ch
Feedback
DHIIRIYE CHENNEL

DHIIRIYE CHENNEL

前往频道在 Telegram

WELCOME: DHIIRIYE CHENNEL. KAGA BOGO XIGMADO, DHIIRIGALIN, MURTI, ORAAH, JACEYL, IYO DIINIGA. ♥️💯 Hal kaan kala soco xikmado iyo qoraalo ku raali galiya had iyo jeer nagala soo xariir👉👉@SalaadSoomaali

显示更多
9 774
订阅者
+524 小时
+267
-330
帖子存档
Waa Inaad Akhridaa Mar walba xusuusnow saddexdan oraah ee qalbiga taabanaya ee Charlie Chaplin: 1aad: "Adduunkan wax joogto a
Waa Inaad Akhridaa Mar walba xusuusnow saddexdan oraah ee qalbiga taabanaya ee Charlie Chaplin: 1aad: "Adduunkan wax joogto ah ma jiraan, xitaa dhibaatooyinkeennu ma sii jiraan weligood." 2aad: "Waxaan jeclahay inaan ku socdo roobka dhexdiisa, sababtoo ah qofna ma arki karo ilmadayda." 3aad (Tan ugu muhiimsan): "Maalinta ugu khasaaraha badan nolosha waa maalinta aynaan qoslin." 😊

"Jeeb madhan wuxuu ku baraa malaayiin casharro oo nolosha ah, balse jeeb buuxa wuxuu kugu halaagi karaa malaayiin siyaabood."
"Jeeb madhan wuxuu ku baraa malaayiin casharro oo nolosha ah, balse jeeb buuxa wuxuu kugu halaagi karaa malaayiin siyaabood."

Asc Waxa haaya Chanel telegram iib ah 19K iyo dheerad ah qofkii u bahan ha ila soo xariiro lambarkaan hoose 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼�
Asc Waxa haaya Chanel telegram iib ah 19K iyo dheerad ah qofkii u bahan ha ila soo xariiro lambarkaan hoose 👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼 https://wa.me/252613000897

> "Inay wax adkaadaan micnaheedu ma aha inay yihiin wax aan suurtagal ahayn. Waxay si fudud uga dhigan tahay inaad u baahan t
> "Inay wax adkaadaan micnaheedu ma aha inay yihiin wax aan suurtagal ahayn. Waxay si fudud uga dhigan tahay inaad u baahan tahay inaad si adag u shaqeyso."

Noloshu dhibaatooyin ayaa ka buuxa Dhibaatooyinku ma aha kuwo joogto ah, laakiin noloshu waa xaddidan tahay. Sidaas darteed,
Noloshu dhibaatooyin ayaa ka buuxa Dhibaatooyinku ma aha kuwo joogto ah, laakiin noloshu waa xaddidan tahay. Sidaas darteed, dhibaato kasta la wajah kalsooni iyo geesinimo. Kana faa'iidayso oo ku raaxayso daqiiqad kasta oo noloshaada ah.

Qofna ha eedayn noloshaada. ✅ Dadka wanaagsan waxay ku siiyaan farxad. ✅ Dadka xun waxay ku siiyaan waayo-aragnimo. ✅ Dadka u
Qofna ha eedayn noloshaada. ✅ Dadka wanaagsan waxay ku siiyaan farxad. ✅ Dadka xun waxay ku siiyaan waayo-aragnimo. ✅ Dadka ugu xun waxay ku siiyaan cashar. ✅ Dadka ugu wanaagsan waxay ku siiyaan xusuus qurux badan. Sidaas darteed, qof kasta oo aad la kulanto wax buu ku baraa ama wax buu ku kordhiyaa noloshaada. 🌹

