fa
Feedback
SAMEWADE ACADEMY

SAMEWADE ACADEMY

رفتن به کانال در Telegram

Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

نمایش بیشتر

📈 تحلیل کانال تلگرام SAMEWADE ACADEMY

کانال SAMEWADE ACADEMY (@samewade) در بخش زبانی سومالی بازیگری فعال است. در حال حاضر جامعه شامل 17 395 مشترک است و جایگاه 11 569 را در دسته آموزش و رتبه 488 را در منطقه الصومال دارد.

📊 شاخص‌های مخاطب و پویایی

از زمان ایجاد در невідомо، پروژه رشد سریعی داشته و 17 395 مشترک جذب کرده است.

بر اساس آخرین داده‌ها در تاریخ 24 ژوئن, 2026، کانال فعالیت پایداری دارد. در ۳۰ روز گذشته تغییر اعضا برابر -155 و در ۲۴ ساعت گذشته برابر -4 بوده و همچنان دسترسی گسترده‌ای حفظ شده است.

  • وضعیت تأیید: تأیید نشده
  • نرخ تعامل (ER): میانگین تعامل مخاطب 4.26% است و در ۲۴ ساعت نخست پس از انتشار، محتوا معمولاً 1.12% واکنش نسبت به کل مشترکان کسب می‌کند.
  • دسترسی پست‌ها: هر پست به طور میانگین 742 بازدید دریافت می‌کند. در اولین روز معمولاً 194 بازدید جمع‌آوری می‌شود.
  • واکنش‌ها و تعامل: مخاطبان به‌طور فعال حمایت می‌کنند؛ میانگین واکنش به هر پست 0 است.

📝 توضیح و سیاست محتوایی

نویسنده این فضا را محل بیان دیدگاه‌های شخصی توصیف می‌کند:
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.

به لطف به‌روزرسانی‌های پرتکرار (آخرین داده در تاریخ 25 ژوئن, 2026)، کانال همواره به‌روز و دارای دسترسی بالاست. تحلیل‌ها نشان می‌دهد مخاطبان به‌طور فعال با محتوا تعامل دارند و آن را به نقطه اثرگذاری مهم در دسته آموزش تبدیل کرده‌اند.

17 395
مشترکین
-424 ساعت
-217 روز
-15530 روز
آرشیو پست ها
05.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Nabi Ibraahim (Cs) Iyo Seddexdii Malag ee usoo Martiyay!

04.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Abuuristii Aadam (Cs) Iyo Dafiraadiisii wuxuu bixiyay

03.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Jibriil Oo Ka Yaabay Malagii Soo dhagay Kaligii

02.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Iskudaygii Dilkii Nabi Ciise (Cs) Dallacsiin Mise Daldalid-

Asc asxaabta halayla soo eego kanaalkaa waxaa ka heleysaan murti dhiirigalin waana freee👇👇👇👇 https://t.me/Hamdawarsan

01.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Geeridii Nabi Aadam CS kala soco Habeen walbo 7:00pm @samewade

Habeen danbe wixii ka danbeeyo insha allah waxaan soo gudbin doonaa qisooyiinka nabiyada inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan

Ma jeceshahay in aad barato cilmiga daawada adigoo ku baranaya goobtad joogtid ? Hadii jawabtadu tahay "haa" Hadaba machadka
Ma jeceshahay in aad barato cilmiga daawada adigoo ku baranaya goobtad joogtid ? Hadii jawabtadu tahay "haa" Hadaba machadka Haqabtire online college wuxu bilaabi doona kooras daawada lagu baranayo oo socon doona mudo kooban fadlan hore ugaadh waa bilaash / Free Course weye Linkiga so raac chanelka haqabtire online college then join dheh 👉https://t.me/joinchat/Ku2etRSJYZo4OWM8 Fadlan una sii share garee cid walba oo jecel barashada daawada mahadsanid .🤗🎯 Fadlan sii share garee

من بنأ مسجدا بنأ الله بيتا في الجنة Walaal ka qayb qaado bedelida gogosha masjidka wxaa fooda nagu soo hayso Bishii khayrka b
من بنأ مسجدا بنأ الله بيتا في الجنة Walaal ka qayb qaado bedelida gogosha masjidka wxaa fooda nagu soo hayso Bishii khayrka bishii raxmada bishii Danbi dhaafka waana bisha Ramadaan.. Wllka muslimka ahaaw xoolahaaga kulabax beydka alle wxii awoodaan... Sadaqadu yaraan iyo waynaan ma qasho . وما تقدموا لأنفسكم من خير تجدوه عندالله Waana Sadaqo jaariya ah aduun iyo aakhiro kuu soconayso 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇 EVC PLUS ╔═══════════╗ 0613 87 32 22 ╚═══════════╝ F/G : Haddii kale sii gaarsii walaalaha Muslimiinta si ay ugu faa'ideestaan ........ Wxii faahfaamin kala xiriir maamulka masjidka Ustaad xasan Yuusuf Cali Tell : 0615 89 30 38 👍 MAHADSANIDIIN 👍

10 TALLABO KU SOO DHOWEE BISHA RAMADAAN 001.pdf

Buugan Ayaan idin Hayaa Ka warama?!
Buugan Ayaan idin Hayaa Ka warama?!

