SNA RADIO
前往频道在 Telegram
📈 Telegram 频道 SNA RADIO 的分析概览
频道 SNA RADIO (@codkacqs) 索马里语 语言赛道中的 是活跃参与者。目前社区聚集了 18 492 名订阅者,在 新闻与媒体 类别中位列第 12 179,并在 索马里 地区排名第 470 位。
📊 受众指标与增长动态
自 невідомо 创建以来,项目保持高速增长,吸引了 18 492 名订阅者。
根据 01 七月, 2026 的最新数据,频道保持稳定运转。过去 30 天订阅人数变化为 -488,过去 24 小时变化为 -29,整体触达仍然可观。
- 认证状态: 未认证
- 互动率 (ER): 平均受众互动率为 10.61%。内容发布后 24 小时内通常能获得 N/A% 的反应,占订阅者总量。
- 帖子覆盖: 每篇帖子平均可获得 1 963 次浏览,首日通常累积 0 次浏览。
- 互动与反馈: 受众积极参与,单帖平均反应数为 25。
📝 描述与内容策略
作者将该频道定位为表达主观观点的平台:
“Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida”
凭借高频更新(最新数据采集于 02 七月, 2026),频道始终保持新鲜度与高覆盖。分析显示受众积极互动,使其成为 新闻与媒体 类别中的关键影响点。
18 492
订阅者
-2924 小时
-1097 天
-48830 天
帖子存档
18 492
Ciidanka Amaanka ayaa dilay dhagar qabe katirsan khawaarijta kaasi oo waday gaari waxyaabaha qarxa ay saarnaayeen iyagoona gacanta ku dhigay gaarigi uu waday.
Howlgalka ayaa caawa ka dhacay Markasta oo dhanka wabiga kaga beegan degaanka Ceelasha-biyaha
Fatah faahinta dheerad halkaan kala soco
18 492
Ciidanka kumaandooska Xds ee danab oo howlgal khawaarijta jab lagu gaarsiiyay kasameeyay inta u dhexeeysa gobolada Shabeelaha dhexe iyo Gal-guduud
18 492
Taliyaha CXDS S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin''Xabada Hadaan la daba kacno WLHI Ma joogayaan Khawaarijta Cadowga Maanta ma Jiro''
18 492
Ururka 6aad Guutada 16’aad Ee ciidanka kumandooska Danab ayaa hawlgal ka sameeyey tuulada buurta feeqow oo hoostagta Degaanka Darunimco ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ,
Ciidanka ayaa intii hawlgalku socday burburiyey Goobo ay Gabaad ka dhiganayeen Sidoo kale ciidanku waxay Duqeeyeen Goobo ay isku aruursanayeen halkaas oo jab xoogan ka soo Gaadhay Sida uu noo xaqiijiyey Taliyaha Ururka 6’aad Guutada 16’aad Danab L/Xidigle Ahmad Maxamed Salaad Oo Hogaaminyey Hawlgalka.
18 492
Taliyaha ciidanka xoogga dalka S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Cadoow ayaa la kulmay wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna madaxa howlgalka ATMIS Ambassador Mohammed El-Amine Souef
Wadahadalada ayaa diiradda lagu saaray wajiga labaad ee qorshaha dhimista ciidamadda ATMIS iyo kan kala guurka ee Soomaaliya.
Generaal ibraahim Sheekh Muxudiin Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa sheegay in uu kalsooni buuxda uu ku qabo in ciidanka Xoogga Dalka ay la wareegi Karaan amniga guud ee dalka ayna u diyaarsan yihiin.
Taliyaha ciidamada ATMIS, Gen.Sam Okiding, iyo saraakiil ciidamada XDS ayaa sidoo kale ka qeyb galay kulanka.
18 492
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka ayaa Howlgal gaar ah ka fuliyay deeganada Maraay Suuleey,Shiikhoow gaab,Hilowle gaab,Ciid Kuus iyo Xusseen Cageey oo ka kala Tirsan Gobolada Galgaduud iyo Shabeellada dhexe
Ciidamada oo kasoo baxay Degmada Ceeldheer ayaa Khawaariijta ka sifeeyay dhulka howdka ah ee u dhaxeeya Ruunnirgood iyo Ceeldheer,waxaana lagu burburiyay Saldhigyadii Arxan laawayaasha ee dhulkaas.
