4 064
Подписчики
-624 часа
-347 дней
-12430 день
Архив постов
4 063
Wax walbo oo nafuhu xanuunjiyo oo ay ku dhibtooto nafta isagu waa u dambi dhaaf xitaa hadii uusan qofka samayn ama sababin.
Al-xaafid ibnu rajab
4 063
𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗶𝘀 𝗵𝗮𝗮𝘆𝗼 𝗹𝗮𝗯𝗼 𝗾𝗼𝗹𝗼
𝗤𝗼𝗹𝗼 𝗺𝗮 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗻𝗼 𝗹𝗸𝗻 𝘄𝗮𝘆 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻.
𝗤𝗼𝗹𝗼𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘆 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗸𝗻 𝗺𝗮 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹 𝗯𝗮𝗱𝗻𝗮.
𝗔𝗿𝗮𝗴𝘁𝗶𝗱𝗮𝘆𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗮𝗱𝗶𝗴𝗮 𝗺𝗮𝗿 𝗮𝗮𝗻 𝗳𝗶𝗶𝗿𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱 𝗯𝗮𝗱𝗶𝗻 𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗳𝗶𝗰𝗶𝗹𝗸𝗮 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯𝘁𝗮 𝗼𝗼 𝗮𝗵 𝗯𝗼𝗼𝗱𝗮𝗱𝗮 𝘆𝗮𝗿𝗮𝗮𝗻𝘁𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗮𝘆𝗲𝘆 𝗲𝘆𝗴𝗮 𝗾𝗮𝗻𝗶𝗶𝗻𝘆𝗼 𝗸𝘂 𝗱𝗶𝘀𝗵𝗮𝗮 𝗶𝘀𝗮𝗴𝗮 𝗼𝗼 𝗸𝗮 𝗮𝘄𝗼𝗼𝗱 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗸𝗮𝗻𝗮 𝗾𝗮𝘆𝗹𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗲𝗿.
4 063
Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
https://t.me/RajadaNolosha
KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: GEERAAR jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
𝗦𝗵 𝗡𝗮𝗮𝘀𝗶𝗿 𝗔𝗹-𝗳𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵 𝗫𝗮𝗯𝘀𝗶𝗴𝗮 𝗛𝗮 𝗞𝗮 𝗦𝗼𝗼 𝗗𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲 𝗪𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗬𝗶𝗿𝗶:
"𝗪𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗦𝗼𝗼𝘆𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗕𝗶𝗹𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗦𝗼𝗼 𝗦𝗮𝗮𝗿𝗶𝗱𝗮 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗦𝗰𝘄 𝗜𝗹𝗮𝗮 𝗫𝗶𝗹𝗶𝗴𝗮 𝗔𝗮𝗻 𝗝𝗼𝗼𝗴𝗻𝗼 𝗠𝗮 𝗔𝗿𝗸𝗶𝗻 𝗫𝗶𝗹𝗹𝗶 𝗫𝗶𝗹𝗹𝗶𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗠𝘂𝘀𝗹𝗶𝗺𝗶𝗶𝗻𝘁𝗮 𝗮𝗵 𝗢𝗼 𝗔𝘆 𝗖𝘂𝗹𝘂𝗺𝗮𝗱𝘂 𝗗𝗶𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗜𝗶𝗯𝘀𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻 𝗫𝗶𝗹𝗶𝗴𝗲𝗲𝗻𝗮 𝗞𝗮𝗻 𝗢𝗼 𝗞𝗮𝗹𝗲.
