不要被骗子欺骗!Telemetrio 会找到并标记这些频道 👉 如果想查看标记,请订阅
Coldoon
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 Coldoon 的分析概览
频道 Coldoon (@cabdimaalik_coldoon) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 10 348 名订阅者,在 禁止内容 类别中位列第 1 750,并在 索马里 地区排名第 663 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 10 348 名订阅者。
根据 26 十月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 98,过去 24 小时变化为 3,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 22.00%。内容发布后 24 小时内通常能获得 4.47% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 2 277 次浏览,首日通常累积 463 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 31。
📝 描述与内容策略
尚未提供频道描述。
凭借高频更新(最新数据采集于 27 十月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 禁止内容 类别中的关键影响点。
10 348
订阅者
+324 小时
+387 天
+9830 天
2 277
帖子浏览量
~ 46324 小时
~ 59048 小时
22.00%
参与率
无数据
每日帖子数
帖子存档
10 354
Calanka Maraykanka iyo ka yuhuudda waxa u dhexeeyaa ma jiraan e maxaa loo xidhay cidda ku tumatay?!
Askarta Maraykanka meeshii bakhtigooda la jiidi jiray Xamar maahanoo?!
Qolada ku istaagtay iyo qolada ku istaagi doonta waan bogaadinayaa .
10 354
Waa ciidamada booliska ee Hargeysa oo si arxandarro ah u tumaya qof shacab ah oo aan hubaysnayn.
Saddex habeen ka horna ciidamada booliska ee Burco ayaa uusxbaalay nin dhalinyaro ah (ilaahay ha u naxariistee)oo la odhan jiraya Sharmaarke Fuud-bariis.
Inta qorsoon baa badan.
10 354
Ma aha “siiro carbeed” siirada rasuulku ﷺ.
Hadalkaasi waa gaf ka dhan ah Nebiga ﷺ.
Warka ka sugnaaday rasuulka ﷺ ee uu yidhi , ama uu falay ama hortiisa ka dhacay ee uu ka aamusay waa sunne, sunnuhuna waa waxyi xaga Allaah ka yimi oo muqaddas ah , waana xadgudub weyn in loogu yeedho “siiro carbeed”
Muslimiineey nabigiinna ﷺ u hiiliya hana yeelina in hortiinna lagu jees jeeso diintiinna.
10 354
Yuhuudda iyo xulufadoodu (Maraykanka iyo Imaaraatka) in ay saldhig ciidan ku yeeshaan magaalada Berbera waa arrin halis ah oo aan la aqbali karrin.
Arrinkaasi waa garabsiin iyo hiil loo hiilinayo gaalada,garabsiinta gaaladu na waa gaalnimo.
10 354
بسم الله
Wiilkayga Jihaad aad buu u xanuunsanayaa ,heer kulkiisu waxa uu marayaa 40 darajo,waxa la dhigay Hospital ka guud ee Burco.
Caafimaad taama ugu soo duceeya Ilaahay khayr ha idinku abaalmariyee.
"أَذْهِبِ البَاسَ رَبَّ النَّاسِ، اشْفِ وأَنْتَ الشَّافِي، لا شِفَاءَ إلَّا شِفَاؤُكَ، شِفَاءً لا يُغَادِرُ سَقَمًا"
10 354
Ma jirto wax la yidhaahdo Qudusta galbeed iyo ta bari.
Magaalada Alquds waa mid qudha oo ka mid ah
Dhulka Falastiin ee fidsan inta u dhaxaysa badda illaa wabiga.
Guud ahaan dhulka Falastiin waa waqaf islaami ah mana banaana in yuhuudda gaalada ah loo aqoonsado in ay iyagu leeyihiin dhulkaa.
Waxa loogu yeedho (Xalka labada dowladood) ee baadilka ah ma aha waxa ay rumaysanyihiin ama ay aqoonsanyihiin mujaahidiinta reer Falastiin iyo guud ahaan ba muslimiintu marka laga reebo inta u adeegta yuhuudda.
10 354
Dagaalka Falastiin diin buu salka ku hayaa, caqiido ayuu ka bilaabmaa kuna dhammaadaa.
Waxa loo dirirayaa Laba saf oo kala ah muslimiin iyo gaalo.
Labadaas ayenu kala raacnay ee ilmaadeerayaal qolokastaaba ha xejista booskeeda iyo ciddii ay raaceen.
10 354
+6
Naga hor dhaqaaq oo guurso ayaanu ku lahayn tobankii sano ee la soo dhaafay,ugu dambayn shaluu guursaday.
Ilaahay ha isu barakeeyo Xasan Yuusuf Xuseen iyo xaaskiisa Asma Cabdiraxmaan khaliif.
بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير
Fiiro gaar ah:
Inkasta oo aanan joogin munaasabadda meherka hasayeeshee kal iyo laab baan ugu farxay in ay howshaasi fushay oo hirgashay.
Xasan-mataan Waadhi waa saaxiib ila soo jabay oo sagxadda igala soo qaaday laga soo bilaabo 2011.
10 354
Waxa aan ilaahay la hortagayaa oo aan rumaysnahay in ay Falastiin tahay dal xoog iyo dulmi lagu haysto lagana haysto muslimiinta.
Yaafa ( Tal’abiib) iyo Qudus waxa ay ka mid yihiin dhulka Falastiinta la haysto.
Ma aqoonsani wax la yidhaahdo Israa’iil, waligaay ma aan aqoonsan mana aqoonsan doono abidkay, intaasina waa iga diin aan doonayo in aan rabbigay kula kulmo.
10 354
Marinka Hurmuz la marimaayo,Hanjabaadda Taraam lagu furimaayo Eeraan oo fasaxda mooyaane.
Fircoonka qarnigan (Taraam)iyo isbahaysiga gaaladu waa ay hoogi doonaan.
10 354
Nimankan is naagaynaya ee xayeysiinaya khaniisnimada waa midhihii dimuqraadiyadda ay diinlaawayaashu dadkeenna u soo daabuleen.
Dadkeenna ayaa la doonayaa in looga dhigo kuwan sidaa is maldhikhinaya xiddigo ay ku daydaan si ay u dayoobaan.
Illaa xalay illaa maanta waxa aan daawanayey oo aan ku diirsaday,dareenkaygana farxad galiyey sida ay dadkaygu u diideen iibgaynta falkaa foosha xun ee la is lahaa ha ku daydaan.
10 354
Yuutuyuublayaasha,Faysbuuglayaaasha,Tiktooglayaasha iyo warbaahinta kale ee ka soo warramaysa Jabuuti waa beenaalayaal,xaqiiqada halkaa ka jirta been cad bay ka sheegayaan.
Xaqiiqadu waxa weeye:
Jabuuti waxa ka jira talis ku haysta shacbka reer Jabuuti dulmi,cabudhin iyo baqdingalin.
Taliska Ismaaciil Cumar Geelle waa aafo ku habstay reer Jabuuti.
Reer Jabuuti waxa ugu weyn ee maanta u baahanyihiin in uu taliskaaso dhaafo.
Warbaahinta soo gudbinaysa xaqiiqo taa ka duwan waa daalimiin ka qaybqaadanaya dulmiga daba dheeraaday ee u taliska Geelle ku hayo shacabka aynu walaalaha nahay ee reer Jabuuti ee aan maanta si xor ah u hadli karin .
此内容仅面向 18 岁及以上用户
登录服务即表示您确认已年满 18 周岁。
