fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
3 815
مشترکین
-324 ساعت
-227 روز
-7830 روز
آرشیو پست ها
Madaxda muslimiinta u taliso waxay hubsadeen in aan nahay kuwii rasuulka tilmaamay ee aduunyada jeclaa geeridana necbaa saas awgeed waxay si bareer ah oogu dhiiranaayaan wax aynan suura gal ahayn in dhul muslim leeyahay lagu sameeyo tusaale #imaaraadka xili hindidu ay muslimiinta hidida ah ay cadaadis saarayso dilayaan dhacayaan ayuu ka furay wadanka muslimiinta imaaraadka macbadyo sanamka lo'da lagu caabudo.

Bidcada Mowlidka ee sanad walba Suufidu udabaal degto asalka halkee laga keenay waxaa sharraxaya Sh.Nuur Macalin C/raxmaan Raximahullaah

𝗧𝗔𝗔𝗥𝗜𝗜𝗞𝗛𝗗𝗔 𝗠𝗢𝗪𝗟𝗜𝗜𝗗𝗞𝗔 𝗠𝗘𝗘𝗦𝗛𝗔 𝗨𝗨 𝗞𝗔𝗦𝗢𝗢 𝗕𝗜𝗟𝗢𝗪𝗗𝗔𝗬 𝗦𝗛 𝗫𝗔𝗦𝗦𝗔𝗔𝗡 𝗟𝗔 𝗦𝗢𝗖𝗢 𝗧𝗔𝗔𝗥𝗜𝗜𝗤𝗗𝗔 𝗦𝗜'𝗔𝗔𝗗 𝗨 𝗢𝗚𝗔𝗔𝗧𝗔𝗔𝗡 𝗠𝗨𝗦𝗟𝗜𝗠𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗗𝗛𝗔𝗤𝗔𝗡 𝗨 𝗔𝗛𝗔𝗔𝗡 𝗝𝗜𝗥𝗔𝗬 𝗜𝗬𝗢 𝗪𝗔𝗫𝗔 𝗖𝗨𝗦𝗨𝗕.

Anas binu maalik r.c wuxuu dhahay: Ma arkin maalin ka xun oo ka mugdi badan maalinta nabiga swc dhintay.

Abuu xaamid al-ghazaali wuxuu yiri: Ma haboona in loo maleeyo in gaalaysiinta iyo diidmadeeda ay haboon tahay meel walbo si go'an in loogu garan karo, isakaba daayee gaalaysiinta waa xukun sharci ah waxuu u laabanayaa banaynta xoolaha daadinta dhiiga iyo ku xukmid lagu xukumo naarta in uu ku waaraayo, meesha laga qaadanaayo waa meesha laga qaato axkaamta kale ee sharciga ah, mar waxaa lagu gartaa si dhab ah, marna waxaa lagu gartaa malo xoogan marna waa lagu laba-labeeyaa, mar kasta oo ay laba-labeen dhacdaa ka istaagid gaalaysiinta ayaa haboonaan badan, u dagdagida gaalyasiinta waxaa un ay ku badan tahay caadooyinka kuwa jahliga uu ku badan yahay,,) mar kale wuxuu dhahay, waxaa banaan arinkaas (gaalaysiinta) in lagu fatwoodo mar si go'an marna si mala iyo ijtihaad ah>. Abuu xaamid waxaa kasoo guuriyay sheekhul-islaam (ibnu taymiya) wuuna u qiray.

