1 048
订阅者
+124 小时
+17 天
-630 天
正在加载数据
吸引订阅者
十月 '2610月 '26
十月 '26
+1
在0个频道中
九月 '260
在0个频道中
Get PRO
八月 '260
在0个频道中
Get PRO
七月 '260
在0个频道中
Get PRO
六月 '260
在0个频道中
Get PRO
五月 '260
在0个频道中
Get PRO
四月 '260
在0个频道中
Get PRO
三月 '260
在0个频道中
Get PRO
二月 '260
在0个频道中
Get PRO
一月 '260
在0个频道中
Get PRO
十二月 '250
在0个频道中
Get PRO
十一月 '250
在0个频道中
Get PRO
十月 '250
在0个频道中
Get PRO
九月 '250
在0个频道中
Get PRO
八月 '250
在0个频道中
Get PRO
七月 '250
在0个频道中
Get PRO
六月 '250
在0个频道中
Get PRO
五月 '250
在0个频道中
Get PRO
四月 '250
在0个频道中
Get PRO
三月 '250
在0个频道中
Get PRO
二月 '250
在0个频道中
Get PRO
一月 '250
在0个频道中
Get PRO
十二月 '24
+3
在0个频道中
Get PRO
十一月 '240
在0个频道中
Get PRO
十月 '24
+4
在0个频道中
Get PRO
九月 '24
+10
在0个频道中
Get PRO
八月 '24
+13
在0个频道中
Get PRO
七月 '24
+20
在0个频道中
Get PRO
六月 '24
+24
在0个频道中
Get PRO
五月 '24
+30
在0个频道中
Get PRO
四月 '24
+1 079
在0个频道中
| 日期 | 订阅者增长 | 提及 | 频道 | |
| 26 十月 | 0 | |||
| 25 十月 | +1 | |||
| 24 十月 | 0 | |||
| 23 十月 | 0 | |||
| 22 十月 | 0 | |||
| 21 十月 | 0 | |||
| 20 十月 | 0 | |||
| 19 十月 | 0 | |||
| 18 十月 | 0 | |||
| 17 十月 | 0 | |||
| 16 十月 | 0 | |||
| 15 十月 | 0 | |||
| 14 十月 | 0 | |||
| 13 十月 | 0 | |||
| 12 十月 | 0 | |||
| 11 十月 | 0 |
频道帖子
Waa arrin aad u murugo badan wixii ka dhacay dukaanka Boxer 💔. Qofka dilay dumarkaasna waxaad mooddaa inuusan haba yaraatee ka labalabaynayn falka uu samaynayay. 😢💔
| 2 | war dag dag aha walaal Somalia 🇸🇴 ayaa hada lagu dilay South Africa Gobalka Western Cape qasatan magala madaxda Cape Town xafada khaliija ilaah ha u naxariisto magaciisa waxaa nogula sheegay Maxamad Daaud ali | 1 279 |
| 3 | DAAWO SAWIRADA: Wiil Soomaali ah ayaa dhaawac daran Loogu geystay Suuqa Ganacsiga ee ku yaala Xarunta Takaasida ee Xaafadda #Bellville ee Magaalada Cape Town, isagoona noqonaya Qofkii Saddexaad ee Soomaali ah ee dhaawac loo Geeysto........⤵️
Xaaladda Suuqa Xaafadda Bellville ee Magaalada Cape Town ayaa cirka isku shareereeysa, iyadoona ay sii xoogeysanayaan Dibadbaxyada Rabshadaha wata oo ay dhigayaan Ururka March and March ee kaso horjeeda joogitaanka ajaanibta.
Shalay ilaa maanta waxaa Koonfur Afrikanka iyo Ajaanibta dhexmaraya Dagaal Gacmaha la isulatagay iyadoona la isku hayo Suuqa Ganacsiga ee Ku yaala Taxi Rank iyadoona Boolisku uu xakameyn la’yahay arrinta.
Wixii warar ah ee kusoo kordho isha ku haay
Mustafa Show
Bellville Cape Town | 1 517 |
| 4 | Allah ha u naxariistee Khalid husen Ahmed ayaa xalay lagu dilay Dukaan uu ka shaqeeynayay oo ku yaalla deeganka Khayelitsha ee magalada Cape town
Muqaal ay duubtay Kaamirada CCTV ee ku xirneyd dukaanka ayaa duubtay Muqaalka qaabka loo dilay muwaadinka Soomaaliyeed
Qof iska dhigay Customer ayaa dilay muwaadinka Soomaaliyeed.
