ru
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

Открыть в Telegram
4 079
Подписчики
-724 часа
-387 дней
-11930 день
Архив постов
sticker.webp0.08 KB

👆👆👆

(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA! KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍ ma tahay arday ay usora gali wayday inu helo fursadan doorkii hore . Maanta ka faa'idayso .ku baro computerka  si bilaash ah.kuna baro si  online ah adoo gurigaaga jooga oon wax daal ahi kaa bixin ama adoo jooga goobtada shaqo. Ka faa'idayso fursadan ay kuliyada wayn ee Alfurqan online school kusoo kordhisay. Shuruudaha. ⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa . ⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu. ⏭ inaad ka wayn tahay 15 jir. ⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya . Prograsmka la dhiganaayo waxa ka  mida: ●Introduction to windows ● Microsooft  word ●Microsooft ppt ●Microsooft excel ●Microsooft access ●Microsooft publisher ●Microsooft outlook Mudada koorasku waa 3 bil . Shahadaduna waa diploma. Nasiib fiican. 24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho. ⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

Repost from Abuukhaalid1
قال ابن القيم رحمه الله تعالى: (أهل القرآن هم العالمون به، العاملون بما فيه، وإن لم يحفظوه عن ظهر قلب، وأما من حفظه ولم يفهمه
قال ابن القيم رحمه الله تعالى: (أهل القرآن هم العالمون به، العاملون بما فيه، وإن لم يحفظوه عن ظهر قلب، وأما من حفظه ولم يفهمه، ولم يعمل بما فيه، فليس من أهله، وإن أقام حروفه إقامة السهم). [زاد المعاد 327/1]. ابن القيم رحمه الله تعالى wuxuu leeyahay " ahlul quraanku waa kuwa garanaya macaanidiisa, kuna dhaqma, yeysanba xifdisanaanine, Hadda quraanka ood dareerisaa waxba ugama duwanid kan aanba baran". https://t.me/abuukhaalid1

Waxay Doonayaan In Ay Ka Digaan #Shirki iyo #Gaalnimo Lkn Wareerkooda Awgiis Ma Awoodi Karaan In Qofka Shirkiga Sameeyay Ku Tilmaamaan Mushrik. Waa Lagama Maarmaan In Muslimka Ka Soocmo Mushriga. { بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ } { قُلۡ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلۡكَـٰفِرُونَ (١) لَاۤ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ (٢) وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ (٣) وَلَاۤ أَنَا۠ عَابِدࣱ مَّا عَبَدتُّمۡ (٤) وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ (٥) لَكُمۡ دِینُكُمۡ وَلِیَ دِینِ (٦) } [سُورَةُ الكَافِرُونَ: ١-٦] #jadiidiyo #madaakhilo #Safahiyo

Repost from Baraarug
👉Suufiyo Maxey Aaminsanyihiin👇 1:Waxey Aaminsanyihiin Alle inuu Jaamid yahay(Axad aan Hadlin)-Quraankuna Yahay Makhluuq,Sif
👉Suufiyo Maxey Aaminsanyihiin👇 1:Waxey Aaminsanyihiin Alle inuu Jaamid yahay(Axad aan Hadlin)-Quraankuna Yahay Makhluuq,Sifaadkana Weey Ta’wiiliyaan oo Ashaaciradey Kuwaafaqeen.Salafkuna Weey Takfiiriyeen Aragtidaa Cidda Qaadata, Anaguna waxaan Aaminsannahay Sifo walba in Sideeda Loo Sugo Ayadoon Lafaarfaareyn Ama La-Suureyn. 2:Waxey Aaminsanyihiin Alle inuusan uunkiisa Kasarreyn jahmiyada iyo Ashaaciradey Kuraaceen, Waxaana Aaminsannahay inuu Uunkiisa Kabaxsanyahay Carshigiisana Fadhiyo… 3:Waxey Aaminsanyihiin in Awliyadu Yihiin Jaraanjaro Alle Loo Maro Muraadyada Sii gudbiya…Annaguna Waxan Aaminsannahay Alle in Toos Loo Abaaro. 4:Waxey Aaminsanyihiin in Ruuxu Gaaloobeynin Mar haduu Alle ictiraafsanyahay, Annaguna Waxaan Aaminsannahay Qur’aankana Kucad in Gaalnimo loo Xukumay Duul Aqoon Ulahaa Alle Sida ibliis,Fircoon iwm… 5:Waxey Gacal Uyihiin Gumeystaha oo Waa Layaqaanaa Kaalintey Kulahaayeen Dagaaladi ingiriiska,Talyaanigi iyo Amxaarada...!

