fogaadaan balwadaha oo ay doortaan waxbarasho iyo shaqo. 6. Maalgashiga ugu wanaagsan ee dhallinyaradu samayn karaan waa aqoonta iyo xirfadaha.

Qof kastaa wuxuu jecelyahay inuu heer iyo hurumar ka gaadho nolosha , mid kasta oo inaga mid ahi wuxuu jecelyahay guusha mana
Qof kastaa wuxuu jecelyahay inuu heer iyo hurumar ka gaadho nolosha , mid kasta oo inaga mid ahi wuxuu jecelyahay guusha mana aqbali karo guul darro saasay tahay aqoonta iyo waxbarashadu waa seeska guushaada .ardaynimo ma dhamaato oo ruuxa dhabta ah ilaa dhimashada waxay ahaan doontaa maciisa .waxbarasho ma ahan waxbarasho adoo buuxiya shuruudaha ardaynimo mooyee .ardayda inta u badani waxay wax u bartaan shahaado ee wax uma bartaa aqoon maskaxda kobcisa iyo mustaqbal nuuraya toona , hadhowna halkay dhalintaasi noqon lahaayeen hal-abuurada wadanka ayey odhanayaan wadanku waa shaqo la'aan taasina waxa keentay waxbarashadii aan tayada lahayd ee naf qasabka ahayd. Hadaba ardayga wanaagsani waa mid ka duwan dadkaas . Waa ruux cilmi baadhis badan , wakhti ilaalin badan oo dadaal iyo juhdi badan .waxa uu xiiseeyaa aqoonta waxa ay noloshiisu leeday jadwal uu ku scdo maalinkiisu waa arday xikmad iyo maskax furan leh .hadaba sidee ayaad u noqon kartaa arday wanaagsan ? Waxaad arday wanaagsan noqon kartaa marka aad la

Salaadda Subax (Fajr), dadka Jannada u hamuun qaba! Ogaada Faralka Salaadda Subax: Qofkii tukada wuxuu gelayaa ilaalinta iyo damaanadda Alle. Sunnada Fajrka:ka horeysa  Waxay ka khayr badan tahay adduunka iyo waxa ku dhex jira oo dhan. Qur'aanka Fajrka: Waxaa ka markhaati kaca malaa'igta habeenka iyo malaa'igta maalinta. "Qur'aanka waaberigana waa mid ay malaa'igtu ka soo qayb gasho." (Suuradda Al-Israa': 78) Salaadda Subax: Waa mid ka mid ah sababaha lagu mutaysto in Alle ﷻ lagu arko Jannada.

Weligaa ha u qaabayn shakhsiyaddaada sida beerta oo kale, taas oo qof kastaa uu dhex mari karo. U qaabee shakhsiyaddaada sida
Weligaa ha u qaabayn shakhsiyaddaada sida beerta oo kale, taas oo qof kastaa uu dhex mari karo. U qaabee shakhsiyaddaada sida cirka oo kale, kaas oo qof kastaa U hamuun qabo inuu gaaro.

Ogeysiis Muhiim ah Waxa maanta bilaash ka dhignay Course-ka Crypto Currency kaliya 1$ isku diiwaangeli. Sida aad aragtaan wax
Ogeysiis Muhiim ah Waxa maanta bilaash ka dhignay Course-ka Crypto Currency kaliya 1$ isku diiwaangeli. Sida aad aragtaan waxa ka faa'iideystay 8️⃣9️⃣ QOF. Iska diiwaangeli WhatsApp-kan. 👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽 https://wa.me/252613000897

*Farriin adiga kuu socota* ✉️ _Ha murugoon haddii qaar ka mid ah riyooyinkaagii ay burbureen... Waxaa laga yaabaa in Alle uu
*Farriin adiga kuu socota* ✉️ _Ha murugoon haddii qaar ka mid ah riyooyinkaagii ay burbureen... Waxaa laga yaabaa in Alle uu ku arkay wax dhib kuu ah, sidaas darteedna uu kuu diyaariyey riyo ka sii qurux badan._ 🤍🎀 Waxaa iman doona maalin aad Alle uga mahadcelin doonto waxyaabo aad markii hore u malaynaysay in khasaarahoodu yahay musiibo.. 🥹

