ru
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

Открыть в Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Больше

📈 Аналитический обзор Telegram-канала SAMEWADE ACADEMY

Канал SAMEWADE ACADEMY (@samewade) языкового сегмента Сомалийский является активным участником. Сейчас сообщество объединяет 17 406 подписчиков, занимая 11 604 место в категории Образование и 489 место в регионе Сомали.

📊 Показатели аудитории и динамика

С момента создания невідомо проект демонстрирует стремительный рост, собрав аудиторию из 17 406 подписчиков.

Согласно последним данным от 20 июня, 2026, канал показывает стабильную активность. За последние 30 дней изменение числа участников составило -147, а за последние 24 часа — -7, при этом общий охват остаётся высоким.

  • Статус верификации: Не верифицирован
  • Уровень вовлечённости (ER): Средний показатель вовлечённости аудитории составляет 4.16%. В первые 24 часа после публикации контент обычно набирает 1.07% реакций от общего числа подписчиков.
  • Охват публикаций: В среднем каждый пост получает 725 просмотров. В течение первых суток публикация набирает 187 просмотров.
  • Реакции и взаимодействия: Аудитория активно поддерживает контент: среднее количество реакций на один пост — 0.

📝 Описание и контентная политика

Автор описывает ресурс как площадку для выражения субъективного мнения:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

Благодаря высокой частоте обновлений (последние данные получены 21 июня, 2026) канал поддерживает актуальность и высокий уровень охвата публикаций. Аналитика показывает, что аудитория активно взаимодействует с контентом, что делает его важной точкой влияния в категории Образование.

17 406
Подписчики
-724 часа
-267 дней
-14730 день
Архив постов
Lesson 01 Downloading And Installing Camtasia 2024

_Getintopc.com_TechSmith_Camtasia_24.0.1.1515.rar322.79 MB

Introduction to digital Marketing (1).pdf5.89 MB

Hambalyo Waxan Garnay 15,000 Kun Insha Allah inaan waxbadan kala Fa'iideysanan rajeynaa. Waxan u mahadcelina #Abdifitah_Omar
Hambalyo Waxan Garnay 15,000 Kun Insha Allah inaan waxbadan kala Fa'iideysanan rajeynaa. Waxan u mahadcelina #Abdifitah_Omar oo inaga Caawiyay Poster-ka Quruxda Badan.

Mahadsanidiin Kaso Qayb Galkiina Arday Badan oo su'aalo qabay banan Nasiib u helin inay macalinka su'aal weydiiyaan waqtiga oo dhamaday darteed Balse waxan idinla wadagi doona Social Media Ustad-ka Whatsapp: +254724759888 Website: www.oraad.org Youtube: https://www.youtube.com/@dukad Markale Mahadsanidiin. F.G: Ardayda uu dhafay Kulanka Muuqaal baan ka duubnay Insha Allah Bertio aan idinla wadaagi doona

Ha ilaawin Kulanka Caawa Insha Allah 9:00PM Groupkan uu ka dhici doonaa 👉🏾@samewade F.G: 9:00 Hore uu ka bilaban doona qofn
Ha ilaawin Kulanka Caawa Insha Allah 9:00PM Groupkan uu ka dhici doonaa 👉🏾@samewade F.G: 9:00 Hore uu ka bilaban doona qofna lama sugi doono Insha Allah inaad Xaadir ahatidan rajeynaa. 583 Qof aa is diiwan gilisay dhaman Inaan kawada Fa'iideysanan rajeynaa Insha Allah __________________________________________ Foomka Diiwan Gilinta https://forms.gle/X3QCJH3N6HUCgzad9

ilaa iyo hada waxa is diiwan giliyay 271 Qof si ay qayb oga noqdan Seminar-ka Social Media Marketing Wuxuuna dhici doonaa 20
ilaa iyo hada waxa is diiwan giliyay 271 Qof si ay qayb oga noqdan Seminar-ka Social Media Marketing Wuxuuna dhici doonaa 20 October | 9:00PM Wuxuuna ka dhici Doona Isla Telegram-keena @Samewade Hadii aadan wili is diiwan gilinin waa free Halkan iska diiwan gili 👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾 https://forms.gle/bS6tnKpDCCSi8K6x9

👉👉👉👉@samewade

Digital Marketing Youtube-ka: Yahye C Mohamed ama DukaD

Galabta Insha Allah waxa si rasmi ah inoogu Bilaabanayo Cashirada Dufcada 14aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna I
Galabta Insha Allah waxa si rasmi ah inoogu Bilaabanayo Cashirada Dufcada 14aad Ee Graphic Design Insha Allah waxan rajeyna Inuu si wanagsan inoogu bilowdo Guulna inoogu dhamaado. Ardayda isdiiwan gilisay Insha Allah Mudo labo bil kadib waxqabadkooda waxan kuso bandhigi doona Youtube-Keena Insha Allah. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Diiwan Gilinta Dufacadii 14aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fas
Diiwan Gilinta Dufacadii 14aad waxaa inooga haray 2 Maalin kaliya Ka fa'iideyso Intaysan kaa xermin. Koorsada waa Online, Fasaladda waa Photoshop, Illustrator Iyo InDesign Midkiiba waa Fasal gaar ah. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.

Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_14aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan r
Fursad Muhiim ah Diiwan gilinta #Dufcadii_14aad Waxa inoo bilowday Diiwan gilinta Fasalada Cusub ee Graphic Design-ka Waxan rajeynaa Inaad Fursadan ka fa'iideysan doontid. ______________________________________ Si aad isku diiwan gilisid Nagala soo xiriir Whatsapp: https://wa.me/message/6HVONJCAOERII1 Telegram: https://t.me/samewadeacademy Telphone: 0619545300 / +252619545300 MahadSanid.