ch
Feedback
️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

前往频道在 Telegram

Halkaan waa Telegramka ️Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan

显示更多
未指定国家未指定类别
245
订阅者
无数据24 小时
无数据7
无数据30
帖子存档
Jamaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku shaacisay, abaal marin lacageed oo qaali ah la si
Jamaacada Nusratul Islaam Wal-Muslimiin ayaa bayaan ay soo saartay waxay ku shaacisay, abaal marin lacageed oo qaali ah la siinayo ciddii keenta macluumaad horseedi kara in la helo halka ay ku sugan yihiin masuuliyiin sarsare oo katirsan xukuumadda Mali oo uu ugu horreeyo madaxweynaha dalkaas, amaba ka qeyb qaadan karta beegsigooda.

Taxane- Halyeeyadii Badar- 239.mp312.44 MB

Dhageyso: Taxane- Halyeeyadii Badar.[239] Warbaahinta Islaamiga ah ee Al-Furqaan waxay idiin soo gudbineysaa taxane aan ugu magac darnay Halyeeyadii Bader, taas oo uu Sheekh Cabdul Ilaah Abuu Khaalid kaga waramayo, siirada iyo mawaaqifta tarbawiga ah ee saxaabiyiintii Badriyiinta ahaa ee ka qeyb galay macrakadii Yowmul Furqaan

Haweyn xirfadlayaal ah ayaa Halabuur cajiib ah kusoo bandhigay magaalada Jilib Ee Wilaayada Islaamiga ee Jubbada Dhexe

Xubanaha ka tirsan mamaulka Soomaaliland ee ka shaqeynaya in la Yahuudiyeeyo wuqooyi galbeed Soomaliya oo caalmka ka noqday tuko cabmbaar leh, iyo dadkii dunida oo ku ceyrsanaya wadooyinka Yurub.

Ganacsatada Muqdisho ayaa kacabanaya lacago dheeraad ah oo Dawlada Fadaraalka kusoo rogtay ganacsiga Soomaaliyeed.

Xubinta Dhacdooyinka Todobaadka waxa ay habeen waliba oo Jimco ah ku baxdaa Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada, waxaana soo gudbiyo weeraradii ay todobaadkaan fulisay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso. Caawa waa habeennimo Jimco ah oo ay taariikhda Hijriguna ay ku beegantahay 26-12-1447 oo waafaqsan 10-06-2026, Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada waxaa caawa soo Cabdisamad Cabdullaahi

Dowladda Tanzaaniya ayaa sheegtay in aysan cidna u yeerin karin saaxiibka ay sameysanayso iyadoo xiriir cusub la yeelatay dow
Dowladda Tanzaaniya ayaa sheegtay in aysan cidna u yeerin karin saaxiibka ay sameysanayso iyadoo xiriir cusub la yeelatay dowladda Ruushka. Dowladda Tanzania ayaa sheegtay in aysan aqbali doonin in dalal shisheeye u sheegaan cidda ay la saaxiibayso ama cidda ay ka fogaanayso. Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga Tanzania, Prof. Kitila Makumbo, ayaa sheegay in safarrada Madaxweynaha Tanzania, uu ku bixinayo dalal kala duwan aysan ahayn kuwo gargaar lagu raadinayo, balse ay yihiin dadaallo lagu soo jiidanayo ganacsi, maalgashi iyo fursado shaqo oo dalka faa'iido u leh. Wasiirku wuxuu si gaar ah uga hadlay booqashadii Madaxweyne Samia ku tagtay dalka Ruushka. Wuxuu sheegay in Tanzania ay xiriir la yeelan karto Ruushka, Shiinaha, Mareykanka, Yurub ama dal kasta oo ay dan ka leedahay, isla markaana aysan jirin cid xaq u leh inay ku amarto waddanka cidda uu xiriir la yeelan karo ama cidda uu ka fogaanayo.

