es
Feedback

¡No caigas en manos de tramposos! Telemetrio encuentra y marca estos canales 👉 Si quieres ver la etiqueta, suscríbete

Ayub Xoog Sade

Ayub Xoog Sade

Ir al canal en Telegram
1 048
Suscriptores
+124 horas
+17 días
-630 días

Cargando datos

Nube de Etiquetas
Sin datos
¿Algún problema? Por favor, actualice la página o contacte a nuestro gerente de soporte.
Menciones Entrantes y Salientes
---
---
---
---
---
---
Atraer Suscriptores
oct '26
octubre '26
+1
en 0 canales
septiembre '260
en 0 canales
Get PRO
agosto '260
en 0 canales
Get PRO
julio '260
en 0 canales
Get PRO
junio '260
en 0 canales
Get PRO
mayo '260
en 0 canales
Get PRO
abril '260
en 0 canales
Get PRO
marzo '260
en 0 canales
Get PRO
febrero '260
en 0 canales
Get PRO
enero '260
en 0 canales
Get PRO
diciembre '250
en 0 canales
Get PRO
noviembre '250
en 0 canales
Get PRO
octubre '250
en 0 canales
Get PRO
septiembre '250
en 0 canales
Get PRO
agosto '250
en 0 canales
Get PRO
julio '250
en 0 canales
Get PRO
junio '250
en 0 canales
Get PRO
mayo '250
en 0 canales
Get PRO
abril '250
en 0 canales
Get PRO
marzo '250
en 0 canales
Get PRO
febrero '250
en 0 canales
Get PRO
enero '250
en 0 canales
Get PRO
diciembre '24
+3
en 0 canales
Get PRO
noviembre '240
en 0 canales
Get PRO
octubre '24
+4
en 0 canales
Get PRO
septiembre '24
+10
en 0 canales
Get PRO
agosto '24
+13
en 0 canales
Get PRO
julio '24
+20
en 0 canales
Get PRO
junio '24
+24
en 0 canales
Get PRO
mayo '24
+30
en 0 canales
Get PRO
abril '24
+1 079
en 0 canales
Fecha
Crecimiento de Suscriptores
Menciones
Canales
26 octubre0
25 octubre+1
24 octubre0
23 octubre0
22 octubre0
21 octubre0
20 octubre0
19 octubre0
18 octubre0
17 octubre0
16 octubre0
15 octubre0
14 octubre0
13 octubre0
12 octubre0
11 octubre0
Publicaciones del Canal
Waa arrin aad u murugo badan wixii ka dhacay dukaanka Boxer 💔. Qofka dilay dumarkaasna waxaad mooddaa inuusan haba yaraatee ka labalabaynayn falka uu samaynayay. 😢💔

