Dareen
رفتن به کانال در Telegram
Faldan channel ka sii faafi, Isku day ugu yaraan in aad hal qof nagu so biiriso adigoo sii gaarsiinayo linkiga channel ka Oo ah Dareen.👇 Kuso dhawow Dareen. Dareen Dhab ah.
نمایش بیشتر4 932
مشترکین
+124 ساعت
-37 روز
-2830 روز
در حال بارگیری داده...
کانالهای مشابه
ابر برچسبها
هیچ دادهای
مشکلی وجود دارد؟ لطفاً صفحه را تازه کنید یا با مدیر پشتیبانی ما تماس بگیرید.
اشارات ورودی و خروجی
---
---
---
---
---
---
جذب مشترکین
دسامبر '24
دسامبر '24
+4
در 0 کانالها
نوامبر '24
+11
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '24
+30
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '24
+8
در 1 کانالها
Get PRO
اوت '24
+22
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '24
+1
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '24
+3
در 0 کانالها
Get PRO
مه '24
+3
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '24
+23
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '24
+10
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '24
+4
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '24
+13
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '23
+34
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '23
+35
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '23
+68
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '23
+119
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '23
+142
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '23
+103
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '23
+140
در 0 کانالها
Get PRO
مه '23
+156
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '23
+124
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '23
+105
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '23
+109
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '23
+141
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '22
+183
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '22
+153
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '22
+147
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '22
+157
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '22
+152
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '22
+265
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '22
+192
در 0 کانالها
Get PRO
مه '22
+153
در 0 کانالها
Get PRO
آوریل '22
+127
در 0 کانالها
Get PRO
مارس '22
+195
در 0 کانالها
Get PRO
فوریه '22
+134
در 0 کانالها
Get PRO
ژانویه '22
+268
در 0 کانالها
Get PRO
دسامبر '21
+261
در 0 کانالها
Get PRO
نوامبر '21
+230
در 0 کانالها
Get PRO
اکتبر '21
+427
در 0 کانالها
Get PRO
سپتامبر '21
+398
در 0 کانالها
Get PRO
اوت '21
+579
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئیه '21
+505
در 0 کانالها
Get PRO
ژوئن '21
+856
در 0 کانالها
Get PRO
مه '21
+752
در 0 کانالها
| تاریخ | رشد مشترکین | اشارات | کانالها | |
| 09 دسامبر | +1 | |||
| 08 دسامبر | 0 | |||
| 07 دسامبر | 0 | |||
| 06 دسامبر | +1 | |||
| 05 دسامبر | 0 | |||
| 04 دسامبر | +1 | |||
| 03 دسامبر | 0 | |||
| 02 دسامبر | 0 | |||
| 01 دسامبر | +1 |
پستهای کانال
Waagii Uu Noolaa Sheekh Cumar Faaruuq Alle ha u naxariistee ayaa waxaa suuq guur Ragga soomaalida oga furmay wadanka Hindiya gaar ahaan koonfurtiisa siiba magaalada Hyderabad, waxaana aad ugu xoomay Rag badan oo soomaali ah kadib baa waxay gaartay in culimada lala wadaago arinkaas waxaana la weydiiyey Shiikha
Waxaa la yir " Shiikh Raggii soomaaliyeed baa cabasho ka ah dumarkii soomaalida oo Madax adayga, buuq iyo arimo kale ayay kaga cabanayaan, sidaas darteed waxay u jiheysteen Dhankaas iyo Hyderabad oo lagu sheegay hablo wanaagsan, baariyaal ah quruxna badan , bal arinkaas ka waran?"
Wuxuu yiri : " Waxaa la sheegaa in Dameer Hadda kahor lagu yiri War dameerow maxaa kugu qasbay Jugtaan iyo haraantidaan afkaaga ku dhacayso xiliga aad dameerta u galmoonaysid inaad u samirto ? Maad is raadsatid fardaha oon ku dilayn jugna ku gaarsiinayn?! Dameerkii baa wuxuu yiri "Waxaan dhibkaas u marayaa fir dameer yaan la waayin" Kadibna shiikha hadalkiisii halkaas buu kasii waday asagoo u duurxulaya in haddii Hindiya hablo loo doonto la Dabar go'ayo qarniyada soo aaddan.
