ru
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Открыть в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 17 399 подписчиков, занимая 11 597 место в категории Образование и 488 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 17 399 подписчиков.

Согласно последним данным от 23 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -154, а за последние 24 часа — 1, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 4.23%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 1.13% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 736 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 196 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 24 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Образование.

17 399
Подписчики
+124 часа
-237 дней
-15430 день
Архив постов
Jadwalka isbuucan dhaman cashiradan iyo kuwa kaleba kala soco #samewadeacademy 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtube.c
Jadwalka isbuucan dhaman cashiradan iyo kuwa kaleba kala soco #samewadeacademy 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 https://youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg

Kanaalka soyaalka nolosha waxaad ka haleysaa 📚Xikmado 📚Erayo jaceyl 📚Dhiirgelin 📚Sheekooyin 📚Qisooyinka iwm Fadlan wll join dheh kanaalka 🔔 Admin @Khalidkhan02 https://t.me/soyaalkanolosha

file-ka degso👆👆👆👆👆👆👆👆 Ka shaqay layliga Cashirka 2aad Maanta waa jimco mana lihin wax Cashir ah waa maalin Nasiino balse waxan ku nasan doonaa layligaas aan idin soo diray hadad ka shaqaysid jwbta kuso dir @samewadeacademy Hadad rabtid sharaxd ku saabsan qaabka aad oga shaqaynaysid layliga halkan ka daawo https://youtu.be/574x57K1L0g Hadan hore u daawan Cashirka 2aad Vocabulary Everyday Thinks halkan ka daawo https://youtu.be/GV8HL8vfpI4 Mahad Sanid, Maantana waxan idinla wadagaya jadwalka isbuucan bilawanaya Cashirada aan qadan Lahayn Insha Allah

Buuga waa kan asigo pdf ah Asigo original color ku dabacan Maktabadaha waad ka helaysaa waaana raqiis buuga aan qaadanayno waa midkii ugu danbeyay ee soo baxay cashiradana kala soco waxan soo gilin doonaa https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg wixii Su'aal ama fikir aad qabtid igula wadaag https://t.me/samewadeacademy

Buuga waa kan asigo pdf ah Asigo original color ku dabacan Maktabadaha waad ka helaysaa waaana raqiis cashiradana kala soco waxan soo gilin doonaa https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg wixii Su'aal ama fikir aad qabtid igula wadaag https://t.me/samewadeacademy

Bishaaro Bishaaro Waxaan Bilaawi doonaa Barashada luqada Carabiga 2/july/2022 waxan qadan doonaa buuga Alcarabiyah Bayna yade
Bishaaro Bishaaro Waxaan Bilaawi doonaa Barashada luqada Carabiga 2/july/2022 waxan qadan doonaa buuga Alcarabiyah Bayna yadeyk (العربية بين يديك) waaa cashiro taxane ah jadwalka waan idinla wadaagi doonaa insha Allah. Barashadiisa waa free waxan ugu talagalnay inay ka fa'iideystan ardayda jecel barashada luuqada carabiga waxad kala socon kartan cashirada oo soo dhigi doonaa channelka SAMEWADE ACADEMY https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg Saacad kadib waxan idinla wadaagi doonaa buuga pdf-kiisa si aad casharada ogala socotaan, buuga asigo dabacan original ah maktabadaha waad ka helaysaa waa buug caan ah maktabad kasta laga helayo mahad sanidiin wllaha kale sii gaar siiya fursadan qaaliga ah

English Vocabulary Lesson 2 Cashirka maanta aan qadanay ka daawo sharaxaadiisa https://www.youtube.com/watch?v=GV8HL8vfpI4

Casharada aan qadan doono isbuucan haduu rabi idmo Cashirada waa taxane waana free maqal iyo muuqaalba wey leeyihiin Kala soc
Casharada aan qadan doono isbuucan haduu rabi idmo Cashirada waa taxane waana free maqal iyo muuqaalba wey leeyihiin Kala soco cashirada https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg/playlist

#SAMEWADEACADEMY Hoyga barashada luqadaha casharada isbuucan dhaamdka ah aan qadanay Cashirada waa taxane waana free maqal iy
#SAMEWADEACADEMY Hoyga barashada luqadaha casharada isbuucan dhaamdka ah aan qadanay Cashirada waa taxane waana free maqal iyo muuqaalba wey leeyihiin Kala soco cashirada https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg/playlists

photo content