SAMEWADE ACADEMY
前往频道在 Telegram
Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.
显示更多📈 Telegram 频道 SAMEWADE ACADEMY 的分析概览
频道 SAMEWADE ACADEMY (@samewade) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 17 395 名订阅者,在 教育 类别中位列第 11 569,并在 索马里 地区排名第 488 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 17 395 名订阅者。
根据 24 六月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -155,过去 24 小时变化为 -4,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 4.26%。内容发布后 24 小时内通常能获得 1.12% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 742 次浏览,首日通常累积 194 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 0。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Kusoo dhawada samewade Academy channel kan waa madal aad ka heli doontid Dhamaan Cashirada aan soo gudbino si free ah.”
凭借高频更新(最新数据采集于 25 六月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 教育 类别中的关键影响点。
17 395
订阅者
-424 小时
-217 天
-15530 天
帖子存档
17 393
05.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Nabi Ibraahim (Cs) Iyo Seddexdii Malag ee usoo Martiyay!
17 393
04.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Abuuristii Aadam (Cs) Iyo Dafiraadiisii wuxuu bixiyay
17 393
02.Qisooyinka Nabiyada ᴴᴰ┇Iskudaygii Dilkii Nabi Ciise (Cs) Dallacsiin Mise Daldalid-
17 393
Asc asxaabta halayla soo eego kanaalkaa waxaa ka heleysaan murti dhiirigalin waana freee👇👇👇👇
https://t.me/Hamdawarsan
17 393
Habeen danbe wixii ka danbeeyo insha allah waxaan soo gudbin doonaa qisooyiinka nabiyada inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee ramadaan
17 393
Ma jeceshahay in aad barato cilmiga daawada adigoo ku baranaya goobtad joogtid ? Hadii jawabtadu tahay "haa"
Hadaba machadka Haqabtire online college wuxu bilaabi doona kooras daawada lagu baranayo oo socon doona mudo kooban fadlan hore ugaadh waa bilaash / Free Course weye
Linkiga so raac chanelka haqabtire online college then join dheh 👉https://t.me/joinchat/Ku2etRSJYZo4OWM8
Fadlan una sii share garee cid walba oo jecel barashada daawada mahadsanid .🤗🎯
Fadlan sii share garee
17 393
من بنأ مسجدا بنأ الله بيتا في الجنة
Walaal ka qayb qaado bedelida gogosha masjidka wxaa fooda nagu soo hayso Bishii khayrka bishii raxmada bishii Danbi dhaafka waana bisha Ramadaan..
Wllka muslimka ahaaw xoolahaaga kulabax beydka alle wxii awoodaan...
Sadaqadu yaraan iyo waynaan ma qasho .
وما تقدموا لأنفسكم من خير تجدوه عندالله
Waana Sadaqo jaariya ah aduun iyo aakhiro kuu soconayso 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
EVC PLUS
╔═══════════╗
0613 87 32 22
╚═══════════╝
F/G : Haddii kale sii gaarsii walaalaha Muslimiinta si ay ugu faa'ideestaan ........
Wxii faahfaamin kala xiriir maamulka masjidka Ustaad xasan Yuusuf Cali
Tell : 0615 89 30 38
👍 MAHADSANIDIIN 👍
17 393
Date: 27 Mar 2021
Note:
Bisha shacbaan waa bisha 8aad ee bilaha islaamka waa bishii kabcada laga soo jeediyay dadka muslimiinta qiblada bishan shacbaan baa laga soo jeediyay sandii labaad ee hijriyada waa bishihii uu dhashay wiilkii nebigu awowga u ahaa xuseen binu cali waa bil kamida bilaha aadka u fadliga badan ee nebigeenu, Salalaahu calayhi wasalam ku deddaali jiray inuu camaladiisa kor u qaado isagoo inagu tabbaraya qiimaha wanaaga bishan.
WAXYAABAHA UU SAMEYN JIRAY EE UU KAGA FAAIDEYSAN JIRAY NEBIGU BISHAN WAXAA KAMIDA
wuxuu aad u badin jiray soonka sunahaa
waxa uu ahaa rasuulkeenu calayhi salaatu wasalam mid soonka sunahaa farabadiya bisha shacbaan dhexdeeda
waxa kaloo uu sameyn jiray kagana faaideysan jiray nebigu quraan akhris badan
waxax kaluu uu sameyn jiray badina jiray sadaqada oo uu bixin jiray
_ waxa kaluu dadka uga warami kuna baraarurjin jiray u diyaar,garowga bisha ramadaan iyo fadaaisheeda.
Saxaabiga jaliilka ah ee usaama binu sayid isagoo nebiga ka warinaya xadiis waxa uu nebiga weydiiyay rasuulkii ilaahayow kumaan arag bil aad ka soon badantahay bishan shacbaan ee waa maxay sirta ku jirtaa.
nebigu wuxuu sheegay in bishan gudaheeda camalada ilaahay loo bandhigo oo loo daalaco, waxaanu nebigu (N.N.K.H.)
waxaan jeclahay in camalkayga ilaahay xagiisa loo qaado anoo sooman.
bisha shacbaan waxay kamid tahay bilaha ilaahay dunuubta dhaafo gaar ahaan habeenka 15aad
waxa uu nebigu idhi salalaahu calayhi wasalam habeenka 15aad ee bisha shacbaan waxa uu ilaahay soo eegaa khalqigiisa oo dhan allena waa uwada danbi dhaafaa ilaa laba ruux mooyaane
1: ka koobaad waa gaalka ilaahay u shariig yeelay .
2: ka labaadna waa laba ruux oo colaadi dhex taalo oo caloosha wax iskugu haya camalkoodana waa la hakiyaa ilaa intay ka heshiinayaan.
bishan shacbaan waxay ceelalyo u tahay hordhacna u tahay oy kasoo horeysaa bisha ramadaan ee Kheyrka iyo fadliga badan, waxaana inala gudboon inaynu bishan gudaheeda nafaheena u diyaarino bisha ramadaan sidaynu uga sahay qaadan lahayn oo aynu uga faaideysan lahyn
MAXAA INALA GUDBOON OO AYNU KAGA FAAIDEYSANAA
1: inaynu farabadino soonka sunahaa
waxa uu ahaa rasuulkeenu calayhi salaatu wasalam mid soonka sunahaa farabadiya bisha shacbaan dhexdeeda
2: quraan akhris badan inaynu kaga faaideysano oo aqrintiisa farabadino
3: inaynu wax la baxno oo wax sadaqadeysano siduu nebiguba sameyn jiray calayhi salaatu wasalam
4: inaynu acmaashii waajibaadka ahaa iyo sunayaashii xoojino kuna dedaalno
bisha shacbaan waxa inala gudboon inaynu ka qaniimaysano kana faaideysano oo nafaheena u diyaarino bisha ramadaan oo quluubteena aynu usii culno cibaadaadka bisha ramadaan❣️
Alle haynaga yeelo kuwii ka faaideysta ee kheyrkooda hela Labadaa bilood ee qiimiga badan🤲.
WQ, ZaaHir Cawaale Cabdi
17 393
Waa kuu muhiim / waa noo muhiim inaad ka qeyb gasho
Kaliya Nus Daqiiqo waqtigaada ah gali
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdRTV6oi8mi3FWN8D1uXjDA_LQRFPEogDcvXZ_YQvv7VfXp4g/viewform?usp=sf_link
17 393
📚Buugan: waxaa Nala Wadaagay Qoraha Fadlan ku Taageer like iyo akhris waxa badan ayaad ka faa,iiidi doontaaye Mahadsndiinn love asxbta qaaliga ah
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
