cookie

Utilizamos cookies para mejorar tu experiencia de navegación. Al hacer clic en "Aceptar todo", aceptas el uso de cookies.

avatar

Munasar Maxamed

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden .

Mostrar más
Finlandia1El idioma no está especificadoNoticias y medios204
Advertising posts
409 282Suscriptores
+2 58724 hours
+6 5547 days
+32 38930 days

Carga de datos en curso...

Tasa de crecimiento de suscriptores

Carga de datos en curso...

Waa shil ka dhacey Calikamiin waxayna wararku sheegayaan in hal qof uu ku dhintey.
Mostrar todo...
Asc saaxibayaal nala raadiya wiilkan yarka ah iyo caruur la socotay, waxa ayna kasoo lumeen D.howl-wadaag, Cid Allaala iyo cidi aragta waxaan idin ka Codsaneynaa in aad kala soo xiriirtaan, Numberka hoos ku xusan 0613668777
Mostrar todo...
😢 211👍 143 46😁 19😡 7🥰 6👏 6💔 6😐 6😈 6🔥 2
Degdeg:- Ciidanka dowlada ayaa magaalada Marko ku tooktey Cabdulaahi maxamad guuleed(foodeey) . Waxaa uu katirsanaa shaqaalaha shirkad isgarsiineed oo dalka ka howlgasha taas oo uu u qaabilsana qeybta Simcards ka sida dadka yaqaana ay sheegeen.
Mostrar todo...
😭 298👍 105😢 34 27🤬 22😁 10🔥 7👎 5😡 5😱 4🥰 3
Gaariga isaga dhan ayaa la kala dhigdhigey howshiisa ma sahlana.
Mostrar todo...
👍 130😁 24😱 9👏 6 5👎 2🥰 2🤯 1
Isla goobtii uu qaraxa ka dhacey ee agagaarka saldhiga degmada Waaberi waxaa yaalla Gaari qarax looga shakiyay. Haye Iska jir ama ku dhiiro waa labo aad adigu go’aakeeda leedahay. U sii gudbi walaalaha aan ogeyn.
Mostrar todo...
Sxbow gabadhaa ayaa inaga maqan, saakay ayay dugsi quraan aaday ilaa hadda waa ay maqan tahay. Faahfaahin Da'da gabadha waa: 7 jir Magaca: Minhaaj Axmad cabdi warsame Hooyada shugri ciise maxamud Waxa ay ka soo dhuntay suuqa xoolaha xafada warshada Dhiga Tell numberka waalidka 0615457660 0615865716
Mostrar todo...
😭 194👍 94😢 34 30😁 8🔥 6👏 5🥱 5🕊 4🥰 1
BAAFIN Saciid Ibrahim Ahmed Hamzow Waxaa uu baafinayaa Abdikadir Cusman Cali oo ugu war dambeysey qoyskiisa bil ka hor Cid markii ugu dambeysey Waxa uu ka soo baxay France Waxa uuna ku wajahnaa Italia bulshada Waxaan si xushmad ah ugu codsanayanaa cidii ay war iyo wacaal ka heysa in ay nagu soo hagaajiyeen +1 (517) 918-1236 oo laga helo Saciid İbrahim Ahmed ama +44 7950 856725
Mostrar todo...
👍 175😭 66😁 31😢 27 19🥱 7🍾 7👏 6🔥 5🌭 4🥰 3
Bahalkan waa Iga fadhiya war Snapchat Igala socda . https://snapchat.com/t/MN3kaDH7
Mostrar todo...
Munasar Maxamed on Snapchat

Munasar Maxamed is on Snapchat!

👍 266 98😁 41🤮 28🥰 27👀 25👎 23🔥 12🤔 12🤬 9🥴 9
Degdeg:- Qarax kale oo weyn ayaa ka dhacey duleedka Muqdisho.
Mostrar todo...
😭 403😢 72👍 59 28😁 25🏆 11😡 11👎 10🔥 9👀 8👏 4
Degdeg :- Sida ilaha caafimaadka ay inoo xaqiijiyeen shan carruur ah & aabahood oo ku dhaawacmey qarax ka dhacey D/Boondheere oo laamaha amnigu ay dhankoodu ku sheegeen inay dheemish tahay. Shantan carruur & aabahood ayaa la geeyay isbitaalka Kalkaal ee afarta Darjiin.
Mostrar todo...
😭 466👍 93😢 42 33🥰 17💔 16😱 12👀 7🤣 6🔥 5😁 4