Khadar Creative
Open in Telegram
"Channel-kan waxa kusoo Gudbinaa xirfadaha multimedia " Graphic Designer & Content Creator | CEO & Founder of Xirfad Wadaag Academy | Member of Team Heego Creative
Show more5 358
Subscribers
-224 hours
-117 days
-5030 days
Data loading in progress...
Similar Channels
Tags Cloud
No data
Any problems? Please refresh the page or contact our support manager.
Incoming and Outgoing Mentions
---
---
---
---
---
---
Attracting Subscribers
September '26
September '26
+10
in 0 channels
August '26
+92
in 0 channels
Get PRO
July '26
+120
in 0 channels
Get PRO
June '26
+66
in 0 channels
Get PRO
May '26
+84
in 0 channels
Get PRO
April '26
+124
in 0 channels
Get PRO
March '26
+143
in 0 channels
Get PRO
February '26
+136
in 0 channels
Get PRO
January '26
+156
in 0 channels
Get PRO
December '25
+190
in 0 channels
Get PRO
November '25
+151
in 0 channels
Get PRO
October '25
+153
in 0 channels
Get PRO
September '25
+157
in 0 channels
Get PRO
August '25
+220
in 0 channels
Get PRO
July '25
+291
in 0 channels
Get PRO
June '25
+322
in 0 channels
Get PRO
May '25
+235
in 0 channels
Get PRO
April '25
+226
in 0 channels
Get PRO
March '25
+1 110
in 0 channels
Get PRO
February '25
+181
in 0 channels
Get PRO
January '25
+184
in 0 channels
Get PRO
December '24
+224
in 0 channels
Get PRO
November '24
+249
in 0 channels
Get PRO
October '24
+218
in 0 channels
Get PRO
September '24
+252
in 0 channels
Get PRO
August '24
+1 354
in 0 channels
| Date | Subscriber Growth | Mentions | Channels | |
| 08 September | 0 | |||
| 07 September | +1 | |||
| 06 September | 0 | |||
| 05 September | 0 | |||
| 04 September | +2 | |||
| 03 September | +3 | |||
| 02 September | +2 | |||
| 01 September | +2 |
Channel Posts
Tababar Mobile Journalism & Content Creation
Waxa ka soo qayb gali kara 119 qof.
Waxa ka faaβiideysanaya 41 qof.
Kasoo eegππ
https://www.facebook.com/share/p/197hXk9FWk/
| 2 | πMuqaalkas iga soo habeeya zaaxipayaal | 599 |
| 3 | https://www.facebook.com/share/v/1F2bKtH5DS/ | 598 |
| 4 | Hambalyo dhammaan ardayda maanta ku guuleysatay imtixaanka Dugsiga Sare! ππ | 606 |
| 5 | Training cawa ayuu bilaabmaya 2saac
Iska diwaangeliπ
https://forms.gle/RBLzMep3o5LMvFPk6 | 653 |
| 6 | Ma rabtaa inaad si xirfad leh uga shaqeyso Mobile Journalism, Content Creation & Storytelling?π¬
Xirfad Wadaag waxay kuu diyaarisay 3 maalmood oo tababar xirfadeed ah, waxaana qabanaysa Sundus Maxamed, Journalist & Scriptwriter.
π
21β23 August 2026
β³ 3 Maalmood
π» Google Meeting
Ka qaybgalayaasha tababarka waxay heli doonaan Shahaado (Certificate) Sidoo kalena waxaa loo qaban doonaa Bakhtiyaanasiib, iyadoo nasiibku keeni doono abaalmarinno qiimo leh. ππ
π Isdiiwaangelinta:π
https://forms.gle/RBLzMep3o5LMvFPk6 | 827 |
| 7 | πIsha ku haaya waxba kusoo socdaπ
https://www.facebook.com/share/1LBbxSDRf1/
https://t.me/xirfadwadaagacademy/97 | 818 |
| 8 | Telegramkiisa waa kan iska ilaali
https://arday252.com/profile/admin/?view=instructor | 103 |
| 9 | Asc team khadar creative waxa cawa igu dhacay ina page facebook iib aan ka gatay yarkan loo yaqaan arday252 magaciisa saxdaan mohamed abdullahi la dhaho marka page kala wareegay inuu dib ugu soo laabtay oo uu jabsaday.