10 TALLABO KU SOO DHOWEE BISHA RAMADAAN 001.pdf

Buugan Ayaan idin Hayaa Ka warama?!
Buugan Ayaan idin Hayaa Ka warama?!

Macmiil waxaan ku keenay Malab saafi ah Fadlan nagala soo Xariir 0616414688
Macmiil waxaan ku keenay Malab saafi ah Fadlan nagala soo Xariir 0616414688

Date: 27 Mar 2021 Note: Bisha shacbaan waa bisha 8aad ee bilaha islaamka waa bishii kabcada laga soo jeediyay dadka muslimiinta qiblada bishan shacbaan baa laga soo jeediyay sandii labaad ee hijriyada waa bishihii uu dhashay wiilkii nebigu awowga u ahaa xuseen binu cali waa bil kamida bilaha aadka u fadliga badan ee nebigeenu, Salalaahu calayhi wasalam ku deddaali jiray inuu camaladiisa kor u qaado isagoo inagu tabbaraya qiimaha wanaaga bishan. WAXYAABAHA UU SAMEYN JIRAY EE UU KAGA FAAIDEYSAN JIRAY NEBIGU BISHAN WAXAA KAMIDA wuxuu aad u badin jiray soonka sunahaa waxa uu ahaa rasuulkeenu calayhi salaatu wasalam mid soonka sunahaa farabadiya bisha shacbaan dhexdeeda waxa kaloo uu sameyn jiray kagana faaideysan jiray nebigu quraan akhris badan waxax kaluu uu sameyn jiray badina jiray sadaqada oo uu bixin jiray _ waxa kaluu dadka uga warami kuna baraarurjin jiray u diyaar,garowga bisha ramadaan iyo fadaaisheeda. Saxaabiga jaliilka ah ee usaama binu sayid isagoo nebiga ka warinaya xadiis waxa uu nebiga weydiiyay rasuulkii ilaahayow kumaan arag bil aad ka soon badantahay bishan shacbaan ee waa maxay sirta ku jirtaa. nebigu wuxuu sheegay in bishan gudaheeda camalada ilaahay loo bandhigo oo loo daalaco, waxaanu nebigu (N.N.K.H.) waxaan jeclahay in camalkayga ilaahay xagiisa loo qaado anoo sooman. bisha shacbaan waxay kamid tahay bilaha ilaahay dunuubta dhaafo gaar ahaan habeenka 15aad waxa uu nebigu idhi salalaahu calayhi wasalam habeenka 15aad ee bisha shacbaan waxa uu ilaahay soo eegaa khalqigiisa oo dhan allena waa uwada danbi dhaafaa ilaa laba ruux mooyaane 1: ka koobaad waa gaalka ilaahay u shariig yeelay . 2: ka labaadna waa laba ruux oo colaadi dhex taalo oo caloosha wax iskugu haya camalkoodana waa la hakiyaa ilaa intay ka heshiinayaan. bishan shacbaan waxay ceelalyo u tahay hordhacna u tahay oy kasoo horeysaa bisha ramadaan ee Kheyrka iyo fadliga badan, waxaana inala gudboon inaynu bishan gudaheeda nafaheena u diyaarino bisha ramadaan sidaynu uga sahay qaadan lahayn oo aynu uga faaideysan lahyn MAXAA INALA GUDBOON OO AYNU KAGA FAAIDEYSANAA 1: inaynu farabadino soonka sunahaa waxa uu ahaa rasuulkeenu calayhi salaatu wasalam mid soonka sunahaa farabadiya bisha shacbaan dhexdeeda 2: quraan akhris badan inaynu kaga faaideysano oo aqrintiisa farabadino 3: inaynu wax la baxno oo wax sadaqadeysano siduu nebiguba sameyn jiray calayhi salaatu wasalam 4: inaynu acmaashii waajibaadka ahaa iyo sunayaashii xoojino kuna dedaalno bisha shacbaan waxa inala gudboon inaynu ka qaniimaysano kana faaideysano oo nafaheena u diyaarino bisha ramadaan oo quluubteena aynu usii culno cibaadaadka bisha ramadaan❣️ Alle haynaga yeelo kuwii ka faaideysta ee kheyrkooda hela Labadaa bilood ee qiimiga badan🤲. WQ, ZaaHir Cawaale Cabdi

Waa kuu muhiim / waa noo muhiim inaad ka qeyb gasho Kaliya Nus Daqiiqo waqtigaada ah gali https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdRTV6oi8mi3FWN8D1uXjDA_LQRFPEogDcvXZ_YQvv7VfXp4g/viewform?usp=sf_link

sticker.webp0.60 KB

📚Buugan: waxaa Nala Wadaagay Qoraha Fadlan ku Taageer like iyo akhris waxa badan ayaad ka faa,iiidi doontaaye Mahadsndiinn love asxbta qaaliga ah