️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
Открыть в Telegram
Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan
БольшеСтрана не указанаКатегория не указана
250
Подписчики
+524 часа
+107 дней
+1030 день
Архив постов
Maamulka Gobalka Tigreega ee Taabacsan Dowladda Itoobiya ayaa Soo Rogay Qorshe Si Khasab ah Loogu Askaraynayo Dadka Shacabka ah.
Maamulka Gobalka Tigreega ee Taabacsan Dowladda Itoobiya ayaa Soo Rogay Qorshe Si Khasab ah Loogu Askaraynayo Dadka Shacabka ah.
Wilaayaadka islaamiga ah ee shabeelaha hoose iyo Galgaduud ayaa soo bandhigay askar kasoo goosatay DawladaFadaraalka.
Maanta waa maalin Sabti ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-12-1447 oo waafaqsan 13-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Maxamed Sheekh Cali
Shacabka ku nool xaafad katirsan magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka ah madax iyo saraakiil katirsan Dowladda Fedaraalka oo dhulkooda boobaya.
Wali waxaa magaalada Muqdisho ka soconaya ka soconaya dhulboobka ay ku howlan tahay dowladda uu hogaamiyo Xasan Sheekh, taas oo todobaadyadii lasoo dhaafay kordhisay barakicinta dadka iyo in si xoog ah loogala wareego dhulkooda.
Bulshada ku dhaqan xaafadda Soonakey ee Degmada Hodan oo katirsan magaalada Muqdisho ayaa sheegay, iney wajahayaan weerar isugu jira dhac iyo barakicin, taas oo ay kala kulmayaan madax iyo saraakiil katirsan Dowladda Fedaraalka.
Waxay sheegeen in horay booskiiba looga qaatay lacago baad ah oo ka badan 8,000 oo Doollar, intaas kadibna barakacin lagu sameeyay.
Intii ay ciidanku xoogga ku barakicinayeen dadka ayaa waxay xabsiga dhigeen, mid kamid ah dadka ku dhaqan deegaanka oo kasoo horjeestay dhaca ay ku howlan yihiin xubnaha katirsan Dowladda Fedaraalka.
Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dafiray in dowladdiisu ay dhulboob ka waddo magaalada Muqdisho.
Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Dowladda Fedaraalka ayaa bixiyay wareysi dheer oo soconaya muddo ka badan hal saac, waxaana su'aalo laga wadiiyay arrimo badan oo ay kamid yihiin dhulboobka iyo barakicinta ay dowladdiisu ka waddo Muqdisho.
Xasan wuxuu su'aalaha dhulboobka ku saabsan kaga jawaabay sida inuu dib usoo celiyay bilicdii magaalada Muqdisho isagoo aan ciddana boobin, wuxuuna dafiray bakaricinta iyo burburinta ay Cagafka wadata ee illa iyo haatan ka socota caasimadda oo ay udambeysay degmada Cabdicasiis ee gobolka Banaadir.
Wuxuu sheegay dhulka danta guud ee ay ka barakacsheen shacabkii deganaa ay ka maarantay Dowladda Fedaraalka, iyadoo la ogyahay in qaar kamid ah wasaaradaha xukuumaddiisu ay ku jiraan guryo kiro ah, waxaa kale oo arrin lala yaabo ah inuu intaasi ku daray in dadka uu kaxiyay ay laftoodu usoo gubiyeen in dhulalka ay ku jiraan loo cabiro, ayna u cabireen, iy
Maamulka Gobalka Tigreega ee Taabacsan Dowladda Itoobiya ayaa Soo Rogay Qorshe Si Khasab ah Loogu Askaraynayo Dadka Shacabka ah.
Gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya ayaa lagasoo sheegaya saamaynta xeerar cusub oo uu kusoo rogay maamulka gobolkaas, kaas oo salka ku haya qorshe lagu dhaqan-gelinayo askareyn qasab ah, iyadoo tallaabadan ay kusoo beegmayso xilli gobolka uu wajahayo xiisado siyaasadeed iyo mid amni oo isa soo taraya.
Qoraal maalmihii u dambeeyay si weyn loogu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinaya in maamulka Tigreega uu dajiyay nidaam cusub oo waajib ka dhigaya ku biirista ciidanka oo lagu qorayo ragga iyo dumarka awooda u leh inay ka qayb qaataan howlaha millatariga.
