cookie

Мы используем файлы cookie для улучшения сервиса. Нажав кнопку «Принять все», вы соглашаетесь с использованием cookies.

avatar

Taariikhda Islaamka

❝ Waxaad halkaan kaheli doonta taariikhda Islaamka iyo horumarradii uu gaadhay Islaamku qarniyadii lasoo dhaafay ❞ 🇹 🇦 🇷 🇮 🇮 🇰 🇭

Больше
Страна не указанаЯзык не указанФакты3 282
Рекламные посты
1 897
Подписчики
Нет данных24 часа
Нет данных7 дней
Нет данных30 дней

Загрузка данных...

Прирост подписчиков

Загрузка данных...

27-kii Noofambar, 1962-kii. #Madaxweynaha Mareykanka John F.Kennedy oo ka qeybgaley xafladaha soo dhaweyntii Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Dr. Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo Cabdullaahi Ciise Maxamuud #WashingtonDC . Kasheekee Ragga iska xoraynay ee dhagaca iyo waranka isaga saarnay oo nasoo dhawaynaya ar wuxu baarisanaa 😂. Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
27/11/1962-kii Ra'iisul Wasaarihii hore ee Cabdirashiid Cali Sharma'arke , kulan kam waxaa marti ku ahaa Madaxweynaha Mareykanka Kennedy kulanku wuxuu ka dhacay Aqalka Cad. Kulankan Waxaa ku weheliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane. C/llaahi Ciise Maxamuud & Safiirka Mareykanka u fadhiya Dr. Cumar Macallin Maxamed. Kasheekee hee waqtigaasaa madaxdeenu dabada kuwadatay Maraykan iyo Nidaamkii Gumaystay. Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Roma Italia 1974 – Madaxweynihii hore ee Talyaaniga Giovanni Leone iyo Madaxweynihii Soomaaliya Siyaad Barre oo wada fadhiya oo dhoola cadeynaya. Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 Qosolka day !! Ma gumaysigaa prank ahaa waa suaale mise dhabuu ahaayoo wali waan kujirnaa oo madaxdani wakiilo unbay kayihiin. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
Фото недоступноПоказать в Telegram
Shirkii Qaadashada Xoriyadii Somaliland oo kadhacay London, May 1960kii ee lagu go’aamiyay in 26 June ay noqoto maalintii xorriyadda, lana saxeexay 12 May 1960. Weftiga Somaliland waxay kala ahaayeen: Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Axmed Xaaji Ducaale, Cali Garaad Jaamac & Xaaji Ibraahim Nuur. Waxanaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 Day qosolka iyo farxada , waaba rag saxiibo ah. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
GUMAYSI Taariikhdu waxay qortaa in Soomaaliya 1960kii ay xoriyada qaadatay oo ay ka qaadatay Dowlado reer yurub ah. Horta "Xoriyad" maxaa ladhahaa ? Xoriyadu waa inaad kunoolayd Xornimo nololeed kadib aad gashay adoonsi kadib aad dib uheshid Xoriyad adoo dib uhelaya wixii la noolayd Adoonsiga kahor colna u arka kii ku Adoonsaday. Hadaan Xoriyad helnay oo ay runtahay waxaa la rabay inaan dib ugu noqono wixii aan ahayn Adoonsiga la hor , Laakiin taa badalkeeda waxaan qaadanay Nidaamkii Gumaystaha waxaana Gacal kadhiganay Kii na adoonsaday. Waxaan soo bandhigayaa Dhacdooyin taariikhi ah oo cadaynaya inaan xorimo helin oo Nidaamkii Gumaystaha aan qaadanay iyagiina gacal kadhigay. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...