Jidka lagu anbado baa cilmiga lagu iftiinshaaye Abeeskiyo maskiyo bahalahaa lagu ogaadaaye Aakhirana waxa lagu helaa meel udg
Jidka lagu anbado baa cilmiga lagu iftiinshaaye Abeeskiyo maskiyo bahalahaa lagu ogaadaaye Aakhirana waxa lagu helaa meel udgoon badanae Allaahu akbar waa deeq Ilaah oo ammaano ah Hayeeshee arkaan baa jirtoo lagu asteeyaaye Dariiq la ordo maahee dhabtaa laga abaaraaye Haddii aan ikhlaas lagu darayn lana ilaalaynin Ijtihaad haddii aanu jirin waa dariiq adage Dhaqan iyo adaab baa cilmiga looga dhigay oode Axadkii ka taga jeerdan buu ka ashkatoodaaye Alaa layta iyo lacalla buu aad u badiyaaye Asaaggiisi oo tegay ayuu la anfariiraaye Asaxaab ma laha oo dadkay kala irdhoobaane Xammaal edeb leh iyo wuxu noqdaa ruux adayg badane I aamina waxaan sheegayaa waa afkalaqaade. منقول

Sidaa tahay ayaan ugu jeclahay. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay dadka aduunka. Waad I farxad galisaa. Waxaan aad ugu faraxsa
Sidaa tahay ayaan ugu jeclahay. Waxaa tahay qofkaan ugu jeclahay dadka aduunka. Waad I farxad galisaa. Waxaan aad ugu faraxsanahy, inaan noolasha kula-wadaagay adiga. Waxaa tahay hantidaydi, iyo waxa ugu qaalisan noolashayda. Naftayda way heestaa, markay aragto adigoo soconaya hortayda. Markaan ku arkaba waxaan dhahaa alx. Waxaa tahay cadceedii noolashayda. Adigaan kaa fikiraa. Adigaa i-leh. Markasta qalbigayga ayaad ku-jirtaa. Waan isku-nuuraynaa labadeena. Waan nasiib badanahay, maadaama aan noolasha kula-wadaagay. Maalintaan ku-bartay, waxay ahayd maalinti iigu farxada-badnayd.

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

Waxaan ka-fikirayay sidaad cajiibka u tahay, ee adigana ogow. Waligay ma-moodaynin inaan sidan oo dhan qof u jeclaan doono. L
Waxaan ka-fikirayay sidaad cajiibka u tahay, ee adigana ogow. Waligay ma-moodaynin inaan sidan oo dhan qof u jeclaan doono. Laakin adigaa imaaday, oo I aaminsiiyay. Mararka qaar intaan ku fiiriyo ayaan rumaysan waayaa, inaan ku hantay. Maxaan sameeyaa si-aan u noqdo mid kuu qalma. Maalinkasta oo kamida noolashayda, saacad kasta. Iyo daqiiqad kastaba qalbigayga, wuxuu ku dhawaaqayaa magacayga. Adiga la’aantaa noolasha uma-qalanto in lanoolaado. Waxaan farxad iyo dhamaystirnaan dareemaa, markaad ila-joogto oo kaliya.

Macaan ma qorsheyneynin inaan sidan kuu jeclaado, laakiin qalbigaygu adiga ayuu doortay. Macaanto / Macaane mararka qaar waan
Macaan ma qorsheyneynin inaan sidan kuu jeclaado, laakiin qalbigaygu adiga ayuu doortay. Macaanto / Macaane mararka qaar waan qoslaa sabab la’aan… dabadeed waxaan ogaadaa in adiga aan kaa fikirayay. Macaanto / Macaane Waqti kasta oo aan telefoonka eego, waxaan rajeynayaa inay tahay fariin adiga kaa timid. Qaali adiga ayaad noqotay fikirka ugu quruxda badan ee maskaxdayda had iyo jeer ku nool.