4 063
Repost from IMAM SHAFICI MEDIA
Gaal Gaalnimo Ku dhinte Allah Ha U Naxaristo Iska Ilaaliya Sh Xassaan Abu Salmaan
4 063
𝖰𝖺𝗋𝖽𝖺𝖺𝗐𝗂 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗊𝗈𝖿𝗄𝖺 𝗂𝗌𝗅𝖺𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗄𝖺 𝖻𝖺𝗑𝖺 𝖾𝖾 𝖽𝗂𝗂𝗆𝗈 𝗄𝖺𝗅𝖾 𝗌𝗈𝗈 𝗌𝖺𝗁𝗆𝗂𝗒𝖺 𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗆𝖺𝗁𝖺𝖺 𝗎𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝗌𝖺𝗁𝗆𝗂𝗒𝖺𝗒 𝗆𝗂𝖽 𝗄𝖺𝗅𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗎 𝖺𝗋𝗄𝖺 𝗂𝗇 𝖺𝗒 𝗂𝗌𝗅𝖺𝗆𝗄𝖺 𝗄𝖺 𝖿𝗂𝗂𝖼𝖺𝗇 𝗍𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝗂𝗌𝗅𝖺𝖺𝗆𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗄𝖺 𝖻𝖺𝗑𝖺 𝗈𝗈 𝗊𝖺𝖺𝗍𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗇𝗍𝗂 𝗎𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝗌𝖺𝗁𝖺𝗇𝗌𝖺𝖽𝖺𝗒 𝗄𝗎𝗇𝖺 𝖽𝗁𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗇𝗍𝖺𝖺 𝖺𝖺𝗇 𝗂𝗌𝗅𝖺𝖺𝗆𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝖺𝗁𝖾𝗒𝗇 𝗂𝗇 𝗎𝗎 𝖺𝖺𝗄𝗁𝗂𝗋𝗈 𝖻𝖺𝖽𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗒𝗈 𝗅𝖺𝗇𝖺 𝖼𝖺𝖽𝖺𝖺𝖻𝖾𝗒𝗇.
𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗆𝖺𝗌𝗂𝗂𝗑𝗂𝗀𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝗅𝗂𝖻𝗂𝗋𝖺𝖺𝗅𝗂𝗀𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝖼𝖺𝗅𝗆𝖺𝖺𝗇𝗂𝗀𝖺 𝖺𝗒𝗌𝖺𝗇 𝗀𝖺𝖺𝗅𝗈 𝖺𝗁𝖾𝗒𝗇 𝗐𝖺𝗅𝖺𝖺𝗅𝖺𝗇𝖺 𝖺𝖺𝗇 𝗇𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗅𝖺 𝗇𝖺𝖼𝖺𝗇𝖺 𝖺𝗒𝗌𝖺𝗇 𝗁𝖺𝖻𝗈𝗈𝗇𝖾𝗒𝗇.
𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗊𝖺𝖻𝖺𝗒 𝗑𝗎𝗋𝗋𝗂𝗒𝖺𝖽𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗆𝖺𝗁𝖺 𝗂𝗒𝗈 𝗂𝗇 𝗂𝗌𝗅𝖺𝖺𝗆𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺 𝗅𝖺𝗀𝖺 𝖻𝗂𝗑𝗂𝗄𝖺𝗋𝗈 𝗂𝗒𝖺𝖽𝗈 𝗅𝖺 𝖽𝗁𝗈𝗐𝗋𝖺𝗒𝗈 𝗆𝖺𝖻𝖽𝖺' 𝗑𝗈𝗋𝗋𝗂𝗒𝖺𝖽𝖺𝗁𝖺.
𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗎𝗎 𝗄𝖺 𝗌𝗈𝗈 𝗁𝗈𝗋𝗃𝖾𝖾𝖽𝗈 𝖽𝗈𝗐𝗅𝖺𝖽 𝖽𝗂𝗂𝗇𝖾𝖾𝖽.