02:07
Видео недоступноПоказать в Telegram
Dr cumar iimaan Oo sharaxaya hadalkii Safiirka maraykanka. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
25.22 MB
Itoobiya waa kii dhex maray Maxaakiimtii iyo Xabashidii soo duushay. Maxaa hada badalay waa suaal e ?? Waxaa badalay Iclaanka iyo suurad xumaynta cayda huga looga dhigay. MAANKAAGU MADAALAY Waxaan kusoo bandhigay wuxuu maankaagu kudaalay waxaana rajayn inaad wax badan fahantay. Hadaad fariintaan wax badan ku fahantay ama baraarug kugalay love❤️ saar si aan u ogaado bulshada baraarugtay. DHAMAAD •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
Taariikhda Islaamka

❝ Waxaad halkaan kaheli doonta taariikhda Islaamka iyo horumarradii uu gaadhay Islaamku qarniyadii lasoo dhaafay ❞ 🇹 🇦 🇷 🇮 🇮 🇰 🇭

MAANKAAGU MADAALAY?? QAYBTII 3AAD Waxaan soo tilmaamnay in Loolanka udhexeeya xaqqa iyo baadilka uu soo socday ilaa iyo bilowgii Aduunka , Loolanku marba meel ayuu marayay hadase halkee marayaa waa suaal u baahan faahfaahin. 20kii sanne ee tagey waxaa daafaha aduunka kasocday Xasuuq ay gaysanayaan dowladaha Saliibka ah ee Galbeed iyo reer yurub iyagoo kumarmarsiyoonaya Amniga caalamka ayaan ilaalinaynaa oo waxaan cidhibtiraynaa dad Argagaxiso ah iyagoo ula jeeda Islaamka, Xaqiiqaduna intaa way kafogtahay oo dagaalkoodu wuxuu salka kuhayaa kii ay kula jireen Anbiyada , Saxaabadii iyo salafkii Alle haka raali noqdee. Gaaladii Reer Galbeed iyo Yurub waxay dumiyeen Ciraaq iyo Syria oo ahaa halkii Xadaarada iyo aqoonta Islaamku kasoo burqanaysay , waxay kaloo dumiyeen dalalkale oo Islaam ah . Afghanistan waxay ka dagaalamayeen 20 sanno iyagoo awood walba isugu geeyey si ay ukala tuuraan Nidaamka Islaamiga ah oo ay ugu badalaan Nidaam iyaga daba dhilif u ah , Sidaa si lamid ah ayay horay uga sameeyeen Muqdisho - Soomaaliya waqtigii midowgii Maxaakiimta . Waxay burburiyeen Maxaakiimtii iyagoo adeegsanaya Dowlado African Saliibi ah iyo mooryaan Soomaaliyeed. Gaaladii Reer Yurub iyo Maraykan waxay geed dheer iyo geed gaaban u saaran yihiin inay Soomaaliya kataagaan Nidaam kafog Diinta islaamka , Dagaalka socda ee afka iyo Adinkaba ah wuxuu salka kuhayaa kii ay kula jireen Anbiyada, Saxaabadii Rasuulka scw iyo kii Salafkiiba ay kula jireen. Dr. Cumar Imaan oo ahaa Raiiskii Xisbul Islaamka ayaa yiri Safiirka maraykanka nagu yiri "Soomaaliya kataagmi mayso Shareeco Islaam ah waligeed " hadal micnihiisu uu sidaa ahaa. Muqaal cadayn ah waan soo dhigi doonaa. Waa inaan Ogaano hadafka Gaalada iyo Gaala raaca Mikirifoonka uwata si ay Nidaamka Gumaystaha ay uga hirgaliyaan Dhulalka Islaamka , Walaahi hadii Maraykan iyo Xabashi ay maanta noqon wayeen Gaalo kuwa Daba dhilifka u ahna ay noqon waayeen Munaafiqiin iyo kuwo diintooda kabadal qaatay haba tukadeen oo hasoomeene garan maayo cida maanta matalaysa Dhinaca baadilka. Nimanka kudhawaaqaya Maraykan iyo xabashi waa walaaleheen cidii