Somcourse
Open in Telegram
"Rajada Dhalinyarada" ----------------------------- ''MAALIN CUSUB" "XIRFAD CUSUB" "FURSAD CUSUB" ๐๐ฅ๐๐ ๐ ๐ข๐๐๐จ๐ฃ๐ฆ ๐ @mockups252
Show more8 067
Subscribers
No data24 hours
+37 days
-4430 days
Posts Archive
8 067
Ma rabtaa inaad baratid Digital Marketing, adigoo si toos ah ula falgalaya macallimiin khibrad u leh suuqa digital-ka.?
๐๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ธ๐ฒ๐๐ถ๐ป๐ด ๐๐ผ๐ผ๐๐ฐ๐ฎ๐บ๐ฝ, waa tababar ๐ฏ ๐๐ผ๐ฑ๐ฑ๐ผ๐ฏ๐ฎ๐ฎ๐ฑ ah oo si gaar ah loogu talagalay dadka doonaya inay bartaan digital marketing, content creation, content marketing, social media marketing iyo paid advertising.
๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ-๐ค๐๐ง ๐ฐ๐๐ฑ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐๐:
Foundation of Digital Marketing and Strategy
Content Marketing, Creation and Planning
Social Media Marketing and Paid Advertising
Waxaa ku hagi doona 3 macallin oo kubaro ah oo inbadan kusoo guda jireen suuqa dijital-ka.
Start Date: 13 June 2026
Duration: 3 Weeks
Certificate: Yes
On Campus Training, Taleh, Som-oil Building, Mogadishu
Limited Seats: 20 Students Only
Haddii aad rabto inaad dhisto xirfad practical ah oo maanta si weyn looga baahan yahay suuqa shaqada, tani waa fursaddaada.
Isdiiwaangeli maanta, Kuraastu way xaddidan tahay.
Wa.me/+252614287820
8 067
Diyaar ma u tahay inaad noqoto
๐๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ถ๐ถ๐น๐ธ๐ฎ ๐๐๐๐๐ฏ?
Ku soo biir Somcourse #webinarseries12
oo ciwaankiisu yahay
๐๐ก๐ ๐๐-๐๐จ๐ฐ๐๐ซ๐๐ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ง๐ญ๐ซ๐๐ฉ๐ซ๐๐ง๐๐ฎ๐ซ.
Webinar-kaan waxaa diiradda lagu saari doonaa sida ๐๐ iyo ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฑ๐ถ๐ด๐ถ๐๐ฎ๐น-๐ธ๐ฎ ay u abuuraan jiil cusub oo ganacsato ah.
๐๐๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐:
- Waa maxay Entrepreneurship iyo Digital Entrepreneurship?
- Sidee AI loogu adeegsan karaa ganacsiga iyo hal-abuurka?
- Sidee AI kaaga caawin karaa inaad fikrad ganacsi dhisto?
- Sidee digital skills-ku u abuuraan fursado cusub?
- Sidee ayaad u noqon kartaa AI-Powered Digital Entrepreneur?
Ku soo biir Group-kaan si aad
uga faaideysato.
https://chat.whatsapp.com/CNI3gvELoPFICxe14oVRKL
8 067
๐ ๐๐น๐๐ถ๐บ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.!
๐ฏ''๐ฃ๐ฟ๐ผ๐๐ฒ๐ป ๐ฆ๐๐ฟ๐ฎ๐๐ฒ๐ด๐ถ๐ฒ๐ ๐๐ผ ๐๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐ ๐ ๐ผ๐ฟ๐ฒ ๐๐น๐ถ๐ฒ๐ป๐๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ ๐๐น๐๐ถ๐บ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น๐ถ๐๐''
Waa Webinar diiradda lagu saari doono:
-๐
Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub
-๐
Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil
-๐
Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha
-๐
Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga
-๐
Diyaarinta xirmooyin adeeg oo nidaamsan
-๐
Hab diyaarinta portfolio si cad u qeexaya adeeggaaga
-๐
Xeeladaha lagu xalliyo diidmada macaamiilka
-๐
Sida loo qoro fariimo cad oo macaamiilka soo jiita
-๐
Xeeladaha loo maro iibka iyo hashiiska
-๐
Dhisidda sumcad kaa dhigi karta freelancer gaar ah
-๐
Hababka lagu ogaado baahiyaha gaarka ee macaamiilka
- Iyo.......
Webinar-kaan wuxuu gaar u yahay Graphic Designers, Video Editors, Motion Graphics Designers, Photographers, Videographers, Content Creators, Social Media Managers iyo dhammaan xirfadleyda doonaysa inay helaan macaamiil, si xirfadeysanna u iibiyaan adeeggooda, una dhistaan sumacad iyo dakhli joogto ah.
๐Ku soo biir Group-kaan si aad
uga faaideysato.๐
https://chat.whatsapp.com/BVhhi0ouuMF57hZCoCco69
8 067
๐ ๐๐น๐๐ถ๐บ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น๐ถ๐๐ haddii aad tahay oo waliba freelancer ah, Webinar-kaan bilaashka ah yuusan ku dhaafin.!
๐ฏ''๐ฃ๐ฟ๐ผ๐๐ฒ๐ป ๐ฆ๐๐ฟ๐ฎ๐๐ฒ๐ด๐ถ๐ฒ๐ ๐๐ผ ๐๐๐๐ฟ๐ฎ๐ฐ๐ ๐ ๐ผ๐ฟ๐ฒ ๐๐น๐ถ๐ฒ๐ป๐๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ ๐๐น๐๐ถ๐บ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฎ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น๐ถ๐๐''
Waa Webinar diiradda lagu saari doono:
-๐
Xeeladaha lagu soo jiito iyo meelaha laga helo macaamiil cusub
-๐
Dhibaatooyinka ka hortaagan xirfadleyda in ay helaan macaamiil
-๐
Waxa saxda ah oo ay u baahan yihiin macaamiisha
-๐
Qeexidda macaamiilka saxda ah ee ku habboon adeeggaaga
-๐
Diyaarinta xirmooyin adeeg ...........