𝖶𝖺𝗑𝖺 𝗎𝗎 𝗌𝗁𝖾𝖾𝗀𝖺𝗒 𝗆𝖺𝗋𝗄𝗂𝗂 𝗎𝗎 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝗂 𝗏𝖺𝗍𝗂𝗄𝖺𝖺𝗇𝗄 𝖽𝗁𝗂𝗇𝗍𝖺𝗒 𝗂𝗌𝖺𝗀𝗈𝗈 𝗍𝗂𝗅𝗆𝖺𝖺𝗆𝖺𝗒𝖺 𝗐𝖺𝗇𝖺𝖺𝗀𝗂 𝗎𝗎 𝗄𝖺 𝗍𝖺𝗀𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝗎 𝖺𝗁𝖺𝖺 𝗇𝗂𝗇 𝗎 𝖽𝖺𝖺𝖼𝖺𝖽 𝖺𝗁 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖽𝗂𝗂𝗇𝗍𝗂𝗂𝗌𝖺 𝖺𝗋𝗋𝗂𝗇𝗄𝖺𝖺𝗌𝗇𝖺 𝖺𝗒 𝗍𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖺𝗋𝗋𝗂𝗇 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝖺𝗆𝖺𝖺𝗇𝗈 𝗅𝗈𝗈𝗀𝖺𝗇𝖺 𝗆𝖺𝗁𝖺𝖽𝖼𝖾𝗅𝗂𝗒𝗈 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝖺, 𝗂𝗅𝖺𝖺𝗁𝖺𝗒 𝖻𝖺𝖺𝗇 𝗄𝗎𝗀𝗎 𝖽𝗁𝖺𝖺𝗋𝗂𝗒𝖺𝗒𝖾 𝗂𝗇 𝗀𝖺𝖺𝗅𝗇𝗂𝗆𝗈 𝗅𝖺 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗒𝗈 𝗆𝗂𝗒𝖺𝖺 𝗌𝗁𝖾𝗒 𝗊𝗈𝖿 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝖺𝗆𝖺𝖺𝗇𝗈 𝗅𝗈𝗈𝗀𝖺𝗇𝖺 𝗆𝖺𝗁𝖺𝖽 𝖼𝖾𝗅𝗂𝗒𝗈 𝖺𝗁?!!!, 𝗐𝖺𝗑𝖺 𝗄𝖺𝗅𝗈𝗈 𝖺𝗅𝗅𝖾 𝗎𝗎 𝗎𝗀𝖺 𝖻𝖺𝗋𝗒𝖺𝗒 𝗂𝗇 𝗁𝗈𝗐𝗌𝗁𝖺𝖺 𝖿𝗂𝗂𝖼𝖺𝗇 𝖾𝖾 𝗄𝗎𝖿𝗋𝗂 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖺𝗁 𝖽𝖺𝗋𝗍𝖾𝖾𝖽 𝗎𝗀𝗎 𝗇𝖺𝗑𝖺𝗋𝗂𝗂𝗌𝗍𝗈 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝖺, 𝗆𝖺𝗌𝗂𝗂𝗑𝗂𝗒𝗂𝗂𝗇𝗍𝖺𝗇𝖺 𝗌𝗂𝗂𝗒𝗈 𝖻𝖺𝖽𝖺𝗅 𝗄𝖺𝗅𝖾 𝗈𝗈 𝗎 𝗊𝖺𝖻𝗍𝖺 𝗁𝗈𝗐𝗌𝗁𝗂 𝗎𝗎 𝖻𝖺𝖺𝖽𝖺𝗋𝗂𝗀𝗎 𝗁𝖺𝗒𝖺𝗒 ( 𝖾𝖾 𝗄𝗎𝖿𝗋𝗂 𝖿𝖺𝖺𝖿𝗂𝗇𝗍𝖺 𝖺𝗁𝖾𝗒𝖽)!!!
𝖦𝖺𝖺𝗅𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝖺𝖺 𝗊𝗈𝖽𝗈𝖻 𝗄𝖺𝗆𝗂𝖽 𝖺𝗁 𝗂𝗇 𝗎𝗎 𝗄𝗎 𝖽𝗁𝖺𝖼𝖺𝗒 𝖺𝖽𝗈𝗈 𝗈𝗀 𝗄𝖺𝖽𝗂𝖻𝗇𝖺 𝖺𝖺𝖽 𝗄𝖺 𝗌𝗁𝖺𝗄𝗂𝗌𝗈 𝗀𝖺𝖺𝗅𝗇𝗂𝗆𝖺𝖽𝗂𝗂𝗌𝖺 𝗂𝗌 𝗈𝗀𝗈𝗐 𝖺𝖽𝗂𝗀𝖺𝖺 𝗀𝖺𝖺𝗅 𝗄𝖺𝗅𝖾 𝖺𝗁, 𝗁𝖺𝖽𝗂𝗂 𝖺𝖺𝖽 𝗄𝗎 𝖽𝗁𝗂𝗆𝖺𝗍𝖺𝗇𝖺 𝗇𝖺𝖺𝗋𝗍𝖺 𝗄𝖺𝗀𝖺 𝖽𝖺𝖻𝖺 𝗍𝖺𝗀𝖺𝗒𝖺 𝗄𝖺𝖺𝖿𝗂𝗋𝗄𝖺 𝖻𝖺𝗄𝗁𝗍𝗂𝗒𝖺𝗒.
Xigasho
4 063
𝗪𝗮𝗮 𝗠𝗶𝗱 𝗡𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗔𝗺𝗮 𝗟𝗮𝗴𝗮 𝗡𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆.
