Khadar Creative
رفتن به کانال در Telegram
"Channel-kan waxa kusoo Gudbinaa xirfadaha multimedia " Graphic Designer & Content Creator | CEO & Founder of Xirfad Wadaag Academy | Member of Team Heego Creative
نمایش بیشتر5 412
مشترکین
-324 ساعت
+17 روز
+330 روز
آرشیو پست ها
5 412
Haddii aad jeceshahay ama xiiseyso barashada naqshadaynta mobile graphic design waxa hadda socota diwaangalinta ardayda cusub ee la qaadanayo.
http://wa.me/+252905842102
5 412
Waxa hayaa account tiktok beec ah wuxu maraya 14.6k daamanad lehna
Haddi rabto igala soo xariir:
Wa.me/+252905319948
5 412
Waxa Hadda socota diwaangalinta koorsada Masterclass Adope Illustrator.
kooradan oo loo diyaariyey qaab ka duwan kuwii hore fadlan si warbixinta koorsada uhesho na kala soo xariir:👇
Whatsapp: wa.me/+252905842102
5 412
Qof baa la weydiiyay:
Maxaad u baranaysaa xirfado badan?
Wuxuu yiri:
"Sababtoo ah haddii WiFi-gu iga go'o ugu yaraan noloshu igama go'do! 😅
Adiguna hal xirfad maanta baro, berri waxay noqon kartaa sababta noloshaadu isu beddesho. 💙🚀
https://www.facebook.com/share/p/1HGdStuCbh/
5 412
Waxaan raadinaynaa 2 Graphic Designer oo jooga magaalada Bosaso nagusoo dir cv gaaga lambarka 907 616 178
full time shaqo
Ka faaidaysta fursadas saxiiibada jooga bosaaso.
5 412
Team designer meeshan ku jira software/application ayaa ugu badan ka isticmaasho
5 412
Waxa socota Diwaangalinta ardayda cusub ee baranaysa graphic design photoshop.
Warbixinta koorsada ka daawo👇
https://t.me/khadarupdirizack/797
Ama lakala soo xariir:
http://wa.me/+252905842102
5 412
Alle talo saar, xirfadna baro; fursaddu way dib dhici kartaa, balse guushu ma lunto."
Alle wuxuu yiri:
﴿وَمَن يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ)
"Qofkii Alle talo saarta Isaga ayaa ku filan."
Sidaas darteed, dhalinyarada xirfad baratay waa inay Alle ku kalsoonaadaan oo aysan quusan. Haddii fursaddu dib u dhacdo, aqoontu ma luminayso, waayo Alle wuxuu u furaa albaab uu ka filayn markii uu waqtigeedu gaaro. ✨🤲🏽
Post facebook👇
https://www.facebook.com/share/p/1BYKK8JgmE/
5 412
Ku soo biir Graphic Design Masterclass Photoshop oo aad ku baran doonto xirfadaha ugu muhiimsan ee naqshadaynta casriga ah.
Muddada: 2 Bilood
🎓 Shahaado: Waa la bixinayaa
Casharro Practical ah
WhatsApp: wa.me/+252905842102
5 412
Waxa socota Diwaangalinta ardayda cusub ee baranaysa graphic design mobile.
Fadlan haday ku dhaaftay fursadihii hore tan yey ku dhaafin ee iska diwaangali👇
http://wa.me/+252905842102
5 412
Hambalyo Omar Abdulkadir Artan Garsooraha ugu saameynta badan aduunka.
#OmarArtan
5 412
Haddii aad jeceshahay ama xiiseyso barashada naqshadaynta mobile graphic design waxa hadda socota diwaangalinta ardayda cusub ee la qaadanayo.
http://wa.me/+252905842102
5 412
Alxamdulillaah 🤍
Maanta waxa si rasmi ah iigu soo dhammaaday Imtixaankii Wasaaradda Waxbarashada Puntland kadib dadaal iyo diyaar-garow dheer.
Waxaan u mahadcelinayaa Allah SWT oo ii sahley inaan gaaro maalintan, sidoo kale waxaan uga mahadcelinayaa waalidiinta, macallimiinta, iyo dhammaan intii i garab istaagtay.
Guul ayaan u rajaynayaa dhammaan ardaydii imtixaanka gashay Insha Allah kheyr iyo guul ayaa inoo dambayn doonta. 🤲📚✨
Hambalyadaada aan ka arko commenti facebook👇
https://www.facebook.com/share/1DkucyrW2x/
5 412
🎉 Ciid Wanaagsan Dhamaan Umadda Muslimiinta! 🌙
Xirfad Wadaag Academy waxay idin leedahay Ciid Al-Adxaa Mubarak dhammaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan.
Waxaan idiinku dabaaldegaynaa qiimo dhimis gaar ah oo ah 25% dhamaan koorsooyinka aan bixino!
ka faa'iidayso fursaddan cajiibka ah.
📞 La xiriir: https://wa.me/+252905842102