Inta ka soo fiiri
https://www.facebook.com/share/p/17S36rnYBG/
8 067
๐๐๐ถ๐น๐ฑ๐ถ๐ป๐ด ๐๐ฎ๐ฟ๐ฒ๐ฒ๐ฟ ๐ข๐ฝ๐ฝ๐ผ๐ฟ๐๐๐ป๐ถ๐๐ถ๐ฒ๐ ๐ถ๐ป ๐ ๐ผ๐ป๐ถ๐๐ผ๐ฟ๐ถ๐ป๐ด & ๐๐๐ฎ๐น๐๐ฎ๐๐ถ๐ผ๐ป
Ma dooneysaa inaad ogaato fursadaha shaqo ee ๐๐ผ๐ฟ๐บ๐ฒ๐ฒ๐ฟ๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ค๐ถ๐ถ๐บ๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ ๐ ๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ถ๐ฐ๐ฑ๐ฎ (๐ &๐) iyo sida aad uga faaโiideysan karto?
Haddii aad danaynayso inaad bilowdo safarkaaga M&E ama aad rabto faham guud oo ku saabsan kormeerka iyo qiimeynta mashaariicda, gaar ahaan kuwa horumarinta iyo baniโaadamnimada, webinar-kaan waa kuu muhiim.
Daqiiqadahaas kooban waxaa diiradda lagu saari doonaa fahamka M&E iyo sida aad uga faaโiideysan karto fursadaha shaqo ee la xiriira.
Webinar-kaan waxa uu kaa caawin doonaa:
โข- Inaad faham qoto dheer ka hesho doorka M&E ee mashaariicda
โข- Inaad ogaato fursadaha shaqo ee M&E iyo sida loo helo
โข- Inaad barato sida loo dhiso xirfadaha lagama maarmaanka ah si aad ugu diyaar garowdo suuqa shaqada.
Haddii aad tahay arday, xirfadle bilow ah, ama qof doonaya inuu xirfaddiisa kobciyo......
Ka faaideysato.๐
https://www.facebook.com/share/1DbPTxUpKY/
8 067
UMA BAAHNID COMPUTER
Ku baro muuqaal hagaajinta
mobile kaaga gacanta.
๐ XOGTA KOORSADA
-โ 13 Cutub
-โ 61 Cashar
-โ 4 Asbuuc
-โ Imtixaan
-โ Shahaado
QAAR KAMID AH CASHARADA:๐
โ-Sida loo sameeyo muuqaalo xayeysiin ah
โ-Sida loo sameeyo muuqaalo reaction ah
โ-Sida loo sameeyo muuqaalada gaagaaban ee social media.
-----------------------
Qiimaha Hore 20$โ
Qiimaha Hadda 9$โ
โ๏ธISKA DIWAANGELI
wa.me/+252614287820
8 067
๐๐ฎ๐ฐ๐ฎ๐ป๐๐ฎ ๐๐ฎ๐ฎ๐ด๐ผ ๐๐น๐น ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐ท๐ฒ๐ฒ๐ฑ๐ป๐ฎ๐ฎ๐๐ฒ๐๐
.............
Koorsooyinkii hore iyo kuwa kaloo cusub naga filo sanadka cusub InshaAllah.
8 067
๐ ๐๐ซ๐๐๐ ๐๐ ๐ง๐๐ค๐๐๐ก๐ก๐๐ ๐ซ๐๐๐ฅ๐๐
๐ฐ๐ฌ/๐ฐ๐ฌ/๐ฎ๐ฌ ๐ฒ๐ฒ ๐ฆ๐๐๐พ-๐ด๐ฒ๐๐ป๐๐ฎ?
Haddii aad tahay digital Marketer ama aad rajeyneyso inaad hadda kusoo biirto, tani waa mid ka mid ah qawaaniinta ugu muhiimsan, taas oo kaa caawin doonta in ololahaaga xiga uu noqdo mid guuleysta.
Inta kasoo akhriso
https://www.facebook.com/share/p/16T8KkLiED/
8 067
Ka faaideyso webinarkeenna xiisaha leh taxanihiisa 9-aad, halkaas oo uu Eng. Abdifatah Ahmed oo ah maamulaha Bastami Agency uu si qoto dheer noogu hagi doono Barashada Aasaasiga ah ee Digital Marketing.
Kulankani wuxuu si gaar ah u jihaynayaa dhallinyarada doonaysa inay fahmaan habka saxda ah ee loo barto Digital Marketing-ka.
8 067
๐ ๐๐๐๐๐ฆ๐๐ก๐๐ ๐ ๐๐๐๐๐๐๐ก..
Waqtigaaga qaaliga ah ee aad na siisay iyo aqoonta aad si hufan noogu faaโiideysay
ayaa mudan qadarin gaar ah. waxaadna nagu
reebtay raad waxtar leh.
Sidoo kale waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa
Hubaal Malab iyo Sesan Programme oo qeyb weyn ka ahaa agaasimka barnaamijkaan.
8 067
๐๐๐ ๐๐๐
๐ก๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ก!
Alle ka sokoow.
waxaa loo baahan yahay dhiig ๐- ah
isbitalka waa Hodan Hospital
Numberka 0615178870
Available now! Telegram Research 2025 โ the year's key insights 
