4 079
Подписчики
-724 часа
-387 дней
-11930 день
Архив постов
4 077
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍
ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore .
Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka si bilaash ah.kuna baro si online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo.
Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay.
Shuruudaha.
⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
●Introduction to windows
● Microsooft word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook
Mudada koorasku waa 3 bil .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
4 077
Alle Marka Uu Musiibooyinka Nagu Asiibaayo Wuu Na Baraarujinayaa Si Aan U Garano Khaladka Aan Galnay Ka Dibna Xagiisa Aan Oogu Noqono, Lkn Waxaa Musiiba Ah In Aan Fahmo Wayno Khaladkeena Musiibadana Joogto Ay Nagu Noqoto.
Muslimka Dhamaaday Alle Ha U Naxariisto.
4 077
👉Difaacidda Duul ay-Kucadaatay Gaalnimo Aan Lagu-qasbin Waa Fadeexad Muujineysa Jahliga Kaa-Heysta Manhajkii Salafka ee Gaaleysiinta.☝️
#Baraarug
4 077
Repost from Salah Muse Hassan
DAMBIGA HA YARAYSANIN HABA YARAADO.
Bilaal Binu Sacdi Wuxuu Yiri:
"Ha Fiirinin Yaraanta Gafka (Dambiga) Lkn Waxaad Fiirisaa Qofka Aad Caasisay (Allaah)".
📗[AZ-zuhd War-raqaa'iq Ibnu Mubaarak] B23
4 077
🔴🔴
KULMIS🔴🔴 Linkigan hoose waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada computerka 👇👇👇👇👇 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/3IRlD2YV4aw2MmE0
4 077
Iiraan Qofka Aaminaa Iilkiisa Isagaa Qotay.
Dunida ayaa maanta aad u hadal heysa howlgal iqtiyaal ah oo lagu dilay hogaamiyihii siyaasada ee Xamaas oo ka dhacay magaalada Tehraan ee Caasimada dalka Iran. Howlgalkan ayaa la sheegay inay iska kaashadeen sirdoonada Mareykanka, Ingiriiska iyo Yahuudda, sidoo kalena la tuhunsan yahay inay fududeeyeen jawaasiis ku dhex jirta dowladda Iran.
Falanqeeyeyaasha ayaa aaminsan in hogaanka siyaasada ee Xamaas ay ku dhaceen khalad sirdoon oo halis ah kadib markii ay u safreen Iran oo ah wakriga ugu weyn ee jawaasiista Yahuudda ku ugaarsato dadka ay doon dooneyso.
Xigasho
4 077
Alle Wuxuu Kitaabkiisa Ku Cadeeyay In Qofka Ilaah La Baryaa Ilaah Kale Uu Cadaabaayo.
{ فَلَا تَدۡعُ مَعَ ٱللَّهِ إِلَـٰهًا ءَاخَرَ فَتَكُونَ مِنَ ٱلۡمُعَذَّبِینَ }
[سُورَةُ الشُّعَرَاءِ: ٢١٣]
4 077
Repost from Coldoon
"Magaceyga qari walal coldoon.
Waxa aan kula wadaagayaa qiso xanuun badan oo aniga goob joog u ahaa illaa haddana markaa mowduuca haweenka maqlo igu ah uurkutaallo ixanuujido.
Aniga waxaa ahay Dhaqtar mar dhaw kabaxay jaamacadaha Muqdisho mid kamid ah, sannadka ugu dambeyay waxbarashadaada markii aan marayay, (towbar isbitaallada) waxa nala geeyay isbitaal la yiraahdo "SOS HOSPITAL".
Isbitalkaan dumarka waa lacag la'aan (walow lacago laga qaato oo sidaa xitaa lagu deynin) , waxaa yimaada dumar tira badan oo muqdisho oodhan daafaheeda ka yimaada, wallaahi inan been sheegeyn inta haween ah isbitaalkaas imaadda taqriiban 80% waa lagu qalay ilmaha.
Taas waxaa iiga daran, isbitaalkaas waxaa jooga dad toobar qalliin uyimaada oo ku oranaya anaga qalliinka waxaa kubaraneynaa maamooyinka ilmaha (C-section) waayo asagaa fudud.!
Waxaa dhacday maalin wiil magaciisu (Kooshin ama Kuushin) leygu sheegay, markaasna in uu arday jaamacada kamaraya sannadkii 2aad ama 3xaad ah, aqoon badan laheyn, baa wuxuu yiri Maanta aniga baa qalaya bukaanka hebel.! 😪, waxaa kadiiday dhaqtaradda markaas ku qorneed Saalada qalliinka, kaddib waa uu isasoo maqiiqay oo uu bukaankii yiri may qof aniga eheen maanta maqalayo ee meesha yuu dagaal kadhicin hala ii daayo, dhaqtaraddaba waa uu ka awood badnaa,Sikastaba waa uu galay qalliinkii, dadkii ardayda kale wuxuu yiri qof yuu iisoo galin, anigaa si dhuumasha ah ku galay, ilaah baa idaalacanaya saxariirtan baa dhacday oo aan iska ooyo markaa soo xasuusto Hooyadaas sida loo galay.
Saaladii baa la saaray, dillaac weyni badan buu dillaacshay, dillaac qallooc ah oo khaldan, kadib buu boobtisiis ufuray murqihii, waxaa go ay xididdo waaweeyn iyo Kuwa yaryrba, dhiigga ka qulqulay wlh oo billahi qolkale oo lagu dhar badasho oo Saalada wax lagu qalayaa kafog buu iriddiisa noogu soo dhawaaday dhulka asagoo qulqulaya😢 Sawirro baan si qarsoodi ah uga qaaday waana kuwaa aan soo dhigay.