Hadda kahor Oday Jarmal ah iyo xaaskiisa oo jarmalad ah oo Beer dalxiis waqti iskula qaadanaya ayaa arkay wiil Madow iyo Gabar cadaan ah oo isla baashaalaya jacaylna isku muujinaya, wiilkii ayuu u tagay wuxuuna weydiiyey Halkuu kasoo jeedo asal ahaan wuxuuna u sheegay inuu soomaali yahay.
Markii dambe ayuu yiri "In aan si gaar ah kuula hadlo ayaan rabaa markaad waqti soo hesho ii kaalay ciwaankayga waa kan" maalin dambe ayuu wiilkii soomaaliga ahaa u yimid odaygii cadaanka ahaa is bariidin kadib odaygii jarmalka ahaa baa yiri "Ninyahaw Naag cadaan ah intaad xoog iyo Hanti leedahay unbay kula joogaysaa ka afrikaan ahaan , mar haddii aad gabowdo ama cayrowdo kulama joogayso kuugumana tureyso sida ay ninka Jarmalka ah ugu tureyso, Bal jarmal oo dhan kusoo wareeg car bal soo hel Nin madow iyo naag cadaan ah oo isla gaboobay sida aniga iyo xaaskayga, masoo heleysid si kaste ood u raadiso, markaa waxaan ku leeyahay arinkaas si fiican oga fakar oo Oga fiirso"
| 2 | "تكلم حتى أراك"
"Bal hadal aan ku gartee/ku arkee" !
Waa hadalkii caanka ahaa ee faylasuufkii waynaa socrates u adeegsaday mar uu ardaydiisa cashir u meerinayay nin u yimi isagoo iskala taagtaagaya oo faan iyo faakh ka muuqato oo labis iyo agab qaalli ah ku sharraxan, micnuhu waa muuqaalkaagan baarka sare saaran micne wayn samayn maayo oo kaa wada turjumi maayee bal hadal aad isu sheegtide, qofku isla marka uu hadlo wuu iska hadlaa, wuu isqeexaa oo is micneeyaa, sida uu u hadlayo iyo waxa uu qofku ku hadlayo waa halbeegyada lagu ogaado waxa uu yahay ama aaminsayahay,
Waxaa jirta murti kale oo carbeed oo oranaysa :
"وكم من صامت ترى لك معجب * زيادته أو نقصه فى التكلم" !
Qof hadii aad rabto inaad yool baarto ka hadal sii ama aad u dhagayso waad baran doontaaye, macquul inaad ka shallaydo inuu hadlay Iyo inaad ka xumaato sababta uu u aamusnaan jiray.!.
Xigasho | 0 |
| 3 | Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sannadeedka Hijriga, waxaana ay ka mid tahay 4ta bilood ee xurmada goonida ah leh.
Bilahaa qiimaha badani waa:
▪︎Rajab رَجَب
▪︎Dul-qacda ذُو ٱلْقَعْدَة
▪︎Dul-xij ذُو ٱلْحِجَّة &
▪︎Muxarram مُحَرَّم
Ilaaheey sw, ayaa yiri:
[ مِنۡهَاۤ أَرۡبَعَةٌ حُرُمࣱۚ. ]
صدق الله العظيم.
[waxaa ka mid ah [bilaha], 4 xurmo gaar ah leh.]
Aayadda 36aad ee suuradda Toowba.
Rasuulkuna scw, waxaa uu ku duceeysan jirey:
[ اَللّهُمَّ بَارِكْ لَنَا فِى رَجَبَ وَ شَعْبَانَ وَ بَلِّغْنَا رَمَضَان. ]
[Alloow noo barakee Rajab & Shacbaan, oo na gaarsii Ramadaanka.]