Sida ku cad qodobada lagu daabacay qoraalkaasi, qof kasta oo diida inuu ka jawaabo baaqa ciidamaynta waxay sheegeen, in ay saari doonaan ganaax lacageed iyo ciqaabo kale, iyada oo sidoo kale lagu qasbi karo inuu fuliyo adeegyada kale ee ay ciidamadu u baahan yihiin.
Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ayaa sheegay in Turkidu ay qaadanayaan shidaalka ku jira 3 agaag oo waaweyn oo dhaca xeebaha Soomaaliya.
Xukuumadda Itoobiya ayaa muujisay baqdin ay ka qabto weeraro milatari oo uga yimaada dhanka kooxda TPLF.
Waxaa dadka Soomaaliyeed loogu baaqay iney ka faa’iideystaan kalluunka faraha badan ee ku jira baddeena.
Dowro Sharci ah ayaa loo qabtay haweenka ku dhaqan magaalada Aadan Yabaal ee wilaayada Sh/dhexe.
Maanta waa maalin Sabti ah, taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-12-1447 oo waafaqsan 13-06-2026, warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.
Madaxweynaha Dawlada Fadaraalka ayaa sheegay in Turkidu ay qaadanayaan shidaalka ku jira 3 agaag oo waaweyn oo dhaca xeebaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu ka jeediyay magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku soo hadal qaaday arrimo la xiriira kheyraadka rabbaaniga ah ee dalka, gaar ahaan shidaalka iyo kheyraadka badda.
Khudbadda oo inteeda badan u muuqatay mid uu uga jawaabayay culeysyada iyo dhalleeceymaha isdaba joogga ah ee ay dowladdiisu wajahayso ayaa waxa uu ku qiray boobka ay Turkidu ugu bareereen kheyraadka dalka.
Xasan ayaa isagoo dhayalsanaya khayraadka dalka shaaca ka qaaday in Soomaaliya ay leedahay in ka badan 250 aag oo uu shidaal ku jiro oo badda gudaheeda ah isagoo xusay in ay bixiyeen 12 aag.
Wuxuu tilmaamay in Turkidu ku leeyihiin 3 aag oo uu shidaal ku jiro, kaasoo ah kheyraad dhan oo ummaddu leedahay, aagaggaas oo khubarradu ku tilmaamaan kuwa ugu batroolka badan ayauu wuxuu kasoo qaaday wax yar, mana uusan faahfaahin sabab
Xukuumadda Itoobiya ayaa muujisay baqdin ay ka qabto weeraro milatari oo uga yimaada dhanka kooxda TPLF.
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ay heshay xog muujinaysa in xoogagga TPLF ay wadaan abaabul ciidan oo cusub, kaas oo lagu beegsan karo saldhigyada ciidamada federaalka ee ku yaalla gobolka Tigray.
Mas’uuliyiin ka tirsan Addis Ababa ayaa sheegay in dhaq-dhaqaaqyadaasi ay sare u qaadeen walaaca laga qabo in colaaddii waqooyiga Itoobiya ay mar kale dib u soo cusboonaato, kaddib muddo xasilooni ah oo gobolka ka jirtay.
Xukuumadd Abiy waxay sheegtay in ciidamada ammaanka la geliyay heegan dheeraad ah si ay uga hortagaan khatar kasta oo amni, iyadoo la xoojinayo ilaalinta xarumaha ciidamada iyo goobaha istaraatiijiga ah, waxaana muuqanaysa sida warbaahintu soo tabineyso cabsi badan in in dhab loo qaatay weerarada TPLF.
Sidoo kale, Itoobiya ayaa ugu baaqday qolyaha la baxay beesha caalamka inay taageeraan dadaallada lagu ilaalinayo heshiiskii Pretoria, kaasoo sida ay sheegtay soo afjaray dagaalkii muddad
Waa Habeennimo Sabti ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 27-12-1447 oo ku beegan 12-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.
Mujaahidiiinta Jamaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin ayaa 2 Milyan oo Yuuro madaxiisa Dul-dhigay Madaxweynaha Mali.
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli jireen.
Maleeshiyaadka TPLF ayaa awaamiir culus dul saaray dhalinyarada ku dhaqan gobolka Tigreega ee woqooyiga Itoobiya.
Miisaaniyadda caafimaadka ee dowladda Uganda ayaa hoos u dhacday kadib markii ay yaraadeen kaalmooyinkii ay dibadda ka heli jireen.
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