Repost from Salah Muse Hassan
Culumada waxay iskugu maan dhaafeen taariiqda dhalashada rasuulka scw dhoor qowl: Qowlka hore: waa in nabiga scw uu dhashay maalinta labaad ee rabiicul awal.l; qowlkaan waxaa dhahay ibnu cadil-barr   al-waaqidi ayaa ka wariyay abii macshar nujayx binu cabdi-raxmaan. Qowlka labaad: waa in nabiga dhashay maalinta sadaxaad ee bisha rabiicul-awal; waxaa qaab jiraysiin ah ku soo guuriyay ibnu jamaaca al-kataani. Qowlka sadaxaad: waa in uu dhashay maalinta sideedaad ee rabiicul-awal; al-xumaydi ayaa ka sheegay ibnu xazm Qowlka afaraad: waa in uu dhashay sagaalaad; kan waa waxa uu kusoo helay maxamuud baashaa oo falaki ah daraasad falaki ah ibnu cuthaymiin wuu rajaxay mubaar-kafuurina wuu doortay wadaad kitaabka raxaaqul-maktuum qoray. Qowlka shanaad: waa in uu dhashay maalinta tobonaad ee rabiicul-awal waxaa kitaabkisa kusoo guuriyay ibnu dixya Qowlka lixaad: waa in uu dhashay maalinta labo iyo tobonaad waxaa qoray ibnu isxaaq ibnu abii shaybana kitaabkiisa musanifka ayuu ku xadiith jaabir iyo ibnu cabaas laga wariyay oo tilmaamaayay in nabiga la dhalay 12ka bisha rabiicul-awal, waana kan jamhuurta aktooda caanka ka ah Waxaa kale oo la sheegaa in uu dhashay iyada 8 maalin ka dhiman tahay rabiicul-awal. Waxaa kale oo sheegay in uu dhashay 18 rabiicul-awal. Maalinka uu nabiga dhashay khilaafkaas ayaa ku jiro.

Culumada waxay iskugu maan dhaafeen taariiqda dhalashada rasuulka scw dhoor qowl: Qowlka hore: waa in nabiga scw uu dhashay maalinta labaad ee rabiicul awal.l; qowlkaan waxaa dhahay ibnu cadil-barr   al-waaqidi ayaa ka wariyay abii macshar nujayx binu cabdi-raxmaan. Qowlka labaad: waa in nabiga dhashay maalinta sadaxaad ee bisha rabiicul-awal; waxaa qaab jiraysiin ah ku soo guuriyay ibnu jamaaca al-kataani. Qowlka sadaxaad: waa in uu dhashay maalinta sideedaad ee rabiicul-awal; al-xumaydi ayaa ka sheegay ibnu xazm Qowlka afaraad: waa in uu dhashay sagaalaad; kan waa waxa uu kusoo helay maxamuud baashaa oo falaki ah daraasad falaki ah ibnu cuthaymiin wuu rajaxay mubaar-kafuurina wuu doortay wadaad kitaabka raxaaqul-maktuum qoray. Qowlka shanaad: waa in uu dhashay maalinta tobonaad ee rabiicul-awal waxaa kitaabkisa kusoo guuriyay ibnu dixya Qowlka lixaad: waa in uu dhashay maalinta labo iyo tobonaad waxaa qoray ibnu isxaaq ibnu abii shaybana kitaabkiisa musanifka ayuu ku xadiith jaabir iyo ibnu cabaas laga wariyay oo tilmaamaayay in nabiga la dhalay 12ka bisha rabiicul-awal, waana kan jamhuurta aktooda caanka ka ah Waxaa kale oo la sheegaa in uu dhashay iyada 8 maalin ka dhiman tahay rabiicul-awal. Waxaa kale oo sheegay in uu dhashay 18 rabiicul-awal. Maalinka uu nabiga dhashay khilaafkaas ayaa ku jiro.

