fa
Feedback
Salah Muse Hassan

Salah Muse Hassan

رفتن به کانال در Telegram

Anigu yaan ahay

نمایش بیشتر
3 815
مشترکین
-324 ساعت
-227 روز
-7830 روز
آرشیو پست ها
𝗪𝗮𝗮 𝗠𝗶𝗱 𝗡𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗔𝗺𝗮 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗡𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆. 𝗔𝗯𝗶𝗶 𝗾𝗮𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹-𝘅𝗮𝗮𝗿𝗶𝘁𝗵 𝗯𝗶𝗻𝘂 𝗿𝗶𝗯𝗰𝗶 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆: 𝗶𝗻 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗰𝘄 𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿 𝗺𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗷𝗶𝗻𝗮𝗮𝘇𝗼, 𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗯 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗪𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘀𝗰𝘄: 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗮𝗺𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆. 𝗪𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗲𝗵𝗲𝗲𝗻: 𝗿𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗶𝗶 𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗺𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝗵𝗮? 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗰𝘄 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: 𝗔𝗱𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗺𝘂'𝗺𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝗮 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗲, 𝗮𝗱𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗱 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗮𝘆𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗼 𝗮𝗱𝗼𝗼𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗴𝗲𝗲𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗱𝘂𝗹 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗼 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻. [𝗦𝗮𝘅𝗶𝗶𝘅𝘂𝗹-𝗯𝘂𝗸𝗵𝗮𝗮𝗿𝗶 (6512)] 𝗬𝘂𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗔𝗹-𝗾𝗮𝗿𝗱𝗮𝗮𝘄𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗮𝗱𝗼𝗼𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗼.

sticker.webp0.15 KB

Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂 ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╔═══════ - ════════╗ https://t.me/+2hiuMysiMxA4ZDdk KOOXDA KULMIS 🔆✿❀ - ❀✿🔆 Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buug soomaali PDF ah Ꙭ: ORAAHYO:hoyg xikmadaha Ꙭ: Xikmado badan ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL Ꙭ: Somali scholarship Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: DIINTEENA MACAAN Ꙭ: Xikmado badan Ꙭ: Buug somali maqal ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Dhambaal Ꙭ: Dareenka dunida Ꙭ: Buugwalba ood u baahatoXikmad iyo dhiirigelin ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Soyaalka nolosha Ꙭ: Hoyga sheekooyinka ꙬHoyga_Akhriska ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Halxiraale Ꙭ: Noqo mufakir Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA Ꙭ: Buuug dhagaysi ah ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: siirada nebiga SCW Ꙭ: Oraahyo Ꙭ: Baro af English-ka Ꙭ: GEERAAR jacayl ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Xikmado xul ah Ꙭ: cilmi nafsiga Ꙭ: Siyaasadda dunida Ꙭ: DAYAXA DUNIDA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Sahanka nolosha Ꙭ: cilmi daadiye Ꙭ BARO XADIISKAN Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Iftiinshe Ꙭ: QALINKA 24 Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI Ꙭ: BARO TELEGRAMKA ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: Jacayl qore Ꙭ: ila qosol Ꙭ: oraahside Ꙭ: Philosophy Ꙭ: niyadeena ☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼ Ꙭ: qoraal qaadasho mudan Ꙭ: AQoon raadis Ꙭ: Rajada noloshaFAAFINTA DIINTA ISLAAMKA 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹 ➡️ Jacayl qore Ꙭ:faafinta khayrka Ꙭ: arrimaha islaamka Ꙭ: Furaha nolosha Ꙭ: dunida dahsoon ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ ╚═══════ - ════════╝ ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂ Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪ Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1 ▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ ➦ SPONSORED BY ☞︎︎︎KAYD BOOKS ☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA ☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON ☞︎︎︎XIKMAD BADAN ☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA ☞︎︎︎ NASIIB 124 ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ ⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga. Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah. Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso. ■□■□■□■□ - ■□■□■□■ 🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎

11 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯 𝗼𝗼 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗾𝗾𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿 𝗶𝘀𝘁𝗮𝗮𝗴𝗼. 𝗠𝘂𝘅𝗮𝗮𝗱𝗮𝗿𝗮𝗱𝗶𝗶 𝘅𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝗮.