Xalay ayayna curatey bishii Rajabku.
Daa’uud Cumar | 0 |
| 4 | Maalin jimceed :
Salaatu duxaa 🌇
Suuratu kahf.📖
Duco galabtii 🌄
Saliga Nabigana (SCW) Ha moogaanin | 0 |
| 5 | Gabar: Waxay ku tiri: "i waani".
Wiil: Wuxuuna ku yidhi: ilaahayna ka cabso, roobku markuu da'ayana ha dhax socon, sababto ah sonkortu biyaha way ku milantaa.
Micnaha ku jira miyad fahamtay. | 0 |
| 6 | Dadka Laga Yaabe Inay ilaawan Dhibaato Qabsatay Laakiin Waligooda Ma Iloobayaan Wax La Dareensiiyay. | 0 |
| 7 | Usheega Quruxdeeda Inay Gaartay Xadkii Laga Rabay Inay Zakada Ka Bixiso, Zakada Loga Baahanyahayna Quruxdeeda Waa In Ay Dhoola-Cadeyso, Hadaba Zakadeyda Isii Waxaadna Ogaata Cid Aan Aniga Eheyn Inaad U Dhoola-Cadayso Inay Tahay Xaraam. | 0 |
| 8 | " وإن أعادوا لنا الأماكن، فمن يعيد لنا الرفاق " - محمود درويش.
"haddii ay noo soo celiyaan ama la helo goobihii, yaa noo soo celin doona saaxiibadayada?" ~Mohamud Darawiish. | 0 |
| 9 | Waxa La Yiraahda Xiisuhu Maaha Kaliya In La Dhaho Hebel Waa U Xiisay Ama Wax Layska Dhaho Balse Waa Sheeko Dheer Oo Jaceyl Ah Xaqna U Leh In Loo Xiiso Qofka Mudan.
Hada Kahor Waxa Sheega Mid ba Saxiibkiisa Ku Dhahay "Iyada Waan U Xiisay" Waxuuna U Raacsiiyay Xiisaheeda Zaaidka Ah Waxuu Iga Dhigay Ina Zaaid Usii Jeclaado, Ee Kaasi Ma Jeceyl Ba Mise Waali.
Waxuu Kugu Jawaabay Inaad U Xiistay Maxumee "Ma U Xulatay Marka Hore Inay Tahay Qof Loo Xiisi Karo Iyada".
Adigana Ma UXulatay Qofka Aad Jeceshahay in Loo Xiisi Karo Ama Mudan Yahay😁?
WELCOME BACK SAAXIIBADA❤️. | 0 |
| 10 | Waqtiyo badan Qosol ayaad is qaban weyday, laakiin waqtiyo kale uurka ayaad ka ooynaysay, indhahana ilmo kaa qubanaysay Waxaa jiray maalmo wacan oo aad dareentay Jaceyl saa’id ah laakiin waxaa kuugu xigay maalmo naceyb kaa buuxsamay Waxaad ku dhowaatay in aad Nolosha ka quusato laakiin rejo ayaa ku gashay, Dhamaan waxaani waxay u dhacayaan sababtoo ah waad Nooshahay, Noloshuna waa Imtixaan!. | 0 |
| 11 | ⚱𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
📦: @Kalimakariim
📦: @Quruxdaislaamka
📦: @Daarulkheyr
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
📦: @Somalibooks
📦: @Somalilibrary
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
📦: @Somali_tech
📦: @Somsoft
📦: @somalitej
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
📦; @Som_Motivation
📦: @Al_xakiim
📦: @Albaanichannel252
📦: @AishaAhmed99
📦: @Dareen2021
📦: @Dareen_side
📦: @DhamBaal123
📦: @xaqiiqadanolosha
📦: @Xikmadosom
📦: @ZamzamSooyaal
📦: @KobciAqoontaada2
📦: @dhaqan_wanaag
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
📦:@qalbiyadeena
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
📦: @Som_Flims
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
📦:@Ilaqosal
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
📦: @Cilmiraadis
📦: @Hogaan_Dumar
📦: @Hagaha_Nolosha
📦: @xafso143
📦: @Hogaan_bulsho
📦: @Dhiiragaliye
📦: @bqgrsh
