Taariikhda Islaamka
الذهاب إلى القناة على Telegram
❝ Waxaad halkaan kaheli doonta taariikhda Islaamka iyo horumarradii uu gaadhay Islaamku qarniyadii lasoo dhaafay ❞ 🇹 🇦 🇷 🇮 🇮 🇰 🇭
إظهار المزيدلم يتم تحديد البلدحقائق5 368
1 897
المشتركون
لا توجد بيانات24 ساعات
لا توجد بيانات7 أيام
لا توجد بيانات30 أيام
جاري تحميل البيانات...
القنوات المماثلة
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
سحابة العلامات
لا توجد بيانات
هل تواجه مشاكل؟ يرجى تحديث الصفحة أو الاتصال بمدير الدعم الخاص بنا.
الإشارات الواردة والصادرة
---
---
---
---
---
---
جذب المشتركين
أبريل '23
أبريل '23
+10
في 0 قنوات
مارس '23
+142
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '23
+78
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '23
+119
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '22
+120
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '22
+155
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '22
+106
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '22
+60
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '22
+93
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '22
+107
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '22
+254
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '22
+156
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '22
+584
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '220
في 0 قنوات
Get PRO
فبراير '220
في 0 قنوات
Get PRO
يناير '220
في 0 قنوات
Get PRO
ديسمبر '210
في 0 قنوات
Get PRO
نوفمبر '210
في 0 قنوات
Get PRO
أكتوبر '21
+10
في 0 قنوات
Get PRO
سبتمبر '21
+14
في 0 قنوات
Get PRO
أغسطس '21
+25
في 0 قنوات
Get PRO
يوليو '21
+29
في 0 قنوات
Get PRO
يونيو '21
+75
في 0 قنوات
Get PRO
مايو '21
+51
في 0 قنوات
Get PRO
أبريل '21
+31
في 0 قنوات
Get PRO
مارس '21
+331
في 0 قنوات
| التاريخ | نمو المشتركين | الإشارات | القنوات | |
| 03 أبريل | +2 | |||
| 02 أبريل | +3 | |||
| 01 أبريل | +5 |
منشورات القناة
27-kii Noofambar, 1962-kii. #Madaxweynaha Mareykanka John F.Kennedy oo ka qeybgaley xafladaha soo dhaweyntii Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Dr. Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo Cabdullaahi Ciise Maxamuud #WashingtonDC .
Kasheekee Ragga iska xoraynay ee dhagaca iyo waranka isaga saarnay oo nasoo dhawaynaya ar wuxu baarisanaa 😂.
Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂
•||https://t.me/TariikhdaIslamka
| 2 | 27/11/1962-kii Ra'iisul Wasaarihii hore ee Cabdirashiid Cali Sharma'arke , kulan kam waxaa marti ku ahaa Madaxweynaha Mareykanka Kennedy kulanku wuxuu ka dhacay Aqalka Cad.
Kulankan Waxaa ku weheliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane. C/llaahi Ciise Maxamuud & Safiirka Mareykanka u fadhiya Dr. Cumar Macallin Maxamed.
Kasheekee hee waqtigaasaa madaxdeenu dabada kuwadatay Maraykan iyo Nidaamkii Gumaystay.
Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 75 |
| 3 | Roma Italia 1974 – Madaxweynihii hore ee Talyaaniga Giovanni Leone iyo Madaxweynihii Soomaaliya Siyaad Barre oo wada fadhiya oo dhoola cadeynaya.
Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂
Qosolka day !!
Ma gumaysigaa prank ahaa waa suaale mise dhabuu ahaayoo wali waan kujirnaa oo madaxdani wakiilo unbay kayihiin.
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 91 |
| 4 | Shirkii Qaadashada Xoriyadii Somaliland oo kadhacay London, May 1960kii ee lagu go’aamiyay in 26 June ay noqoto maalintii xorriyadda, lana saxeexay 12 May 1960.
Weftiga Somaliland waxay kala ahaayeen: Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Axmed Xaaji Ducaale, Cali Garaad Jaamac & Xaaji Ibraahim Nuur.
Waxanaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂
Day qosolka iyo farxada , waaba rag saxiibo ah.
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 96 |
| 5 | GUMAYSI
Taariikhdu waxay qortaa in Soomaaliya 1960kii ay xoriyada qaadatay oo ay ka qaadatay Dowlado reer yurub ah.
Horta "Xoriyad" maxaa ladhahaa ?
