fa
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY

کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 415 مشترک است و جایگاه 11 621 را در دسته آموزش و رتبه 489 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 415 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 18 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -168 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -2 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.08% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.10% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 711 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 191 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 19 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کرده‌اند.

17 415
مشترکین
-224 ساعت
-317 روز
-16830 روز
آرشیو پست ها
_Getintopc.com_TechSmith_Camtasia_24.0.1.1515.rar322.79 MB

Introduction to digital Marketing (1).pdf5.89 MB

Hambalyo Waxan Garnay 15,000 Kun Insha Allah inaan waxbadan kala Fa'iideysanan rajeynaa. Waxan u mahadcelina #Abdifitah_Omar
Hambalyo Waxan Garnay 15,000 Kun Insha Allah inaan waxbadan kala Fa'iideysanan rajeynaa. Waxan u mahadcelina #Abdifitah_Omar oo inaga Caawiyay Poster-ka Quruxda Badan.

Mahadsanidiin Kaso Qayb Galkiina Arday Badan oo su'aalo qabay banan Nasiib u helin inay macalinka su'aal weydiiyaan waqtiga oo dhamaday darteed Balse waxan idinla wadagi doona Social Media Ustad-ka Whatsapp: +254724759888 Website: www.oraad.org Youtube: https://www.youtube.com/@dukad Markale Mahadsanidiin. F.G: Ardayda uu dhafay Kulanka Muuqaal baan ka duubnay Insha Allah Bertio aan idinla wadaagi doona

Ha ilaawin Kulanka Caawa Insha Allah 9:00PM Groupkan uu ka dhici doonaa 👉🏾@samewade F.G: 9:00 Hore uu ka bilaban doona qofn
Ha ilaawin Kulanka Caawa Insha Allah 9:00PM Groupkan uu ka dhici doonaa 👉🏾@samewade F.G: 9:00 Hore uu ka bilaban doona qofna lama sugi doono Insha Allah inaad Xaadir ahatidan rajeynaa. 583 Qof aa is diiwan gilisay dhaman Inaan kawada Fa'iideysanan rajeynaa Insha Allah __________________________________________ Foomka Diiwan Gilinta https://forms.gle/X3QCJH3N6HUCgzad9

ilaa iyo hada waxa is diiwan giliyay 271 Qof si ay qayb oga noqdan Seminar-ka Social Media Marketing Wuxuuna dhici doonaa 20
ilaa iyo hada waxa is diiwan giliyay 271 Qof si ay qayb oga noqdan Seminar-ka Social Media Marketing Wuxuuna dhici doonaa 20 October | 9:00PM Wuxuuna ka dhici Doona Isla Telegram-keena @Samewade Hadii aadan wili is diiwan gilinin waa free Halkan iska diiwan gili 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://forms.gle/bS6tnKpDCCSi8K6x9

👉👉👉👉@samewade

Digital Marketing Youtube-ka: Yahye C Mohamed ama DukaD

Galabta Insha Allah waxa si rasmi ah inoogu Bilaabanayo Cashirada Dufcada 14aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna I
Galabta Insha Allah waxa si rasmi ah inoogu Bilaabanayo Cashirada Dufcada 14aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo labo bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Diiwan Gilinta Dufacadii 14aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 14aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_14aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan r
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_14aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Waxaa Si Rasmi ah Inoogu Bilowday Cashiradda Dufcadii 6aad ee Video Editing Insha Allah Dhaman Ardayda iska diiiwan gilisay W
Waxaa Si Rasmi ah Inoogu Bilowday Cashiradda Dufcadii 6aad ee Video Editing Insha Allah Dhaman Ardayda iska diiiwan gilisay Waxan u rajeyna inuu Alle ku guuleeyo Hadafkooda, Sido kale mudo 2 bil kadib wax qabadkooda Channel-kan kuso bandhigi doonaa Insha Allah. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.