Gaarisa Xalay sheekha mar i taabsiiya ayey ahayd kulan wayn oo aad u farxad badan.

photo content
+1

Reer gaarisa caawa lama kala harin sheekha si aad a yey oogu soo yaaceen. Waa nasiibsadeen caawa reer gaarisa cilmigii ayaa d
+9
Reer gaarisa caawa lama kala harin sheekha si aad a yey oogu soo yaaceen. Waa nasiibsadeen caawa reer gaarisa cilmigii ayaa doontay iyaga.

Dardaaranka oo maqal ah Time 2:44 Size 2,47 mb #Share

Repost from Salah Muse Hassan
#Dardaaran cajiib ah uu maanka la doorsoomaayo Maalik ibnu diinar wuxuu yiri : Maalin ani oo ku dawaafaayo kacbada hareereheeda waxaan arkay nin asagana kacbada ku dawaafaayo aragiisana cirka u taagay asaga oo leh : (Allaha kuwa qaldama cafiyoow qaladkayga ii cafi dambigaygana ii dhaaf todobaadkiisa markuu dhamaystay ayaan raacay) Waxaaan ku iri : Allaah ha kuu naxariistee i bar waxa uu Allaah ku baray, wuxuu igu yiri : ma garanaysaa ninka la yiraahdo maalik ibnu diinaar ? Waxaan ku iri : haa, maalik maxaa dardaaran ah oo aad iigu dhiibaysaa oo aan kaa gaarsiiyaa. Wuxuu yiri : salaan iga gaarsii waxaadna ku dhahdaa maalaik : Allaah ka baq waxaan kaaga digaayaa doorin iyo badalid maxaa yeelay hadii aad dooriso waxaad ku liidnaanaysaa Allaha rabbul caalamiinka ah. ka dibna wuxuu u yiri : Allaah ka baq sabarkana laazim aduunyana ooga gudub gaarsiin iyo caradiisa in uu celiyo ciilkiisana uu qariyo qaraarkana uu kabado (laqo) ogaysii maalik in Allaah maalinta biri ah leeyahay boos istaag booskaas oo loogu aar gudi doono rida geesaha aan laheen tan geesaha leh ka dibna waxaad ku dhahdaa maalik : naftiisa ha xisaabiyo Allaha rabbigiisa ahna ha ka baqo waxaad ku dhahdaa : janadu way wanaagsan tahay carafteeduna aad bay u wanaagsan tahay biyaheeduna waa macyihiin cabitaankeeduna waa macyahay xaasaskeeduna waa badan yihiin wax dhib iyo dhuun qabadna malaha Ka dibna waxaad ku dhahdaa : naartu urteeda aad bay u uraysaa cabitaankeeda waa mid xun godkeedana waa dheer yahy cadaabkeedana waa xanuun badan yahay Allaah naartaas wuxuu u diyaariyay reerka kibirka badan iyo kuwa is qaad qaadka badan. 📗Al-awliyaa libni abid-dunyaa Boga \ 73

Khudbada maanta maxaad ka faa'iday ? Aniga waxaan ka faa'iday xadiithka oo ay maanta dadka badankood ilowsan yihiin عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : «صِنْفَان من أهل النار لم أَرَهُما: قوم معهم سِيَاط كَأذْنَابِ البَقر يضربون بها الناس، ونساء كاسِيَات عاريات مُمِيَلات مَائِلات، رُؤُوسُهُنَّ كَأَسْنِمَةِ البُخْتِ المائِلة لا يَدْخُلْن الجَنَّة، ولا يَجِدْن ريحها، وإن ريحها ليُوجَد من مَسِيرة كذا وكذا».   [صحيح] - [رواه مسلم] Nabiga scw wuxuu yiri: labo nooc waa ahlu naar anigana ma arkin: dad wataan garbaashyo sida dibta lo'da oo kala ah dadka ayey ku garaacayaan, iyo dumar dhar wataan hadana qaawan xaqqa ayey dadka ka leexiyaan iyaguna way ka leexdeen xaqqa, madaxooda waxaad moodaa sida tuurta geela iilatay oo kale, jano galimaayaan carafteedana ma helaayaan, carafteeda waxaa laga helaa meel loo socdo sidaa iyo sidaa oo kale. Saxiixu muslim Adi maxaad ka faa'iday ?

sticker.webp0.28 KB

Reer gaarisa khayr ayaa doontay. Tabar iyo aqoonsi aan ku tago hadaan haysa lahaa kama baaqdeen afka hore ayaan ahaan lahaa.
Reer gaarisa khayr ayaa doontay. Tabar iyo aqoonsi aan ku tago hadaan haysa lahaa kama baaqdeen afka hore ayaan ahaan lahaa.

