ch
Feedback
Taariikhda Islaamka

Taariikhda Islaamka

前往频道在 Telegram

❝ Waxaad halkaan kaheli doonta taariikhda Islaamka iyo horumarradii uu gaadhay Islaamku qarniyadii lasoo dhaafay ❞ 🇹 🇦 🇷 🇮 🇮 🇰 🇭

显示更多
未指定国家事实5 368
1 897
订阅者
无数据24 小时
无数据7 天
无数据30 天

数据加载中...

相似频道
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
标签云
无数据
有任何问题?请刷新页面或联系我们的客服
进出提及
---
---
---
---
---
---
吸引订阅者
四月 '23
四月 '23
+10
在0个频道中
三月 '23
+142
在0个频道中
Get PRO
二月 '23
+78
在0个频道中
Get PRO
一月 '23
+119
在0个频道中
Get PRO
十二月 '22
+120
在0个频道中
Get PRO
十一月 '22
+155
在0个频道中
Get PRO
十月 '22
+106
在0个频道中
Get PRO
九月 '22
+60
在0个频道中
Get PRO
八月 '22
+93
在0个频道中
Get PRO
七月 '22
+107
在0个频道中
Get PRO
六月 '22
+254
在0个频道中
Get PRO
五月 '22
+156
在0个频道中
Get PRO
四月 '22
+584
在0个频道中
Get PRO
三月 '220
在0个频道中
Get PRO
二月 '220
在0个频道中
Get PRO
一月 '220
在0个频道中
Get PRO
十二月 '210
在0个频道中
Get PRO
十一月 '210
在0个频道中
Get PRO
十月 '21
+10
在0个频道中
Get PRO
九月 '21
+14
在0个频道中
Get PRO
八月 '21
+25
在0个频道中
Get PRO
七月 '21
+29
在0个频道中
Get PRO
六月 '21
+75
在0个频道中
Get PRO
五月 '21
+51
在0个频道中
Get PRO
四月 '21
+31
在0个频道中
Get PRO
三月 '21
+331
在0个频道中
日期
订阅者增长
提及
频道
03 四月+2
02 四月+3
01 四月+5
频道帖子
27-kii Noofambar, 1962-kii. #Madaxweynaha Mareykanka John F.Kennedy oo ka qeybgaley xafladaha soo dhaweyntii Ra'iisul Wasaara
+3
27-kii Noofambar, 1962-kii. #Madaxweynaha Mareykanka John F.Kennedy oo ka qeybgaley xafladaha soo dhaweyntii Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Dr. Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo Cabdullaahi Ciise Maxamuud #WashingtonDC . Kasheekee Ragga iska xoraynay ee dhagaca iyo waranka isaga saarnay oo nasoo dhawaynaya ar wuxu baarisanaa 😂. Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 •||https://t.me/TariikhdaIslamka

2
27/11/1962-kii Ra'iisul Wasaarihii hore ee Cabdirashiid Cali Sharma'arke , kulan kam waxaa marti ku ahaa Madaxweynaha Mareyka
27/11/1962-kii Ra'iisul Wasaarihii hore ee Cabdirashiid Cali Sharma'arke , kulan kam waxaa marti ku ahaa Madaxweynaha Mareykanka Kennedy kulanku wuxuu ka dhacay Aqalka Cad. Kulankan Waxaa ku weheliyay Wasiirka Arrimaha Dibadda Mudane. C/llaahi Ciise Maxamuud & Safiirka Mareykanka u fadhiya Dr. Cumar Macallin Maxamed. Kasheekee hee waqtigaasaa madaxdeenu dabada kuwadatay Maraykan iyo Nidaamkii Gumaystay. Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 •||https://t.me/TariikhdaIslamka
75
3
Roma Italia 1974 – Madaxweynihii hore ee Talyaaniga Giovanni Leone iyo Madaxweynihii Soomaaliya Siyaad Barre oo wada fadhiya
Roma Italia 1974 – Madaxweynihii hore ee Talyaaniga Giovanni Leone iyo Madaxweynihii Soomaaliya Siyaad Barre oo wada fadhiya oo dhoola cadeynaya. Waxaasaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 Qosolka day !! Ma gumaysigaa prank ahaa waa suaale mise dhabuu ahaayoo wali waan kujirnaa oo madaxdani wakiilo unbay kayihiin. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