Khayelitsha oo kamid ah Location-ada ay Somalida Ganacsiyada xoogan ku Leedahay waxaa badanaa ka dhaca dambiyo iyado Somali tiro badan si xaq Dara ah loogu dilay dukaamo ay ka shaqeynayeen | 1 468 |
| 5 | Weligay xitaa kuma fikirin qof qaabkan wax u ciqaabaya ayaad arkaysaa. Waa dhacdo aan laga aamusi karin..
Ilmo yar ayay leedahay Carabkaga soo saar kadibna sixoogg an bey afka isugu dhufanaysaa. Ilmahaasi wuxuu khatar ugu jiraa in Carabku go'o Subxaanallaah.
Runtii Guryaha Soomaalida Dulmi baa buux dhaafiyey, ciqaabta noocan ah waa mid ilmahaas khatar u gelinaysa in Carabku go'o ama dhibaato xooggan kasoo gaarto Ilkaha iyo Afka.
Meesha dhacdadan ka dhacday waa Guddaha Somalia wallow aan weli la xaqiijin magaalada ay tahay. Ilama aha in ay Hooyadiis tahay waayo Hooyo naxariis ayay leedahay oo marna bahalnimadaas Ubadkeeda kulama kacdeen.
Wiilkaa yari badbaado ayuu rabaa | 1 620 |
| 6 | 🚨 DIGNIIN IYO WACYIGELIN
Muuqaalkan waa muuqaal la xiriira nin lagu magacaabo Suman, oo la sheegay in lagu dilay rasaas ay fureen dabley hubeysan deegaanka Meyfair, Johannesburg, Koonfur Afrika.
Waxaan u wadaagaynaa ujeeddo wacyigelin ah. Xusuusnow, haddii aad nooshahay waad shaqaysan kartaa oo mar kale lacag heli kartaa, balse haddii noloshaadu halis gasho, wax kasta oo aad haysatay way kaa harayaan.
Ha gelin muran ama iska hor imaad khatar gelin kara naftaada sababo la xiriira hanti yar. Badbaadadaada iyo noloshaadu waa tan ugu muhiimsan.
Go'aanka adigaa iska leh: Lacag mise nolol? | 1 779 |
| 7 | Waa dhalinyaro somaliyeed oo xaqdarro loogu dilaayo isla goobtooda ganacsi | 1 788 |
| 8 | Casharka 4aad | 1 964 |
| 9 | Casharka 3aad | 1 674 |
| 10 | Casharka 2aad | 1 713 |
| 11 | Casharka 1aad | 1 332 |
| 12 | Ma ogtahay shirkadda caanka ah ee Telegram Qiimaheeda waxaa lagu sheegaa in uu gaadhayo $30 Bilyan oo doolar, balse arrinta cajiibka ah ee dad badan oo caalamka ah la yaabanyihiin ayaa waxay tahay waxaa ka shaqeeya 30 qof oo kaliya.
30-kaas qofna waxay kasoo shaqeeyaan guryahooda oo shirkaddani malahan xafiis u gaar ah, mulkiilaha shirkadaan caanka ah waa ninkaan dhallinyarada ah.
Maxay kula tahay? | 1 801 |
| 13 | Do you know these body sounds in English | English To Somali | 909 |
| 14 | Sawiro Qosol Badan | English To Somali | Part 1 | 649 |
| 15 | https://www.facebook.com/profile.php?id=61557421460536 | 1 058 |
| 16 | dialect | 1 548 |
| 17 | Sida sexda ah ee English conversation
Ama loogu sheekeysto waayo waa suaalo waydiin iyo ka jawaabid | 1 490 |
| 18 | Action Words | English To Somali.
Casharkan waa joogto muhiimada saara | 1 268 |
| 19 | Visiting at the Doctor | English To Somali. | 1 114 |
| 20 | Waa arkay durba sidaa u kala kiciseen page Facebook dhamaantiin waa mahadsan tihiin 100% | 1 037 |
