9 875
مشترکین
-1124 ساعت
-397 روز
-29130 روز
آرشیو پست ها
9 870
Cashuurta waxa laga qaadaa saboolka waxaana lagu celiyaa maalqabeenada.
Sakada waxa lga qaadaa maalqabeenada waxaana lagu celiyaa saboolka.
9 870
Dadka leh cashuurta waxa lagu dhisaa dugsiyo (iskuullo) iyo Dhakhtarro (hospital ) xagaad ku aragteen iskuul iyo dhakhtarro bilaash ah?! Oo dadka loogu adeegayo si lacag la’aan ah?!
Soo sheega dugsiga ama cisbitaalka ay dhiseen-cashuurqaadayaaahu ee bilaashka ah?!
Cashuur-qaadayaaahu adeeg bilsah ah ma bixiyaan walaalayaal.
9 870
Baadda lagaa qaado (cashuurta )haddii la siiyo oo mushahar looga dhigo garsoore ku xukumaya wax aanu Ilaahay soo dejin, sida xeerka ciqaabta guud, maxaad dareemooysaa?
9 870
Itoobiya haddii aan badda Saylac iyo Lughaya xeelad lagu siin xoog bay ku rabtaaye maxaa idiinka meel yaal?ku darsda oo Itoobiya waxa ay xoog ku haystaa dhulka soomaaligalbeed iminkana waxa ay u soo dhigatay intii kale ee ka hadhay Dalweynaha soomaaliyeed.
9 870
Lacagta Qassa lagu dhiso waxa laga baadaa talisyo islaam sheegta.Hubka Qassa lagu duqeeyo na waxa laga baadaa isla talisyada islaamka sheegta.
9 870
Cali-wajiisow Qaanuunkaasi waa gaalnimo e ha khiyaamin ammaanada aad xambaarsantahay,Aakhiradaada ha ku gadan raaxo-adduun oo dhammaanaysa, aayaatka Allaah na ha qarin, xaq iyo baadilka na ha is ku darin.
Waxaaba gaalnimo ah in xeer-gaaleed laga dhaqangaliyo gudaha umadda islaamka ah ee soomaaliyeed.
ama 5 qodob ka saara am qodob qudha soo reeba “Axdiga afrika ee xuquuda iyo badhaadhaha carruurta” waa gaalnimo waa gaalnimo waa gaalnimo,islaam na ku noqonmaayo haddii aad ku hadasho afka iyo magaca basharka adduunka saaran oo idil.
9 870
Caaqillkii Warsangali Caaqil Cumar ayaa taallo looga dhisay goobtii lagu dilay.
Waxaaan leeyaay:Yaan taallo loo taagin e tallaabo ha laga qaado mujrimiintii ka dambeeyey toogashadiisa. Caaqillkii Warsangali Caaqil Cumar ayaa taallo looga dhisay goobtii lagu dilay.
Waxaaan leeyaay:Yaan taallo loo taagin e tallaabo ha laga qaado mujrimiintii ka dambeeyey toogashadiisa.
9 870
Laba sano ayaa ka soo wareegtay dagaalkii duufaanka,waa muddo inugu filan oo aynu ku ogaannay dullinimada dusheenna hoganaysa kaddib markii aynu raalli ku noqnnay adduunka, Jihaadkiina aynu ka tagnay.
Xaalkaa aynu maanta ku sugannahay waa aynu ku sii jiri doonnaa illaa iyo inta aynu u noqonayno jihaadka sida uu sheegay Nebigeennu (CSW)
(إذا تبايعتُم بالعينةِ وأخذتم أذنابَ البقرِ ، ورضيتُم بالزَّرعِ وترَكتمُ الجِهادَ سلَّطَ اللَّهُ عليْكم ذلاًّ لاَ ينزعُهُ حتَّى ترجعوا إلى دينِكُم)
9 870
Qofka ka damqanaya ee doonaya in uu u hiiliyo walaalaha lagu xadgubay waa in uu dumiyaa darbiga talisyada kufriga ee ka sokeeya ee haysta dalweynihii islaamka.
9 870
Labada xisbi ee dimuqraadiga ah (Ictisaam iyo Jadiidiyo) waxa aad waydiisaan su’aashan:
Maxaad ula safateen ciidanka gaalada ah ee ku soo duulay Soomaaliya?
اکنون در دسترس! پژوهش تلگرام ۲۰۲۵ — مهمترین بینشهای سال 