91
4
Shirkii Qaadashada Xoriyadii Somaliland oo kadhacay London, May 1960kii ee lagu go’aamiyay in 26 June ay noqoto maalintii xor
Shirkii Qaadashada Xoriyadii Somaliland oo kadhacay London, May 1960kii ee lagu go’aamiyay in 26 June ay noqoto maalintii xorriyadda, lana saxeexay 12 May 1960. Weftiga Somaliland waxay kala ahaayeen: Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Axmed Xaaji Ducaale, Cali Garaad Jaamac & Xaaji Ibraahim Nuur. Waxanaa Xoriyad lagaa dhahaa 😂 Day qosolka iyo farxada , waaba rag saxiibo ah. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
96
5
GUMAYSI Taariikhdu waxay qortaa in Soomaaliya 1960kii ay xoriyada qaadatay oo ay ka qaadatay Dowlado reer yurub ah. Horta "Xoriyad" maxaa ladhahaa ? Xoriyadu waa inaad kunoolayd Xornimo nololeed kadib aad gashay adoonsi kadib aad dib uheshid Xoriyad adoo dib uhelaya wixii la noolayd Adoonsiga kahor colna u arka kii ku Adoonsaday. Hadaan Xoriyad helnay oo ay runtahay waxaa la rabay inaan dib ugu noqono wixii aan ahayn Adoonsiga la hor , Laakiin taa badalkeeda waxaan qaadanay Nidaamkii Gumaystaha waxaana Gacal kadhiganay Kii na adoonsaday. Waxaan soo bandhigayaa Dhacdooyin taariikhi ah oo cadaynaya inaan xorimo helin oo Nidaamkii Gumaystaha aan qaadanay iyagiina gacal kadhigay. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
90
6
Dr cumar iimaan Oo sharaxaya hadalkii Safiirka maraykanka. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Dr cumar iimaan Oo sharaxaya hadalkii Safiirka maraykanka. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
95
7
Itoobiya waa kii dhex maray Maxaakiimtii iyo Xabashidii soo duushay. Maxaa hada badalay waa suaal e ?? Waxaa badalay Iclaanka iyo suurad xumaynta cayda huga looga dhigay. MAANKAAGU MADAALAY Waxaan kusoo bandhigay wuxuu maankaagu kudaalay waxaana rajayn inaad wax badan fahantay. Hadaad fariintaan wax badan ku fahantay ama baraarug kugalay love❤️ saar si aan u ogaado bulshada baraarugtay. DHAMAAD •||https://t.me/TariikhdaIslamka
97
8
MAANKAAGU MADAALAY?? QAYBTII 3AAD Waxaan soo tilmaamnay in Loolanka udhexeeya xaqqa iyo baadilka uu soo socday ilaa iyo bilowgii Aduunka , Loolanku marba meel ayuu marayay hadase halkee marayaa waa suaal u baahan faahfaahin. 