colaadisana waa khawaarij bal hanoo keenaan aayad Qur'aan ah oo dhahaysa sidaa hadayba run sheegayaan. Allah wuxuu yiri { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلۡكَـٰفِرِینَ أَوۡلِیَاۤءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِینَۚ أَتُرِیدُونَ أَن تَجۡعَلُوا۟ لِلَّهِ عَلَیۡكُمۡ سُلۡطَـٰنࣰا مُّبِینًا } [Surah An-Nisāʾ: 144] { ۞ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلۡیَهُودَ وَٱلنَّصَـٰرَىٰۤ أَوۡلِیَاۤءَۘ بَعۡضُهُمۡ أَوۡلِیَاۤءُ بَعۡضࣲۚ وَمَن یَتَوَلَّهُم مِّنكُمۡ فَإِنَّهُۥ مِنۡهُمۡۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا یَهۡدِی ٱلۡقَوۡمَ ٱلظَّـٰلِمِینَ } [Surah Al-Māʾidah: 51] { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلَّذِینَ ٱتَّخَذُوا۟ دِینَكُمۡ هُزُوࣰا وَلَعِبࣰا مِّنَ ٱلَّذِینَ أُوتُوا۟ ٱلۡكِتَـٰبَ مِن قَبۡلِكُمۡ وَٱلۡكُفَّارَ أَوۡلِیَاۤءَۚ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِینَ } [Surah Al-Māʾidah: 57] { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ عَدُوِّی وَعَدُوَّكُمۡ أَوۡلِیَاۤءَ تُلۡقُونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَقَدۡ كَفَرُوا۟ بِمَا جَاۤءَكُم مِّنَ ٱلۡحَقِّ یُخۡرِجُونَ ٱلرَّسُولَ وَإِیَّاكُمۡ أَن تُؤۡمِنُوا۟ بِٱللَّهِ رَبِّكُمۡ إِن كُنتُمۡ خَرَجۡتُمۡ جِهَـٰدࣰا فِی سَبِیلِی وَٱبۡتِغَاۤءَ مَرۡضَاتِیۚ تُسِرُّونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَأَنَا۠ أَعۡلَمُ بِمَاۤ أَخۡفَیۡتُمۡ وَمَاۤ أَعۡلَنتُمۡۚ وَمَن یَفۡعَلۡهُ مِنكُمۡ فَقَدۡ ضَلَّ سَوَاۤءَ ٱلسَّبِیلِ } [Surah Al-Mumtaḥanah: 1] Aayadahaas micnahooda adiga raadso intaad idhihi lahayd Quraankii waad qaloocisay . Nimanka Gaala raaca ah yaan lagu daba faylin , Walaahi Diinta meelna kagama taalo cid aad kaga dayanaysana majirto Allah wuu kulasoo saarayaa Gaaladii lamaciin biday. Dagaalka socda ma ahan mid cusub waakii socon jiray ee soo dhex maray Nabi Aadam iyo Ibliis waa kii dhex maray Anbiyadii iyo kuwii xaqqa diiday waa kii dhex maray Nabiga scw iyo Gaaladii Quraysheed Waa midkii Qarniyadii tagey dhex maray Ciidamadii Saliibiyiinta iyo Cuthmaaniyiintii waa midkii dhex maray Sayid maxamed cabdulle xasan iyo gaaladii Yurub waa kii dhex maray Gurey iyo xabashidii
Показать все...
00:47
Видео недоступноПоказать в Telegram
Bal qiyaas Gaajadaan inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun 😢 Xaalada muslimiinta maanta nool •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
3.00 MB
01:05
Видео недоступноПоказать в Telegram
Ehlul Yemen. Reer yemen xaaladoodu wataas Waa hooyo mudo aan arag raashin la cuno oo cunta Caleenta dhirta . Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun alla maxaan badar qubnay 😢😢 Markaad wax cunayso ha moodin waxaad dareemayso oo nimco ah in lagula dareemayo. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Показать все...
11.82 MB
Выберите другой тариф

Ваш текущий тарифный план позволяет посмотреть аналитику только 5 каналов. Чтобы получить больше, выберите другой план.