Repost from Salah Muse Hassan
Nabigeena muxamad scw alle ayaa doortay sharafkiisa iyo sheegitaankiisana kor u qaaday, maalin ma jirto ilaa malaayiin ayaa nabiga ku saliso, maxaa yeelay nabiga waa isku xiraha dadka iyo rabigooda, waa kan sababtiisa aaan Allah ku garanay, waa kan sababtiisa aan hanuunka ku helnay uu towxiidka nagu soo gaaray. Badiya saliga nabiga scw, hal mar qofka ku saliyo nabiga scw, toban jeer ayuu rabi u naxariistaa, hal mar aad ku saliso nabiga ayaa intaas oo naxariis rabi ku helaysaa, maalinta jimcaha ah ooguma sii jirto aad u badiyo saliga nabiga. Iska ilaaliya mooryaan diimeedyada mas'alo gaabyada suufiyada, diinka ilaah noo soo dajiyay nabigana lagu soo dajiyay laguma sheegin wax la dhaho xuska mowliidka nabiga dabaal daga dhalashada nabiga scw, mowliidka inuu bidca yahay waxaa kugu filan inuusan nabiga scw iyo saxaabada nabiga oogu jeclayd iyo culamada afarta ah ee mad,habtooda hada loo badan yahay aysan samaynin una dabaal dagin mowliidka, dadkii hore waxaan diin u ahaan jirin hadaad hada ka diin dhigitaan idinkaa baadiyoobaayo.

Mowliidka sunno ma noqon karaa ? Bidco maxaa la dhahaa ? Sh xassaan

#Ordogaan Inta madax-wayne aan arkay ma arak madax-wayne saan nabiga scw ooga sheekeeyo saas ay tahay ordogaan waa gaal muslim aan ahayn maxaa yeelay kitaabka rabbi dad kuma xukumo waana calmaani dimuqraadiyo aminsan dilkiisana ku xukumo dimuqraadiyada, iyada oo saas ah hadana wuxuu dhaamaa madax badan oo isagoo kala ah.

𝗖𝗮𝗮𝗹𝗶𝗺𝗸𝗮 𝗶𝗯𝗻𝘂 𝗯𝗮𝗮𝘇 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹𝗶𝗵𝗶𝗶𝘀𝗮 𝗰𝘂𝗹𝘂𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗲𝗵𝗲𝗲𝗻: "𝗘𝗿𝗮𝘆𝗴𝗮 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗸𝘂 𝗻𝗮𝘀𝗵𝗶𝗶𝗱𝗼: مدد يا سيدنا الحسين، 𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝘀𝗮𝘆𝗶𝗱𝗸𝗲𝗲𝗻𝗮 𝘅𝘂𝘀𝗮𝘆𝗻𝗼𝗼, مدد يا سيدة زينب ، 𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝘀𝗮𝘆𝗶𝗱𝗮𝗱𝗮 𝘇𝗮𝘆𝗻𝗮𝗯𝗲𝗲, مدد يا بدوي يا شيخ العرب، 𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗯𝗮𝗱𝘄𝗶𝘆𝗼𝘄 𝘀𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵𝗮 𝗰𝗮𝗿𝗮𝗯𝘁𝗼𝗼𝘄 مدد يا رسول الله ، 𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿 𝗿𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗶𝗶 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗼𝘄 مدد يا أولياء الله 𝗡𝗼𝗼 𝗴𝗮𝗿𝗴𝗮𝗮𝗿𝗮 𝗮𝘄𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗶𝗶 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵𝗶𝘆𝗲𝗲𝘆... 𝗘𝗮𝗿𝗮𝘆𝗮𝗱𝗮𝗮𝘀 𝘄𝗮𝗮 𝗲𝗿𝗮𝘆𝗼 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗶 (𝘄𝗮𝗱𝗮𝗮𝗷𝗶𝗻) 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝘄𝗲𝗲𝘆𝗮𝗮𝗻 𝗱𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗶𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗮𝘆𝗲𝘆 𝗸𝗮 𝘀𝗮𝗮𝗿𝘁𝗮𝗮 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗶𝗶 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗼 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗻 𝗴𝗮𝗹𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵 𝘂𝗻𝗯𝗮𝘆 𝘂 𝗮𝗵𝗮𝗮𝘁𝗮𝘆". 𝑯𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒚𝒊𝒏 𝒄𝒊𝒅 𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒉𝒂 𝒖 𝒈𝒂𝒄𝒎𝒂 𝒉𝒐𝒐𝒓𝒔𝒂𝒏𝒊𝒏 𝒄𝒊𝒅 𝒂𝒂𝒏 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒍𝒔𝒐𝒐𝒏𝒂𝒂𝒘 𝑨𝒍𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒘𝒂𝒙 𝒘𝒂𝒙 𝒘𝒂𝒚𝒅𝒊𝒊𝒔𝒐 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒃𝒂𝒓𝒊 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒕𝒖𝒖𝒈 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒂 𝒖 𝒈𝒂𝒄𝒎𝒐 𝒉𝒐𝒐𝒓𝒔𝒐 𝒂𝒅𝒐𝒐 𝒊𝒔𝒍𝒆𝒉 𝒘𝒂𝒙 𝒎𝒂 𝒉𝒂𝒍𝒂𝒚𝒏𝒊𝒏 𝒅𝒊𝒊𝒏𝒌𝒂𝒂𝒅𝒂 𝒉𝒂 𝒌𝒖 𝒌𝒉𝒂𝒎𝒂𝒂𝒓𝒊𝒏 𝒐𝒐 𝒉𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒚𝒊𝒏.