20kii sanne ee tagey waxaa daafaha aduunka kasocday Xasuuq ay gaysanayaan dowladaha Saliibka ah ee Galbeed iyo reer yurub iyagoo kumarmarsiyoonaya Amniga caalamka ayaan ilaalinaynaa oo waxaan cidhibtiraynaa dad Argagaxiso ah iyagoo ula jeeda Islaamka, Xaqiiqaduna intaa way kafogtahay oo dagaalkoodu wuxuu salka kuhayaa kii ay kula jireen Anbiyada , Saxaabadii iyo salafkii Alle haka raali noqdee. Gaaladii Reer Galbeed iyo Yurub waxay dumiyeen Ciraaq iyo Syria oo ahaa halkii Xadaarada iyo aqoonta Islaamku kasoo burqanaysay , waxay kaloo dumiyeen dalalkale oo Islaam ah . Afghanistan waxay ka dagaalamayeen 20 sanno iyagoo awood walba isugu geeyey si ay ukala tuuraan Nidaamka Islaamiga ah oo ay ugu badalaan Nidaam iyaga daba dhilif u ah , Sidaa si lamid ah ayay horay uga sameeyeen Muqdisho - Soomaaliya waqtigii midowgii Maxaakiimta . Waxay burburiyeen Maxaakiimtii iyagoo adeegsanaya Dowlado African Saliibi ah iyo mooryaan Soomaaliyeed. Gaaladii Reer Yurub iyo Maraykan waxay geed dheer iyo geed gaaban u saaran yihiin inay Soomaaliya kataagaan Nidaam kafog Diinta islaamka , Dagaalka socda ee afka iyo Adinkaba ah wuxuu salka kuhayaa kii ay kula jireen Anbiyada, Saxaabadii Rasuulka scw iyo kii Salafkiiba ay kula jireen. Dr. Cumar Imaan oo ahaa Raiiskii Xisbul Islaamka ayaa yiri Safiirka maraykanka nagu yiri "Soomaaliya kataagmi mayso Shareeco Islaam ah waligeed " hadal micnihiisu uu sidaa ahaa. Muqaal cadayn ah waan soo dhigi doonaa. Waa inaan Ogaano hadafka Gaalada iyo Gaala raaca Mikirifoonka uwata si ay Nidaamka Gumaystaha ay uga hirgaliyaan Dhulalka Islaamka , Walaahi hadii Maraykan iyo Xabashi ay maanta noqon wayeen Gaalo kuwa Daba dhilifka u ahna ay noqon waayeen Munaafiqiin iyo kuwo diintooda kabadal qaatay haba tukadeen oo hasoomeene garan maayo cida maanta matalaysa Dhinaca baadilka. Nimanka kudhawaaqaya Maraykan iyo xabashi waa walaaleheen cidii colaadisana waa khawaarij bal hanoo keenaan aayad Qur'aan ah oo dhahaysa sidaa hadayba run sheegayaan. Allah wuxuu yiri { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلۡكَـٰفِرِینَ أَوۡلِیَاۤءَ مِن دُونِ ٱلۡمُؤۡمِنِینَۚ أَتُرِیدُونَ أَن تَجۡعَلُوا۟ لِلَّهِ عَلَیۡكُمۡ سُلۡطَـٰنࣰا مُّبِینًا } [Surah An-Nisāʾ: 144] { ۞ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلۡیَهُودَ وَٱلنَّصَـٰرَىٰۤ أَوۡلِیَاۤءَۘ بَعۡضُهُمۡ أَوۡلِیَاۤءُ بَعۡضࣲۚ وَمَن یَتَوَلَّهُم مِّنكُمۡ فَإِنَّهُۥ مِنۡهُمۡۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا یَهۡدِی ٱلۡقَوۡمَ ٱلظَّـٰلِمِینَ } [Surah Al-Māʾidah: 51] { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ ٱلَّذِینَ ٱتَّخَذُوا۟ دِینَكُمۡ هُزُوࣰا وَلَعِبࣰا مِّنَ ٱلَّذِینَ أُوتُوا۟ ٱلۡكِتَـٰبَ مِن قَبۡلِكُمۡ وَٱلۡكُفَّارَ أَوۡلِیَاۤءَۚ وَٱتَّقُوا۟ ٱللَّهَ إِن كُنتُم مُّؤۡمِنِینَ } [Surah Al-Māʾidah: 57] { یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ عَدُوِّی وَعَدُوَّكُمۡ أَوۡلِیَاۤءَ تُلۡقُونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَقَدۡ كَفَرُوا۟ بِمَا جَاۤءَكُم مِّنَ ٱلۡحَقِّ یُخۡرِجُونَ ٱلرَّسُولَ وَإِیَّاكُمۡ أَن تُؤۡمِنُوا۟ بِٱللَّهِ رَبِّكُمۡ إِن كُنتُمۡ خَرَجۡتُمۡ جِهَـٰدࣰا فِی سَبِیلِی وَٱبۡتِغَاۤءَ مَرۡضَاتِیۚ تُسِرُّونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَأَنَا۠ أَعۡلَمُ بِمَاۤ أَخۡفَیۡتُمۡ وَمَاۤ أَعۡلَنتُمۡۚ وَمَن یَفۡعَلۡهُ مِنكُمۡ فَقَدۡ ضَلَّ سَوَاۤءَ ٱلسَّبِیلِ } [Surah Al-Mumtaḥanah: 1] Aayadahaas micnahooda adiga raadso intaad idhihi lahayd Quraankii waad qaloocisay . Nimanka Gaala raaca ah yaan lagu daba faylin , Walaahi Diinta meelna kagama taalo cid aad kaga dayanaysana majirto Allah wuu kulasoo saarayaa Gaaladii lamaciin biday. Dagaalka socda ma ahan mid cusub waakii socon jiray ee soo dhex maray Nabi Aadam iyo Ibliis waa kii dhex maray Anbiyadii iyo kuwii xaqqa diiday waa kii dhex maray Nabiga scw iyo Gaaladii Quraysheed Waa midkii Qarniyadii tagey dhex maray Ciidamadii Saliibiyiinta iyo Cuthmaaniyiintii waa midkii dhex maray Sayid maxamed cabdulle xasan iyo gaaladii Yurub waa kii dhex maray Gurey iyo xabashidii
105
9
Bal qiyaas Gaajadaan inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun 😢 Xaalada muslimiinta maanta nool •||https://t.me/TariikhdaIslamka
Bal qiyaas Gaajadaan inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun 😢 Xaalada muslimiinta maanta nool •||https://t.me/TariikhdaIslamka
216
10
Ehlul Yemen. Reer yemen xaaladoodu wataas Waa hooyo mudo aan arag raashin la cuno oo cunta Caleenta dhirta . Inaalillahi wain
Ehlul Yemen. Reer yemen xaaladoodu wataas Waa hooyo mudo aan arag raashin la cuno oo cunta Caleenta dhirta . Inaalillahi wainaa ilayhi raajicuun alla maxaan badar qubnay 😢😢 Markaad wax cunayso ha moodin waxaad dareemayso oo nimco ah in lagula dareemayo. •||https://t.me/TariikhdaIslamka
211
11
MAANKAAGU MADAALAY?? QAYBTII 2AAD Waxa aan kusoo jirnay in xaqqa iyo baadilku dagaal dhex yaalo waligii , Dagaalkii wuxuu yeeshay hada wajiyo badan hada Wuxuuna kala noqday dhowr 1. Mid Iclaanka ah [media] 2. Mid tacliin ah 3. Mid afka ah 4. Mid suurad xumayn ah [Cay] 5. Mid Hub ah Gaalo intaasba way isku wadaa , halka Islaamku uu ka Dhaga layahay intaas ba . Dagaalku waa ka xag jiraa siduu ahaa waqtigii hore samankuna waaka fitan badan yahay samankii hore. 100kii sanno ee tagey adduunka waxaa cagta mariyay Qolyihii Baadilka hogaaminayay iyagoo Islaamkii kadhigay waxay Xasuuqaan iyo wax u hogaansama Nidaamkoodii Gumaaysi . Hadafka gumaysiga wuxuu ahaa in bulshada Muslimka ah laga leexiyo Jidka xaqqa gabi ahaanba looguna dhex abuuro Kooxo kiristan ah hadaanan laga wada gaadhsiin karin kuligood Gaalaysiinta. Gaalaysiintii way kuguulaysteen iyo inay bulshada kadhigaan kuwo indho la , waxaa