ru
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Открыть в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 17 399 подписчиков, занимая 11 597 место в категории Образование и 488 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 17 399 подписчиков.

Согласно последним данным от 23 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -154, а за последние 24 часа — 1, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 4.23%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 1.13% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 736 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 196 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 24 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Образование.

17 399
Подписчики
+124 часа
-237 дней
-15430 день
Архив постов
inta cashirka shalay daawatay haka soo shaqeyso oo haku soo dirto @samewadeacademy

waa kan vocabulary sido kale kaso shaqay home Work-ga hadad u bahantahay inaad dabacatid Asigo cabir A4 ah waxan kuu dhigay linki discription-ka hoose ee muuqaalka mahad sanidiin

Cashirka saaka halkan ka degso Casharaxaadiisana muuqaalka ka daawo

English Level 1 - Biginner Lesson 1.pdf4.66 MB

Jadwalka cashirada aan bilawayno ee English-ka waaye berito oo sabti ah ayay coursada si rasmi u bilawanaysaa la socosho wana
Jadwalka cashirada aan bilawayno ee English-ka waaye berito oo sabti ah ayay coursada si rasmi u bilawanaysaa la socosho wanagsan Cashir kasta oo aan qadano qoraalkiisa walagu soo dirayaa insha Allah cashiradu waa taxane waana kuwa si joogto loo qadanayo. Vocabulary wuxuu wataa Quiz iyo exercise la rabo inaad kaso shaqeysan Cashirada kala soco https://www.youtube.com/channel/UCcbzU7S4_uKO2buTNivkkHg wixii su'aal ah ama aad kasoo shaqaysay halkan aad kuso diri doontaa insha allah https://t.me/samewadeacademy

OGEYSIIS MUHIIM AH Dhawan samewade Academy waxay bilawaysaa Barashada luqada ingiriiska (ENGLISH LANGUAGE) Si gaar ah waxan q
OGEYSIIS MUHIIM AH Dhawan samewade Academy waxay bilawaysaa Barashada luqada ingiriiska (ENGLISH LANGUAGE) Si gaar ah waxan qadan doonaa Application-ka caanka ee ENGLISH CONVERSATION Cashirada waxay inoo noqon donaan kuwa taxane ah kala soco Cashirada https://t.me/samewade wixii faafaahin ahna kala xiriir @samewadeacademy Halkan ka degso Application-ka casharada https://play.google.com/store/apps/details?id=com.kepham.englishconversation

Groupka waxan u badali Doonaa goob waxbarasho si free ah wax looga barto gaar ahaan luqadaha Carabiga iyo English wiliba cashiro taxane iyo madooyiinka Computer-ka si gaar ah Graphic Design Dhaman waxad ku baran doontan si free ah 100% Diyaar ma u tahay
Anonymous voting

Asc walaalaha kanaalka Albaani caawa waxaa u soo celin doonaa barnaamijkii SUAALAHA HABEENKA JIMCAHA Diyaar maloo yahay
Anonymous voting

Fursad Dahabi ah Ka fa'iideyso Discount 50% inta lagu guda jiro 10ka danbe bisha Ramadan iyo ciidul fidriga #Ku baro xifada G
Fursad Dahabi ah Ka fa'iideyso Discount 50% inta lagu guda jiro 10ka danbe bisha Ramadan iyo ciidul fidriga #Ku baro xifada Graphic design hab Online ah. Adigo ku qadanaya #Adobe_Photoshop iyo #Adobe_Illustrator Wixii fafahin dherad ah kala xiriir @suldan_fiqi

Ma rabtaa inuu illahay kurbada kaa fayda oo faraj kuu fura intaan dheh oo ku celceli *لَا إِلَهَ إِلَّا أنْـت سُـبْحانَكَ إِنِّي كُنْـتُ مِنَ الظّـالِميـن* Laa ilaaha illaa anta subxaanaka innii kuntu minaddaalimiin. Jimca wanaagsan intaas sii forward gareey ama sii faafi oo hel ajar fara badan. @AQOOON

Ma rabtaa inuu illahay kurbada kaa fayda oo faraj kuu fura intaan dheh oo ku celceli *لَا إِلَهَ إِلَّا أنْـت سُـبْحانَكَ إِنِّي كُنْـتُ مِنَ الظّـالِميـن* Laa ilaaha illaa anta subxaanaka innii kuntu minaddaalimiin. Jimca wanaagsan intaas sii forward gareey ama sii faafi oo hel ajar fara badan. @AQOOON

SHantaan Arin Kudadaal Tobanka Dembe Ee Ramadaanka, tiktok.com/@khayrul_islam7 Barteena Tiktok Waxan Kusoo Gudbinaa Wacdiyo Gaagaban Faa,iso Badana Leh, Ka Faaideeyso Oo Join Dheh,

SHantaan Arin Kudadaal Tobanka Dembe Ee Ramadaanka, tiktok.com/@khayrul_islam7 Barteena Tiktok Waxan Kusoo Gudbinaa Wacdiyo Gaagaban Faa,iso Badana Leh, Ka Faaideeyso Oo Join Dheh,