Subaxii uma baahni inaan saacadeyda ku xirto ala aarmi si aan u soo kaco, maxaa yeelay waxaad ku nooshahay wadnaheyga. Fariin
Subaxii uma baahni inaan saacadeyda ku xirto ala aarmi si aan u soo kaco, maxaa yeelay waxaad ku nooshahay wadnaheyga. Fariintani waxay ku socotaa qoftii aan jeclaaday, jaceyl aan xad lahayn. Qoftii qalbigeyga guri ka sameysatay, jaceylkeedana ka dhigtay mid laabteyda suran. Haddii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo, nafteyda adiga ayeey ku tabeysaa oo ay ku qanacsantahay, iyada oo aanan ka fikireynin culelysyada imaan karaa mustaqablka. Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo, taas waxaan u leeyahay oo sabab ah, qalbigayga. Waxaa igu adag joojinta daqiiqadihii aan wada qaadanay, waxaase taa iiga sii adag inaan ku waayo adiga.

Wax walba way is beddeli karaan, laakin jacaylka aan adiga kuu qabo waligiis ma is beddelo. Markaan adiga kula joogo, dunidu
Wax walba way is beddeli karaan, laakin jacaylka aan adiga kuu qabo waligiis ma is beddelo. Markaan adiga kula joogo, dunidu waxay ii noqotaa meel ka qurux badan sidii hore. Qof walba wuu imaadaa wuu tagaa, adigase qalbigeyga ayaad joogtaa. Jacaylku waa macaan marka uu daacad yahay, adiguna daacad ayaad ii noqotay. Haddii aan hal duco oo kaliya heli lahaa, adiga ayaan mar kale dooran lahaa.

💡 Baro xirfad aad ku shaqeysato, hana ku tiirsanaan hal il dakhli. Dunida maanta qofka xirfad leh ayaa leh fursadaha ugu bad
💡 Baro xirfad aad ku shaqeysato, hana ku tiirsanaan hal il dakhli. Dunida maanta qofka xirfad leh ayaa leh fursadaha ugu badan. Baro skill kuu gaar ah sida English, Graphic Design, AI, Programming, Video Editing ama Digital Marketing. Xirfaddu waa hanti aan lagaa qaadi karin. Waxay kuu furaysaa albaabo badan oo shaqo, ganacsi iyo dakhli joogto ah. Ha sugin waqtiga saxda ah, maanta bilow. Hal saac oo aad maalintii wax ku barato ayaa mustaqbalkaaga wax weyn ka beddeli kara. 🚀 Maanta baro xirfad, berri ku shaqeyso, mustaqbalkana ku dhiso.

Weheshigaagu wuxuu ii yahay lajooga loogu kalsoonida badan yahay dhankayga, kaas oo ah in aanan dareemayn caajis iyo kelinimo
Weheshigaagu wuxuu ii yahay lajooga loogu kalsoonida badan yahay dhankayga, kaas oo ah in aanan dareemayn caajis iyo kelinimo midna loogana kaaftoomaayo boqolaal qof oo midba mar I maaweeliyo. Adiga kuma jecla maanta oo keliya, balse berri iyo inta noloshu jirto. Qalbigeeyga ma doorto qof kasta, adiga ayuu si dhab ah kuu doortay. Jacaylka aan kuu qabo ma aha mid waqti ku xiran, waa mid qalbiga iiga qoran.

Cidda uunka Alle ugu jecel yahay! Alle addoonkiisa waxa uu ku leeyahay amar uu amro, xukun uu xukumo iyo nimco uu u nimceeyo,
Cidda uunka Alle ugu jecel yahay! Alle addoonkiisa waxa uu ku leeyahay amar uu amro, xukun uu xukumo iyo nimco uu u nimceeyo, saddexdan uun buu u dhexeeyaa. Wuxuuna ku leeyahay addoonnimo dhammaan heerarkan oo dhan, dadka Alle waxa uu ugu jecel yahay ka garta addoonnimada heerarkan oo xaqeeda guta, kaas ayaa Alle ugu dhow, waxaana ugu fog ka addoonnimada garan waaya, ee seega cilmi iyo camalba. → Addoonnimada amarka: waa in loogu hoggaansamo ikhlaas, laguna daydo Rasuulka Ilaahay, laga dheeraado waxa uu reebay ka baqasho, weyneyn iyo jacayl dartood. → Addoonnimada qadaha masiibooyinka: waa in lagu samro, dabadeed lagu raalli noqdo, ka dibna lagu mahadnaqo, waana halka ugu sarraysa raalli ahaanshaha. → Addoonnimada nimcooyinka: waa in la garto, lana qiro marka hore, dabadeedna Alle laga magan galo in cid kale loo tiiriyo, ka dibna uu ku ammaano. Ka mahadnaqa nimcooyinka waa in loo adeegsado addeecista Alle. ---