la helayaa maanta dalal magac Islaam nala wadaaga hadana leh shucuub Kiristaan ah sida Masar , Tunis , Sudan , Sacuudiga, Libiya iyo dalalkale oo badan. #SOOMAALIYA Gumaystuhu markuu soo galay wuxuu kaleexiyay dowgii xaqqa ahaa isagoo dhexdooda keenay Dastuur badalkii Quraanka , Kiristaanimana keenay badalkii Islaamka . Arintaas waa lagudiiday gumaystihii dadkii kacayna waxaa kamid ahaa Sayid maxamed cabdulle xasan iyo Rag kale. Gumaystuhu markuu gaadhay dantuu lahaa wuxuu kuwareejiyay xilka iyo maamulka dalalka Islaamka dad uu soo dhaqan dooriyay tacliintiisana uu kusoo shubay horayna usii qaaday Jidkii uu jeexay Gumaystuhu badalkii ay bulshada dib ugu celin lahaayeen Qaadashada diinta. QAYBTA 3AAD LASOCO •||https://t.me/TariikhdaIslamka
349
12
MAANKAAGU MADAALAY!! Maankaagu maku daalay fikrado is hardinaya oo ma uwayday xal aad kaga dabaalato ?? Tan iyo bilowgii Aduunka waxaa jiray loolan udhexeeya xaqqa iyo baadilka oo marba 2da dhinac cid matalaysay , Wuxuu Allah soo diray Anbiyo iyagoo dadka ugu yeedhayay Allah Caabuda kaligii waxna ha u shariig yeelina. Qolyaha Baadilka matalayay waxay markasta ku gacan saydhayeen Anbiyada iyagoo isugu darayay Dacaayado iyo Dil si ay bulshada uga leexiyaan wadada Xaqqa ah. Soodiridii Rasuulka scw waxay ku ahayd dhamaadka dirida anbiyo danbe wuxuuna ahaa Rasuulka scw Nabigii udanbeeyey oo lasoo diro , Rasuulka scw wuxuu la kulmay wixii ay la kulmi jireen anbiyadii hore isagoo kudhawaaqayay kaliya waxay kudhawaaqeen Anbiyadii lasoo diray oo ahaa Allah caabuda kaligii waxna ha u shariig yeelina. Qolyaha baadilka matalayey sidoodii ayay uga falceliyeen oo ay udhibaateeyeen Rasuulka scw una suurad xumeeyeen , Rasuulka scw waxaa lafaray Jihaad iyo inuu birta ka aslo Qolyaha baadilka u olalaynaya ilaa ay Allah ugasoo noqdaan kaligiina Caabudaan sharkigana ka dheeraadaan. Intaa wixii kadanbaysay Dagaalka dhex yaala Gaalo iyo Muslimiin wuxuu goostay xadhiga wuxuuna socon ilaa dhulka dushiiza laga waayo fidno diinta dhamaanteedna ay usugnaato Allah. Dagaalku wuxuu ka koobanyahay Af & Adin Allah Qur'aanka wuu ku cadeeyey hadaad wax fahmaysaan. QAYBTA 2AAD LASOCO..... •||https://t.me/TariikhdaIslamka
229
13
Lorry & Robow oo nasoo leh Ramadaan mubaarak . " یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ عَدُوِّی وَعَدُوَّكُمۡ أ+1
Lorry & Robow oo nasoo leh Ramadaan mubaarak . " یَـٰۤأَیُّهَا ٱلَّذِینَ ءَامَنُوا۟ لَا تَتَّخِذُوا۟ عَدُوِّی وَعَدُوَّكُمۡ أَوۡلِیَاۤءَ تُلۡقُونَ إِلَیۡهِم بِٱلۡمَوَدَّةِ وَقَدۡ كَفَرُوا۟ بِمَا جَاۤءَكُم مِّنَ ٱلۡحَقِّ" [Surah Al-Mumtaḥanah: 1] •||https://t.me/TariikhdaIslamka
224
14
Barashada dalka ma muhiim baa ?? Oo maloo baahanyahay??