Fadlan qof kasta igu xiran iyo qofkasta usii yaqaano ha ka tikdoonaado ninkan ku qaraabta inuu iibiyo page facebook. Sidoo kalena dad ku waala koorsooyin been abuur ah. | 105 |
| 10 | Maanta ayey ku ektahay fursadii Graphic Design Mobile β FREE Course! π
Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee lagu horumarinayo xirfaddaada.
π² Isdiiwaangeli maanta:
WhatsApp: wa.me/+252905842102 | 1 315 |
| 11 | Waxa idinka soo salamaya caasimada puntland ee garowe π
Post-kan iga soo habeeya hadaa xarfaan tihiinπ
https://www.facebook.com/share/p/1JJJMye5zu/ | 338 |
| 12 | Waqtiga koorsada free ah waxa ka harsan muddo yar oo kooban dadka la qaadanayana waa socdaan yey ka buuxsamin oo laxariir:
http://wa.me/+252905842102 | 1 281 |
| 13 | π Koorsadu waa FREE π
Diiwaangelintu waxay ku egtahay: 03 August 2026 π Waxaad heli doontaa Professional Certificate marka aad dhammayso koorsada.
Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee lagu horumarinayo xirfaddaada.
π² Isdiiwaangeli maanta:
WhatsApp: wa.me/+252905842102 | 1 149 |
| 14 | No text... | 1 |
| 15 | Graphic Design Mobile β FREE Course! π
Ma rabtaa inaad ku barato Graphic Design Mobile si xirfad leh adigoo isticmaalaya taleefankaaga? Fursaddan waa adiga!
π Koorsadu waa FREE π
Diiwaangelintu waxay ku egtahay: 03 August 2026 π Waxaad heli doontaa Professional Certificate marka aad dhammayso koorsada.
Ha seegin fursaddan qiimaha badan ee lagu horumarinayo xirfaddaada.
π² Isdiiwaangeli maanta:
WhatsApp: wa.me/+252905842102 | 1 |
| 16 | Haddii aad jeceshahay ama xiiseyso barashada naqshadaynta mobile graphic design waxa hadda socota diwaangalinta ardayda cusub ee la qaadanayo.
http://wa.me/+252905842102 | 1 042 |
| 17 | Waxa hayaa account tiktok beec ah wuxu maraya 14.6k daamanad lehna
Haddi rabto igala soo xariir:
Wa.me/+252905319948 | 169 |
| 18 | Waxa Hadda socota diwaangalinta koorsada Masterclass Adope Illustrator.
kooradan oo loo diyaariyey qaab ka duwan kuwii hore fadlan si warbixinta koorsada uhesho na kala soo xariir:π
Whatsapp: wa.me/+252905842102 | 1 162 |
| 19 | Qof baa la weydiiyay:
Maxaad u baranaysaa xirfado badan?
Wuxuu yiri:
"Sababtoo ah haddii WiFi-gu iga go'o ugu yaraan noloshu igama go'do! π
Adiguna hal xirfad maanta baro, berri waxay noqon kartaa sababta noloshaadu isu beddesho. ππ
https://www.facebook.com/share/p/1HGdStuCbh/ | 1 008 |
| 20 | Waxaan raadinaynaa 2 Graphic Designer oo jooga magaalada Bosaso nagusoo dir cv gaaga lambarka 907 616 178
full time shaqo
Ka faaidaysta fursadas saxiiibada jooga bosaaso. | 1 019 |