2
war dag dag aha walaal Somalia 🇸🇴 ayaa hada lagu dilay South Africa Gobalka Western Cape qasatan magala madaxda Cape Town x
war dag dag aha walaal Somalia 🇸🇴 ayaa hada lagu dilay South Africa Gobalka Western Cape qasatan magala madaxda Cape Town xafada khaliija ilaah ha u naxariisto magaciisa waxaa nogula sheegay Maxamad Daaud ali
1 279
3
DAAWO SAWIRADA: Wiil Soomaali ah ayaa dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Ganacsiga ee ku yaala Xarunta Takaasida ee Xaafadda #+8
DAAWO SAWIRADA: Wiil Soomaali ah ayaa dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Ganacsiga ee ku yaala Xarunta Takaasida ee Xaafadda #Bellville ee Magaalada Cape Town, isagoona noqonaya Qofkii Saddexaad ee Soomaali ah ee dhaawac loo Geeysto........⤵️ Xaaladda Suuqa Xaafadda Bellville ee Magaalada Cape Town ayaa cirka isku shareereeysa, iyadoona ay sii xoogeysanayaan Dibadbaxyada Rabshadaha wata oo ay dhigayaan Ururka March and March ee kaso horjeeda joogitaanka ajaanibta. Shalay ilaa maanta waxaa Koonfur Afrikanka iyo Ajaanibta dhexmaraya Dagaal Gacmaha la isulatagay iyadoona la isku hayo Suuqa Ganacsiga ee Ku yaala Taxi Rank iyadoona Boolisku uu xakameyn la’yahay arrinta. Wixii warar ah ee kusoo kordho isha ku haay Mustafa Show Bellville Cape Town
1 517
4
Allah ha u naxariistee Khalid husen Ahmed ayaa xalay lagu dilay Dukaan uu ka shaqeeynayay oo ku yaalla deeganka Khayelitsha e
Allah ha u naxariistee Khalid husen Ahmed ayaa xalay lagu dilay Dukaan uu ka shaqeeynayay oo ku yaalla deeganka Khayelitsha ee magalada Cape town Muqaal ay duubtay Kaamirada CCTV ee ku xirneyd dukaanka ayaa duubtay Muqaalka qaabka loo dilay muwaadinka Soomaaliyeed Qof iska dhigay Customer ayaa dilay muwaadinka Soomaaliyeed. Khayelitsha oo kamid ah Location-ada ay Somalida Ganacsiyada xoogan ku Leedahay waxaa badanaa ka dhaca dambiyo iyado Somali tiro badan si xaq Dara ah loogu dilay dukaamo ay ka shaqeynayeen
1 468
5
Weligay xitaa kuma fikirin qof qaabkan wax u ciqaabaya ayaad arkaysaa. Waa dhacdo aan laga aamusi karin.. Ilmo yar ayay leeda
Weligay xitaa kuma fikirin qof qaabkan wax u ciqaabaya ayaad arkaysaa. Waa dhacdo aan laga aamusi karin.. Ilmo yar ayay leedahay Carabkaga soo saar kadibna sixoogg an bey afka isugu dhufanaysaa. Ilmahaasi wuxuu khatar ugu jiraa in Carabku go'o Subxaanallaah. Runtii Guryaha Soomaalida Dulmi baa buux dhaafiyey, ciqaabta noocan ah waa mid ilmahaas khatar u gelinaysa in Carabku go'o ama dhibaato xooggan kasoo gaarto Ilkaha iyo Afka. Meesha dhacdadan ka dhacday waa Guddaha Somalia wallow aan weli la xaqiijin magaalada ay tahay. Ilama aha in ay Hooyadiis tahay waayo Hooyo naxariis ayay leedahay oo marna bahalnimadaas Ubadkeeda kulama kacdeen. Wiilkaa yari badbaado ayuu rabaa
1 620
6
🚨 DIGNIIN IYO WACYIGELIN Muuqaalkan waa muuqaal la xiriira nin lagu magacaabo Suman, oo la sheegay in lagu dilay rasaas ay f
🚨 DIGNIIN IYO WACYIGELIN Muuqaalkan waa muuqaal la xiriira nin lagu magacaabo Suman, oo la sheegay in lagu dilay rasaas ay fureen dabley hubeysan deegaanka Meyfair, Johannesburg, Koonfur Afrika. Waxaan u wadaagaynaa ujeeddo wacyigelin ah. Xusuusnow, haddii aad nooshahay waad shaqaysan kartaa oo mar kale lacag heli kartaa, balse haddii noloshaadu halis gasho, wax kasta oo aad haysatay way kaa harayaan. Ha gelin muran ama iska hor imaad khatar gelin kara naftaada sababo la xiriira hanti yar. Badbaadadaada iyo noloshaadu waa tan ugu muhiimsan. Go'aanka adigaa iska leh: Lacag mise nolol?
1 779
7
Waa dhalinyaro somaliyeed oo xaqdarro loogu dilaayo isla goobtooda ganacsi
Waa dhalinyaro somaliyeed oo xaqdarro loogu dilaayo isla goobtooda ganacsi
1 788
8
Casharka 4aad
Casharka 4aad
1 964
9
Casharka 3aad
Casharka 3aad
1 674
10
Casharka 2aad
Casharka 2aad
1 713
11
Casharka 1aad
Casharka 1aad
1 332
12
Ma ogtahay shirkadda caanka ah ee Telegram Qiimaheeda waxaa lagu sheegaa in uu gaadhayo $30 Bilyan oo doolar, balse arrinta c
Ma ogtahay shirkadda caanka ah ee Telegram Qiimaheeda waxaa lagu sheegaa in uu gaadhayo $30 Bilyan oo doolar, balse arrinta cajiibka ah ee dad badan oo caalamka ah la yaabanyihiin ayaa waxay tahay waxaa ka shaqeeya 30 qof oo kaliya. 30-kaas qofna waxay kasoo shaqeeyaan guryahooda oo shirkaddani malahan xafiis u gaar ah, mulkiilaha shirkadaan caanka ah waa ninkaan dhallinyarada ah. Maxay kula tahay?
1 801
13
Do you know these body sounds in English | English To Somali
Do you know these body sounds in English | English To Somali
909
14
Sawiro Qosol Badan | English To Somali | Part 1
Sawiro Qosol Badan | English To Somali | Part 1
649
15
https://www.facebook.com/profile.php?id=61557421460536
https://www.facebook.com/profile.php?id=61557421460536
1 058
16
dialect
dialect
1 548
17
Sida sexda ah ee English conversation Ama loogu sheekeysto waayo waa suaalo waydiin iyo ka jawaabid
Sida sexda ah ee English conversation Ama loogu sheekeysto waayo waa suaalo waydiin iyo ka jawaabid
1 490
18
Action Words | English To Somali. Casharkan waa joogto muhiimada saara
Action Words | English To Somali. Casharkan waa joogto muhiimada saara
1 268
19
Visiting at the Doctor | English To Somali.
Visiting at the Doctor | English To Somali.
1 114
20
Waa arkay durba sidaa u kala kiciseen page Facebook dhamaantiin waa mahadsan tihiin 100%
1 037