Howlgalka waxaa Hogaaminaayay Taliyaha Guutada 17-aad Kumaandooska Gorgor Gaashaanle Saahid Jaamac Faarax,sidoo kale waxaa qeeyb ka ahaa Saraakiisha Ciidanka Deeganka sida Khaliif Cunar Macalin,dhamme Qeeyla-wayne iyo Taliye dhamme Fanax ul-wayne
Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreeynta Deeganka ayaa u sheegay Warbaahinta Qaranka in Howlgalka ay sii wadayaan inta dhulka carra-gaduudka ah laga sifeeynaayo Khawaariijta
18 492
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibadoodooda Caalamiga ah ayaa hawlgal Qorshaysan ka fuliyay deegaanka Qoob Yaxaaas ee Gobalka Hiiraan.
Hawlgalka waxaa lagu beegsaday Xarun wayn oo Khawaarijtu ay ku lahayd deegaanka.
Xilliga uu hawlgalku dhacayay Goobta waxaa shir uga socday Kooxo Khawaarij ah oo ay ku jiraan horjoogayaal.
Ciidanka Xoogga iyo saaxiibadood waxa ay ku guulaysteen in ay burburiyaan goobtii isla markaana halkaas lagu laayo maleeshiyaadkii ku shirayay, waxaana sidoo kale la gubay labo gaari oo ay wataan horjoogayaashii Khawaarijta ee halkaas joogay.
Tirada dhimashada iyo dhawaaca ee soo gaaray Khawaarijta waxaa ku socota qiimayn waana idinla wadaagaynaa dhawaan insha allaah
18 492
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Taliyaha ciidanka xoogga dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa tababar usoo xiray Cutubyo ka tirsan ciidanka Kumaandooska Xds ee Danab oo muddo tababar ku qaadanayay Dugsiga G/le Xasan Tuure ee xera Balli-doogle gobolka Shabeelaha hoose
18 492
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawishta Dowlad Goboleedka Jubaland
ayaa qaarijiyau Dhagar qabayaal ka tirsan Khawaariijta Alshawaab kuwaas oo miino ku aasi lahaa wadada isku xirta Deegaanada Janaa Cabdale iyo Buulo Guduud.
Ciidamda howgalka ku jiray ayaa toogtay dhagar qabe ka mid ah khawaarijta waxaana ay gacanta kusoo dhigeen Qalab laga sameeyay waxyaabaha Qarxa kuwaas oo la rabay in lagu dhibaateeyo Dadka shacabka.
18 492
2/08/2023 Talaado Dhagar U Malegayeen Bulshada Degmada Buurdhuubo Malashiyaadka Khawaarijta Ayeey Ayagii La Ciirtay Dhagarta Kadib Markii Ay Damceen Iney Qorax Soo Galshaan Magalada Buurdhuubo
Qaraxa Oo Aad U Xooganaa Lagana Maqlaayay Jugtiisa Buurdhuubo Iyo Nawaaxigeeda Ayaa Kula Qarxay Duleedka Degmada Buurdhuubo Dhagar qabayashii waday Qaraxa Waxa Uuna Galaaftay Labo Kamid Ah Kuwii Waday Iyo Mooto Fecon
Qaraxa ayaana Ka dhacay Goob 2KM U Jirta Gudaha Magalda
18 492
Howgal qorshan oo ay fuliyen guutada 24 aad ee Khalid binu waliid ayaa saaka aroornimadii ka dhacay reeydab booroow iyo Hareeri Culusoow oo ah xadka labada gobol ee shabeelaha dhexe iyo gal-guduud
Howlgalkaan oo socday mudo halsaac ah ayaa waxa lagu dilay 80 katirsan khawaarijta waxaana halkaasi argagexisada loogu gubay 7 gaari oo nooca dagaalka ah.
Taliyaha Guutada 24 aad khaalid binu waliid ee XDS G/le Aadan Siyaad ayaa warbiihinta codka ciidamada qalbka sida u xiganeeyay khasaaraha gaaray cadwga khawaarijta .
现已上线!2025 年 Telegram 研究 — 年度关键洞察 