Xoriyadu waa inaad kunoolayd Xornimo nololeed kadib aad gashay adoonsi kadib aad dib uheshid Xoriyad adoo dib uhelaya wixii la noolayd Adoonsiga kahor colna u arka kii ku Adoonsaday.
Hadaan Xoriyad helnay oo ay runtahay waxaa la rabay inaan dib ugu noqono wixii aan ahayn Adoonsiga la hor , Laakiin taa badalkeeda waxaan qaadanay Nidaamkii Gumaystaha waxaana Gacal kadhiganay Kii na adoonsaday.
Waxaan soo bandhigayaa Dhacdooyin taariikhi ah oo cadaynaya inaan xorimo helin oo Nidaamkii Gumaystaha aan qaadanay iyagiina gacal kadhigay.
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 90 |
| 6 | Dr cumar iimaan
Oo sharaxaya hadalkii Safiirka maraykanka.
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 95 |
| 7 | Itoobiya waa kii dhex maray Maxaakiimtii iyo Xabashidii soo duushay.
Maxaa hada badalay waa suaal e ?? Waxaa badalay Iclaanka iyo suurad xumaynta cayda huga looga dhigay.
MAANKAAGU MADAALAY Waxaan kusoo bandhigay wuxuu maankaagu kudaalay waxaana rajayn inaad wax badan fahantay.
Hadaad fariintaan wax badan ku fahantay ama baraarug kugalay love❤️ saar si aan u ogaado bulshada baraarugtay.
DHAMAAD
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 97 |
| 8 | MAANKAAGU MADAALAY??
QAYBTII 3AAD
Waxaan soo tilmaamnay in Loolanka udhexeeya xaqqa iyo baadilka uu soo socday ilaa iyo bilowgii Aduunka , Loolanku marba meel ayuu marayay hadase halkee marayaa waa suaal u baahan faahfaahin.
20kii sanne ee tagey waxaa daafaha aduunka kasocday Xasuuq ay gaysanayaan dowladaha Saliibka ah ee Galbeed iyo reer yurub iyagoo kumarmarsiyoonaya Amniga caalamka ayaan ilaalinaynaa oo waxaan cidhibtiraynaa dad Argagaxiso ah iyagoo ula jeeda Islaamka, Xaqiiqaduna intaa way kafogtahay oo dagaalkoodu wuxuu salka kuhayaa kii ay kula jireen Anbiyada , Saxaabadii iyo salafkii Alle haka raali noqdee.
Gaaladii Reer Galbeed iyo Yurub waxay dumiyeen Ciraaq iyo Syria oo ahaa halkii Xadaarada iyo aqoonta Islaamku kasoo burqanaysay , waxay kaloo dumiyeen dalalkale oo Islaam ah .
Afghanistan waxay ka dagaalamayeen 20 sanno iyagoo awood walba isugu geeyey si ay ukala tuuraan Nidaamka Islaamiga ah oo ay ugu badalaan Nidaam iyaga daba dhilif u ah , Sidaa si lamid ah ayay horay uga sameeyeen Muqdisho - Soomaaliya waqtigii midowgii Maxaakiimta . Waxay burburiyeen Maxaakiimtii iyagoo adeegsanaya Dowlado African Saliibi ah iyo mooryaan Soomaaliyeed.
Gaaladii Reer Yurub iyo Maraykan waxay geed dheer iyo geed gaaban u saaran yihiin inay Soomaaliya kataagaan Nidaam kafog Diinta islaamka , Dagaalka socda ee afka iyo Adinkaba ah wuxuu salka kuhayaa kii ay kula jireen Anbiyada, Saxaabadii Rasuulka scw iyo kii Salafkiiba ay kula jireen.
Dr. Cumar Imaan oo ahaa Raiiskii Xisbul Islaamka ayaa yiri Safiirka maraykanka nagu yiri "Soomaaliya kataagmi mayso Shareeco Islaam ah waligeed " hadal micnihiisu uu sidaa ahaa. Muqaal cadayn ah waan soo dhigi doonaa.
Waa inaan Ogaano hadafka Gaalada iyo Gaala raaca Mikirifoonka uwata si ay Nidaamka Gumaystaha ay uga hirgaliyaan Dhulalka Islaamka , Walaahi hadii Maraykan iyo Xabashi ay maanta noqon wayeen Gaalo kuwa Daba dhilifka u ahna ay noqon waayeen Munaafiqiin iyo kuwo diintooda kabadal qaatay haba tukadeen oo hasoomeene garan maayo cida maanta matalaysa Dhinaca baadilka.