Maxaa ku dooratay islaamka ?👆 Diinka islaamka qiimihiisa waxaa la waydiiyaa dadka dhawaaan soo islaamay. Ninka carabiga yaqaano ama ingiriis wadaadkaas ka war doon

Colka oo dhan kalgacaylkooda waa la rajeeyaa illaa qofka diinka kugula colooba ma'ahane. Al-imaamu shaafici. https://t.me/Asalraac

Wax walbo oo nafuhu xanuunjiyo oo ay ku dhibtooto nafta isagu waa u dambi dhaaf xitaa hadii uusan qofka samayn ama sababin. Al-xaafid ibnu rajab

𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗶𝘀 𝗵𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗮𝗯𝗼 𝗾𝗼𝗹𝗼 𝗤𝗼𝗹𝗼 𝗺𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗻𝗼 𝗹𝗸𝗻 𝘄𝗮𝘆 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻. 𝗤𝗼𝗹𝗼𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗸𝗻 𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗻𝗮. 𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗶𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗿 𝗮𝗮𝗻 𝗳𝗶𝗶𝗿𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱 𝗯𝗮𝗱𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗯𝗼𝗼𝗱𝗮𝗱𝗮 𝘆𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗮𝘆𝗲𝘆 𝗲𝘆𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗻𝗶𝗶𝗻𝘆𝗼 𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿.

Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ https://t.me/RajadaNolosha KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: GEERAAR jacayl ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

𝗦𝗵 𝗡𝗮𝗮𝘀𝗶𝗿 𝗔𝗹-𝗳𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗫𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗮 𝗞𝗮 𝗦𝗼𝗼 𝗗𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲 𝗪𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗬𝗶𝗿𝗶: "𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗦𝗼𝗼𝘆𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗕𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗦𝗼𝗼 𝗦𝗮𝗮𝗿𝗶𝗱𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗦𝗰𝘄 𝗜𝗹𝗮𝗮 𝗫𝗶𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗮𝗻 𝗝𝗼𝗼𝗴𝗻𝗼 𝗠𝗮 𝗔𝗿𝗸𝗶𝗻 𝗫𝗶𝗹𝗹𝗶 𝗫𝗶𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗵 𝗢𝗼 𝗔𝘆 𝗖𝘂𝗹𝘂𝗺𝗮𝗱𝘂 𝗗𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗜𝗶𝗯𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻 𝗫𝗶𝗹𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗞𝗮𝗻 𝗢𝗼 𝗞𝗮𝗹𝗲.