Dhiig 3 bac ah buu kushubaa, dhiig hala keeno buu kuwaashay, dhiig maxaa lagaga shubaa waa kaas sii baxaya'e.!
Aniga hadda waxa joogaa dalka dibaddiisa, maamooyinka laqalaya dhiigyar haduu kabaxo dhaqtarkaasu waa xerig, maamooyinka qaar xitaa maradooda dhiigga asagoo gaarin bey qalliinka kabaxaan, dhiig kushubidna ubaahan illeen dhiig kalumay majiro.
Aan sii wado qisada xanuunka igu reebtay...
Dhaqtaradda baan qolkaas kaga jeeday iyadoo argagaxsan oo jareyneysa, waxaa ku iri: yaa kuyiri ninkaan wax qal, waxey igu tiri: isagaa kariwaayay xoog buu ku galay hadaa udiidana sidaa iyo sidaa buu sameynaa, midda Saalada masuulka ka ahna waa uu igu dacweyn iwm bey iigu Jawaabtay...
Waxaa ku iri: hadaba kaqabo wuu silciyay maamadee, waxey igu tiri may isagee utaallaa wali ma ogola ina aan ka qabto...
Aniga illin baa ısoo buuxisay indhaha...
Waa kujiri kariwaayay qolka Saalada..
Markaa kasoo baxay luuq inta galay baan iska ooyay, illeen cid kaloo aan usheegaa ma garanayo, allow umadda masaakiinta badbaadi baa iri un.
Maanta fursad aan umadda ugu gudbiyaa inan helay waxey iitahay nafas igu dhagganaa oo igasoo fuqay alxamdulillah.
Waxaa kaa codsanayaa in aad sidan ugudbisaa oo aadan 1 xaraf kabadalin risaaladeyda xaqiiqada kudhisan.
Aniga dirir kuma ihi in maamooyinka qalliinka Kuwa ubaahan loo sameeyo, dhaqtar aqoontii leh allena kabaqayana usameyo, ee dirir baan ku ahay qalliinka bilaa macniga iyo Kuwa manaxayaasha sidaa ookale wax aqoon laan iska dooxaya dadka"
Dhammaad
4 077
🔴🔴
KULMIS🔴🔴 Linkigan hoose waxa ku jira 100 channel oo ka mida chanalada kooxda kulmis taasoo kooxda u baladhan ee aalada telegramka somaalida . Qaybta hoose taabo si aad ugu soo biirto. Hadii aad rabtid in chanalkaga laguugu daro la xidhidh ciwaankan . 👉👉@Abdirahmanmohamed1 @Abdirahmanmohamed1
Part one.🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕🆕 Fursad Qaali ah: Barashada Quraanka kariimka. 👇👇👇👇👇 Ma joogtaa wadamada Europeanka ama amerika ama wadamada carabta. Kuliyada Alfurqan online academy waxay ku diyarisay fasalo online ah . Oo barashaada Quraanka ah Halkan hoose iska diwaan gali 👇👇👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq https://t.me/addlist/3IRlD2YV4aw2MmE0
4 077
Qof Walba Oo Muslimiinta Haaya Agtooda Waa Halyeey Natinyaahu Oo Xubin Walbo Jirkiisa Ka Mida Ay Ka Da'ayaan Kumanaan Dhiiga Haween Iyo Caruur Badan Mareekanka Gudihiisa Waxaa Loogu Soo Dhaweeyay Sacab Tun Iyo Mashxarad
ألا لعنة الله على الكافرين عامة وعلى نتن ياهو خاصة
4 077
Waa muxaadaro qayim ah oo cadeyneydo heerka ow gaarsiisan yhy shirkiga suufida.
4 077
Repost from Coldoon
Salafiyo/Jadiidiyo waxa ay ka shaqeeyaan in ay muslimiinta ka siibaan dareenka diidmada iyo damqashada.
4 077
Mar Walba Uu Jiilka Muslimka Damco In Uu Baraarugo Way Maan-dooriyaan Wayna La Dagaalaan.
#Sheekh Khaalid Ar-raashid.
4 077
Kani Waa Yahuudi Nocaam Yamani Ah Waxa Uu Joogaa Falastiin Si Uu U Gumaado Caruur Iyo Haween Filistiin Ah.
Meesha Yahuuda Isu Hiilinaayaan Kala Duwanaansha Jinsiyadooda, Muslimka Isagaa Laysku Diray Kiisa Wax Tarka Lahaa Waxaa Lagu Shaabadeeyay Magacyo Dadka Lagu Nacsiinaayo, Sida Khawaarij, Argagixiso, Maro Ku Dhag, Muslimka Kalana Waxaa Lagu Jeediyay Meelo Lagu Fasaadiyo.
4 077
Kooxda loo yaqaanno ‘salafiyiinta” ama “jadiidiyo” waa koox u taagan in ay dhabarka ka toogtaan umadda muslimiinta ah.
Cabdimaalik muuse coldoon
4 077
Caawa Waa Habeen Jumca Ah, Badiya Saliga Nabiga ﷺ, Una Duceeya Muslimiinta Dhamaan, Gaar Ahaan Inta Cadawga Dhibaatada Gaarka Ah Ku Haayo.
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