Aʀɪᴍᴀʜᴀᴀɴ ᴅʜᴇxᴅᴀʏɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴋᴜ ʙᴀᴅᴀɴ ʏɪʜɪɪɴ ᴡᴀᴀɴᴀ ᴅᴜʟᴍɪ ɪʏᴏ Dɪᴍʙɪ ᴡᴀʏɴ: Mᴜsᴜϙᴍᴀᴀsᴜϙ Aᴍᴀᴀɴᴏ xᴜᴍᴏ Dᴀʏɴ ᴀᴀɴ ʟᴀ ʙɪxɪɴ Bᴀʟᴀɴ xᴜᴍᴏ Mᴀʀϙᴀᴀᴛɪ ʙᴇᴇɴᴇᴇᴅ Dᴜᴍᴀʀ ᴍᴇʜᴇʀᴋᴏᴏᴅᴀ ʟᴏᴏ ᴅɪɪᴅᴏ ᴀᴍᴀ sɪ sɪʟɪᴄ ᴀʜ ʟᴏᴏɢᴜ ʏᴀʀʏᴀʀᴇᴇʏᴏ sᴀɴᴀᴅᴏ ʙᴀᴅᴀɴ Dᴜᴍᴀʀ ᴅʜᴀxᴀʟᴋɪɪ ᴀᴀʙᴀʜᴏᴏᴅ ʟᴏᴏ ᴅɪɪᴅᴏ Dᴜᴍᴀʀ ʙɪɪʟ ʟᴀɢᴜ ʀᴀғᴀᴀᴅɪʏᴏ Uʙᴀᴅ ʜᴏᴏʏᴀᴅɪɪs ʟᴀɢᴜ ғᴜʀᴀʏ ᴏᴏɴ ᴄᴀᴀɴɪʜɪɪs ʟᴀ ʙɪxɪɴ. Dᴜᴍᴀʀ ʟᴏᴏ ɢᴀᴄᴀɴ ϙᴀᴀᴅᴏ Xɪɢᴀsʜo

sticker.webp0.16 KB

Repost from Salah Muse Hassan
▪️روى عبدُ اللّٰه بن وهبٍ ، عن عمرو بن الحارث ، عن اللّجلاجِ مولىٰ عبد العزيز بن مروانَ ؛ عن جابرِ بن عبد اللّٰه ، عن النَّبيِّ ﷺ أنَّه ذكرَ السَّاعةَ الّتي في الجمعةِ فقال " التمســوها آخر السَّاعات بعدَ العصر '' Jaabir ibnu cabdi-llaahi waxaa laga wariyay uu ka wariyay Nabiga scw in nabiga scw uu sheegay saacada ku jirto maalinta jumcaha ah (saacatu ijaabah) wuxuu yiri nabiga scw: "Ka raadiya (saacatu ijaabah) saacadaha u dambeeyo ee casirka ka dib " ذكر ابن عساكر : " أصاب العمى الصلت بن بسطام، فجلس إخوانه يدعون له عصر الجمعة، وقبل الغروب عطس عطسة، فرجع بصره ". 📕(كتاب تاريخ دمشق) Ibnu casaakir wuxuu sheegay: " indha la'aan ayaa ku dhacday ninka la dhahaayo assaltu bini basdaam , walaalahiis way fadhiisteen goor casirka jumcaha ah iyaga oo u docaynaayo, inta aysan qoraxda dhicin ka hor wuu hindhisooday hindhiso, aragiisa ayaa u soo laabtay." 📕(Kitaabka taariikhda dimashq)

Repost from Salah Muse Hassan
صَلىٰ عَليِكَ اللُّه يَا مَن ذِكرُهُ شَرَحَ الصُّدُورَ وَطَيَّبَ الآفَاقَا إِنْ لَم نَكُن مِمَن رَآكَ فَإِنَّنَا تَوقًا إِلِيكَ نُعَانِقُ الأَشْوَاقَا! 💔 اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِم عَلَى نَبِينَا مُحَمَّد