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

• 𝐖𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐘𝗶𝗿𝗶 • 𝖧𝖺𝗌𝖺𝗐𝖺𝗁𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗄𝖺𝖽𝖺𝗇 𝖧𝖾𝗒𝗇𝗈 𝖫𝖺𝗀𝖺 𝗀𝗎𝗎𝗋𝗒𝖾 • 𝖧𝗂𝗇𝖽𝗂𝗌𝗂𝗒𝗈 𝖼𝗂
• 𝐖𝘂𝘅𝘂𝘂 𝐘𝗶𝗿𝗶 • 𝖧𝖺𝗌𝖺𝗐𝖺𝗁𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗄𝖺𝖽𝖺𝗇 𝖧𝖾𝗒𝗇𝗈 𝖫𝖺𝗀𝖺 𝗀𝗎𝗎𝗋𝗒𝖾 • 𝖧𝗂𝗇𝖽𝗂𝗌𝗂𝗒𝗈 𝖼𝗂𝖫𝗆𝖺𝗇 𝖫𝖺𝗀𝗎 𝗃𝗂𝗋𝖺 𝖧𝖾𝗀𝖾𝗋𝖽𝖺𝗇𝗄𝗂𝗂𝗌𝗂𝗒𝖾 • 𝖧𝖺𝗐𝖺𝖽𝖺𝖻𝖺 𝖫𝗈 𝖻𝖺𝗋𝖺𝗍𝖺𝗆𝖺𝗒 i𝗒𝗈 𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝖽𝖺 𝗌𝖺𝗋𝖾 𝖾𝖾 • 𝖧𝖺𝗋𝗄𝖺 𝖫𝖺𝖻𝖺𝖽𝖺 𝗀𝖺𝖫𝗂𝗇 𝖻𝖺 𝖢𝗂𝖫𝗆𝗂𝗀𝖺 𝗁𝖾𝗋𝗄𝗂 𝗄𝗈𝗋𝖺𝗒𝖺𝗒𝖾 • 𝖧𝖺𝖫-𝖺𝖻𝗎𝗎𝗋𝗄𝗎 𝗐𝖺𝗀𝗂 𝖻𝖺𝗋𝗒𝖺𝖻𝖺 𝖶𝗎 𝖧𝗈𝗋𝖫𝖾𝖾𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒𝖾 • 𝖧𝖺𝖽𝖻𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝖫𝖺 𝗁𝖾𝖫𝖺𝗒𝖺 𝖠𝗊𝗈𝗈𝗇 𝖫𝗈 𝗁𝖺𝗆𝗎𝗎𝗇 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗒𝖾 • 𝖧𝖺𝗆𝗂𝗀𝖺 𝗌𝖺𝗒𝗇𝗂𝗌 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗇𝗄𝖺 𝖬𝖺𝖫𝗎𝗎𝗀 𝗁𝗂𝗋 𝗎𝗀𝖺 𝗆𝗎𝗎𝗊𝖽𝖺 • 𝖧𝖺𝗇𝗄𝖺𝗇𝖺 𝖫𝖺 𝗂𝗌𝗄𝗎 𝖽𝗁𝖺𝖺𝖿𝖺𝗒 𝖾𝖾 • 𝖣𝖺𝖽𝗄𝗎𝖻𝖺 𝗁𝖺𝗒𝖻𝗍𝖺 𝗀𝗎𝗎𝖽 𝗌𝗂𝗆𝖺𝗇𝖾 𝖰𝗈𝖿 𝗐𝖺𝖫𝖻𝖺 𝗁𝗈𝗈𝗒𝗈 𝗄𝖺𝖫𝗂  • 𝖡𝖺 𝖽𝗁𝖺𝗌𝗁𝗈 𝗐𝖺𝖺 𝖫𝖺 𝗌𝗈 𝗁𝖺𝖻𝖺𝗒𝖾 𝖶𝖺𝖺 𝗄𝖺𝖫𝖺 𝗁𝗈𝗋𝖾𝗒𝖺𝗇 𝗁𝖺𝖽𝖺𝗇𝖺 • 𝖧𝖾𝖾𝗋𝗄𝖺 𝗇𝗈𝖫𝗈𝖫𝖾𝖽𝖾 • 𝖰𝗈𝗈𝗇 𝗐𝖺𝖫𝗂𝖻𝖺 𝖧𝗂𝖫𝗂𝗇𝗄𝗎 𝗆𝖺𝗋𝖺𝗒 𝖡𝗎 𝗁𝖾𝖫𝗂 𝖺𝖻𝖺𝖺𝖫𝗄𝗂𝗌𝖾 • 𝖧𝖺𝖫𝗄𝗎 𝗐𝖺𝖺𝖫𝗂𝖽𝗄𝗂 𝗃𝖾𝖼𝖾𝖫𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖻𝗎 𝗍𝗈𝖻𝖺𝗇 𝗁𝖺𝖺𝗇𝗌𝗁𝖺𝗒𝖾 • 𝖧𝖺𝖽𝖺𝗊𝖺 𝗂𝖫𝗆𝖺𝗁𝖺 𝖫𝖺𝗀𝗎 𝖻𝖺𝗋𝖺 • 𝖳𝖺𝗒 𝗁𝖺𝖽𝗁𝗈𝗐 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗇𝖾 𝖧𝖺𝖽𝖺𝗇 𝗁𝖺𝗐𝖫 𝖫𝖺 𝗀𝖺𝖫𝗂𝗇 • 𝖫𝖺𝗀𝖺𝗆𝖺 𝖻𝖺𝗑𝗈 𝗁𝗂𝗂𝗋𝗍𝖺 𝗀𝖺𝗃𝖺𝖽𝖺 𝖾 • 𝖦𝗈𝗈𝗋𝗍𝖺𝗒 𝗁𝖺𝖫 𝗇𝗈𝗊𝗈𝗍𝗈 𝖻𝖺𝗒 𝖴𝗆𝖺𝖽𝗂 𝗁𝗈𝗋𝗎 𝗄𝖺𝖼 𝗀𝖺𝖺𝗋𝗍𝖺𝗒𝖾                      🍂 ➪   𝐀𝗯𝘄𝗮𝗮𝗻 𝐂/𝗤𝗮𝗮𝗱𝗶𝗿 𝐂𝗮𝗯𝗱𝗶 ㇽ 𝗦𝗵𝘂𝗯𝗲 ༆                      🍂