Nimanka kudhawaaqaya Maraykan iyo xabashi waa walaaleheen cidii colaadisana waa khawaarij bal hanoo keenaan aayad Qur'aan ah oo dhahaysa sidaa hadayba run sheegayaan.
Allah wuxuu yiri
{ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلۡكَـٰفِرِینَ أَوۡلِیَاۤءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِینَۚ أَتُرِیدُونَ أَن تَجۡعَلُوا۟ لِلَّهِ عَلَیۡكُمۡ سُلۡطَـٰنࣰا مُّبِینًا }
[Surah An-Nisāʾ: 144]
{ ۞ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلۡیَهُودَ وَٱلنَّصَـٰرَىٰۤ أَوۡلِیَاۤءَۘ بَعۡضُهُمۡ أَوۡلِیَاۤءُ بَعۡضࣲۚ وَمَن یَتَوَلَّهُم مِّنكُمۡ فَإِنَّهُۥ مِنۡهُمۡۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا یَهۡدِی ٱلۡقَوۡمَ ٱلظَّـٰلِمِینَ }
[Surah Al-Māʾidah: 51]
{ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلَّذِینَ ٱتَّخَذُوا۟ دِینَكُمۡ هُزُوࣰا وَلَعِبࣰا مِّنَ ٱلَّذِینَ أُوتُوا۟ ٱلۡكِتَـٰبَ مِن قَبۡلِكُمۡ وَٱلۡكُفَّارَ أَوۡلِیَاۤءَۚ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِینَ }
[Surah Al-Māʾidah: 57]
{ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ عَدُوِّی وَعَدُوَّكُمۡ أَوۡلِیَاۤءَ تُلۡقُونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَقَدۡ كَفَرُوا۟ بِمَا جَاۤءَكُم مِّنَ ٱلۡحَقِّ یُخۡرِجُونَ ٱلرَّسُولَ وَإِیَّاكُمۡ أَن تُؤۡمِنُوا۟ بِٱللَّهِ رَبِّكُمۡ إِن كُنتُمۡ خَرَجۡتُمۡ جِهَـٰدࣰا فِی سَبِیلِی وَٱبۡتِغَاۤءَ مَرۡضَاتِیۚ تُسِرُّونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَأَنَا۠ أَعۡلَمُ بِمَاۤ أَخۡفَیۡتُمۡ وَمَاۤ أَعۡلَنتُمۡۚ وَمَن یَفۡعَلۡهُ مِنكُمۡ فَقَدۡ ضَلَّ سَوَاۤءَ ٱلسَّبِیلِ }
[Surah Al-Mumtaḥanah: 1]
Aayadahaas micnahooda adiga raadso intaad idhihi lahayd Quraankii waad qaloocisay .
Nimanka Gaala raaca ah yaan lagu daba faylin , Walaahi Diinta meelna kagama taalo cid aad kaga dayanaysana majirto Allah wuu kulasoo saarayaa Gaaladii lamaciin biday.
Dagaalka socda ma ahan mid cusub waakii socon jiray ee soo dhex maray Nabi Aadam iyo Ibliis waa kii dhex maray Anbiyadii iyo kuwii xaqqa diiday waa kii dhex maray Nabiga scw iyo Gaaladii Quraysheed Waa midkii Qarniyadii tagey dhex maray Ciidamadii Saliibiyiinta iyo Cuthmaaniyiintii waa midkii dhex maray Sayid maxamed cabdulle xasan iyo gaaladii Yurub waa kii dhex maray Gurey iyo xabashidii | 105 |
| 9 | Bal qiyaas Gaajadaan inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun 😢
Xaalada muslimiinta maanta nool
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 216 |
| 10 | Ehlul Yemen.
Reer yemen xaaladoodu wataas
Waa hooyo mudo aan arag raashin la cuno oo cunta Caleenta dhirta .
Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun alla maxaan badar qubnay 😢😢
Markaad wax cunayso ha moodin waxaad dareemayso oo nimco ah in lagula dareemayo.
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 211 |
| 11 | MAANKAAGU MADAALAY??
QAYBTII 2AAD
Waxa aan kusoo jirnay in xaqqa iyo baadilku dagaal dhex yaalo waligii , Dagaalkii wuxuu yeeshay hada wajiyo badan hada
Wuxuuna kala noqday dhowr
1. Mid Iclaanka ah [media]
2. Mid tacliin ah
3. Mid afka ah
4. Mid suurad xumayn ah [Cay]
5. Mid Hub ah
Gaalo intaasba way isku wadaa , halka Islaamku uu ka Dhaga layahay intaas ba . Dagaalku waa ka xag jiraa siduu ahaa waqtigii hore samankuna waaka fitan badan yahay samankii hore.