Shacabka wadanka Kenya ayaa cod dheer ku dalbaday in miisaaniyadda dowladda la dhimo kadib markii ay noloshu adkaatay. Shacab
Shacabka wadanka Kenya ayaa cod dheer ku dalbaday in miisaaniyadda dowladda la dhimo kadib markii ay noloshu adkaatay. Shacabka Kenya ayaa sii kordhinaya cabashadooda ku aaddan culayska dhaqaale ee dalka, iyagoo dowladooda ka dalbanaya in ay yareyso miisaaniyadda si loo dhimo canshuuraha iyo kharashaadka nolosha. Warbixin uu baahiyay Nation Africa ayaa muujisay dad si toos ah ugu dhawaaqaya “punguza budget”, oo micnaheedu yahay (yaree miisaaniyadda) iyagoo sheegay in qiimaha cuntada, gaadiidka, kirada guryaha iyo adeegyada caafimaadka ay si weyn u kaceen. Cabashada shacabka waxaa sii xoojinaya xog hore oo muujinaysa in Kenya ay wajahayso sicir-barar iyo deyn qaran oo sii kordheysa, taasoo keentay in dowladda ay kordhiso canshuuraha si ay u maareyso kharashaadka. Qaar ka mid ah falanqeeyayaasha dhaqaalaha ayaa sheegay in miisaaniyadda dowladda ay u badan tahay kharashaad maamul iyo deyn bixin, taas oo yaraynaysa lacagta si toos ah u gaarta adeegyada bulshada sida caafimaadka, waxbarashada iyo shaqo-abuurka

Maamulkii Cabdi/casiis Laftagareen ayaa ku hanjabay in doorashadii uu kusoo baxay Aadan Madoobe ay jawaab adag ka bixin doona
Maamulkii Cabdi/casiis Laftagareen ayaa ku hanjabay in doorashadii uu kusoo baxay Aadan Madoobe ay jawaab adag ka bixin doonaan. Masuul katirsan maamulkii Laftagareen ee awoodda looga saaray magaalada Beydhabo ayaa waxa uu ka hadlay, doorasho ay Dowladda Fedaraalka ku qabatay magaaladaas, taas oo hogaanka maamulka la baxay Koonfur-galbeed loogu dhiibay Aadan Madoobe. Xasan Cabdi Maxamed oo ah Afhayeenkii Maamulka Koonfur-Galbeed, ayaa waxa uu si cad u sheegay iney kasoo horjeedaan islamarkaana aysan doorasho u aqoonsaneyn wixii ka dhacay beydhabo. Ninkaan ayaa sidoo kale ku hanjabay in doorashadii ka dhacday magaalada ay baroor badan ka dambeyn doonto sida uu hadalka udhigay.

Waa Habeennimo Jimco ah taariikhda Hijriguna waxay ku beegantahay 26-12-1447 oo ku beegan 11-06-2026, warka Habeen waxaa soo jeedinaya Maxamed Ciise.

Muxuu Yahay Nidaamka Badalay Qaabka uu ku Socdo Dagaalka Ukraine?[WARBIXIN]

Dowladda Hindiya ayaa burburisay mid kamid ah masaajidda ku yaalla dalkeeda, iyadoo beegsatay dad Muslimiin ah oo muujiyay shacaa'irta Diinta Islaamka, Xukuumadda Suudaan ayaa lagu eedeeyay iney duqeyn ku burburisay buundo muhiim ah oo ku taalla gobol katirsan dalkaas,Qodobadaasi iyo kuwo kale ku dhegeyso Xubinta Qalinka Saxaafadda ee ku baxda Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida.

Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida waa barnaamij maalinle ah oo ka baxa Idaacadda islaamiga ah ee Al-Furqaan, marka laga reebo maalinta Jimcaha, waxaana lagu soo gudbiyaa dhacdooyinka ka taagan Caalamka gaar ahaan Dunida Islaamka.

Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday afduub iyo tacdiib dad Ciraaqiyiin ah loogu geystay dalka Liibiya.
Baaritaan la sameeyay ayaa lagu ogaaday afduub iyo tacdiib dad Ciraaqiyiin ah loogu geystay dalka Liibiya.

Xukuumadda Suudaan ayaa lagu eedeeyay iney duqeyn ku burburisay buundo muhiim ah oo ku taalla gobol katirsan dalkaas.
Xukuumadda Suudaan ayaa lagu eedeeyay iney duqeyn ku burburisay buundo muhiim ah oo ku taalla gobol katirsan dalkaas.

Dowladda Hindiya ayaa burburisay mid kamid ah masaajidda ku yaalla dalkeeda, iyadoo beegsatay dad Muslimiin ah oo muujiyay sh
Dowladda Hindiya ayaa burburisay mid kamid ah masaajidda ku yaalla dalkeeda, iyadoo beegsatay dad Muslimiin ah oo muujiyay shacaa'irta Diinta Islaamka.

Mid kamid ah culimada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay kaalinta ay culimadu ku leedahay badbaadinta umadda Muslimka ah xilli dalka lagu soo qaaday duullaan caqiido oo ay kaniisaduhu hogaaminayaan.

Maamulka la baxay Puntland ayaa kahor yimid qorshe ay DF ku dooneyso iney ciidan uga qorato degaanada uu ka arrimiyo.