Repost from Baraarug
تكفير العاذر(الحاكم بإسلام المشرك)عند أئمة الدعوة النجدية...! 👉Manhajkii Wahaabiyada ee Gaaleysiinta Mushrikiinta iyo Midka
تكفير العاذر(الحاكم بإسلام المشرك)عند أئمة الدعوة النجدية...! 👉Manhajkii Wahaabiyada ee Gaaleysiinta Mushrikiinta iyo Midka Ucudurdaaraba....👇 👈قال الشيخ سليمان بن عبد الله بن محمد بن عبد الوهاب-رحم الله الفرع والأصل-:"فإن جادل مجادل في أنّ عبادة القباب،ودعاء الأموات مع الله ليس بشرك،👈وأن أهلها ليسوا بمشركين. باْنَ أمره واتّضَح عناده وكُفره👉.-(الدلائل في حكم موالاة أهل الإشراك ص:٩٩)." 👉Wuxu Yiri Suleyman oo uu Awoowe Uyahay Sh.maxmd ibnu C/wahhab AU:"Haduu Ku-doodo Mid doodaya in Cibaadada Dadka dhintay iyo Mowlacyada Alle Cidaan aheyn lagu baryo; Shirki ma'aha,Kuwa Sidaa Falayana Mushrikiin ma'aha:Ninka Sidaa Yiraahda Waa Cadeystay Madax Adeygiisa iyo gaalnimadiisa."-(Dalaa'il...;bogga99)

Repost from Baraarug
👉Jadiidiyo: Xikmadoodu Waa Buuq, Xujadoodu Waa Erey Kuqotama Ashkhaas Qudha Manhaj Aan Kubeegneyn.☝️

10 Bilood Oo Xiriirta Amni Darro Duqayn Dhimasho Iyo Qax, Rabbi Ma Mooga Dhibka Haysto يا رب 🤲

Repost from Baraarug
👉Jadiidiyo iyo ictisaam Ma Matalaan Manhajkii Muxammed ibnu Cabdil-Wahaab Mar-Horey Ka-gaaloobeen,Caamadeyna U-munaafaqeeyaan.☝️

sticker.webp0.21 KB

sticker.webp0.32 KB

{ إِنَّ ٱللَّهَ وَمَلَٰٓئِكَتَهُۥ يُصَلُّونَ عَلَى ٱلنَّبِيِّۚ يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ صَلُّواْ عَلَيۡهِ وَسَلِّمُواْ تَسۡلِيمًا } [سُورَةُ الأَحۡزَابِ: ٥٦]

sticker.webp0.06 KB

Cumar R C Ayaa Soo Maray Nin Haweeney  Kula Hadlaayay Wadada Dhaxdeeda  Markiiba Garbaash Ayuu La Dhacay Ninkii Wuxuu Yiri: Amiirka Mu'miniinow Waa Xaaskayga Cumar Wuxuu Yiri: Maad meel Dadka Aynan Ku Arkaynin Kula Hadashid. 📙 [مكارم الأخلاق للخرائطي (٤٧٩)] Kaasi Waa Cumar Oo Garaacay Nin Naagtiisa La Hadlaayay Ka Warama Hadii Uu Arki Lahaa Iyaga Oo Blka Iyo Bajaajta Iyo Mootada Laba Lugaalayda Isla Raaco Jirkoodana Istaabsiiya. Kanaalkaan Iyo Kuwa Kale Aan Kor Ku Xusay Kaa Faa'iidaysta Waa Hubaal In Aad Ku Liibaantaan Ma Ahane Ma Ka Shalayn Doontaan. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://t.me/SHUWAYCIR40

Repost from Salah Muse Hassan
👉Anigaa Idin Dooray 👉Kanaalada Kuwa Ugu Fiican Ee Diin Iyo Dadnimo Iyo Damiir Xambaarsan 👉Ka Faa'idaysta Oo Kuu Biira. 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 👉https://t.me/SHUWAYCIR40 👉https://t.me/durarculumo 👉https://t.me/AlIrshaad22 👉https://t.me/Kanzulfawaaid 👉https://t.me/baraarug22 👉https://t.me/koos992 👉https://t.me/fawaid181 👉https://t.me/arimo1islaam 👉https://t.me/Ogaalso 👉https://t.me/SheekhCabdiraxman 👉https://t.me/sooyaal02 👉https://t.me/DaarulHidaaya1 👉https://t.me/abuukhaalid1

