Khadar Creative
رفتن به کانال در Telegram
"Channel-kan waxa kusoo Gudbinaa xirfadaha multimedia " Graphic Designer & Content Creator | CEO & Founder of Xirfad Wadaag Academy | Member of Team Heego Creative
نمایش بیشتر5 412
مشترکین
-324 ساعت
+17 روز
+330 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
ژوئیه '26
ژوئیه '26
+95
در 0 کانالها
ژوئن '26
+66
در 0 کانالها
Get PRO
مه '26
+84
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '26
+124
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '26
+143
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '26
+136
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '26
+156
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '25
+190
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '25
+151
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '25
+153
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '25
+157
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '25
+220
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '25
+291
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '25
+322
در 0 کانالها
Get PRO
مه '25
+235
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '25
+226
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '25
+1 110
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '25
+181
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '25
+184
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '24
+224
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '24
+249
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+218
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+252
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '24
+1 354
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 23 ژوئیه | +3 | |||
| 22 ژوئیه | +7 | |||
| 21 ژوئیه | +3 | |||
| 20 ژوئیه | 0 | |||
| 19 ژوئیه | +5 | |||
| 18 ژوئیه | +3 | |||
| 17 ژوئیه | +5 | |||
| 16 ژوئیه | +5 | |||
| 15 ژوئیه | +6 | |||
| 14 ژوئیه | +6 | |||
| 13 ژوئیه | +2 | |||
| 12 ژوئیه | +1 | |||
| 11 ژوئیه | +5 | |||
| 10 ژوئیه | +4 | |||
| 09 ژوئیه | +5 | |||
| 08 ژوئیه | +2 | |||
| 07 ژوئیه | +5 | |||
| 06 ژوئیه | +2 | |||
| 05 ژوئیه | +8 | |||
| 04 ژوئیه | +7 | |||
| 03 ژوئیه | +6 | |||
| 02 ژوئیه | +3 | |||
| 01 ژوئیه | +2 |
پستهای کانال
Haddii aad jeceshahay ama xiiseyso barashada naqshadaynta mobile graphic design waxa hadda socota diwaangalinta ardayda cusub ee la qaadanayo.
http://wa.me/+252905842102
| 2 | Waxa hayaa account tiktok beec ah wuxu maraya 14.6k daamanad lehna
Haddi rabto igala soo xariir:
Wa.me/+252905319948 | 169 |
| 3 | Waxa Hadda socota diwaangalinta koorsada Masterclass Adope Illustrator.
kooradan oo loo diyaariyey qaab ka duwan kuwii hore fadlan si warbixinta koorsada uhesho na kala soo xariir:👇
Whatsapp: wa.me/+252905842102 | 823 |
| 4 | Qof baa la weydiiyay:
Maxaad u baranaysaa xirfado badan?
Wuxuu yiri:
"Sababtoo ah haddii WiFi-gu iga go'o ugu yaraan noloshu igama go'do! 😅
Adiguna hal xirfad maanta baro, berri waxay noqon kartaa sababta noloshaadu isu beddesho. 💙🚀
https://www.facebook.com/share/p/1HGdStuCbh/ | 776 |
| 5 | Waxaan raadinaynaa 2 Graphic Designer oo jooga magaalada Bosaso nagusoo dir cv gaaga lambarka 907 616 178
full time shaqo
Ka faaidaysta fursadas saxiiibada jooga bosaaso. | 914 |
| 6 | #codeenta waa noo muhiim fadkan👆 | 954 |
| 7 | Team designer meeshan ku jira software/application ayaa ugu badan ka isticmaasho | 925 |
| 8 | Waxa socota Diwaangalinta ardayda cusub ee baranaysa graphic design photoshop.
Warbixinta koorsada ka daawo👇
https://t.me/khadarupdirizack/797
Ama lakala soo xariir:
http://wa.me/+252905842102 | 861 |
| 9 | Alle talo saar, xirfadna baro; fursaddu way dib dhici kartaa, balse guushu ma lunto."
Alle wuxuu yiri:
﴿وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ)
"Qofkii Alle talo saarta Isaga ayaa ku filan."
Sidaas darteed, dhalinyarada xirfad baratay waa inay Alle ku kalsoonaadaan oo aysan quusan. Haddii fursaddu dib u dhacdo, aqoontu ma luminayso, waayo Alle wuxuu u furaa albaab uu ka filayn markii uu waqtigeedu gaaro. ✨🤲🏽
Post facebook👇
https://www.facebook.com/share/p/1BYKK8JgmE/ | 849 |
| 10 | Ku soo biir Graphic Design Masterclass Photoshop oo aad ku baran doonto xirfadaha ugu muhiimsan ee naqshadaynta casriga ah.
Muddada: 2 Bilood
🎓 Shahaado: Waa la bixinayaa
Casharro Practical ah
WhatsApp: wa.me/+252905842102 | 865 |
| 11 | Waxa socota Diwaangalinta ardayda cusub ee baranaysa graphic design mobile.
Fadlan haday ku dhaaftay fursadihii hore tan yey ku dhaafin ee iska diwaangali👇
http://wa.me/+252905842102 | 885 |
| 12 | صباح الخير 🌄🚶♂️
#saaxibayaal | 967 |
| 13 | Hambalyo Omar Abdulkadir Artan Garsooraha ugu saameynta badan aduunka.
#OmarArtan | 1 005 |
| 14 | Haddii aad jeceshahay ama xiiseyso barashada naqshadaynta mobile graphic design waxa hadda socota diwaangalinta ardayda cusub ee la qaadanayo.
http://wa.me/+252905842102 | 921 |
| 15 | Alxamdulillaah 🤍
Maanta waxa si rasmi ah iigu soo dhammaaday Imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada Puntland kadib dadaal iyo diyaar-garow dheer.
Waxaan u mahadcelinayaa Allah SWT oo ii sahley inaan gaaro maalintan, sidoo kale waxaan uga mahadcelinayaa waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan intii i garab istaagtay.
Guul ayaan u rajaynayaa dhammaan ardaydii imtixaanka gashay Insha Allah kheyr iyo guul ayaa inoo dambayn doonta. 🤲📚✨
Hambalyadaada aan ka arko commenti facebook👇
https://www.facebook.com/share/1DkucyrW2x/ | 881 |
| 16 | https://www.facebook.com/share/1DkucyrW2x/ | 713 |
| 17 | 🎉 Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta! 🌙
Xirfad Wadaag Academy waxay idin leedahay Ciid Al-Adxaa Mubarak dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan idiinku dabaaldegaynaa qiimo dhimis gaar ah oo ah 25% dhamaan koorsooyinka aan bixino!
ka faa'iidayso fursaddan cajiibka ah.
📞 La xiriir: https://wa.me/+252905842102 | 943 |
| 18 | https://getintopc.com/softwares/graphic-design/adobe-photoshop-2022-free-download-1571447/ | 819 |
| 19 | Haddii aadan aqoon muqaal sida loo sameeyo poster eid daawo muqaalkas👆 | 700 |
| 20 | https://youtu.be/xnIJuKR17MI?si=Hb8bWssCUztQ5JOk | 728 |