𝗔𝗯𝗶𝗶 𝗾𝗮𝘁𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹-𝘅𝗮𝗮𝗿𝗶𝘁𝗵 𝗯𝗶𝗻𝘂 𝗿𝗶𝗯𝗰𝗶 𝗮𝘆𝗮𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝘄𝗮𝗿𝗶𝘆𝗮𝘆:
𝗶𝗻 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗰𝘄 𝗹𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿 𝗺𝗮𝗿𝘀𝗶𝗶𝘆𝗮𝘆 𝗷𝗶𝗻𝗮𝗮𝘇𝗼, 𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗯 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗪𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝘀𝗰𝘄: 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗮𝗺𝗮 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆. 𝗪𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗲𝗵𝗲𝗲𝗻: 𝗿𝗮𝘀𝘂𝘂𝗹𝗸𝗶𝗶 𝗔𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗺𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗹𝗮𝗴𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝗵𝗮? 𝗡𝗮𝗯𝗶𝗴𝗮 𝘀𝗰𝘄 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝘆𝗶𝗿𝗶: 𝗔𝗱𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝗺𝘂'𝗺𝗶𝗻𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝘄𝘂𝘅𝘂𝘂 𝗱𝗮𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻𝘆𝗮𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗶𝗯𝗸𝗲𝗲𝗱𝗮 𝗼𝗼𝗴𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝗮 𝗻𝗮𝘅𝗮𝗿𝗶𝗶𝘀𝘁𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗲, 𝗮𝗱𝗼𝗼𝗻𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗱 𝗴𝘂𝗱𝗯𝗮𝘆𝗻𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗼 𝗮𝗱𝗼𝗼𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗴𝗲𝗲𝗱𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗱𝘂𝗹 𝘀𝗼𝗰𝗱𝗼 𝗼𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗻.
[𝗦𝗮𝘅𝗶𝗶𝘅𝘂𝗹-𝗯𝘂𝗸𝗵𝗮𝗮𝗿𝗶 (6512)]
𝗬𝘂𝘂𝘀𝘂𝗳 𝗔𝗹-𝗾𝗮𝗿𝗱𝗮𝗮𝘄𝗶 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮 𝗸𝗮 𝗻𝗮𝘀𝘁𝗮𝘆 𝗮𝗱𝗼𝗼𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝘅𝗮 𝗱𝗵𝘂𝗹𝗸𝗮 𝗺𝗮𝗿𝗼.
4 063
Beri hore waxa jiray diin iyo dacawo😂
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╔═══════ - ════════╗
https://t.me/+2hiuMysiMxA4ZDdk KOOXDA KULMIS
🔆✿❀ - ❀✿🔆
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buug soomaali PDF ah
Ꙭ: ORAAHYO
Ꙭ:hoyg xikmadaha
Ꙭ: Xikmado badan
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ:MUCJISOOYINKA QURAANKA
Ꙭ: AL FURQAN ONLINE SCHOOL
Ꙭ: Somali scholarship
Ꙭ:XIGASHO IYO XAQIIQOOYIN
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: DIINTEENA MACAAN
Ꙭ: Xikmado badan
Ꙭ: Buug somali maqal ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Dhambaal
Ꙭ: Dareenka dunida
Ꙭ: Buugwalba ood u baahato
Ꙭ Xikmad iyo dhiirigelin
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Soyaalka nolosha
Ꙭ: Hoyga sheekooyinka
ꙬHoyga_Akhriska
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Halxiraale
Ꙭ: Noqo mufakir
Ꙭ: QURAANKA IYO SAYNISKA
Ꙭ: Buuug dhagaysi ah
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: siirada nebiga SCW
Ꙭ: Oraahyo
Ꙭ: Baro af English-ka
Ꙭ: GEERAAR jacayl
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Xikmado xul ah
Ꙭ: cilmi nafsiga
Ꙭ: Siyaasadda dunida
Ꙭ: DAYAXA DUNIDA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Sahanka nolosha
Ꙭ: cilmi daadiye
Ꙭ BARO XADIISKAN
Ꙭ: JAWAABTA CULIMADA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Iftiinshe
Ꙭ: QALINKA 24
Ꙭ: YAXYE SHARIIF HERSI
Ꙭ: BARO TELEGRAMKA
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: Jacayl qore
Ꙭ: ila qosol
Ꙭ: oraahside
Ꙭ: Philosophy
Ꙭ: niyadeena
☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼☼
Ꙭ: qoraal qaadasho mudan
Ꙭ: AQoon raadis
Ꙭ: Rajada nolosha
✅FAAFINTA DIINTA ISLAAMKA
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹𖦹
➡️ Jacayl qore
Ꙭ:faafinta khayrka
Ꙭ: arrimaha islaamka
Ꙭ: Furaha nolosha
Ꙭ: dunida dahsoon
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
╚═══════ - ════════╝
❂✿❂✿❂ - ✿❂✿❂
Xogta link'yadan: @kooxda_kulmis ♪
Si aad kannaalkaaga link'yadan ugu darto,laxidhiidh:@Abdirahmanmohamed1
▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂
➦ SPONSORED BY
☞︎︎︎KAYD BOOKS
☞︎︎︎ QURAANKA IYO SAYNISKA
☞︎︎︎DUNIDA DAHSOON
☞︎︎︎XIKMAD BADAN
☞︎︎︎HOYGA SHEEKOOYINKA
☞︎︎︎ NASIIB 124
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
⭆Dugsiga online ka ah ee Alfurqan waxa uu kuu hayaa fasalo cusub oo barashada combuterka ah iyo luuqadaha englishka iyo carabiga.