💞➰kulmis one Community ++      ♨️♨️ ━━━━━━━🔺━━━━━━━━ 16k+ 📚QURANKA IYO SAYNISKA 📙 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 15k+ 📘FAALLO JACAYL 📒 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 14k+ ⚙️Erayo jacayl 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 13k+ ✨cilmi nafsi🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 12k+ 📘ibrahin geedi📗 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🌸 Hoyga sheekooyinka🌷 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 11k+ 🪴xikmad badan 🍀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ ⚙️Su'aalo diini ah 💭 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 10k+ 🌟 Baro xadiiskan 🔆 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👩‍🏭 Furaha nolosha 👥 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 🧠 Hoyga xikmadaha & sugaant👅 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 9k+ 👤wadooyinka guusha 🫂 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 Aqoonta kaa maqan👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ ⛺️ Hoyga farxadda ❤️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 8k+ 🪢 philosophy(falsafadda)👔 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ ➰Faafinta khayrka 🪜 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🌱madxafka taariiqda🪴 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 7k+ 🧚 Xikmadaha nolosha 🤳 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.9k+♒️ Dareen dahsoon  ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 💹 Xigmadle❇️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🈳wax kabaro siiradi nabiga 🚹 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ ♨️ Al furqan online academy💢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+ 🔴 wehel caashaq🟢 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6.5k+♒️ Dhabar adayg ♉️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+🧕 Aqoon kordhiye 🗣 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🧩 Dunida dahsoon🪝 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 👩 maktabadda buugta 🧕 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 💬 sooyaalka nolosha 🗯 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 6k+ 🪤 Dacwah channel ⚖️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+👳‍♂️ mohamed khaled💚 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 📒 Aqoon raadis 👀 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+ 🍇Dhambaal 🌬 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5.5k+✍️ xigmadda maanta 🖌 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+ 🌎 Rajada nolosha ⚡️ ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Hoyga akhriska 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 maskax kaab  💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄ 5k+  🫧 Dhiirigaliye soomaali  💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ 5k+  🫧 Elmi daadihiye 💫 ▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅸🅽 █▇▆▅▄▂ +4k 🔺Sahamiye software 💫 ⏭ JOIN US 🆕 💞➰ Kulmis publishing center💞➰ 💫Fursad qaali ah kuliyadda wayn ee Alfurqan online academy waxay kuu haysaa fasalo cusub oo barashada computerka ah . Fg: computerka waa bilaash kalliaya diwan galinta ayaa 6 dollar ah. Halkan iska diwan gali👇 @UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq

photo content

كأن دماءهم ماءٌ كريهٌ وأن وجودهم عرض قبيحُ على أيّ الجنوب سأستريحُ وهذا الجرح في كبدي يصيحُ. اللَّهمَّ مُنزِلَ الكتابِ سريعَ
كأن دماءهم ماءٌ كريهٌ وأن وجودهم عرض قبيحُ على أيّ الجنوب سأستريحُ وهذا الجرح في كبدي يصيحُ. اللَّهمَّ مُنزِلَ الكتابِ سريعَ الحسابِ ، اهزمِ الأحزابَ اللَّهمَّ اهزِمهم وزلزِلهم

Repost from Abuukhaalid1
Ogeysiis dhamaan dadka ku nool magaalada muqdisho iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaya in la qaban doono muxaadaro cinwankeedu
Ogeysiis dhamaan dadka ku nool magaalada muqdisho iyo nawaxigeeda waxa la ogeysiinaya in la qaban doono muxaadaro cinwankeedu yahay:- لَقَدْ أَنزَلْنَآ إِلَيْكُمْ كِتَٰبًا فِيهِ ذِكْرُكُمْ ۖ أَفَلَا تَعْقِلُونَ Muxaadarada waxa inoo jeedin doona sheikheena Abdirahmaan garaad waxeyna ka qabsoomi doonta insha'Allah howlka jaamacada somaliya ee degmada howl wadaag. Waqtiga ay dhici doonto waa galabka khamiista ee nagu soo aadan insha'Allah. F:G.Rag iyo dumar wakaso qeyb gali karaan. https://t.me/abuukhaalid1