100kii sanno ee tagey adduunka waxaa cagta mariyay Qolyihii Baadilka hogaaminayay iyagoo Islaamkii kadhigay waxay Xasuuqaan iyo wax u hogaansama Nidaamkoodii Gumaaysi .
Hadafka gumaysiga wuxuu ahaa in bulshada Muslimka ah laga leexiyo Jidka xaqqa gabi ahaanba looguna dhex abuuro Kooxo kiristan ah hadaanan laga wada gaadhsiin karin kuligood Gaalaysiinta.
Gaalaysiintii way kuguulaysteen iyo inay bulshada kadhigaan kuwo indho la , waxaa la helayaa maanta dalal magac Islaam nala wadaaga hadana leh shucuub Kiristaan ah sida Masar , Tunis , Sudan , Sacuudiga, Libiya iyo dalalkale oo badan.
#SOOMAALIYA Gumaystuhu markuu soo galay wuxuu kaleexiyay dowgii xaqqa ahaa isagoo dhexdooda keenay Dastuur badalkii Quraanka , Kiristaanimana keenay badalkii Islaamka . Arintaas waa lagudiiday gumaystihii dadkii kacayna waxaa kamid ahaa Sayid maxamed cabdulle xasan iyo Rag kale.
Gumaystuhu markuu gaadhay dantuu lahaa wuxuu kuwareejiyay xilka iyo maamulka dalalka Islaamka dad uu soo dhaqan dooriyay tacliintiisana uu kusoo shubay horayna usii qaaday Jidkii uu jeexay Gumaystuhu badalkii ay bulshada dib ugu celin lahaayeen Qaadashada diinta.
QAYBTA 3AAD
LASOCO
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 349 |
| 12 | MAANKAAGU MADAALAY!!
Maankaagu maku daalay fikrado is hardinaya oo ma uwayday xal aad kaga dabaalato ??
Tan iyo bilowgii Aduunka waxaa jiray loolan udhexeeya xaqqa iyo baadilka oo marba 2da dhinac cid matalaysay , Wuxuu Allah soo diray Anbiyo iyagoo dadka ugu yeedhayay Allah Caabuda kaligii waxna ha u shariig yeelina.
Qolyaha Baadilka matalayay waxay markasta ku gacan saydhayeen Anbiyada iyagoo isugu darayay Dacaayado iyo Dil si ay bulshada uga leexiyaan wadada Xaqqa ah.
Soodiridii Rasuulka scw waxay ku ahayd dhamaadka dirida anbiyo danbe wuxuuna ahaa Rasuulka scw Nabigii udanbeeyey oo lasoo diro , Rasuulka scw wuxuu la kulmay wixii ay la kulmi jireen anbiyadii hore isagoo kudhawaaqayay kaliya waxay kudhawaaqeen Anbiyadii lasoo diray oo ahaa Allah caabuda kaligii waxna ha u shariig yeelina.
Qolyaha baadilka matalayey sidoodii ayay uga falceliyeen oo ay udhibaateeyeen Rasuulka scw una suurad xumeeyeen , Rasuulka scw waxaa lafaray Jihaad iyo inuu birta ka aslo Qolyaha baadilka u olalaynaya ilaa ay Allah ugasoo noqdaan kaligiina Caabudaan sharkigana ka dheeraadaan.
Intaa wixii kadanbaysay Dagaalka dhex yaala Gaalo iyo Muslimiin wuxuu goostay xadhiga wuxuuna socon ilaa dhulka dushiiza laga waayo fidno diinta dhamaanteedna ay usugnaato Allah.
Dagaalku wuxuu ka koobanyahay Af & Adin Allah Qur'aanka wuu ku cadeeyey hadaad wax fahmaysaan.
QAYBTA 2AAD
LASOCO.....
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 229 |
| 13 | Lorry & Robow oo nasoo leh Ramadaan mubaarak .
" یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ عَدُوِّی وَعَدُوَّكُمۡ أَوۡلِیَاۤءَ تُلۡقُونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَقَدۡ كَفَرُوا۟ بِمَا جَاۤءَكُم مِّنَ ٱلۡحَقِّ"
[Surah Al-Mumtaḥanah: 1]
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 224 |
| 14 | Barashada dalka ma muhiim baa ?? Oo maloo baahanyahay?? | 231 |
| 15 | Janaale 1938 | 245 |
| 16 | Xalay aayadihii Quraanka ee Taraawiixda lagu tuhmjinayay aayadee ka xasuusataa ??
Aniga
{ وَإِذۡ زَیَّنَ لَهُمُ ٱلشَّیۡطَـٰنُ أَعۡمَـٰلَهُمۡ وَقَالَ لَا غَالِبَ لَكُمُ ٱلۡیَوۡمَ مِنَ ٱلنَّاسِ وَإِنِّی جَارࣱ لَّكُمۡۖ فَلَمَّا تَرَاۤءَتِ ٱلۡفِئَتَانِ نَكَصَ عَلَىٰ عَقِبَیۡهِ وَقَالَ إِنِّی بَرِیۤءࣱ مِّنكُمۡ إِنِّیۤ أَرَىٰ مَا لَا تَرَوۡنَ إِنِّیۤ أَخَافُ ٱللَّهَۚ وَٱللَّهُ شَدِیدُ ٱلۡعِقَابِ }
[Surah Al-Anfāl: 48]
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 254 |
| 17 | 🔹ما أكثر في هذا الزمن ممن يحسّنون للناس الشرك والكفر بالله ويظنون أنهم يحسنون صنعا!!🔸 | 282 |
| 18 | ••
-ماهي عقيدة الولاء والبراء؟
🎙️🔍 #محاضرة_قيمة للشيخ العلامة #سليمان_العلوان -فرج اللّه عنه- | 307 |
| 19 | Qaybta 2aad
SSDF :- Somali Salvation Democratic Front (SSDF) Jabhadda Diimuqraadiga Badbaadinta Soomaaliyeed , waxaa hogaaminayay
Mohamed Abshir Musa (1991–1998)
Mohamed Warsame Hoori (1986–1988)
Abdullahi Yusuf Ahmed (1978–1986, 1991–1998)
Musse Islam (1984–1986)
Hassan Ali Mire (1986–1988)
Jabhaddan waxay Jabhaddaahaa kale kala mid ahayd Mucaaradka taliskii dowladii maxamed siyaad bare waxayna taageero kaheli jirtay Dowlada saliibka ah ee Itoobiya.
SPM :- Somali Patriotic Movement (SPM) Jabhaddan hogaaminayay
Korneyl Shukri wayrax kaariye
Bashiir bililiqo
General Aadan cabdilahi Gabyow
Gaashaanle Sare axmed Cumar jees
Geedi Ugaas madhar
Waxay kahoor horjeedeen fikirkii Shuuciga ee Ina siyaad bare , waxaana taageerayay Dowlada saliibka ah ee Itoobiya.
Itoobiya raad wayn ayay kuleedahay Soomaaliya hadana Dib ayay usoo galaysaa !!
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 428 |
| 20 | 1980 Ilaa 1991
Waxaad in badan maqasheen magacyadaa kala ah USC , SNM , SSDF iyo SPM bal aan idiin sharaxo hadaba shaqaday qaban jireen kooxahaan anigoo markahore micnaynaya Xarfaha .
Xarafkas waxaa lagasoo gaabiyay
USC :- United Somali Congress (USC) waxaana Hogaaminayay
Mohamed Faarrah Aidid
Iyo Ali Mahdi Muhammad waxayna door wayn kaqaadatay Riditaankii Dowladii maxamed siyaad bare, Taageerada waxay kasoo helaysay Dowlada saliibka ah ee Itoobiya.
SNM :- Somali National Movement (SNM) waxaana Hogaaminayay Ahmed Mohamed Gulaid (1981–1982)
Sheikh Yusuf Ali Sheikh Madar (1982–1983)[1]
Hassan Adan Wadadid (1982–1983)
Colonel Abdiqadir Kosar Abdi (1983–1984)[1]
Ahmed Mohamed Mohamoud (1984–1990)
Abdirahman Ahmed Ali Tuur (1990–1991) , Jabhadaan waxay Dagaalkii culus lagashay Taliskii dowladii maxamed siyaad bare si ay madax banaani u helaan , waxay ka aas aas naayeen deegaanada Soomaaliland Waxaana taageeri jiray dowlada Saliibka ah ee Itoobiya.
Lasoco qaybta 2aad
•||https://t.me/TariikhdaIslamka | 302 |
