3 830
订阅者
-124 小时
-257 天
-6330 天
帖子存档
3 829
Iska caabinta Qasa ee caawa dagaalkii ugu dheera oo fool-ka-fool ah kula jira ciidanka Israa|l oo ka socda xaafadda Saytuun ee koonfurta Qasa ayaa la sheegay inay adeegsanayaan hub iyo dharka ciidanka Israa|l oo ay horey u qaateen inta uu socday weerarkii 7 Oktoobar,2023 , taa oo jahwareer ku riday ciidanka Israa|l, waxaana loo badinayaq dagaalyahannada iska caabinta in sidoo kale ay si wanaagsan ugu hadlayaan luuqada Cibraaniga, taa oo u fududeysay Xams inay askar badan nolosha ku qafaashaan, sidoo kalena wax adag ka dhigtay in wax duqeyn ah laga fuliyo goobta uu dagaalka ka socday, sida uu sheegay fallanqeeye ka tirsan kanaalka 14 ee Israa|l.
X||
3 829
Caawa farxada wey weyn tahay waxaa ka sheegayaa in xoogaga iska caabinta reer Falastiin ay weerar culus ku qaadeen ciidamada yahuuda ee ku sugnaa xaafada zeytuun. Waxaa la sheegayaa caawa yahuudu baqtigooda badan yahay, askar 4 ahna laga qafaashay.
Allaw dhagta dhiiga u dar yahuuda nagana tus maalin madow oo ku habsatay yahuuda.
3 829
👉Warkaan 👆 Waa sarbeeb muuqato shiinaha inuu leeyahay: Mareekan baa idin gumeystay hadii aniga wadaay ila noqotaanna awood ayaad yeelaneysaan oo aad gumeysiga ooga baxdaan.
Lkn shiinaha laftirkiisa waa tuug marka uu hogaanka kala wareego mareekanka taageeradiisa oo dhan wuu beeninaa , sida mareekan uu ahaa dhoor sano ka hor dagaalkii soofiyeetka, lkn carabtaan hadey caqli wax gal ah leeyihiin wey ka dhax faa'ideysa karaan labadaan awood ee is hardinaayo , lkn ma muuqato carab caqli leh oo ka faa'ideysato xaaladaan.
3 829
Madaxweynaha Shiinaha , Xi Jinping ayaa inta uu ku jiray hadal uu ka jeediyay shirkadda Carabta iyo Shiinaha , wuxuu yiri ; “ Waxaan doonayna inan gacmaha is qabsano oo Shiinuhu soo celiyo ruuxdii Carabta .”
3 829
👉Waa sidaas👆 abaal-marinta qof walba oo mareekan daba dhilif u noqdo diintiisa iyo dadkiisa iyo dalkiisana khiyaanay ee gacanta u galiyay mareekan.
3 829
Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka, Marco Rubio ayaa amar ku bixiyay inan wax fiiso ah la siin wafdiga maamulka Falastiin oo uu ku jiro Maxamuud Cabbaas, kuwaasoo isku diyaarinayay ka qaybgalka shirka golaha loo dhanyahay ee Qaramada Midoobay ee September ka furmaya New York.
3 829
Repost from AL: FURQAN ONLINE TEACHING ACADEMY
(FURSAD QAALI AH ): COMPUTERKU WAA FURAHA SHAQO KASTA!
KU BARO COMPUTERKA 6 DOLLAR OO KALI AH .✍
Madaama computerku qasab ku yahay qof kasta oo raba in uu shaqo helo.
Waxaanu dhalinta soomaliyeed siinay fursadan qaaliga ah .
Ku baro computerka kaliya 6 dollar kuna shaqo tag.
Kuliyada Alfurqan waxay markasta rabtaa horumarka bulshada.
Shuruudaha.
⏭Fursadan kaliya waa maanta .oo cidii is diwaan galisa ayaa helysa .
⏭ inay kaa go'antay wax dhigashadu.
⏭ inaad bixiso lacagta diwaan galinta oo ah 6 dollar oo kaliya .