Kuwa u malaynaya inaan u baahanahay, u sheega in malaha qaar uu yahay dambi." ﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اجْتَنِبُوا كَث
Kuwa u malaynaya inaan u baahanahay, u sheega in malaha qaar uu yahay dambi." ﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اجْتَنِبُوا كَثِيرًا مِنَ الظَّنِّ ۖ إِنَّ بَعْضَ الظَّنِّ إِثْمٌ﴾ "Kuwa xaqa rumeeyow! Ka fogaada malaha badan; maxaa yeelay malaha qaarkiis waa dambi." (Suuratul Xujuraat: 12) https://t.me/abdiraxman14

(وَهُو عَلى كل شَيء قدير) "Wax walba wuu karaa Alle" Akhri oo ku celceli qalbigaaga maalin kasta.oo xaqiiqso in dhammaan waxa
(وَهُو عَلى كل شَيء قدير) "Wax walba wuu karaa Alle" Akhri oo ku celceli qalbigaaga maalin kasta.oo xaqiiqso in dhammaan waxa aad doonayso ay u fudud yihiin rabbiga ku abuuray adiga oo aan waxba ahayn. Alle haka xishoon waxaad doonayso oo wanaaga waydiiso maxaayeelay alle addoonkiisa oo gacmaha hoos dhigtay faro madhnaan kuma soo celiyo . Waydiiso kadib dadaal taladana isaga u dhiibo way kuu hagaagaysaan waa ballantii rabbigeen wuxuu yidhi Allah: قَالَ رَبُكُم ادعُونِي استَجِيبُ لكُم ) " I waydiista waan idinka ajiibayaaye " Wuu awoodaa wax kaste Wuuna kaa aqbalayaa ducada haddii aad adna talada u dhiibato maxaa yeelay rabbigeen waa naxariis badanyhy ( الله غفور الرحيم ) الله أكبر ❤️

"Mar kasta oo aan wax ogaado, waxaan ogaadaa inaan weli wax badan garanayn." Qofka caqliga leh wuxuu sii kordhaa is-hoosaysii
"Mar kasta oo aan wax ogaado, waxaan ogaadaa inaan weli wax badan garanayn." Qofka caqliga leh wuxuu sii kordhaa is-hoosaysiinta marka uu cilmigiisu kordho. Aqoontu waxay ku baraysaa in waxa aad garanayso ay ka yar yihiin waxa aadan weli garan. اللهم زدنا علماً نافعاً 🤲 La wadaag si uu kheyrku u faafo https://telegram.me/abdiraxman14

Rasulku (scw ) wxa uu yari hdad ogan lahyden wxan ogahay wx yara qosli lahayden in badana wa oyi lahaydeen😭

Hantida ugu qanisan waa Xigmad. Hubka ugu xooggan waa Dulqaadka. Amniga ugu fiican waa Iimaanka. Tonic-ga ugu waxtarka badan
Hantida ugu qanisan waa Xigmad. Hubka ugu xooggan waa Dulqaadka. Amniga ugu fiican waa Iimaanka. Tonic-ga ugu waxtarka badan waa Qosol & Waxaa la yaab leh in dhammaantood ay bilaash yihiin.

Wax walba waxay u dhacaan sabab jirta. Sababtaasna waxay keentaa isbeddel. Mararka qaarkood waa xanuun badan tahay. Mararka q
Wax walba waxay u dhacaan sabab jirta. Sababtaasna waxay keentaa isbeddel. Mararka qaarkood waa xanuun badan tahay. Mararka qaarkoodna waa adag tahay. Laakiin ugu dambayn, waxay u dhacdaa wanaaggaaga.