Sidoo kale waxaad helaysa barashada Quraanka kariimka ah.
Taabo qoraalkan si aad isku diwan✍ galiso.
■□■□■□■□ - ■□■□■□■
🄺🄾🄾🅇🄳🄰 🅺︎🆄︎🅻︎🅼︎🅸︎🆂︎
4 063
11 𝘀𝗮𝗯𝗮𝗯 𝗼𝗼 𝗾𝗼𝗳𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗾𝗾𝗮 𝗸𝗮 𝗵𝗼𝗿 𝗶𝘀𝘁𝗮𝗮𝗴𝗼.
𝗠𝘂𝘅𝗮𝗮𝗱𝗮𝗿𝗮𝗱𝗶𝗶 𝘅𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗹𝗮𝗴𝘂 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆 𝗴𝗮𝗮𝗿𝗶𝘀𝗮.
4 063
Gaarisa
Xalay sheekha mar i taabsiiya ayey ahayd kulan wayn oo aad u farxad badan.
4 063
Reer gaarisa caawa lama kala harin sheekha si aad a yey oogu soo yaaceen.
Waa nasiibsadeen caawa reer gaarisa cilmigii ayaa doontay iyaga.
4 063
Repost from Salah Muse Hassan
#Dardaaran cajiib ah uu maanka la doorsoomaayo
Maalik ibnu diinar wuxuu yiri :
Maalin ani oo ku dawaafaayo kacbada hareereheeda waxaan arkay nin asagana kacbada ku dawaafaayo aragiisana cirka u taagay asaga oo leh :
(Allaha kuwa qaldama cafiyoow qaladkayga ii cafi dambigaygana ii dhaaf todobaadkiisa markuu dhamaystay ayaan raacay)
Waxaaan ku iri : Allaah ha kuu naxariistee i bar waxa uu Allaah ku baray, wuxuu igu yiri : ma garanaysaa ninka la yiraahdo maalik ibnu diinaar ?
Waxaan ku iri : haa, maalik maxaa dardaaran ah oo aad iigu dhiibaysaa oo aan kaa gaarsiiyaa.
Wuxuu yiri : salaan iga gaarsii waxaadna ku dhahdaa maalaik : Allaah ka baq waxaan kaaga digaayaa doorin iyo badalid maxaa yeelay hadii aad dooriso waxaad ku liidnaanaysaa Allaha rabbul caalamiinka ah.
ka dibna wuxuu u yiri : Allaah ka baq sabarkana laazim aduunyana ooga gudub gaarsiin iyo caradiisa in uu celiyo ciilkiisana uu qariyo qaraarkana uu kabado (laqo) ogaysii maalik in Allaah maalinta biri ah leeyahay boos istaag booskaas oo loogu aar gudi doono rida geesaha aan laheen tan geesaha leh ka dibna waxaad ku dhahdaa maalik : naftiisa ha xisaabiyo Allaha rabbigiisa ahna ha ka baqo waxaad ku dhahdaa : janadu way wanaagsan tahay carafteeduna aad bay u wanaagsan tahay biyaheeduna waa macyihiin cabitaankeeduna waa macyahay xaasaskeeduna waa badan yihiin wax dhib iyo dhuun qabadna malaha
Ka dibna waxaad ku dhahdaa : naartu urteeda aad bay u uraysaa cabitaankeeda waa mid xun godkeedana waa dheer yahy cadaabkeedana waa xanuun badan yahay Allaah naartaas wuxuu u diyaariyay reerka kibirka badan iyo kuwa is qaad qaadka badan.