📦: @Noqoxiddig
📦: @QalbiDhaye143
📦: @Hidaayatu_Rabi
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
📦: @Hasancaashaq
📦: @dareen_dahson
📦: @Farsamada
📦: @TilmameCafimad
📦: @DunnidaSuugaanta
📦: @haqabtire1
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
⌛️🪧⌛️
💡━━━━━━🕯━━━━━━💡
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩 | 0 |
| 12 | Naftaada U Naxriiso, Waa Macquul Inaad Maqashay in Naftaada Aad Jeclaato Shuruud La'aan Waa Arin Aad Muhiim U Ah Kalsoonida Iyo Aaminaada Naftaada, Taas Waxay Meesha Ka Saaraysaa Aragtiga Qaldan Ee Aad Ka Aaminsantahay Naftaada, Sida Waa Dabeecad Xuntahay, Aqoon Fiican Malihid, Shaqadaas Ma Qaban Kartid, Heerkaas Waa Uu Kaa Sareeya, Iyo Waxii Lamid Ah.
Markaa Naftaada U Jeclaato Si Shuruud La'aan Ah Waxaad Isku Aaminaysaa Si Shuruud La'aaan Ah, Taasna Waxay Dhisaysaa Kalsoonidaada Nafeed. | 0 |
| 13 | Qof Aanan Ku Jecleyn kaama Maseyraayo, Midaas 1,000 Sadar Hoos Dhig, Hadaad Aragto Qof Aanan Kaa Maseyreynin, Waxay Ka Dhigantahay In Uuna Wax Qiimo Ah Kuu Heynin, Sababtoo Ah Qiimo Gooni ah Uma Laha Jiritaanka Xariirkiina, Waxuu Dadka Kale Uga Duwanyahay Malahan, Waana Qiyaas Lagu Ogaado Qiimaha Qofkaan Aad Aktiisa Ku Leedahay, In Uu Dareen Maseer Leeyahay Iyo Inkale, Haduu kaa Maseeraayo Qiimo Ayaad Aktiisa Ka Leedahay, Hadu kaa Maseyreynin Aktiisa Wax Qiimo Kuma Lihid. | 0 |
| 14 | ⚱𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
📦: @Kalimakariim
📦: @Quruxdaislaamka
📦: @Daarulkheyr
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
📦: @Somalibooks
📦: @Somalilibrary
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
📦: @Somali_tech
📦: @Somsoft
📦: @somalitej
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
📦; @Som_Motivation
📦: @Al_xakiim
📦: @Albaanichannel252
📦: @AishaAhmed99
📦: @Dareen2021
📦: @Dareen_side
📦: @DhamBaal123
📦: @xaqiiqadanolosha
📦: @Xikmadosom
📦: @ZamzamSooyaal
📦: @KobciAqoontaada2
📦: @dhaqan_wanaag
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
📦:@qalbiyadeena
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
📦: @Som_Flims
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
📦:@Ilaqosal
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
📦: @Cilmiraadis
📦: @Hogaan_Dumar
📦: @Hagaha_Nolosha
📦: @xafso143
📦: @Hogaan_bulsho
📦: @Dhiiragaliye
📦: @bqgrsh
📦: @Noqoxiddig
📦: @QalbiDhaye143
📦: @Hidaayatu_Rabi
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
📦: @Hasancaashaq
📦: @dareen_dahson
📦: @Farsamada
📦: @TilmameCafimad
📦: @DunnidaSuugaanta
📦: @haqabtire1
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
⌛️🪧⌛️
💡━━━━━━🕯━━━━━━💡
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩 | 0 |
| 15 | Jaceylku wa dareen ku baraya farxad islamarkaana muujinaya dabeecadahaaga kuwooda ugu wanaagsan. Kuna tusinaya macaanka noloshaada, jaceylku waxuu xambaarsan yahay naxriis, waxuuna keena isku dhawaansho iyo kalsooni.