231
15
Janaale 1938
Janaale 1938
245
16
Xalay aayadihii Quraanka ee Taraawiixda lagu tuhmjinayay aayadee ka xasuusataa ?? Aniga { وَإِذۡ زَیَّنَ لَهُمُ ٱلشَّیۡطَـٰنُ أَعۡمَـٰلَهُمۡ وَقَالَ لَا غَالِبَ لَكُمُ ٱلۡیَوۡمَ مِنَ ٱلنَّاسِ وَإِنِّی جَارࣱ لَّكُمۡۖ فَلَمَّا تَرَاۤءَتِ ٱلۡفِئَتَانِ نَكَصَ عَلَىٰ عَقِبَیۡهِ وَقَالَ إِنِّی بَرِیۤءࣱ مِّنكُمۡ إِنِّیۤ أَرَىٰ مَا لَا تَرَوۡنَ إِنِّیۤ أَخَافُ ٱللَّهَۚ وَٱللَّهُ شَدِیدُ ٱلۡعِقَابِ } [Surah Al-Anfāl: 48] •||https://t.me/TariikhdaIslamka
254
17
🔹ما أكثر في هذا الزمن ممن يحسّنون للناس الشرك والكفر بالله ويظنون أنهم يحسنون صنعا!!🔸
🔹ما أكثر في هذا الزمن ممن يحسّنون للناس الشرك والكفر بالله ويظنون أنهم يحسنون صنعا!!🔸
282
18
•• -ماهي عقيدة الولاء والبراء؟ 🎙️🔍 #محاضرة_قيمة للشيخ العلامة #سليمان_العلوان -فرج اللّه عنه-
307
19
Qaybta 2aad SSDF :- Somali Salvation Democratic Front (SSDF) Jabhadda Diimuqraadiga Badbaadinta Soomaaliyeed , waxaa hogaaminayay Mohamed Abshir Musa (1991–1998) Mohamed Warsame Hoori (1986–1988) Abdullahi Yusuf Ahmed (1978–1986, 1991–1998) Musse Islam (1984–1986) Hassan Ali Mire (1986–1988) Jabhaddan waxay Jabhaddaahaa kale kala mid ahayd Mucaaradka taliskii dowladii maxamed siyaad bare waxayna taageero kaheli jirtay Dowlada saliibka ah ee Itoobiya. SPM :- Somali Patriotic Movement (SPM) Jabhaddan hogaaminayay Korneyl Shukri wayrax kaariye Bashiir bililiqo General Aadan cabdilahi Gabyow Gaashaanle Sare  axmed Cumar jees Geedi Ugaas madhar Waxay kahoor horjeedeen fikirkii Shuuciga ee Ina siyaad bare , waxaana taageerayay Dowlada saliibka ah ee Itoobiya. Itoobiya raad wayn ayay kuleedahay Soomaaliya hadana Dib ayay usoo galaysaa !! •||https://t.me/TariikhdaIslamka
428
20
1980 Ilaa 1991 Waxaad in badan maqasheen magacyadaa kala ah USC , SNM , SSDF iyo SPM bal aan idiin sharaxo hadaba shaqaday qa
1980 Ilaa 1991 Waxaad in badan maqasheen magacyadaa kala ah USC , SNM , SSDF iyo SPM bal aan idiin sharaxo hadaba shaqaday qaban jireen kooxahaan anigoo markahore micnaynaya Xarfaha . Xarafkas waxaa lagasoo gaabiyay USC :- United Somali Congress (USC) waxaana Hogaaminayay Mohamed Faarrah Aidid Iyo Ali Mahdi Muhammad waxayna door wayn kaqaadatay Riditaankii Dowladii maxamed siyaad bare, Taageerada waxay kasoo helaysay Dowlada saliibka ah ee Itoobiya. SNM :- Somali National Movement (SNM) waxaana Hogaaminayay Ahmed Mohamed Gulaid (1981–1982) Sheikh Yusuf Ali Sheikh Madar (1982–1983)[1] Hassan Adan Wadadid (1982–1983) Colonel Abdiqadir Kosar Abdi (1983–1984)[1] Ahmed Mohamed Mohamoud (1984–1990) Abdirahman Ahmed Ali Tuur (1990–1991) , Jabhadaan waxay Dagaalkii culus lagashay Taliskii dowladii maxamed siyaad bare si ay madax banaani u helaan , waxay ka aas aas naayeen deegaanada Soomaaliland Waxaana taageeri jiray dowlada Saliibka ah ee Itoobiya. Lasoco qaybta 2aad •||https://t.me/TariikhdaIslamka
302