📗Al-awliyaa libni abid-dunyaa
Boga \ 73
4 063
Khudbada maanta maxaad ka faa'iday ?
Aniga waxaan ka faa'iday xadiithka oo ay maanta dadka badankood ilowsan yihiin
عن أبي هريرة رضي الله عنه قال: قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : «صِنْفَان من أهل النار لم أَرَهُما: قوم معهم سِيَاط كَأذْنَابِ البَقر يضربون بها الناس، ونساء كاسِيَات عاريات مُمِيَلات مَائِلات، رُؤُوسُهُنَّ كَأَسْنِمَةِ البُخْتِ المائِلة لا يَدْخُلْن الجَنَّة، ولا يَجِدْن ريحها، وإن ريحها ليُوجَد من مَسِيرة كذا وكذا».
[صحيح] - [رواه مسلم]
Nabiga scw wuxuu yiri: labo nooc waa ahlu naar anigana ma arkin: dad wataan garbaashyo sida dibta lo'da oo kala ah dadka ayey ku garaacayaan, iyo dumar dhar wataan hadana qaawan xaqqa ayey dadka ka leexiyaan iyaguna way ka leexdeen xaqqa, madaxooda waxaad moodaa sida tuurta geela iilatay oo kale, jano galimaayaan carafteedana ma helaayaan, carafteeda waxaa laga helaa meel loo socdo sidaa iyo sidaa oo kale.
Saxiixu muslim
Adi maxaad ka faa'iday ?
4 063
Reer gaarisa khayr ayaa doontay.
Tabar iyo aqoonsi aan ku tago hadaan haysa lahaa kama baaqdeen afka hore ayaan ahaan lahaa.
4 063
Aʀɪᴍᴀʜᴀᴀɴ ᴅʜᴇxᴅᴀʏɴᴀ ᴡᴀᴀ ᴋᴜ ʙᴀᴅᴀɴ ʏɪʜɪɪɴ ᴡᴀᴀɴᴀ ᴅᴜʟᴍɪ ɪʏᴏ Dɪᴍʙɪ ᴡᴀʏɴ:
Mᴜsᴜϙᴍᴀᴀsᴜϙ
Aᴍᴀᴀɴᴏ xᴜᴍᴏ
Dᴀʏɴ ᴀᴀɴ ʟᴀ ʙɪxɪɴ
Bᴀʟᴀɴ xᴜᴍᴏ
Mᴀʀϙᴀᴀᴛɪ ʙᴇᴇɴᴇᴇᴅ
Dᴜᴍᴀʀ ᴍᴇʜᴇʀᴋᴏᴏᴅᴀ ʟᴏᴏ ᴅɪɪᴅᴏ ᴀᴍᴀ sɪ sɪʟɪᴄ ᴀʜ ʟᴏᴏɢᴜ ʏᴀʀʏᴀʀᴇᴇʏᴏ sᴀɴᴀᴅᴏ ʙᴀᴅᴀɴ
Dᴜᴍᴀʀ ᴅʜᴀxᴀʟᴋɪɪ ᴀᴀʙᴀʜᴏᴏᴅ ʟᴏᴏ ᴅɪɪᴅᴏ
Dᴜᴍᴀʀ ʙɪɪʟ ʟᴀɢᴜ ʀᴀғᴀᴀᴅɪʏᴏ
Uʙᴀᴅ ʜᴏᴏʏᴀᴅɪɪs ʟᴀɢᴜ ғᴜʀᴀʏ ᴏᴏɴ ᴄᴀᴀɴɪʜɪɪs ʟᴀ ʙɪxɪɴ.
Dᴜᴍᴀʀ ʟᴏᴏ ɢᴀᴄᴀɴ ϙᴀᴀᴅᴏ
Xɪɢᴀsʜo
Уже доступно! Исследование Telegram 2025 — ключевые инсайты года 