Marka aad ku dhahdo qof "Waa ku jeclahay" waxad Ballan ku sameynaysaa qof kale qalbigiisa. Waa in aad muujisaa ficil si aad u cadeyso jaceylku ma'aha kaliya hadallo la dhaho, laakiin waa ficil wanaagsan. Jaceylku ma'aha dareen kaliyah, jaceylku wa daryeel.
Sooma Arag markasta aad fiirisid qofka aad jeceshahy, wajigaga waxa ka muuqa farxad iyo Dhoolacadeyn. Jaceylku waxuu Macno iyo Qiimo u yeela noloshada. Waxa la yiraahdaa, " Hadaadan wax jeclaanin Ama jaceyl waxa uu yahay aadan ogeyn Ama aqoon, adiga iyo geel meel cidla ah jooga isku mid ba tihin. Hadii uusan jiri lahayn jeceyl noloshu waxay noqon laheyd mugdi, laakiin jaceylka aya ah waxa iftiiminaya noloshena.
Ugu danbeyn jaceylku waa waxa ugu quruxda badan ee la heysto, waana waxa ugu Adag ee la kasbado iyo waa waxa ugu Xanuunka badan ee la waayo. | 0 |
| 16 | ⚱𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
📦: @Kalimakariim
📦: @Quruxdaislaamka
📦: @Daarulkheyr
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
📦: @Somalibooks
📦: @Somalilibrary
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
📦: @Somali_tech
📦: @Somsoft
📦: @somalitej
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
📦; @Som_Motivation
📦: @Al_xakiim
📦: @Albaanichannel252
📦: @AishaAhmed99
📦: @Dareen2021
📦: @Dareen_side
📦: @DhamBaal123
📦: @xaqiiqadanolosha
📦: @Xikmadosom
📦: @ZamzamSooyaal
📦: @KobciAqoontaada2
📦: @dhaqan_wanaag
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
📦:@qalbiyadeena
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
📦: @Som_Flims
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
📦:@Ilaqosal
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
📦: @Cilmiraadis
📦: @Hogaan_Dumar
📦: @Hagaha_Nolosha
📦: @xafso143
📦: @Hogaan_bulsho
📦: @Dhiiragaliye
📦: @bqgrsh
📦: @Noqoxiddig
📦: @QalbiDhaye143
📦: @Hidaayatu_Rabi
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
📦: @Hasancaashaq
📦: @dareen_dahson
📦: @Farsamada
📦: @TilmameCafimad
📦: @DunnidaSuugaanta
📦: @haqabtire1
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
⌛️🪧⌛️
💡━━━━━━🕯━━━━━━💡
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩 | 0 |
| 17 | Ma ahaan doontid qof bislaaday illaa wax yaabo badan oo aad jeclayd ay hortaada ku burburaan.! | 0 |
| 18 | ⚱𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
📦: @Kalimakariim
📦: @Quruxdaislaamka
📦: @Daarulkheyr
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
📦: @Somalibooks
📦: @Somalilibrary
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
📦: @Somali_tech
📦: @Somsoft
📦: @somalitej
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
📦; @Som_Motivation
📦: @Al_xakiim
📦: @Albaanichannel252
📦: @AishaAhmed99
📦: @Dareen2021
📦: @Dareen_side
📦: @DhamBaal123
📦: @xaqiiqadanolosha
📦: @Xikmadosom
📦: @ZamzamSooyaal
