es
Feedback
SNA RADIO

SNA RADIO

Ir al canal en Telegram

Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Mostrar más

📈 Análisis del canal de Telegram SNA RADIO

El canal SNA RADIO (@codkacqs) en el segmento lingüístico de Somalí es un actor destacado. Actualmente la comunidad reúne a 18 492 suscriptores, ocupando la posición 12 179 en la categoría Noticias y medios y el puesto 470 en la región Somalia.

📊 Métricas de audiencia y dinámica

Desde su creación el невідомо, el proyecto ha mostrado un crecimiento acelerado, reuniendo a 18 492 suscriptores.

Según los últimos datos del 01 julio, 2026, el canal mantiene una actividad estable. En los últimos 30 días la variación de miembros fue de -488, y en las últimas 24 horas de -29, conservando un alto alcance.

  • Estado de verificación: No verificado
  • Tasa de interacción (ER): El promedio de interacción de la audiencia es 10.61%. Durante las primeras 24 horas tras publicar, el contenido suele obtener N/A% de reacciones respecto al total de suscriptores.
  • Alcance de las publicaciones: Cada publicación recibe en promedio 1 963 visualizaciones. En el primer día suele acumular 0 visualizaciones.
  • Reacciones e interacción: La audiencia responde de forma activa: el promedio de reacciones por publicación es 25.

📝 Descripción y política de contenido

El autor describe el recurso como un espacio para expresar opiniones subjetivas:
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida

Gracias a la alta frecuencia de actualizaciones (últimos datos recibidos el 02 julio, 2026), el canal mantiene la vigencia y un amplio alcance. La analítica demuestra que la audiencia interactúa activamente con el contenido, lo que lo convierte en un punto de referencia dentro de la categoría Noticias y medios.

18 492
Suscriptores
-2924 horas
-1097 días
-48830 días
Archivo de publicaciones
SNA RADIO
18 492
Ciidanka Amaanka ayaa dilay dhagar qabe katirsan khawaarijta kaasi oo waday gaari waxyaabaha qarxa ay saarnaayeen iyagoona gacanta ku dhigay gaarigi uu waday. Howlgalka ayaa caawa ka dhacay Markasta oo dhanka wabiga kaga beegan degaanka Ceelasha-biyaha Fatah faahinta dheerad halkaan kala soco

SNA RADIO
18 492
photo content
+6

SNA RADIO
18 492

SNA RADIO
18 492
Ciidanka kumaandooska Xds ee danab oo howlgal khawaarijta jab lagu gaarsiiyay kasameeyay inta u dhexeeysa gobolada Shabeelaha dhexe iyo Gal-guduud

SNA RADIO
18 492

SNA RADIO
18 492
Taliyaha CXDS S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin''Xabada Hadaan la daba kacno WLHI Ma joogayaan Khawaarijta Cadowga Maanta ma Jiro''

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
Ururka 6aad Guutada 16’aad Ee ciidanka kumandooska Danab ayaa hawlgal ka sameeyey tuulada buurta feeqow oo hoostagta Degaanka Darunimco ee Gobolka Shabeelaha Dhexe , Ciidanka ayaa intii hawlgalku socday burburiyey Goobo ay Gabaad ka dhiganayeen Sidoo kale ciidanku waxay Duqeeyeen Goobo ay isku aruursanayeen halkaas oo jab xoogan ka soo Gaadhay Sida uu noo xaqiijiyey Taliyaha Ururka 6’aad Guutada 16’aad Danab L/Xidigle Ahmad Maxamed Salaad Oo Hogaaminyey Hawlgalka.

SNA RADIO
18 492
photo content
+8

SNA RADIO
18 492
Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow ayaa la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka ATMIS Ambassador Mohammed El-Amine Souef Wadahadalada ayaa diiradda lagu saaray wajiga labaad ee qorshaha dhimista ciidamadda ATMIS iyo kan kala guurka ee Soomaaliya. Generaal ibraahim Sheekh Muxudiin Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in uu kalsooni buuxda uu ku qabo in ciidanka Xoogga Dalka ay la wareegi Karaan amniga guud ee dalka ayna u diyaarsan yihiin. Taliyaha ciidamada ATMIS, Gen.Sam Okiding, iyo saraakiil ciidamada XDS ayaa sidoo kale ka qeyb galay kulanka.