Repost from N/a
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶�
𝗠𝗮 𝗶𝘀𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝘁𝗲𝘆 𝗔𝗮𝗹𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝘄𝗮𝗾𝘁𝗶 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗸𝗮𝗮𝗴𝗮 𝗯𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗿𝗮𝗮𝗱𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗮𝗻𝗻𝗮𝗮𝗹𝗼 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗼 𝗨'𝗹𝗲𝗵 𝗻𝗼𝗹𝗼𝘀𝗵𝗮𝗮𝗱𝗮, 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗮𝗻 𝗸𝘂𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝘅𝘂𝗹𝗮𝘆 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗹, 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗳𝗮𝗮𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗼𝗼 𝗻𝗼𝗼𝗰 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗹𝗲𝗵, 💯 𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 👇 @dhiiriye @Enjoy_boy1 @wadnojacayl @LAMAANe24h @Cilmu_nafsi_10 @HoygaShekoyinka @Saxiibka_Nolosha @udhawoow_allaah @HOYGAJACAYLKA @Aqoonta_kaa_maqan @Xikmadoiyodhiirigalin @Jowharadi_qalbiga143 Admin - @Zaxiibka_nolosha https://whatsapp.com/channel/0029VbBOipoEquiVwbpZGE1Z

DIGNIIN🚨🚨 Dhamaan dhalinta igu xiran waxa ugu digayaa waxa so baxay dad telegram ku faafina links sawiraan iyo video qaawan
DIGNIIN🚨🚨 Dhamaan dhalinta igu xiran waxa ugu digayaa waxa so baxay dad telegram ku faafina links sawiraan iyo video qaawan la socdo markii aad gujiso ama taabato xogtaada ayey la wareegayan zxpadana waa u dirayaan fadlan ka digtoonada. Wax link ah ha isku furin oo aadan hubin. Sidoo kale ka digtoonow ina codes kuu soo dhaca sheegtid. Mahadsanidin.

Ma u diyaarasan tahay? Waxaad qorshaysataa fasaxaaga xiga. Waxaad qorshaysataa shaqadaada. Waxaad qorshaysataa arooskaaga, gu
Ma u diyaarasan tahay? Waxaad qorshaysataa fasaxaaga xiga. Waxaad qorshaysataa shaqadaada. Waxaad qorshaysataa arooskaaga, gurigaaga, iyo mustaqbalkaaga. Laakiin weligaa ma qaadatay xitaa hal maalin oo aad ku qorshaynayso Aakhiradaada? Qabrigu waa xaq. Geeridu waa xaq. Xisaabtu waa xaq. Haddana waxaad u dhaqantaa sidii inay tahay waxa keliya ee aanad u baahnayn inaad ka fikirto. Waad ogtahay in maalintaasi imanayso. Waad ogtahay inaad kaligaa istaagi doonto. Waad ogtahay in saaxiib, magac, ama maal toona aanay kula socon doonin. Haddana waxaad u nooshahay sidii inaanay waligeed iman doonin. Su'aashu ma aha inaad diyaar noqon doonto iyo in kale. Su'aashu waa inaad naftaada u diyaariso inta aad weli fursad haysato.

Qisada jaceyl inta hartay WhatsApp group kena ku dhameystireya halkaa ku biira zxpyaal 👇👇👇👇👇👇 https://chat.whatsapp.com/GG8MHn1btNgDPuCHSyEQS9?s=cl&p=a&mlu=4&amv=1