📦: @KobciAqoontaada2
📦: @dhaqan_wanaag
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
📦:@qalbiyadeena
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
📦: @Som_Flims
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
📦:@Ilaqosal
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
📦: @Cilmiraadis
📦: @Hogaan_Dumar
📦: @Hagaha_Nolosha
📦: @xafso143
📦: @Hogaan_bulsho
📦: @Dhiiragaliye
📦: @bqgrsh
📦: @Noqoxiddig
📦: @QalbiDhaye143
📦: @Hidaayatu_Rabi
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
📦: @Hasancaashaq
📦: @dareen_dahson
📦: @Farsamada
📦: @TilmameCafimad
📦: @DunnidaSuugaanta
📦: @haqabtire1
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
⌛️🪧⌛️
💡━━━━━━🕯━━━━━━💡
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩 | 0 |
| 19 | https://www.tiktok.com/@salim_abdullah?_t=8fDXEoyWkic&_r=1
War Saaxiibayal Intiina Tiktok Isticmaasha Bal So Booqo Tiktok gan Kadibna Fallow Me🥺 | 0 |
| 20 | ⚱𝗧𝗼𝗽 sᴏᴍᴀʟɪ ᴛᴇʟᴇɢʀᴀᴍ ⚱
🕌 Dɪɪɴɪ 🕌
📦: @Kalimakariim
📦: @Quruxdaislaamka
📦: @Daarulkheyr
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📚 Bᴜᴜɢᴀᴀɢ 📚
📦: @Somalibooks
📦: @Somalilibrary
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📲 Sᴏᴍᴀʟɪ Tᴇᴄʜ 🖥
📦: @Somali_tech
📦: @Somsoft
📦: @somalitej
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
💎 Xɪᴋᴍᴀᴅᴏ 💎
📦; @Som_Motivation
📦: @Al_xakiim
📦: @Albaanichannel252
📦: @AishaAhmed99
📦: @Dareen2021
📦: @Dareen_side
📦: @DhamBaal123
📦: @xaqiiqadanolosha
📦: @Xikmadosom
📦: @ZamzamSooyaal
📦: @KobciAqoontaada2
📦: @dhaqan_wanaag
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
👨🦱 Qɪsᴏᴏʏɪɴ 🧑🦰
📦:@qalbiyadeena
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
📽 Aғʟᴀᴀᴍ 📽
📦: @Som_Flims
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
😂 Qᴏsᴏʟ & Qᴀʀᴀᴀxᴏ 😂
📦:@Ilaqosal
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎤 Dʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ 🎤
📦: @Cilmiraadis
📦: @Hogaan_Dumar
📦: @Hagaha_Nolosha
📦: @xafso143
📦: @Hogaan_bulsho
📦: @Dhiiragaliye
📦: @bqgrsh
📦: @Noqoxiddig
📦: @QalbiDhaye143
📦: @Hidaayatu_Rabi
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
🎓 Aǫᴏᴏɴ & Fᴀsᴀʟᴏ 🎓
📦: @Hasancaashaq
📦: @dareen_dahson
📦: @Farsamada
📦: @TilmameCafimad
📦: @DunnidaSuugaanta
📦: @haqabtire1
💡╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾╾💡
⌛️🪧⌛️
💡━━━━━━🕯━━━━━━💡
📌 ᴍɪᴅᴏᴡɢᴀ ༎
📥 Telegramerska Soomaalida
1 Team Somali Admins.
_✅_
╔═ ══ ══•| ❄️ |•══ ═══ ═╗
𖤓↬Channel ku Daridda iyo faah-faahin dheeri ah Ka Eeg
@Somali_Admins↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
𖤓↬Haddi Aad Rabto Inaad Wax
ku xayaysiisato Ka Eeg wixii warbixina
⎙ㅤ @SomTelegramAds↫⎉
☀️━━━━━━🕯━━━━━━☀️
•━━━ ☀️🔝☀️ ━━━•
ꜱᴘᴏɴꜱoʀᴇᴅ ʙʏ:
❶ @Somalibooks ↫
❷ @cilmiraadis ↫
❸ @Xikmadosom ↫
❹ @Hidaayatu_Rabi↫
❺ @somalilibrary↫
🎩↬❢ ┇ᴇɴᴅ┇ ❢↫🎩 | 0 |