SNA RADIO
18 492
photo content
+9

SNA RADIO
18 492
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka ayaa Howlgal gaar ah ka fuliyay deeganada Maraay Suuleey,Shiikhoow gaab,Hilowle gaab,Ciid Kuus iyo Xusseen Cageey oo ka kala Tirsan Gobolada Galgaduud iyo Shabeellada dhexe Ciidamada oo kasoo baxay Degmada Ceeldheer ayaa Khawaariijta ka sifeeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Ruunnirgood iyo Ceeldheer,waxaana lagu burburiyay Saldhigyadii Arxan laawayaasha ee dhulkaas. Howlgalka waxaa Hogaaminaayay Taliyaha Guutada 17-aad Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax,sidoo kale waxaa qeeyb ka ahaa Saraakiisha Ciidanka Deeganka sida Khaliif Cunar Macalin,dhamme Qeeyla-wayne iyo Taliye dhamme Fanax ul-wayne Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in Howlgalka ay sii wadayaan inta dhulka carra-gaduudka ah laga sifeeynaayo Khawaariijta

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadoodooda Caalamiga ah ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay deegaanka Qoob Yaxaaas ee Gobalka Hiiraan. Hawlgalka waxaa lagu beegsaday Xarun wayn oo Khawaarijtu ay ku lahayd deegaanka. Xilliga uu hawlgalku dhacayay Goobta waxaa shir uga socday Kooxo Khawaarij ah oo ay ku jiraan horjoogayaal. Ciidanka Xoogga iyo saaxiibadood waxa ay ku guulaysteen in ay burburiyaan goobtii isla markaana halkaas lagu laayo maleeshiyaadkii ku shirayay, waxaana sidoo kale la gubay labo gaari oo ay wataan horjoogayaashii Khawaarijta ee halkaas joogay. Tirada dhimashada iyo dhawaaca ee soo gaaray Khawaarijta waxaa ku socota qiimayn waana idinla wadaagaynaa dhawaan insha allaah

SNA RADIO
18 492
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga G/le Xasan Tuure ee xera Balli-doogle gobolka Shabeelaha hoose

SNA RADIO
18 492
photo content
+4

SNA RADIO
18 492
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawishta Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa qaarijiyau Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaariijta Alshawaab kuwaas oo miino ku aasi lahaa wadada isku xirta Deegaanada Janaa Cabdale iyo Buulo Guduud. Ciidamda howgalka ku jiray ayaa toogtay dhagar qabe ka mid ah khawaarijta waxaana ay gacanta kusoo dhigeen Qalab laga sameeyay waxyaabaha Qarxa kuwaas oo la rabay in lagu dhibaateeyo Dadka shacabka.

SNA RADIO
18 492
photo content
+2

SNA RADIO
18 492
2/08/2023 Talaado Dhagar U Malegayeen Bulshada Degmada Buurdhuubo Malashiyaadka Khawaarijta Ayeey Ayagii La Ciirtay Dhagarta Kadib Markii Ay Damceen Iney Qorax Soo Galshaan Magalada Buurdhuubo Qaraxa Oo Aad U Xooganaa Lagana Maqlaayay Jugtiisa Buurdhuubo Iyo Nawaaxigeeda Ayaa Kula Qarxay Duleedka Degmada Buurdhuubo Dhagar qabayashii waday Qaraxa Waxa Uuna Galaaftay Labo Kamid Ah Kuwii Waday Iyo Mooto Fecon Qaraxa ayaana Ka dhacay Goob 2KM U Jirta Gudaha Magalda

SNA RADIO
18 492
photo content
+1

SNA RADIO
18 492
Howgal qorshan oo ay fuliyen guutada 24 aad ee Khalid binu waliid ayaa saaka aroornimadii ka dhacay reeydab booroow iyo Hareeri Culusoow oo ah xadka labada gobol ee shabeelaha dhexe iyo gal-guduud Howlgalkaan oo socday mudo halsaac ah ayaa waxa lagu dilay 80 katirsan khawaarijta waxaana halkaasi argagexisada loogu gubay 7 gaari oo nooca dagaalka ah. Taliyaha Guutada 24 aad khaalid binu waliid ee XDS G/le Aadan Siyaad ayaa warbiihinta codka ciidamada qalbka sida u xiganeeyay khasaaraha gaaray cadwga khawaarijta .