Repost from IMAM SHAFICI MEDIA
Gaal Gaalnimo Ku dhinte Allah Ha U Naxaristo Iska Ilaaliya Sh Xassaan Abu Salmaan

𝖰𝖺𝗋𝖽𝖺𝖺𝗐𝗂 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗊𝗈𝖿𝗄𝖺 𝗂𝗌𝗅𝖺𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗄𝖺 𝖻𝖺𝗑𝖺 𝖾𝖾 𝖽𝗂𝗂𝗆𝗈 𝗄𝖺𝗅𝖾 𝗌𝗈𝗈 𝗌𝖺𝗁𝗆𝗂𝗒𝖺 𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗆𝖺𝗁𝖺𝖺 𝗎𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝗌𝖺𝗁𝗆𝗂𝗒𝖺𝗒 𝗆𝗂𝖽 𝗄𝖺𝗅𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗎 𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗂𝗇 𝖺𝗒 𝗂𝗌𝗅𝖺𝗆𝗄𝖺 𝗄𝖺 𝖿𝗂𝗂𝖼𝖺𝗇 𝗍𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝗂𝗌𝗅𝖺𝖺𝗆𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗄𝖺 𝖻𝖺𝗑𝖺 𝗈𝗈 𝗊𝖺𝖺𝗍𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗇𝗍𝗂 𝗎𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝗌𝖺𝗁𝖺𝗇𝗌𝖺𝖽𝖺𝗒 𝗄𝗎𝗇𝖺 𝖽𝗁𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗇𝗍𝖺𝖺 𝖺𝖺𝗇 𝗂𝗌𝗅𝖺𝖺𝗆𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝖺𝗁𝖾𝗒𝗇 𝗂𝗇 𝗎𝗎 𝖺𝖺𝗄𝗁𝗂𝗋𝗈 𝖻𝖺𝖽𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗒𝗈 𝗅𝖺𝗇𝖺 𝖼𝖺𝖽𝖺𝖺𝖻𝖾𝗒𝗇. 𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗆𝖺𝗌𝗂𝗂𝗑𝗂𝗀𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝗅𝗂𝖻𝗂𝗋𝖺𝖺𝗅𝗂𝗀𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝖼𝖺𝗅𝗆𝖺𝖺𝗇𝗂𝗀𝖺 𝖺𝗒𝗌𝖺𝗇 𝗀𝖺𝖺𝗅𝗈 𝖺𝗁𝖾𝗒𝗇 𝗐𝖺𝗅𝖺𝖺𝗅𝖺𝗇𝖺 𝖺𝖺𝗇 𝗇𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗅𝖺 𝗇𝖺𝖼𝖺𝗇𝖺 𝖺𝗒𝗌𝖺𝗇 𝗁𝖺𝖻𝗈𝗈𝗇𝖾𝗒𝗇. 𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗒 𝗑𝗎𝗋𝗋𝗂𝗒𝖺𝖽𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗆𝖺𝗁𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝗂𝗇 𝗂𝗌𝗅𝖺𝖺𝗆𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗅𝖺𝗀𝖺 𝖻𝗂𝗑𝗂𝗄𝖺𝗋𝗈 𝗂𝗒𝖺𝖽𝗈 𝗅𝖺 𝖽𝗁𝗈𝗐𝗋𝖺𝗒𝗈 𝗆𝖺𝖻𝖽𝖺' 𝗑𝗈𝗋𝗋𝗂𝗒𝖺𝖽𝖺𝗁𝖺. 𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗎𝗎 𝗄𝖺 𝗌𝗈𝗈 𝗁𝗈𝗋𝗃𝖾𝖾𝖽𝗈 𝖽𝗈𝗐𝗅𝖺𝖽 𝖽𝗂𝗂𝗇𝖾𝖾𝖽. 𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝗒 𝗆𝖺𝗋𝗄𝗂𝗂 𝗎𝗎 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝗂 𝗏𝖺𝗍𝗂𝗄𝖺𝖺𝗇𝗄 𝖽𝗁𝗂𝗇𝗍𝖺𝗒 𝗂𝗌𝖺𝗀𝗈𝗈 𝗍𝗂𝗅𝗆𝖺𝖺𝗆𝖺𝗒𝖺 𝗐𝖺𝗇𝖺𝖺𝗀𝗂 𝗎𝗎 𝗄𝖺 𝗍𝖺𝗀𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝗎 𝖺𝗁𝖺𝖺 𝗇𝗂𝗇 𝗎 𝖽𝖺𝖺𝖼𝖺𝖽 𝖺𝗁 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗇𝗍𝗂𝗂𝗌𝖺 𝖺𝗋𝗋𝗂𝗇𝗄𝖺𝖺𝗌𝗇𝖺 𝖺𝗒 𝗍𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖺𝗋𝗋𝗂𝗇 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝖺𝗆𝖺𝖺𝗇𝗈 𝗅𝗈𝗈𝗀𝖺𝗇𝖺 𝗆𝖺𝗁𝖺𝖽𝖼𝖾𝗅𝗂𝗒𝗈 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝖺, 𝗂𝗅𝖺𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖻𝖺𝖺𝗇 𝗄𝗎𝗀𝗎 𝖽𝗁𝖺𝖺𝗋𝗂𝗒𝖺𝗒𝖾 𝗂𝗇 𝗀𝖺𝖺𝗅𝗇𝗂𝗆𝗈 𝗅𝖺 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗒𝗈 𝗆𝗂𝗒𝖺𝖺 𝗌𝗁𝖾𝗒 𝗊𝗈𝖿 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝖺𝗆𝖺𝖺𝗇𝗈 𝗅𝗈𝗈𝗀𝖺𝗇𝖺 𝗆𝖺𝗁𝖺𝖽 𝖼𝖾𝗅𝗂𝗒𝗈 𝖺𝗁?!!!, 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗄𝖺𝗅𝗈𝗈 𝖺𝗅𝗅𝖾 𝗎𝗎 𝗎𝗀𝖺 𝖻𝖺𝗋𝗒𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗁𝗈𝗐𝗌𝗁𝖺𝖺 𝖿𝗂𝗂𝖼𝖺𝗇 𝖾𝖾 𝗄𝗎𝖿𝗋𝗂 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖺𝗁 𝖽𝖺𝗋𝗍𝖾𝖾𝖽 𝗎𝗀𝗎 𝗇𝖺𝗑𝖺𝗋𝗂𝗂𝗌𝗍𝗈 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝖺, 𝗆𝖺𝗌𝗂𝗂𝗑𝗂𝗒𝗂𝗂𝗇𝗍𝖺𝗇𝖺 𝗌𝗂𝗂𝗒𝗈 𝖻𝖺𝖽𝖺𝗅 𝗄𝖺𝗅𝖾 𝗈𝗈 𝗎 𝗊𝖺𝖻𝗍𝖺 𝗁𝗈𝗐𝗌𝗁𝗂 𝗎𝗎 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝗎 𝗁𝖺𝗒𝖺𝗒 ( 𝖾𝖾 𝗄𝗎𝖿𝗋𝗂 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖺𝗁𝖾𝗒𝖽)!!! 𝖦𝖺𝖺𝗅𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺𝖺 𝗊𝗈𝖽𝗈𝖻 𝗄𝖺𝗆𝗂𝖽 𝖺𝗁 𝗂𝗇 𝗎𝗎 𝗄𝗎 𝖽𝗁𝖺𝖼𝖺𝗒 𝖺𝖽𝗈𝗈 𝗈𝗀 𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺 𝗌𝗁𝖺𝗄𝗂𝗌𝗈 𝗀𝖺𝖺𝗅𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝗂𝗂𝗌𝖺 𝗂𝗌 𝗈𝗀𝗈𝗐 𝖺𝖽𝗂𝗀𝖺𝖺 𝗀𝖺𝖺𝗅 𝗄𝖺𝗅𝖾 𝖺𝗁, 𝗁𝖺𝖽𝗂𝗂 𝖺𝖺𝖽 𝗄𝗎 𝖽𝗁𝗂𝗆𝖺𝗍𝖺𝗇𝖺 𝗇𝖺𝖺𝗋𝗍𝖺 𝗄𝖺𝗀𝖺 𝖽𝖺𝖻𝖺 𝗍𝖺𝗀𝖺𝗒𝖺 𝗄𝖺𝖺𝖿𝗂𝗋𝗄𝖺 𝖻𝖺𝗄𝗁𝗍𝗂𝗒𝖺𝗒. Xigasho