Prograsmka la dhiganaayo waxa ka mida:
●Introduction to windows
● Microsooft word
●Microsooft ppt
●Microsooft excel
●Microsooft access
●Microsooft publisher
●Microsooft outlook
Mudada koorasku waa 2ba bil iyo badh .
Shahadaduna waa diploma.
Nasiib fiican.
24 saac ayaad uhaysataan deeqadan wax barasho.
⏭ HALKAN ISKA DIWAAN GALIN👇👇👇👇
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
@UstaadAbdurisaaq @UstaadAbdurisaaq
3 829
👉Xogo👆Muhiim Ah
👉Waxaad Ogaan Doontaa Halista Dalka Soo Gashay Ee Saabsan Dumar Dumar Wax Ka Raadiyo.
👉Calaamadaha Sirta Ay Isticmaalaan.
👉iyo Dumarka Soomaalida Dhaqankaas Foosha Xun Gacanta Kula Jiro.
3 829
Xogo Muhiim Ah Ah || Xuseeen Jaamac
https://youtube.com/watch?v=Jhlm1bDWqlQ&si=sTLpZ73cTsEEdeQh
3 829
Waliba ku dar bilowgi dagaalka inow khaanyuunus dagaal ka dhacay kuwaayay il, iyo dhaawac adag oo kaso gaaray lugta, taaso loo maleynayay in waqti dheer ow saaxada ka maqnaanayo.
Ilaahow reer falastiin ka dulqaad musiibadan
3 829
Cabdalla Khaliil oo loo yaqaano "Abu Firaas" wuxuu ahaa aqoonyahan da'yar oo Falastiini ah, wuxuu ku biiray dagaalyahanada Gaza. Shalay ayuu dagaal toos ah la galay ciidamada Yuhuuda ee xasuuqa u geysanaya shacabka Gaza, khasaare adagna wuu u geystay, ilaa markii dambe ay dhaaweceen, kadibna way usoo dhawaan waayeen ilaa ay Taangi soo kiciyaan oo ay dhaawiciisa dul-mariyaan.
3 829
Repost from الــمـوحِّـ,ــدون
👉Waxaan niri, "AUSSOM "waa Duullaan Saliibi ah."
> Waxaad tiraahdeen, "mayee waa nabad ilaalin, idinkuna Khawaarij baad tihiin"!🥹
3 829
Repost from Baraarug
👉Abshir Daahir oo asalkiisa ka soo jeeda Somaliland kana tirsanaa ciidanka isra.a’iil ayaa lagu dilay magaalada Qasa kadib weerar uga yimid dhanka iskacaabinta reer Falastiin. Dhacdadan waa markii ugu horreysa oo soo shaac baxdo Soomaali ka barbar dagaallamaya ciidanka gumeystaha Yahuudda.
👉ictiraafkii oo Halkaa Sii Caga-cageynaya👈
Xigasho
3 829
👉Umada Iyada Oo Dhiigeeda Uu Daadanaayo Hadana Wali Ma Garanin Sababta Alle Imtixaanka Inoo Galiyay Sababka Waa 👉"#Shirkiga".
Dhib Ma Yimaado illaa Dambi Sababkii Dhibkaasna Lagama Qaado Illaa Towbad Ma'ahane.
Umada Maanta Towxiidka Ayey Kaga Baahi Badan Tahay Dhiigeeda In Uu Nabad Galo.
3 829
👉Waxaa ku dhacay Muslimiinta daciifnimo iyo taag-darri Mida u darneed Abid, Tan Iyo Markii la dumiyay khilaafadooda Ay ku midaasnaayeen.
Awoodda Muslimiinta waxey ku jirtaa Soo celinta khilaafada islaamka, Taas Oo Reer-galbeedka Digtooni Xoogan Oga Jiraan In Ay Soo Noqoto.
In Khilaafadaas La Soo Celiyo Waxey U Baahan tahay Marida Dariiqii Rasuulka, Taas uu Nabiga Scw Ku Sameeyay Dowlad Xoogan, Oo Awood Leh, Aduunkana Ka Taliso Iyada oo Diinka Alle Kor Yeeleyso.
@arimo1islaam