Repost from Salah Muse Hassan
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها
👈 قال الإمام #الشافعي _رحمه الله تعالى-: وأحب كثرة الصلاة على النبي صلى الله عليه وسلم في كل حال وأنا في يوم الجمعة وليلتها أشدّ استحبابًاوأحب قراءة الكهف ليلة الجمعة ويومها لما جاء فيها. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١) Imaamu #shaafici Allaah ha naxariistee wuxuu yiri: 1. Waan jeclahay badinta saliga nabiga mar walba markaan maalin jimco joogo iyo habeenkeedana aad baan usii jeclahay Waxan jeclahay aqrinta suurada Al-kahf habeenka jimcaha iyo maalinteeda waxa kusoo arooray aawgeed. 📕كتاب الأم (٢٠٨/١)

{ وَإِلَى ٱلۡأَرۡضِ كَیۡفَ سُطِحَتۡ } [سُورَةُ الغَاشِيَةِ: ٢٠] Dhulka ilaahey abuuray kubad 🌍 ma aha qofka aaminsan in dhulka kubad yahayna, wuxuu halis u yahay aayaadka qur'aanka in uu ku gaaloobo.

sticker.webp0.13 KB

Oɢᴏᴏᴡ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴀ ᴡᴀᴀ ɴɪᴅᴀᴀᴍ ɢᴀᴀʟᴀᴅᴀ ɢɪʀɪɪɢᴀ ɪʏᴏ ʀᴇᴇʀ Yᴜʀᴜʙ ʟᴀɢᴀ ᴋᴇᴇɴᴀʏ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ᴄᴀʟᴍᴀᴀɴɪʏᴀᴅ ᴡᴀᴀ ɪɴ ᴅɪɪɴᴛᴀ ʟᴀɢᴀ sᴏᴏᴄᴏ Nᴏʟᴏsʜᴀ,ᴅᴏᴡʟᴀᴅɴɪᴍᴀᴅᴀ,ᴅʜᴀϙᴀᴀʟᴀʜᴀ ɪʏᴏ ᴡᴀx ᴡᴀʟʙᴀ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ sʜᴀᴄᴀʙᴋᴜ ʟᴇᴇʏᴀʜᴀʏ sᴀʀᴀʏɴᴛᴀ ɪʏᴏ xᴜᴋᴜɴᴋᴀ ᴡᴀᴋɪɪʟᴀᴅᴏᴏᴅᴀ ʙᴀᴀʀʟᴀᴍᴀᴀɴᴋᴀ ᴀʏᴀᴀ ᴜᴅᴀᴊɪɴᴀᴀʏᴏ Xᴜᴋᴜɴᴋᴀ ɪʏᴏ xᴇᴇʀᴀʀᴋᴀ ʟᴀɢᴜ ᴅʜᴀϙᴀᴀʏᴏ ᴀᴍᴀ ᴀʏ ᴋᴜ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀxᴀʏᴀᴀɴ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ ᴀϙʟᴀʙɪʏᴀᴅ ʟᴀɢᴜ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀxᴏ xᴀϙ ɪʏᴏ ʙᴀᴀᴅɪʟ ᴋɪɪ ᴄᴏᴅ ʙᴀᴅsʜᴀ ᴀʏᴀᴀ sʜᴀʀᴄɪ ᴀʜ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ Dᴀsᴛᴜᴜʀᴋᴀ ᴍᴀʀᴊᴀᴄ ɪʏᴏ ᴍᴇᴇʟ ʟᴀɢᴜ ᴋᴀʟᴀ ʙᴀxᴏ ʟᴀɢᴀ ᴅʜɪɢᴛᴏ Dɪᴍᴜϙᴜʀᴀᴀᴅɪʏᴀᴅᴜ ᴡᴀᴀ ɪɴ ᴀᴀᴅ xᴜʀ ᴜᴛᴀʜᴀʏ Dɪɪɴᴛᴀ ᴀᴀᴅ ᴅᴏᴏɴᴛᴏ ɪʏᴏ ᴄᴀϙɪɪᴅᴀᴅᴀᴀᴅ ᴅᴏᴏɴᴛᴏ ɪʏᴏ ᴀʀɪᴍᴀʜᴀᴀɢᴀ sʜᴀϙsɪɢᴀ ᴀʜ. Mohammed Haji